uk
Feedback
🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

Відкрити в Telegram

Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷‍♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏              

Показати більше
4 567
Підписники
-224 години
-287 днів
-15630 день
Архів дописів
Reer iPhone halkan maku jiraan😂😂 goormaa kuugu danbaysay cijiyaha oo aad iska jarto😂😂😂 duhur wanagsan @MAHAD_LP
Reer iPhone halkan maku jiraan😂😂 goormaa kuugu danbaysay cijiyaha oo aad iska jarto😂😂😂 duhur wanagsan @MAHAD_LP

Wagii schoolka gabar walba oo qalin I weydiisa waxaan u maleen jiray inee I jeceshaya ane waxaan soo qadan jiray 3 qalin oo c
Wagii schoolka gabar walba oo qalin I weydiisa waxaan u maleen jiray inee I jeceshaya ane waxaan soo qadan jiray 3 qalin oo cusub maalin walba 😂😁😁😂😂😂😂 Subax wangsn @MAHAD_LP

Congratualtion 🥳🎉📍 Waxan gaarnay 6k✅ oo walalo ah wad mahdsantihiin dhamaantiina asxpa Walalaha nagu cusub sodhawada asxpt
Congratualtion 🥳🎉📍 Waxan gaarnay 6k✅ oo walalo ah wad mahdsantihiin dhamaantiina asxpa Walalaha nagu cusub sodhawada asxpti hore neh mar kle sodhawada Mahadsanidiin 6k  oo Saaxiib iyo walaal ah oo rabba inay faaideystaan walahi waa wax lagu farxo. 😘 Adinka Ma tihidiin lambar oo kaliya balse waxaad tihiin Saaxiibo marwalba nagu dhiiri galiya sii hormarinta waxa aan soo gudbinayno. 🙏 Hadey jirto wax cabasho ah halkan aya igula sowadagi kartan 👇👇👇👇      @Hogaamiyezack

Dumar waa sida shimbiraha 😒 hadaad xoog u qabato waay dhimanee 🥲 hadaad tartiib u qabatana way kaa biibee ,🕊 hadaa si kalk
Dumar waa sida shimbiraha 😒 hadaad xoog u qabato waay dhimanee 🥲 hadaad tartiib u qabatana way kaa biibee ,🕊 hadaa si kalkaceel &  naxariiz leh u qabatana , way kugu x**ree 💔😂 See wax yeelay __🤦‍♂️😿 @MAHAD_LP

Horta wali ma Noolyihiin gabdhii dhihi jiiray iga filo Black 💔🤣 2017 Garoop jiis Black iga filo I dhahde Yaap 😭😂 @MAHAD_L
Horta wali ma Noolyihiin gabdhii dhihi jiiray iga filo Black 💔🤣 2017 Garoop jiis Black iga filo I dhahde Yaap 😭😂 @MAHAD_LP

Mahad magaariguu rixaya mise anaa uma Lee yay😁Dooob dareena dilay ar doobnimaa😁😂😂 @MAHAD LP
Mahad magaariguu rixaya mise anaa uma Lee yay😁Dooob dareena dilay ar doobnimaa😁😂😂 @MAHAD LP

1.qosol walba farxad Maaha 2.Dareen walba jacel Maaha 3.qof Walba Dacad Maaha 4.hadal walba run Maaha Waad iga heysan moho MA
1.qosol walba farxad Maaha 2.Dareen walba jacel Maaha 3.qof Walba Dacad Maaha 4.hadal walba run Maaha Waad iga heysan moho MAHAD LP🔰

Hadaad ii keento qof iphone wata oo qurux badan ana waxa ku keena dhagax hadlaya 😂💔👍..... galab ᴡɴɢsᴀɴ ❦
Hadaad ii keento qof iphone wata oo qurux badan ana waxa ku keena dhagax hadlaya 😂💔👍..... galab ᴡɴɢsᴀɴ ❦

MAR WALBA TUSAALE U NOQO KUWO WANAGSAN SI MARKAAD MAQAN THY NAFTADA LOOGU TILMAAMO DUHUR WANAGSAN 👋
MAR WALBA TUSAALE U NOQO KUWO WANAGSAN SI MARKAAD MAQAN THY NAFTADA LOOGU TILMAAMO DUHUR WANAGSAN 👋