en
Feedback
Abdi'rizaak ALI🦁

Abdi'rizaak ALI🦁

Open in Telegram

Geesiga Dhulkiisa Guusha U Horseeda

Show more
6 920
Subscribers
+324 hours
+287 days
+20630 days
Posts Archive
Waxan Hambalyo U Direynaa Dhamaan Haweenka Soomaaliyeed Munaasabada 8 Maarso Gaar Ahaan Haweenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaa
+1
Waxan Hambalyo U Direynaa Dhamaan Haweenka Soomaaliyeed Munaasabada 8 Maarso Gaar Ahaan Haweenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Oo Laf Dhabar U Ah Difaaca Dalka Iyo Dib U Dhiska CXDS.

photo content

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin oo wehliyo Taliyaha Ciidanka dhulka Gen, Dayax Ca
+5
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin oo wehliyo Taliyaha Ciidanka dhulka Gen, Dayax Cabdi Cabdulle ayaa booqasho ku tegay xerada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Qorilloow Gobalka Sh/dhaxe. Kormeerka xeradaan uu Taliyuhu ku tegay ayaa ah in dib u dhis xoogan lagu sameeyo xerada iyo Dugsiga Tababaradaciidamadada ee Qorilloow oo dhawaan ay baneeyeen Ciidamada ATMIS. Taliyaha ayaa kormeeray dhamaan xerada inta ay ka koobantahay waxuuna sheegay in dib u habeyn weyn lagu sameyn doono qeybna ay ka noqon doonto xerooyinka dib u dhiska xoogan lagu sameyn doono. Qorilloow waa mid ka mid ah Dugsiyada Tababarada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxuuna biri samaadkii ahaa goob lagu carbiyo Ciidamada milateriga Soomaaliya.

Ururka 161’aad Guutada 16’aad kumaandooska Danab ayaa Howlgal Qorsheysan ka fuliyeen Deegaanada kala ah beeley iyo buur-haybe
+7
Ururka 161’aad Guutada 16’aad kumaandooska Danab ayaa Howlgal Qorsheysan ka fuliyeen Deegaanada kala ah beeley iyo buur-haybe oo ka tirsan degmada buur-hakaba ee Gobolka Baay. Geesiyaasha kumaandooska Danab XDS ayaa waxa ay burburiyeen fariisamo ay halkaas ku lahayeen khawaariijta Sidokale waxaa la burburiyeey meel khawaariijta dadka shacabka ah ay kaga qaadi jireen baada ay ugu yeeraan sakaawaadka. Ciidanka kumaandooska Danab XDS ayaa ah awooda sida tooska ah ugu hortagta baacsiga firxadka haraadiga khawaariijta.

photo content
+3

Lions of africa .... come back
+9
Lions of africa .... come back

Markii ugu horeysay, ciidamo ka tirsan kuwa Danab ee kumaandooska Soomaaliya, ⚡️ Waxayna Qeyb ka ahaayeen 1,000 askari oo ka
+8
Markii ugu horeysay, ciidamo ka tirsan kuwa Danab ee kumaandooska Soomaaliya, ⚡️ Waxayna Qeyb ka ahaayeen 1,000 askari oo ka kala socda 22 dal oo kale. Todobaadkan, ciidamo ka kala socda Djibouti, Kenya, Somalia, Tanzania, U.K. iyo US ayaa tababar ku qaadanaya Xarunta Tababarka La-dagaalanka Argagaxisada iyo Hawlgalka Xasilinta (CITSO) ee magaalada Nanyuki ee dalka Kenya, kuwaas oo ay hogaaminayaan Guutada 11-aad ee Ciidanka Biritan ee Caawinta Ammaanka Maraykanka Guutada 2-aad ee Caawinta Ciidanka Amniga. wuxuu u sahlayaa wadamada saaxiibka la ah inay u tababaraan caqabadaha amniga ee la wadaago, dhisidda wax ka qabashada xasaradaha iyo awoodaha la dagaalanka argagixisada waxayna kor u qaadaa wada shaqaynta ka-qaybgalayaasha hawlgallada nabad ilaalinta ee Bariga Afrika.

Markii ugu horeysay, ciidamo ka tirsan kuwa Danab ee Soomaaliya, Biriq ⚡️ Guuto, ayaa ku biiraya 1,000 askari oo ka kala socd
+8
Markii ugu horeysay, ciidamo ka tirsan kuwa Danab ee Soomaaliya, Biriq ⚡️ Guuto, ayaa ku biiraya 1,000 askari oo ka kala socda 22 dal oo kale. Todobaadkan, ciidamo ka kala socda Djibouti, Kenya, Somalia, Tanzania, U.K. iyo US ayaa tababar ku qaadanaya Xarunta Tababarka La-dagaalanka Argagaxisada iyo Hawlgalka Xasilinta (CITSO) ee magaalada Nanyuki ee dalka Kenya, kuwaas oo ay hogaaminayaan Guutada 11-aad ee Ciidanka Biritan ee Caawinta Ammaanka ee Maraykanka. Guutada 2-aad ee Caawinta Ciidanka Amniga. wuxuu u sahlayaa wadamada saaxiibka la ah inay u tababaraan caqabadaha amniga ee la wadaago, dhisidda wax ka qabashada xasaradaha iyo awoodaha la dagaalanka argagixisada waxayna kor u qaadaa wada shaqaynta ka-qaybgalayaasha hawlgallada nabad ilaalinta ee Bariga Afrika.

#Degdeg:- Ciidanka NISA ayaa deegaanka Ceelasha Biyaha iyo Degmada Dharkenlay ku kala qabtay shabakad isku xirnayd oo ka koob
+2
#Degdeg:- Ciidanka NISA ayaa deegaanka Ceelasha Biyaha iyo Degmada Dharkenlay ku kala qabtay shabakad isku xirnayd oo ka kooban ayaa iyo saddex xubnood oo AS ah. Shabakadaan ayaa qaabilsaneed in Qaraxyo ay ka sameeyaan magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda, waxaana lagu qabtay Waxyaabaha Qarxa oo ay u diyaariyeen inay shacabka ku dhibaateeyaan. Isbadal dhanka ammaanka ah ayaa mudooyinkaan laga dareemay magaalada Muqdisho ka dib markii ciidamada ammaanka ay sameeyeen howlgalo lagu dar-dar galinayay amniga magaalada.

photo content
+6

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaralka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Mohamud Ayaa Tawabar U Soo Xeray Cutubyo Katirsan CXDS S
+9
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaralka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Mohamud Ayaa Tawabar U Soo Xeray Cutubyo Katirsan CXDS Si ay Ugu Mid Noqdaan Safafka Hore Ee Dagaalka khawaarijta lagula jiro. Madaxweynaha Ayaa Ciidamadda Ku Booriyay In Ay Ladagaalamaan Cadawga Wadankeena Kusoo Soo Duulay Oo Ugu Horeeyo Khawaarijta Arxanka Daran. Munaasabadda Tababarka Loogu Soo Xerayay Ciidanka Xds Gaar ahaan Kumaandooska Gorgor Waxaana Ka soo Qeyb Galay Wasiirka Difaaca XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur Taliyaha Ciidanka Xds Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxudiin Taliyaha Ciidanka Dhulka Xds Jeneraal Dayax Cabdi Cabdule Taliyaha Ciidanka Badda Admiral Cabdi Warsame iyo Saraakiil Kale.

Si loo tayeeyo Ciidamada Difaaca xeebaha ee dalka waxaa Dekedda Muqdisho iyo xarunta Taliska Ciidamada badda kormeer ku tegay
+5
Si loo tayeeyo Ciidamada Difaaca xeebaha ee dalka waxaa Dekedda Muqdisho iyo xarunta Taliska Ciidamada badda kormeer ku tegay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka iyo Saraakiil ka socota dalka Turkiga. Kormeerkaan waxuu sahlayaa dhismaha Ciidamadda badda si ay u difaacaan xeebaha dalkeena, Dowladda Turkiga ayaana Soomaaliya ka caawin doonta in dalkeenu yeesho Ciidamo leh khibrad iyo Tababar sare oo difaaca badda. Taliyaha Ciidanka XDS S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa usharaxay Saraakiisha ka socota Dowladda Turkiga sida ay Dowladda Soomaaliya ugu diyaar garoowday difaaca xeebaheeda, waxuuna xusay in Soomaaliya ay ka faa’iidaysan doonto garab istaaga Dowladda aan walaalaha nahay Ee Turkiga.

Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan Guutada 9-aad ee qeybta 60-aad, ayaa Maanta Howlgallo lagu baacsanyo argagaxisada ka sameey
+8
Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan Guutada 9-aad ee qeybta 60-aad, ayaa Maanta Howlgallo lagu baacsanyo argagaxisada ka sameeyey deegaanada kala ah Dhanfaruur, Doonfuul iyo Abagbeeday oo dhanka bari kaga beegan Magaaladda Xuddur. Howlgalkaan ayaa khasaaro waxaa lagu gaarsiiyey Khawaarijta, waxaana ciidanka ay ku raadjoogaan baxsadka Khawaarijta.

Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad oo maanta xukun dil ku fulisay askari ka tirsanaa ciidamada daraawiishta Koofu
Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad oo maanta xukun dil ku fulisay askari ka tirsanaa ciidamada daraawiishta Koofur galbeed oo horey dil ugu gestey askari kale. Cabdiraxiin Cismaan oo maanta dilka lagu fuliyey ayaa horey u dilay Ibraahim Aadan Salaad wiirow oo ka tirsanaa Ciidanka daraawiishta Koofur galbeed dilkaas oo ka dhacay degmada Diinsoor ee gobolka Baay.

Khawaarij Ay Gacanta Kusoo Dhigeen Ciidamada Sida Gaarka U Tababaran Ee Kumaandooska Gorgor CXDS

Argagixisada majirto wax haba yaraatee ay bulshada Soomaaliyeed u ogolyihiin sawirada halkan idinka muuqda waa Iskoolkii ugu
+3
Argagixisada majirto wax haba yaraatee ay bulshada Soomaaliyeed u ogolyihiin sawirada halkan idinka muuqda waa Iskoolkii ugu waynaa deegaanka Baarka oo Arday gaaraysa 350 Arday ay wax ka baranayeen, waxa ay ka dhigeen qayb ay dumiyaan, jiingadii iyo daaqadihii dhamaan waa ay fujisteen, inta badan dhismaha Iskoolkana waa ay bur-buriyeen. Sidoo kale waxa ay dhamaan la dageen Soolaradii saarnaa layrarka cadceedda ku shaqeeya oo deegaanka horay looga hirgaliyay, waxa ay burburiyeen ceelashii biyaha laga cabayay, hataa waxa ay dumiyeen goobo ganacsi oo ay lahaayeen dadkii deegaanka ku noolaa. Muwaadin kasta oo islahaa Argagixisada waxa ay dagaal kula jiraan Dowladda oo kaliya ha ogaado in Argagixisada aysan damiir Islaamnimo, mid Soomaalinimo iyo mid Bini'aadanimo toona. Fadlan mar walbo iyo goob walbaba garab istaag geesiyada dhiigga inoo shubaya si aan nabadgalyo iyo xasilooni ugu noolaano.

Halkani waa Muqdisho Muuq Wanaag .
Halkani waa Muqdisho Muuq Wanaag .

XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka 📷Khayre Cade
+2
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka 📷Khayre Cade

Kumaandooska gorgor ayaa soo qabtay khawaarijkan dhameyso muuqaalkan waxa uu ka sheekeynayo ee laga yaabo inaadan ka ogeyn kooxda diinta ka been sheegay kuna qaraabta Ee UGUS