Abdi'rizaak ALI🦁
Open in Telegram
6 920
Subscribers
+324 hours
+287 days
+20630 days
Posts Archive
6 920
Howlgal ka dhacay duleedka degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa maanta lagu laayey Khawaarij badan.
6 920
Ciidamada xoogga dalka iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed oo howlgalo lagu furayo wadooyinka isku xira Baydhabo iyo Bardaale Sameeyey.
6 920
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa howlgal ay si wadajir ah uga fuliyeen gobolka Jubbada hoose Ciidamada Qaranka qeybahooda, iyo kuwa Jubbaland.
Howlgalka oo loo qorsheeyey si heerkeedu sarreeyo laguna dilay in ka badan 30 Khawaarij ah ayaa ciidamadu ka fuliyeen deegaano hoos taga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada hoose iyo jiinka Wabiga.
Howlgalka ayaa lagu qabtay xubno maleyshiyaad ah oo 10 ku dhaw kuwaas oo dhibaato ku hayay shacabka deegaanka Baar sanguuni tobaneeyo kalena waa kagu dilay sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen saraakiisha Ciidamadu.
Ciidamada Qaranka oo kaashanaya xoogagga deegaanka iyo ciidamada ammaanka dowlad goboleedyada ayaa kordhiyey howlgalada lagu beegsanayo Khawaarijta iyadoo guulo waaweyn laga gaaray howlgaladaas.
6 920
Ururka 161’aad Guutada 16’aad Kumaandooska Danab aya Howlgal qorsheysan waxey ka sameyeen deegaanada kala ah
Dudumaay Buulo guduud madax maroodi yaaqbiri-weyne Ee Gobolka shabeelada hoose.
Ciidanka kumaandooska danab gaar ahaan ururka 161’aad waxey caawinad dawooyin ah usameyan dadka shacabka ku dhaqan deegaanada Howlgalka laga sameeyey.
Howlgalkaan ayaa waxaa Hogaaminaayey Taliyaha ururka 161’aad Guutada 16’aad Kumaandooska Danab Jamaal Cabdinaasir Mahad Dhanka kale shacabka deeganaadaasi ayaa ka mahad celiyey deeqda Daawooyinka Ah.
Danab waa Difaaca iyo Daryeelka shacabka Soomaaliyeed.
6 920
Ciidanka kumaandooska Danab iyo Ciidanka Nabad sugida Qaranka Ayaa wali sii wada Howlgalada lagu baacsanaaya firxadka Haraadiga Khawariijta ee ka socda Deeganada Jiinka wabiga juba.
6 920
Ciidanka kumaandooska Danab iyo Ciidanka Nabad sugida Qaranka Ayaa wali sii wada Howlgalada lagu baacsanaaya firxadka Haraadiga Khawariijta ee ka socda Deeganada Jiinka wabiga juba.
6 920
DEG-DEG:-Ciidamada Jubbaland oo cagta mariyay fariisimo Argagixisada kulahaayeen deegaano hoostaga degmada Jamaame iyo Jamaame oo kaabiga lagu hayo.
Halkna ka eeg sawiro dheeri ah
https://t.me/libaaxyadaafrika
6 920
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa nolosha ku qabtay 6 Khawaarij ah kadib howlgalo ka dhacay degaano katirsan gobolka Jubadda hoose
6 920
Macalin Mahdi "Intii maanta xabadda ku riday dadkii banaanbaxaayey waa lasoo xiray kiiskii dhacayna baaris ayaan u dirnay".
6 920
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee DANAB ayaa markii ugu horreeysay ka qeyb-qaadanaya Dhoolatus Milatary oo wadajir ah kaas oo ka dhacaya Dalka Kenya .
Tartiib Tartiib ayuu qarankeenna usoo kabanayaa
"San ku neefle ma ogoli inuu iga sareyn karo Soomaali baan ahay"
6 920
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgal Qorsheysan ku burburiyey Fariisimo Nabadiidka ay ku lahayeen degaanka Cali Yabaal oo hoostaga degmada Ceel dheer.
Taliyaha Horinta Gaashaman ee Kumaandooska Danab Cismaciil Baaryare cali oo Howlgalka Hogaaminayay ayaa Sheegay in Ujeedka uu ahaa Bur Burinta Goobo Nabadiidka ay kaga dhuumaaleysanayeen Degaanka Cali Yabaal
6 920
Maleyshiyaad Khawaarij ah oo ku dhuumaaleysanayay gobolka Jubbada hoose ayaa ciidanka Qaranku adduunka ka qariyey waxaana nolosha lagu qabtay qaar kale.
6 920
Nimankii deriska ahaa Qunsul jaamo kala kaan ah wata xitaa uma aysan soo dirin shirkii Madasha Amniga ee Antalya, berigii horena wefti culus baa ka iman jirey.
Dhanka kale, labada madaxweyne ayaa sawirkooda lagu faafinayaa bog kasta oo dowladda Turkiga leedahay, illeen waa farriin meel ku socotee.
6 920
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ka dib markii uu dalka Turkiga uga qeyb galay shirka 3-aad ee Madasha Diblomaasiyadda ee Antalya.
Kulanka labada Madaxweyne ayaa looga hadlay arrimo muhiim ah.
6 920
Warar dheeri ah ayaa laga helayaa dagaal qaraar oo ka socda magaalada Bahir Dar ee caasimada Gobalka Amxaarada oo u dhexeeya Jabhadda Fano iyo ciidanka difaaca Itoobiya ee uu maamulka ra'isul wasaare Abiy Axmed ku gumaadayo Qowmiyadaha waddankaas si gaar ah Amxaraada, Oromada iyo Tigreega.
Ciidanka ayaa lagu soo waramayaa in looga adkaaday deegaanno dhowr ah, waxaana hadda la isla soo galay caasimada Amxaarada.
Xogtii ugu dambeysay ee dagaalka laga helayo ayaa sheegeysa in 150 kamid ah ciidanka Itoobiya ay ku biireen Jabhadda Fano.
Xigasho: Amhara News Service
