en
Feedback
πŸŒΉπ—§π—˜π—”π— ___π—˜π—‘π—§π—˜π—₯π—§π—”π—œπ—‘π— π—˜π—‘π—§πŸŒΉπŸ‡¦πŸ‡ͺ☜︎︎︎

πŸŒΉπ—§π—˜π—”π— ___π—˜π—‘π—§π—˜π—₯π—§π—”π—œπ—‘π— π—˜π—‘π—§πŸŒΉπŸ‡¦πŸ‡ͺ☜︎︎︎

Open in Telegram

Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.πŸ’―βœŠ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub πŸ“ Gacmo Furan Ku Soo Dhawow πŸ€·β€β™‚οΈ Nagu Soo Biir Oo nala qosalπŸ™ Β Β Β Β Β  Β Β Β Β Β Β Β 

Show more
4 567
Subscribers
-224 hours
-287 days
-15630 days
Posts Archive
Reer iPhone halkan maku jiraanπŸ˜‚πŸ˜‚ goormaa kuugu danbaysay cijiyaha oo aad iska jartoπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ duhur wanagsan @MAHAD_LP
Reer iPhone halkan maku jiraanπŸ˜‚πŸ˜‚ goormaa kuugu danbaysay cijiyaha oo aad iska jartoπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ duhur wanagsan @MAHAD_LP

Wagii schoolka gabar walba oo qalin I weydiisa waxaan u maleen jiray inee I jeceshaya ane waxaan soo qadan jiray 3 qalin oo c
Wagii schoolka gabar walba oo qalin I weydiisa waxaan u maleen jiray inee I jeceshaya ane waxaan soo qadan jiray 3 qalin oo cusub maalin walba πŸ˜‚πŸ˜πŸ˜πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ Subax wangsn @MAHAD_LP

Congratualtion πŸ₯³πŸŽ‰πŸ“ Waxan gaarnay 6kβœ… oo walalo ah wad mahdsantihiin dhamaantiina asxpa Walalaha nagu cusub sodhawada asxpt
Congratualtion πŸ₯³πŸŽ‰πŸ“ Waxan gaarnay 6kβœ… oo walalo ah wad mahdsantihiin dhamaantiina asxpa Walalaha nagu cusub sodhawada asxpti hore neh mar kle sodhawada Mahadsanidiin 6k  oo Saaxiib iyo walaal ah oo rabba inay faaideystaan walahi waa wax lagu farxo. 😘 Adinka Ma tihidiin lambar oo kaliya balse waxaad tihiin Saaxiibo marwalba nagu dhiiri galiya sii hormarinta waxa aan soo gudbinayno. πŸ™ Hadey jirto wax cabasho ah halkan aya igula sowadagi kartan πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡      @Hogaamiyezack

Dumar waa sida shimbiraha πŸ˜’ hadaad xoog u qabato waay dhimanee πŸ₯² hadaad tartiib u qabatana way kaa biibee ,πŸ•Š hadaa si kalk
Dumar waa sida shimbiraha πŸ˜’ hadaad xoog u qabato waay dhimanee πŸ₯² hadaad tartiib u qabatana way kaa biibee ,πŸ•Š hadaa si kalkaceel &  naxariiz leh u qabatana , way kugu x**ree πŸ’”πŸ˜‚ See wax yeelay __πŸ€¦β€β™‚οΈπŸ˜Ώ @MAHAD_LP

Horta wali ma Noolyihiin gabdhii dhihi jiiray iga filo Black πŸ’”πŸ€£ 2017 Garoop jiis Black iga filo I dhahde Yaap πŸ˜­πŸ˜‚ @MAHAD_L
Horta wali ma Noolyihiin gabdhii dhihi jiiray iga filo Black πŸ’”πŸ€£ 2017 Garoop jiis Black iga filo I dhahde Yaap πŸ˜­πŸ˜‚ @MAHAD_LP

Mahad magaariguu rixaya mise anaa uma Lee yay😁Dooob dareena dilay ar doobnimaaπŸ˜πŸ˜‚πŸ˜‚ @MAHAD LP
Mahad magaariguu rixaya mise anaa uma Lee yay😁Dooob dareena dilay ar doobnimaaπŸ˜πŸ˜‚πŸ˜‚ @MAHAD LP

1.qosol walba farxad Maaha 2.Dareen walba jacel Maaha 3.qof Walba Dacad Maaha 4.hadal walba run Maaha Waad iga heysan moho MA
1.qosol walba farxad Maaha 2.Dareen walba jacel Maaha 3.qof Walba Dacad Maaha 4.hadal walba run Maaha Waad iga heysan moho MAHAD LPπŸ”°

Hadaad ii keento qof iphone wata oo qurux badan ana waxa ku keena dhagax hadlaya πŸ˜‚πŸ’”πŸ‘..... galab α΄‘Ι΄Ι’sα΄€Ι΄ ❦
Hadaad ii keento qof iphone wata oo qurux badan ana waxa ku keena dhagax hadlaya πŸ˜‚πŸ’”πŸ‘..... galab α΄‘Ι΄Ι’sα΄€Ι΄ ❦