fa
Feedback
🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

رفتن به کانال در Telegram

Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷‍♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏              

نمایش بیشتر
4 544
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
-227 روز
-14030 روز
آرشیو پست ها
Qaar koD waXay ka FakaraYan ShaQSiGa jecLaDYn 😣 KuWo KaLe RuuXey JecLaDen Oo kaSi JeeDa BaY RaDinaYaaN 😔 KuWo KaLe WaXaY Up
Qaar koD waXay ka FakaraYan ShaQSiGa jecLaDYn 😣 KuWo KaLe RuuXey  JecLaDen Oo kaSi JeeDa BaY RaDinaYaaN 😔 KuWo KaLe WaXaY  UpaN DhiGanaYaan ShaQSiYo kaLe xiDhiiDha JaawapTiiZan Way SuGaY aan 🤦‍♂️ KuWa Si dhapa iSku JeceL WaXa So dhEx GaLaYe khiLaaF 😡 BaDanaa WaXa Ku GuLaysTa jaCayLKa  KuWa U yeeeZha duL QadKa Samrika Iyo kaLe DanpaYnTa 👰‍♀👨‍⚖️🚶‍♀️💯 [[ ZUBAX WNGSN MAI FMLY...💥 ]] @jeestole

Talooyin ku anfacaayo🦋 Jaceyl sameyso lkn qiyaano ka ilaali👍❤ Saaxiib sameyso lkn xad gudub ka ilaali🥀 Hadaf sameyso lkn n
Talooyin ku anfacaayo🦋 Jaceyl sameyso lkn qiyaano ka ilaali👍❤ Saaxiib sameyso lkn xad gudub ka ilaali🥀 Hadaf sameyso lkn niyad jab ilaali🍁 Lacag  sameyso lkn xaaran ka ilaali👍 Akhriso lkn nagu caawi inan heer gaarno👍🥰❤ Faniskeyga waa familķeyga♥️ [[ Hᴀʙᴇᴇɴ ᴡɴɢsɴ💥🤍 ]] @jeestoole poi 🤍v

Hambalyo waxaan gaarnay 400 subscribers ah waxaana rajeena intan iyo kabadan inaa wada gaari doono dadkeyga i.n🥰❤️
Hambalyo waxaan gaarnay 400 subscribers ah waxaana rajeena intan iyo kabadan inaa wada gaari doono dadkeyga i.n🥰❤️

Waxan raba inan. Inyar wax ushego. Dadyowga mucashiqinta ah ama wax jecel Ama is jecel ba 🥰 Majira qof xidhiidh uu idinkala
Waxan raba inan. Inyar wax ushego. Dadyowga mucashiqinta ah ama wax jecel   Ama is jecel ba 🥰   Majira qof  xidhiidh uu idinkala dhaxeyo qofkaso ad 24H ad adigu xidhiidhisid ? Maku daasha mararbadan wicintanka aad wacayso o ma istidha muxu kuso wici wayey isaga   ? Mararka qar mobilka makaa qabta oo maku idha mashqul ban ahay   Marna markula hadla  ? Qofkas mayahay qof ad adiga marwalba xidhiidhinaysid ? HADABA HADI AD UHAYSATIT QOFKAS INUU KUJECEL YAHAY  KUMA JECLA   E KALIGA AYAA WAX JECEL  OGSONOW 🤷🏾🥹

Waxay ku ciyaarayan quluubta dadka hadana waxay illaahay ka baryayaan inuu quluubta u qaboojiyo. Subax wngzn🕊🕊
Waxay ku ciyaarayan quluubta dadka hadana waxay illaahay ka baryayaan inuu quluubta u qaboojiyo. Subax wngzn🕊🕊

𝐒𝐇𝐄𝐄𝐊𝐎 𝐐𝐎𝐒𝐎𝐋 𝐁𝐀𝐃𝐀𝐍🤣🤣🤣 Naag baa salaad tukaneysay halkay faatixada inay aqrido laga rabay ayey waxay aqrida
𝐒𝐇𝐄𝐄𝐊𝐎 𝐐𝐎𝐒𝐎𝐋 𝐁𝐀𝐃𝐀𝐍🤣🤣🤣 Naag baa salaad tukaneysay halkay faatixada inay aqrido laga rabay ayey waxay aqriday ataxiyad. Ninkeeda oo aan meesha ka fogeen ayaa maqlay Soo intuu eegay buu wuxuu yiri heblaayoy waxaad fadhiga ku aqrin doonto Ayaan layaabanahay 🤣🤣

Muhiim ma ahan inaad Like ama comment ka bixiso bostigaan lkn waxaa muhiim ah inaad Joined dhahdo intaadan qoraalkaan aqrin markaad qoraalka aad aqrisayna aad ii dhoola caddeysay taasi waxay i tuseysaa inaad naguso biirtay Mahadsanid https://t.me/Furaha_nolosha

"Dareen ka xanuun iyo dadnimo-xumo badan waan waayay ayaamihii aan dugsanayay, qalfoofka qof qalbigiisu iga sii jeedo." 💔😥
"Dareen ka xanuun iyo dadnimo-xumo badan waan waayay ayaamihii aan dugsanayay, qalfoofka qof qalbigiisu iga sii jeedo." 💔😥 𝚂𝚄𝙱𝙰𝚇 𝚆𝙽𝙶𝚉𝙽🖇💫

𝙳𝙷𝙰𝙰𝚁𝙾 𝙸𝙽𝙰𝙰 𝙽𝙰𝙻𝙰 𝙷𝙰𝚁𝙴𝙴𝚁 𝙼𝙰𝚁𝚃𝙸𝙳🤣🤣
𝙳𝙷𝙰𝙰𝚁𝙾 𝙸𝙽𝙰𝙰 𝙽𝙰𝙻𝙰 𝙷𝙰𝚁𝙴𝙴𝚁 𝙼𝙰𝚁𝚃𝙸𝙳🤣🤣

𝐒𝐇𝐄𝐄𝐊𝐎 𝐐𝐎𝐒𝐎𝐋 𝐁𝐀𝐃𝐀𝐍🤣🤣🤣 Oday Ciyaalka Xaafada ah ayaa Gaari BL/ BUS ah kasoo raacey KM4 asagoo kusii jeedo X
𝐒𝐇𝐄𝐄𝐊𝐎 𝐐𝐎𝐒𝐎𝐋 𝐁𝐀𝐃𝐀𝐍🤣🤣🤣 Oday Ciyaalka Xaafada ah ayaa Gaari BL/ BUS ah kasoo raacey KM4 asagoo kusii jeedo Xaafada Mcmacaanka Ee Degmada Madiina Gaariga oo buuxay dartiis ayuu odaygii gees ka qabsadey gaariga. Isagoo UL dhuuban oo uu watey Kilkisha ku qabsadey, Nasiib xumo Baakooradii ayaa ku aadey Gabar hortiisa fadhiday 2-deeda Lugood dhexdooda, Gaarigii oo aad u cariiri ahaa iyo Wadada uu marayey oo xumeed ayaa sababtey in Ushii aysan ku ekaan halkeedii oo ay meelo kale oo qaldan usii dhaadhacdo, Gabadhii oo yaaban ayaa Dulqaad badan muujisay balse ugu dambeyntii Dulqaadkii Intuu ka dhamaadey Bey Ku tiri Adeer intaan ka badan intee u socotaa?.. Odaygii ayaa si kalsooni badan ay ku jirto ugu jawaabey Gabadhii ''Adeer meel dheer uma socdo Macmacaanka Leen Usocdaa Asagoo ka Wado Xaafada Macmacaanka Gabadhii Naxdin iyo Dhidid Iyo Xishood Ahahahahahahahahahhahaha

𝙺𝚘𝚕𝚔𝚊𝚗 𝚖𝚎𝚎𝚕 𝚔𝚞𝚕𝚊 𝚓𝚘𝚘𝚐𝚘 𝚖𝚊𝚌𝚊𝚊𝚗 🥰 𝚠𝚊𝚡 𝚖𝚞𝚜𝚑𝚊𝚊𝚔𝚒𝚕𝚊 𝚖𝚊 𝚍𝚊𝚛𝚎𝚎𝚖𝚘 ❤️ 𝚆𝚊𝚊𝚗 𝚖𝚊𝚚�
𝙺𝚘𝚕𝚔𝚊𝚗 𝚖𝚎𝚎𝚕 𝚔𝚞𝚕𝚊 𝚓𝚘𝚘𝚐𝚘 𝚖𝚊𝚌𝚊𝚊𝚗 🥰 𝚠𝚊𝚡 𝚖𝚞𝚜𝚑𝚊𝚊𝚔𝚒𝚕𝚊 𝚖𝚊 𝚍𝚊𝚛𝚎𝚎𝚖𝚘 ❤️ 𝚆𝚊𝚊𝚗 𝚖𝚊𝚚𝚜𝚞𝚞𝚍𝚊 𝚖𝚊𝚛𝚔𝚊𝚗 𝚔𝚞 𝚊𝚛𝚔𝚘 😍 𝙼𝚒𝚢𝚒𝚛𝚔𝚊𝚢𝚐𝚊𝚍 𝚖𝚒𝚌𝚒𝚒𝚗 𝚞𝚝𝚊𝚑𝚘𝚘🥰 𝙼𝚞𝚏𝚝𝚊𝚊𝚡 𝚊𝚍𝚒𝚐𝚊 𝚔𝚞 𝚊𝚑 𝚖𝚊𝚊𝚗𝚔𝚘🗝️❤️ 𝚖𝚊𝚜𝚔𝚊𝚡𝚍𝚊𝚢𝚍𝚊𝚗𝚊  𝚊𝚍𝚊 𝚖𝚞𝚕𝚔𝚒𝚢𝚘𝚘 𝚍𝚊𝚐𝚊𝚢 ❤️❤️ [[ zubax wngsn ]] @jestoole18

ثق بأن الايام الجميلة قريبة جدآ ولا يفصلك عنها الا طريق واحد عنوانه الصبر الصبر ❤ Ku kalsoonaw in maalmaha quruxda badan ay a
ثق بأن الايام الجميلة قريبة جدآ ولا يفصلك عنها الا طريق واحد عنوانه الصبر الصبر ❤ Ku kalsoonaw in maalmaha quruxda badan ay aad isuga dhawyihin. Hal wado oo kaliya ayaa kaa go,aysa kuwaas  oo ciwankodu yahay samir iyo dulqaad🍁❤ Glb wngsn asxabteyda qaliga ♥️ @Jestoole18

Ku celceli markasta: ”اللهم علّق قلبي بالصلاة والقرآن وأرزقني الثبات حتى ألقاك.“ “Eebboow qalbigayga ku xidh salaadda iyo Quraanka, iiguna deeq sugnaansho illaa inta aan kula kulmayo.”🤲🌸

Midigtu waxay kaashata bidixda . Indhuhuna waxay kaashadaan ileyska __Si ay wax u arkaan . Ana waxan kaashada adiga si Aan u
Midigtu waxay kaashata bidixda . Indhuhuna waxay kaashadaan ileyska __Si ay wax u arkaan . Ana waxan kaashada adiga si Aan u dareemin kilinimada💯❤ Inaad haysato qof nafsiyan  kuu tageera oo ku garab taagnada kuna qanciya marwalba wa wax aad u qiimo badan ❤️🥁💓 @jeestole

In Wax La duMiyo Aqoon uma Baahna Balse iN Wax La dhiso Aqoon Ayee Ubaahan Tahay Ha noqon Daadiye,dumiye,isku dire Balse Noqo
In Wax La duMiyo Aqoon uma Baahna Balse iN Wax La dhiso Aqoon Ayee Ubaahan Tahay Ha noqon Daadiye,dumiye,isku dire Balse Noqo Dhise dhisan.🥰❤️ #Subax Wngzn💫🥀

Ha noqon qof indhaha wax ku qiimeeyo ee noqo qof qalbiga wax ka qiimeeyo waayo indhaha waxa ay ku seeyaan jawaab ku kooban wa
Ha noqon qof indhaha wax ku qiimeeyo ee noqo qof qalbiga wax ka qiimeeyo waayo indhaha waxa ay ku seeyaan jawaab ku kooban waxa aad adigu arkeyso halka qalbigu ku siin karo su,aal iyo jawaabo macquul  ah oo aynan idhuho arkeyn🔥💢✅ [[ Duhur wngsn mai fns ]]

𝙳𝙰𝚁𝚄𝚄𝙵𝚄𝙷𝚄 𝚆𝙰𝙰 𝚇𝙰𝙽𝚄𝚄𝙽🥲 𝙼𝙰𝚁𝙺𝙰𝚈 𝙳𝙰𝙳𝙺𝚄 𝙺𝙰𝙰 𝙳𝚄𝚁𝙺𝙰𝙰𝙽🙇‍♂ 𝚀𝙺𝙵𝙺𝙰𝙰𝙳 𝙸𝚂,𝚃𝙸𝙳𝙷𝙰𝙰 �
𝙳𝙰𝚁𝚄𝚄𝙵𝚄𝙷𝚄 𝚆𝙰𝙰 𝚇𝙰𝙽𝚄𝚄𝙽🥲 𝙼𝙰𝚁𝙺𝙰𝚈 𝙳𝙰𝙳𝙺𝚄 𝙺𝙰𝙰 𝙳𝚄𝚁𝙺𝙰𝙰𝙽🙇‍♂ 𝚀𝙺𝙵𝙺𝙰𝙰𝙳 𝙸𝚂,𝚃𝙸𝙳𝙷𝙰𝙰 𝙳𝙰𝙽𝙴𝙴🥹 𝙳𝚄𝚁𝙱𝙰𝙱𝙰 𝚄𝚄 𝙺𝙰 𝙳𝙸𝙸𝙳𝙾 😫 𝙳𝚄𝚄𝙽𝚈𝙸𝚈𝙾 𝙺𝙰 𝚁𝙰𝙰𝙲𝙾 𝙼𝙰𝙰𝙻😢💔 𝚂𝚄𝙱𝙰𝚇 𝚆𝙽𝙶𝚉𝙽 𝙺𝚄𝚆𝙸𝙸 𝚀𝙻𝙱𝙸𝙶𝙰 𝚆𝙽𝙽𝙶𝚉𝙽𝙰🔥🔥