en
Feedback
Abdi'rizaak ALI🦁

Abdi'rizaak ALI🦁

Open in Telegram

Geesiga Dhulkiisa Guusha U Horseeda

Show more
6 920
Subscribers
+324 hours
+287 days
+20630 days
Posts Archive
Ciidanka Boliiska Somaliyeed ayaa warbaahinta la wadaagay Warbixin Soo Qabasho Shabakad khawaarijta ah oo dil Geestay. Maanta
+5
Ciidanka Boliiska Somaliyeed ayaa warbaahinta la wadaagay Warbixin Soo Qabasho Shabakad khawaarijta ah oo dil Geestay. Maantay oo Taariikhdu tahay 28/02/2024 Abaare 16:15 daqiiqo Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Saldhigga Boliiska Deegaanka Garasbaaley. Waxeey gacanta kusoo dhigeen shabakad ka kooban 4 dhalinyaro ah kuwaas oo dilay Marxuum: Xasan C/Qaadir Ibraahim kana tirsanaay CXDS. Dilka kadib Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo sameeyay kadatag ayaa Gacanta kusoo dhigay shabakad oo watay Mooto iyo Laba Bastooladood oo ay dilka ku geesteen. Waxaana la horgeydoonaa Maxkamadda awooda u leh Insh-Allah. Wabillahi Towfiiq.

photo content
+3

Taliyaha Ciidanka dhulka xooga Dalka Soomaaliyeed Sareeye guuto Dayax Cabdi Cabdulle ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay dugsiga tababarka ciidanka xooga dalka somaliyed ee qorilow. Dugsiga tababarka qoriloow oo aay ku sugan yihiin cutubyo ka tirsan Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayuu taliyuhu ku bogaadiyay shaqada hufan oo ay u haayaan qaranka soomaaliyeed isagoo kula dar daarmay ineey laba jibaaraan waajibaadkooda ciidanka. dugsiga tababarka qoriiloow ayaa aha dugsi tababar oo ay ka soo aflaxeen saraakiil ciidan xiligii dowladii dhexe ee soomaaliyeed, waxaana taliska ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed wadaa dadaal lagu dhisayo dugsiga tababarka qoriloow. https://www.facebook.com/Gobonimo512?mibextid=ZbWKwL

Muqdisho waxaa goordhow lagu xiray Cabaas iyo Faaiza oo Tiktok caan ka ah kadib markii ay soo gudbiyeen muuqaal iyagoo isla q
Muqdisho waxaa goordhow lagu xiray Cabaas iyo Faaiza oo Tiktok caan ka ah kadib markii ay soo gudbiyeen muuqaal iyagoo isla qubeysanaya.

Maxkamadda degmada Dhuusamareeb ayaa ku xukuntay dil Bile Cabdullaahi Xasan ciid, Nuur Cabdi Maxamed iyo Shucayb Maxamed Faar
Maxkamadda degmada Dhuusamareeb ayaa ku xukuntay dil Bile Cabdullaahi Xasan ciid, Nuur Cabdi Maxamed iyo Shucayb Maxamed Faarax oo ay ku cadaatey in ay dil bareer ah u geysteen Macalin iyo dhaqtar wada-dhashey oo lagu diley deegaanka Ilix. Maxkamada ayaa fasaxdey eedeysanihii 4-aad ee kiiskan loo heestay, waxaase la isla aadey maxkamadda racfaanka.

Kornel Xasan Ciraaqi Ayaa Loo Magacaabay Taliyaha Guutada 18-Aad Kumaandooska Gorgor Qeybta 15 May Ee Ciidanka Xoogga dalka S
Kornel Xasan Ciraaqi Ayaa Loo Magacaabay Taliyaha Guutada 18-Aad Kumaandooska Gorgor Qeybta 15 May Ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed

Taliyaha Ciidanka XDS S/Gaas Ibrahim Sheikh Muhudin iyo Saraakiisha ATMIS ayaa ka wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa wada
+4
Taliyaha Ciidanka XDS S/Gaas Ibrahim Sheikh Muhudin iyo Saraakiisha ATMIS ayaa ka wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeynta ATMIS iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, si qeyb uga qaataan Howlgalka dagaalka ka dhanka ah Argagixisada.

Hambalyo Gaashaanle Cabdullahi Macalin Axmed oo loo magacaabay Taliyaha Guutada 17-aad ee Gorgor Xoogga dalka Soomaaliyeed🇸�
Hambalyo Gaashaanle Cabdullahi Macalin Axmed oo loo magacaabay Taliyaha Guutada 17-aad ee Gorgor Xoogga dalka Soomaaliyeed🇸🇴. Allaha kugu asturo xilka iyo mas’uuliyadda Qaranku ku idmaday.

Ciidanka Kumandooska Xoogga Dalka Somaliyeed Ee Danab Oo ay wehliyaan Maamulka deganka wargaadhi Ee gobolka shabelada dhexe A
+9
Ciidanka Kumandooska Xoogga Dalka Somaliyeed Ee Danab Oo ay wehliyaan Maamulka deganka wargaadhi Ee gobolka shabelada dhexe Ayaa U Kuur galay Xaalada Nololeed Ee ka jirta Guud ahan Degaanka iyo Deegnada hoos yimaada. Taliyaha Horinta gawarida gashaman ee Guutada 16’Aad ee Kumaandooska Danab XDS iyo Gudoomiyaha Arimaha bulshada Deganka wargaadhi Ee Gobolka Shabeelaha dhexe. Ayaa si wadajir Ah u booqdey Goobaha wax barashada iyo caafimaadka iyo celasha biyaha laga cabo oo ay dhibato ku qaban shacabka ku dhaqan deganka wargaadhi Kormeerkan ayaa imanaaya xili ay Guud ahaan Dalka ay ka jiraan dhibatoyin ay khawaarijtu ku reebtay shacabka somaliyeed oo mudooyin ay dulsaarnaayeen . Mar Walbo Ciidanka Waxay Garab U yihiin Shacabka Soomaaliyeed.

photo content

Asxaabey Pegkii Daljir Magacii Waan Ka Badalnay Magac Kale Ayuu U Guuray Hada Waxaan Sameynay Facebook Pege Cusub Oo Magaca Daljir Kusoo Muuqaan Doona Iyo Loogada Kii Hore Waxaan idinka Codsanayaa Inaad Caawa Kicisaan Boggaas Wax Wayn Ka Badala Caawa Linkiga Hoos Ayaan Idiin Dhigayaa Cilic Sii LikeFollowShere Nagu Cimamad⤵️ https://www.facebook.com/Gobonimo512?mibextid=ZbWKwL Waxaan Halkaas Idinkula Wadaagi Doonaan Hadba Guulaha Iyo Hormarka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Geesiyaasha Nafta Noo Hura. Waxaan Sidoo Kale Kusoo Bandhigi Doonaa Jabka Kooxda Khawaarijta Arxanka Daran Ee UGUS

Asxaabey Pegkii Daljir Magacii Waan Ka Badalnay Magac Kale Ayuu U Guuray Hada Waxaan Sameynay Facebook Pege Cusub Oo Magaca Daljir Kusoo Muuqaan Doona Iyo Loogada Kii Hore Waxaan idinka Codsanayaa Inaad Caawa Kicisaan Boggaas Wax Wayn Ka Badala Caawa Linkiga Hoos Ayaan Idiin Dhigayaa Cilic Sii LikeFollowShere Nagu Cimamad⤵️ https://www.facebook.com/Gobonimo512?mibextid=ZbWKwL Waxaan Halkaas Idinkula Wadaagi Doonaan Hadba Guulaha Iyo Hormarka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Geesiyaasha Nafta Noo Hura

Ciidanka Daraawishta Jubbaland ee degmada Afmadow ayaa ka hortagay weerar Khawaarijtu u qorsheysay inay ku disho taliye Mahad Maxamed Islaam.

Saraakiishii Maanta Argagixisada Cashirka Ugu Dhigay Camaaro
Saraakiishii Maanta Argagixisada Cashirka Ugu Dhigay Camaaro

Askari ka tirsan Guutada Bir-jeex ee Ciidanka XDS

Deg Deg: Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa xaq u dirirka deegaanka ayaa Howlgal qorshaysan oo ay ku fuliyeen deegaanka Baraag Ca
+4
Deg Deg: Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa xaq u dirirka deegaanka ayaa Howlgal qorshaysan oo ay ku fuliyeen deegaanka Baraag Cali-gaduud oo hoostaga degmada Xarardheere waxay ku dileen maleeshiyaad ka tirsan khawaarijta oo isku uruursanayay dhulka howdka ah . Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalka ayaa xaqiijiyay ineey howlgalkan qorshaysanaa ku dileen dhowr iyo tabon maleeshiyaad ah iyagoo soo furtay saanadii ciidan oo ay wateen . Sidoo kale ciidanka xoogga dalka iyo kuwa xaq udirirka deegaanka ee is kaashanaya ayaa weli wada howlgalka baacsiga arxan laawayasha ah ee dhibaatada ku ah mustaqabalka ummadda soomaaliyeed . La soco goor dhaw faah faahinta.

XAQIIQ:- ciidamada xoogga dalka soomaaliyeed oo garab ka helaya kuwa deegaanka waxay si geesinimo uga hortageen weerar naflac
XAQIIQ:- ciidamada xoogga dalka soomaaliyeed oo garab ka helaya kuwa deegaanka waxay si geesinimo uga hortageen weerar naflacaarinimo ah oo khawaarijtu soo qaaday saaka Waxaa dib loo celiyay maleeshiyadkii magaalada weerarka kusoo qaaday ciidamada ayaana ku daba wali sii erayanaya khawaarijtii Faahfaahinta telegaramka Ayaan idiin soo dhigeyna la soco⤵️ https://t.me/libaaxyadaafrika

Waxaa magaalada dhuusamareeb Tababar maalmo socday loogu soo gabagabeeyay saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsan Qaybta 21
+8
Waxaa magaalada dhuusamareeb Tababar maalmo socday loogu soo gabagabeeyay saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsan Qaybta 21-aad ee ciidanka dhulka XDS . Tababarkaan ayaa waxaa soo agaasimay hoggaanka isku xirka shacabka iyo ciidanka xoogga dalka soomaaaliyeed ee CIMIC , iyadoo ujeedku tababarka ahaa sidii looga shaqayn lahaa badqabka shacabka ku dhaqan deegaanada laga saarayo khawaarijta . Saraakiisha iyo saraakiil xigeenada qaatay tababarka ayaa ah kuwa loo soo xulay sidii fahan guud uga qaadan lahaayeen waajibaadka isku lamaan ee ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed , waajibaadkaas oo ah bad baadinta shacabka iyo baacsiga khawaarijta. Hoggaanka isku xirka shacabka iyo ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ee cimic ayaa wada dadaalo dheeraad ah oo ku aadan isku xirka shacabka iyo ciidanka , iya sidii looga feejignaan lahaa dhibaatooyink gaari kara shacabka ku dhaqan deegaanada laga saarayo khawaarijra arxanka daran.

Taliyihii hore Ee ciidamada xoogga dalka soomaaliyeed Gen. Odawa Yusuf Rage ladagaalanka argagixisada Iyo gaarista hadaafteena waxa Ka horeeyay abaabul bulsho Iyo is xog wareeysi. https://fb.watch/qroM3E5cz7/?mibextid=Nif5oz

photo content