en
Feedback
πŸŒΉπ—§π—˜π—”π— ___π—˜π—‘π—§π—˜π—₯π—§π—”π—œπ—‘π— π—˜π—‘π—§πŸŒΉπŸ‡¦πŸ‡ͺ☜︎︎︎

πŸŒΉπ—§π—˜π—”π— ___π—˜π—‘π—§π—˜π—₯π—§π—”π—œπ—‘π— π—˜π—‘π—§πŸŒΉπŸ‡¦πŸ‡ͺ☜︎︎︎

Open in Telegram

Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.πŸ’―βœŠ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub πŸ“ Gacmo Furan Ku Soo Dhawow πŸ€·β€β™‚οΈ Nagu Soo Biir Oo nala qosalπŸ™ Β Β Β Β Β  Β Β Β Β Β Β Β 

Show more
4 544
Subscribers
No data24 hours
-227 days
-14030 days
Posts Archive
Qaar koD waXay ka FakaraYan ShaQSiGa jecLaDYn 😣 KuWo KaLe RuuXey JecLaDen Oo kaSi JeeDa BaY RaDinaYaaN πŸ˜” KuWo KaLe WaXaY Up
Qaar koD waXay ka FakaraYan ShaQSiGa jecLaDYn 😣 KuWo KaLe RuuXey  JecLaDen Oo kaSi JeeDa BaY RaDinaYaaN πŸ˜” KuWo KaLe WaXaY  UpaN DhiGanaYaan ShaQSiYo kaLe xiDhiiDha JaawapTiiZan Way SuGaY aan πŸ€¦β€β™‚οΈ KuWa Si dhapa iSku JeceL WaXa So dhEx GaLaYe khiLaaF 😑 BaDanaa WaXa Ku GuLaysTa jaCayLKa  KuWa U yeeeZha duL QadKa Samrika Iyo kaLe DanpaYnTa πŸ‘°β€β™€πŸ‘¨β€βš–οΈπŸšΆβ€β™€οΈπŸ’― [[ ZUBAX WNGSN MAI FMLY...πŸ’₯ ]] @jeestole

Talooyin ku anfacaayoπŸ¦‹ Jaceyl sameyso lkn qiyaano ka ilaaliπŸ‘β€ Saaxiib sameyso lkn xad gudub ka ilaaliπŸ₯€ Hadaf sameyso lkn n
Talooyin ku anfacaayoπŸ¦‹ Jaceyl sameyso lkn qiyaano ka ilaaliπŸ‘β€ Saaxiib sameyso lkn xad gudub ka ilaaliπŸ₯€ Hadaf sameyso lkn niyad jab ilaali🍁 Lacag  sameyso lkn xaaran ka ilaaliπŸ‘ Akhriso lkn nagu caawi inan heer gaarnoπŸ‘πŸ₯°β€ Faniskeyga waa familΔ·eygaβ™₯️ [[ Hᴀʙᴇᴇɴ α΄‘Ι΄Ι’sΙ΄πŸ’₯🀍 ]] @jeestoole poi 🀍v

Hambalyo waxaan gaarnay 400 subscribers ah waxaana rajeena intan iyo kabadan inaa wada gaari doono dadkeyga i.nπŸ₯°β€οΈ
Hambalyo waxaan gaarnay 400 subscribers ah waxaana rajeena intan iyo kabadan inaa wada gaari doono dadkeyga i.nπŸ₯°β€οΈ

Waxan raba inan. Inyar wax ushego. Dadyowga mucashiqinta ah ama wax jecel Ama is jecel ba πŸ₯° Majira qof xidhiidh uu idinkala
Waxan raba inan. Inyar wax ushego. Dadyowga mucashiqinta ah ama wax jecelΒ Β  Ama is jecel ba πŸ₯° Β  Majira qofΒ  xidhiidh uu idinkala dhaxeyo qofkaso ad 24H ad adigu xidhiidhisid ? Maku daasha mararbadan wicintanka aad wacayso o ma istidha muxu kuso wici wayey isagaΒ Β  ? Mararka qar mobilka makaa qabta oo maku idha mashqul ban ahayΒ Β  Marna markula hadlaΒ  ? Qofkas mayahay qof ad adiga marwalba xidhiidhinaysid ? HADABA HADI AD UHAYSATIT QOFKAS INUU KUJECEL YAHAYΒ  KUMA JECLAΒ Β  E KALIGA AYAA WAX JECELΒ  OGSONOW 🀷🏾πŸ₯Ή

Waxay ku ciyaarayan quluubta dadka hadana waxay illaahay ka baryayaan inuu quluubta u qaboojiyo. Subax wngznπŸ•ŠπŸ•Š
Waxay ku ciyaarayan quluubta dadka hadana waxay illaahay ka baryayaan inuu quluubta u qaboojiyo. Subax wngznπŸ•ŠπŸ•Š

π’π‡π„π„πŠπŽ ππŽπ’πŽπ‹ ππ€πƒπ€ππŸ€£πŸ€£πŸ€£ Naag baa salaad tukaneysay halkay faatixada inay aqrido laga rabay ayey waxay aqrida
π’π‡π„π„πŠπŽ ππŽπ’πŽπ‹ ππ€πƒπ€ππŸ€£πŸ€£πŸ€£ Naag baa salaad tukaneysay halkay faatixada inay aqrido laga rabay ayey waxay aqriday ataxiyad. Ninkeeda oo aan meesha ka fogeen ayaa maqlay Soo intuu eegay buu wuxuu yiri heblaayoy waxaad fadhiga ku aqrin doonto Ayaan layaabanahay 🀣🀣

Muhiim ma ahan inaad Like ama comment ka bixiso bostigaan lkn waxaa muhiim ah inaad Joined dhahdo intaadan qoraalkaan aqrin markaad qoraalka aad aqrisayna aad ii dhoola caddeysay taasi waxay i tuseysaa inaad naguso biirtay Mahadsanid https://t.me/Furaha_nolosha

"Dareen ka xanuun iyo dadnimo-xumo badan waan waayay ayaamihii aan dugsanayay, qalfoofka qof qalbigiisu iga sii jeedo." πŸ’”πŸ˜₯
"Dareen ka xanuun iyo dadnimo-xumo badan waan waayay ayaamihii aan dugsanayay, qalfoofka qof qalbigiisu iga sii jeedo." πŸ’”πŸ˜₯ πš‚πš„π™±π™°πš‡ πš†π™½π™Άπš‰π™½πŸ–‡πŸ’«

π™³π™·π™°π™°πšπ™Ύ 𝙸𝙽𝙰𝙰 𝙽𝙰𝙻𝙰 π™·π™°πšπ™΄π™΄πš π™Όπ™°πšπšƒπ™Έπ™³πŸ€£πŸ€£
π™³π™·π™°π™°πšπ™Ύ 𝙸𝙽𝙰𝙰 𝙽𝙰𝙻𝙰 π™·π™°πšπ™΄π™΄πš π™Όπ™°πšπšƒπ™Έπ™³πŸ€£πŸ€£

π’π‡π„π„πŠπŽ ππŽπ’πŽπ‹ ππ€πƒπ€ππŸ€£πŸ€£πŸ€£ Oday Ciyaalka Xaafada ah ayaa Gaari BL/ BUS ah kasoo raacey KM4 asagoo kusii jeedo X
π’π‡π„π„πŠπŽ ππŽπ’πŽπ‹ ππ€πƒπ€ππŸ€£πŸ€£πŸ€£ Oday Ciyaalka Xaafada ah ayaa Gaari BL/ BUS ah kasoo raacey KM4 asagoo kusii jeedo Xaafada Mcmacaanka Ee Degmada Madiina Gaariga oo buuxay dartiis ayuu odaygii gees ka qabsadey gaariga. Isagoo UL dhuuban oo uu watey Kilkisha ku qabsadey, Nasiib xumo Baakooradii ayaa ku aadey Gabar hortiisa fadhiday 2-deeda Lugood dhexdooda, Gaarigii oo aad u cariiri ahaa iyo Wadada uu marayey oo xumeed ayaa sababtey in Ushii aysan ku ekaan halkeedii oo ay meelo kale oo qaldan usii dhaadhacdo, Gabadhii oo yaaban ayaa Dulqaad badan muujisay balse ugu dambeyntii Dulqaadkii Intuu ka dhamaadey Bey Ku tiri Adeer intaan ka badan intee u socotaa?.. Odaygii ayaa si kalsooni badan ay ku jirto ugu jawaabey Gabadhii ''Adeer meel dheer uma socdo Macmacaanka Leen Usocdaa Asagoo ka Wado Xaafada Macmacaanka Gabadhii Naxdin iyo Dhidid Iyo Xishood Ahahahahahahahahahhahaha

π™Ίπš˜πš•πš”πšŠπš— πš–πšŽπšŽπš• πš”πšžπš•πšŠ πš“πš˜πš˜πšπš˜ πš–πšŠπšŒπšŠπšŠπš— πŸ₯° 𝚠𝚊𝚑 πš–πšžπšœπš‘πšŠπšŠπš”πš’πš•πšŠ πš–πšŠ πšπšŠπš›πšŽπšŽπš–πš˜ ❀️ πš†πšŠπšŠπš— πš–πšŠπššοΏ½
π™Ίπš˜πš•πš”πšŠπš— πš–πšŽπšŽπš• πš”πšžπš•πšŠ πš“πš˜πš˜πšπš˜ πš–πšŠπšŒπšŠπšŠπš— πŸ₯° 𝚠𝚊𝚑 πš–πšžπšœπš‘πšŠπšŠπš”πš’πš•πšŠ πš–πšŠ πšπšŠπš›πšŽπšŽπš–πš˜ ❀️ πš†πšŠπšŠπš— πš–πšŠπššπšœπšžπšžπšπšŠ πš–πšŠπš›πš”πšŠπš— πš”πšž πšŠπš›πš”πš˜ 😍 π™Όπš’πš’πš’πš›πš”πšŠπš’πšπšŠπš πš–πš’πšŒπš’πš’πš— πšžπšπšŠπš‘πš˜πš˜πŸ₯° π™ΌπšžπšπšπšŠπšŠπš‘ πšŠπšπš’πšπšŠ πš”πšž πšŠπš‘ πš–πšŠπšŠπš—πš”πš˜πŸ—οΈβ€οΈ πš–πšŠπšœπš”πšŠπš‘πšπšŠπš’πšπšŠπš—πšŠ  𝚊𝚍𝚊 πš–πšžπš•πš”πš’πš’πš˜πš˜ 𝚍𝚊𝚐𝚊𝚒 ❀️❀️ [[ zubax wngsn ]] @jestoole18

Ψ«Ω‚ Ψ¨Ψ£Ω† Ψ§Ω„Ψ§ΩŠΨ§Ω… Ψ§Ω„Ψ¬Ω…ΩŠΩ„Ψ© Ω‚Ψ±ΩŠΨ¨Ψ© Ψ¬Ψ―Ψ’ ΩˆΩ„Ψ§ ΩŠΩΨ΅Ω„Ωƒ ΨΉΩ†Ω‡Ψ§ Ψ§Ω„Ψ§ Ψ·Ψ±ΩŠΩ‚ واحد ΨΉΩ†ΩˆΨ§Ω†Ω‡ Ψ§Ω„Ψ΅Ψ¨Ψ± Ψ§Ω„Ψ΅Ψ¨Ψ± ❀ Ku kalsoonaw in maalmaha quruxda badan ay a
Ψ«Ω‚ Ψ¨Ψ£Ω† Ψ§Ω„Ψ§ΩŠΨ§Ω… Ψ§Ω„Ψ¬Ω…ΩŠΩ„Ψ© Ω‚Ψ±ΩŠΨ¨Ψ© Ψ¬Ψ―Ψ’ ΩˆΩ„Ψ§ ΩŠΩΨ΅Ω„Ωƒ ΨΉΩ†Ω‡Ψ§ Ψ§Ω„Ψ§ Ψ·Ψ±ΩŠΩ‚ واحد ΨΉΩ†ΩˆΨ§Ω†Ω‡ Ψ§Ω„Ψ΅Ψ¨Ψ± Ψ§Ω„Ψ΅Ψ¨Ψ± ❀ Ku kalsoonaw in maalmaha quruxda badan ay aad isuga dhawyihin. Hal wado oo kaliya ayaa kaa go,aysa kuwaas  oo ciwankodu yahay samir iyo dulqaad🍁❀ Glb wngsn asxabteyda qaliga β™₯️ @Jestoole18

Ku celceli markasta: ”اللهم ΨΉΩ„Ω‘Ω‚ Ω‚Ω„Ψ¨ΩŠ Ψ¨Ψ§Ω„Ψ΅Ω„Ψ§Ψ© ΩˆΨ§Ω„Ω‚Ψ±Ψ’Ω† ΩˆΨ£Ψ±Ψ²Ω‚Ω†ΩŠ Ψ§Ω„Ψ«Ψ¨Ψ§Ψͺ Ψ­ΨͺΩ‰ Ψ£Ω„Ω‚Ψ§Ωƒ.β€œ β€œEebboow qalbigayga ku xidh salaadda iyo Quraanka, iiguna deeq sugnaansho illaa inta aan kula kulmayo.β€πŸ€²πŸŒΈ

Midigtu waxay kaashata bidixda . Indhuhuna waxay kaashadaan ileyska __Si ay wax u arkaan . Ana waxan kaashada adiga si Aan u
Midigtu waxay kaashata bidixda . Indhuhuna waxay kaashadaan ileyska __Si ay wax u arkaan . Ana waxan kaashada adiga si Aan u dareemin kilinimadaπŸ’―β€ Inaad haysato qof nafsiyan  kuu tageera oo ku garab taagnada kuna qanciya marwalba wa wax aad u qiimo badan ❀️πŸ₯πŸ’“ @jeestole

In Wax La duMiyo Aqoon uma Baahna Balse iN Wax La dhiso Aqoon Ayee Ubaahan Tahay Ha noqon Daadiye,dumiye,isku dire Balse Noqo
In Wax La duMiyo Aqoon uma Baahna Balse iN Wax La dhiso Aqoon Ayee Ubaahan Tahay Ha noqon Daadiye,dumiye,isku dire Balse Noqo Dhise dhisan.πŸ₯°β€οΈ #Subax WngznπŸ’«πŸ₯€

Ha noqon qof indhaha wax ku qiimeeyo ee noqo qof qalbiga wax ka qiimeeyo waayo indhaha waxa ay ku seeyaan jawaab ku kooban wa
Ha noqon qof indhaha wax ku qiimeeyo ee noqo qof qalbiga wax ka qiimeeyo waayo indhaha waxa ay ku seeyaan jawaab ku kooban waxa aad adigu arkeyso halka qalbigu ku siin karo su,aal iyo jawaabo macquulΒ  ah oo aynan idhuho arkeynπŸ”₯πŸ’’βœ… [[ Duhur wngsn mai fns ]]

π™³π™°πšπš„πš„π™΅πš„π™·πš„ πš†π™°π™° πš‡π™°π™½πš„πš„π™½πŸ₯² π™Όπ™°πšπ™Ίπ™°πšˆ π™³π™°π™³π™Ίπš„ 𝙺𝙰𝙰 π™³πš„πšπ™Ίπ™°π™°π™½πŸ™‡β€β™‚ πš€π™Ίπ™΅π™Ίπ™°π™°π™³ π™Έπš‚,πšƒπ™Έπ™³π™·π™°π™° οΏ½
π™³π™°πšπš„πš„π™΅πš„π™·πš„ πš†π™°π™° πš‡π™°π™½πš„πš„π™½πŸ₯² π™Όπ™°πšπ™Ίπ™°πšˆ π™³π™°π™³π™Ίπš„ 𝙺𝙰𝙰 π™³πš„πšπ™Ίπ™°π™°π™½πŸ™‡β€β™‚ πš€π™Ίπ™΅π™Ίπ™°π™°π™³ π™Έπš‚,πšƒπ™Έπ™³π™·π™°π™° 𝙳𝙰𝙽𝙴𝙴πŸ₯Ή π™³πš„πšπ™±π™°π™±π™° πš„πš„ 𝙺𝙰 𝙳𝙸𝙸𝙳𝙾 😫 π™³πš„πš„π™½πšˆπ™Έπšˆπ™Ύ 𝙺𝙰 πšπ™°π™°π™²π™Ύ π™Όπ™°π™°π™»πŸ˜’πŸ’” πš‚πš„π™±π™°πš‡ πš†π™½π™Άπš‰π™½ π™Ίπš„πš†π™Έπ™Έ πš€π™»π™±π™Έπ™Άπ™° πš†π™½π™½π™Άπš‰π™½π™°πŸ”₯πŸ”₯