πΉπ§πππ ___ππ‘π§ππ₯π§πππ‘π ππ‘π§πΉπ¦πͺβοΈοΈοΈ
Ir al canal en Telegram
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.π―β Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub π Gacmo Furan Ku Soo Dhawow π€·ββοΈ Nagu Soo Biir Oo nala qosalπ Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β
Mostrar mΓ‘s4 544
Suscriptores
Sin datos24 horas
-227 dΓas
-14030 dΓas
Archivo de publicaciones
Qaar koD waXay ka FakaraYan ShaQSiGa jecLaDYn π£
KuWo KaLe RuuXey JecLaDen Oo kaSi JeeDa BaY RaDinaYaaN π
KuWo KaLe WaXaY UpaN DhiGanaYaan ShaQSiYo kaLe xiDhiiDha JaawapTiiZan Way SuGaY aan π€¦ββοΈ
KuWa Si dhapa iSku JeceL WaXa So dhEx GaLaYe khiLaaF π‘
BaDanaa WaXa Ku GuLaysTa jaCayLKa KuWa U yeeeZha duL QadKa Samrika Iyo kaLe DanpaYnTa π°ββπ¨ββοΈπΆββοΈπ―
[[ ZUBAX WNGSN MAI FMLY...π₯ ]]
@jeestole
Talooyin ku anfacaayoπ¦
Jaceyl sameyso lkn qiyaano ka ilaaliπβ€
Saaxiib sameyso lkn xad gudub ka ilaaliπ₯
Hadaf sameyso lkn niyad jab ilaaliπ
Lacag sameyso lkn xaaran ka ilaaliπ
Akhriso lkn nagu caawi inan heer gaarnoππ₯°β€
Faniskeyga waa familΔ·eygaβ₯οΈ
[[ Hα΄Κα΄α΄Ι΄ α΄‘Ι΄Ι’sΙ΄π₯π€ ]]
@jeestoole poi π€v
Hambalyo waxaan gaarnay 400 subscribers ah waxaana rajeena intan iyo kabadan inaa wada gaari doono dadkeyga i.nπ₯°β€οΈ
Waxan raba inan. Inyar wax ushego. Dadyowga mucashiqinta ah ama wax jecelΒ Β Ama is jecel ba π₯°
Β Majira qofΒ xidhiidh uu idinkala dhaxeyo qofkaso ad 24H ad adigu xidhiidhisid ?
Maku daasha mararbadan wicintanka aad wacayso o ma istidha muxu kuso wici wayey isagaΒ Β ?
Mararka qar mobilka makaa qabta oo maku idha mashqul ban ahayΒ Β Marna markula hadlaΒ ?
Qofkas mayahay qof ad adiga marwalba xidhiidhinaysid ?
HADABA HADI AD UHAYSATIT QOFKAS INUU KUJECEL YAHAYΒ KUMA JECLAΒ Β E KALIGA AYAA WAX JECELΒ OGSONOW π€·πΎπ₯Ή
Waxay ku ciyaarayan quluubta dadka hadana waxay illaahay ka baryayaan inuu quluubta u qaboojiyo.
Subax wngznππ
ππππππ πππππ ππππππ€£π€£π€£
Naag baa salaad tukaneysay halkay faatixada inay aqrido laga rabay ayey waxay aqriday ataxiyad.
Ninkeeda oo aan meesha ka fogeen ayaa maqlay Soo intuu eegay buu wuxuu yiri heblaayoy waxaad fadhiga ku aqrin doonto Ayaan layaabanahay π€£π€£
Muhiim ma ahan inaad Like ama comment ka bixiso bostigaan lkn waxaa muhiim ah inaad Joined dhahdo intaadan qoraalkaan aqrin markaad qoraalka aad aqrisayna aad ii dhoola caddeysay taasi waxay i tuseysaa inaad naguso biirtay
Mahadsanid
https://t.me/Furaha_nolosha
"Dareen ka xanuun iyo dadnimo-xumo badan waan waayay ayaamihii aan dugsanayay, qalfoofka qof qalbigiisu iga sii jeedo." ππ₯
πππ±π°π ππ½πΆππ½ππ«
Mataqaan zxipkaga saanka ahπ«΅π
π³π·π°π°ππΎ πΈπ½π°π° π½π°π»π° π·π°ππ΄π΄π πΌπ°πππΈπ³π€£π€£
ππππππ πππππ ππππππ€£π€£π€£
Oday Ciyaalka Xaafada ah ayaa Gaari BL/ BUS ah kasoo raacey KM4 asagoo kusii jeedo Xaafada Mcmacaanka Ee Degmada Madiina Gaariga oo buuxay dartiis ayuu odaygii gees ka qabsadey gaariga. Isagoo UL dhuuban oo uu watey Kilkisha ku qabsadey, Nasiib xumo Baakooradii ayaa ku aadey Gabar hortiisa fadhiday 2-deeda Lugood dhexdooda, Gaarigii oo aad u cariiri ahaa iyo Wadada uu marayey oo xumeed ayaa sababtey in Ushii aysan ku ekaan halkeedii oo ay meelo kale oo qaldan usii dhaadhacdo, Gabadhii oo yaaban ayaa Dulqaad badan muujisay balse ugu dambeyntii Dulqaadkii Intuu ka dhamaadey Bey Ku tiri Adeer intaan ka badan intee u socotaa?.. Odaygii ayaa si kalsooni badan ay ku jirto ugu jawaabey Gabadhii ''Adeer meel dheer uma socdo Macmacaanka Leen Usocdaa Asagoo ka Wado Xaafada Macmacaanka Gabadhii Naxdin iyo Dhidid Iyo Xishood
Ahahahahahahahahahhahaha
πΊπππππ ππππ ππππ πππππ ππππππ π₯°
π ππ‘ ππππππππππ
ππ πππππππ β€οΈ
ππππ ππππππππ ππππππ ππ ππππ π
πΌππ’πππππ’πππ ππππππ πππππππ₯°
πΌππππππ‘ πππππ ππ ππ ππππππποΈβ€οΈ
ππππππ‘πππ’ππππ πππ ππππππ’ππ πππππ’ β€οΈβ€οΈ [[ zubax wngsn ]]
@jestoole18
Ψ«Ω Ψ¨Ψ£Ω Ψ§ΩΨ§ΩΨ§Ω
Ψ§ΩΨ¬Ω
ΩΩΨ© ΩΨ±ΩΨ¨Ψ© Ψ¬Ψ―Ψ’ ΩΩΨ§ ΩΩΨ΅ΩΩ ΨΉΩΩΨ§ Ψ§ΩΨ§ Ψ·Ψ±ΩΩ ΩΨ§ΨΨ― ΨΉΩΩΨ§ΩΩ Ψ§ΩΨ΅Ψ¨Ψ± Ψ§ΩΨ΅Ψ¨Ψ± β€
Ku kalsoonaw in maalmaha quruxda badan ay aad isuga dhawyihin. Hal wado oo kaliya ayaa kaa go,aysa kuwaas oo ciwankodu yahay samir iyo dulqaadπβ€
Glb wngsn asxabteyda qaliga β₯οΈ
@Jestoole18
Ku celceli markasta:
βΨ§ΩΩΩΩ
ΨΉΩΩΩ ΩΩΨ¨Ω Ψ¨Ψ§ΩΨ΅ΩΨ§Ψ© ΩΨ§ΩΩΨ±Ψ’Ω ΩΨ£Ψ±Ψ²ΩΩΩ Ψ§ΩΨ«Ψ¨Ψ§Ψͺ ΨΨͺΩ Ψ£ΩΩΨ§Ω.β
βEebboow qalbigayga ku xidh salaadda iyo Quraanka, iiguna deeq sugnaansho illaa inta aan kula kulmayo.βπ€²πΈ
Midigtu waxay kaashata bidixda .
Indhuhuna waxay kaashadaan ileyska __Si ay wax u arkaan .
Ana waxan kaashada adiga si Aan u dareemin kilinimadaπ―β€
Inaad haysato qof nafsiyan kuu tageera oo ku garab taagnada kuna qanciya marwalba wa wax aad u qiimo badan β€οΈπ₯π
@jeestole
In Wax La duMiyo Aqoon uma Baahna Balse iN
Wax La dhiso Aqoon Ayee Ubaahan Tahay Ha
noqon Daadiye,dumiye,isku dire Balse Noqo Dhise dhisan.π₯°β€οΈ
#Subax Wngznπ«π₯
Ha noqon qof indhaha wax ku qiimeeyo ee noqo qof qalbiga wax ka qiimeeyo waayo indhaha waxa ay ku seeyaan jawaab ku kooban waxa aad adigu arkeyso halka qalbigu ku siin karo su,aal iyo jawaabo macquulΒ ah oo aynan idhuho arkeynπ₯π’β
[[ Duhur wngsn mai fns ]]
π³π°ππππ΅ππ·π ππ°π° ππ°π½πππ½π₯²
πΌπ°ππΊπ°π π³π°π³πΊπ πΊπ°π° π³πππΊπ°π°π½πββ
ππΊπ΅πΊπ°π°π³ πΈπ,ππΈπ³π·π°π° π³π°π½π΄π΄π₯Ή
π³πππ±π°π±π° ππ πΊπ° π³πΈπΈπ³πΎ π«
π³πππ½ππΈππΎ πΊπ° ππ°π°π²πΎ πΌπ°π°π»π’π
πππ±π°π ππ½πΆππ½ πΊπππΈπΈ ππ»π±πΈπΆπ° ππ½π½πΆππ½π°π₯π₯
Β‘Ya disponible! InvestigaciΓ³n de Telegram 2025 β los principales insights del aΓ±o 
