🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎
الذهاب إلى القناة على Telegram
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏
إظهار المزيد4 567
المشتركون
-224 ساعات
-287 أيام
-15630 أيام
أرشيف المشاركات
Reer iPhone halkan maku jiraan😂😂 goormaa kuugu danbaysay cijiyaha oo aad iska jarto😂😂😂
duhur wanagsan
@MAHAD_LP
Wagii schoolka gabar walba oo qalin I weydiisa waxaan u maleen jiray inee I jeceshaya ane waxaan soo qadan jiray 3 qalin oo cusub maalin walba 😂😁😁😂😂😂😂
Subax wangsn
@MAHAD_LP
Congratualtion 🥳🎉📍
Waxan gaarnay 6k✅ oo walalo ah wad mahdsantihiin dhamaantiina asxpa Walalaha nagu cusub sodhawada asxpti hore neh mar kle sodhawada
Mahadsanidiin 6k oo Saaxiib iyo walaal ah oo rabba inay faaideystaan walahi waa wax lagu farxo. 😘
Adinka Ma tihidiin lambar oo kaliya balse waxaad tihiin Saaxiibo marwalba nagu dhiiri galiya sii hormarinta waxa aan soo gudbinayno. 🙏
Hadey jirto wax cabasho ah halkan aya igula sowadagi kartan 👇👇👇👇
@Hogaamiyezack
Dumar waa sida shimbiraha 😒 hadaad xoog u qabato waay dhimanee 🥲 hadaad tartiib u qabatana way kaa biibee ,🕊 hadaa si kalkaceel & naxariiz leh u qabatana , way kugu x**ree 💔😂
See wax yeelay __🤦♂️😿
@MAHAD_LP
Horta wali ma Noolyihiin gabdhii dhihi jiiray iga filo Black 💔🤣
2017 Garoop jiis Black iga filo I dhahde Yaap 😭😂
@MAHAD_LP
Mahad
magaariguu rixaya mise anaa uma Lee yay😁Dooob dareena dilay ar doobnimaa😁😂😂
@MAHAD LP1.qosol walba farxad Maaha
2.Dareen walba jacel Maaha
3.qof Walba Dacad Maaha
4.hadal walba run Maaha
Waad iga heysan moho
MAHAD LP🔰
Hadaad ii keento qof iphone wata oo qurux badan ana waxa ku keena dhagax hadlaya
😂💔👍..... galab ᴡɴɢsᴀɴ ❦
MAR WALBA TUSAALE U NOQO KUWO WANAGSAN SI MARKAAD MAQAN THY NAFTADA LOOGU TILMAAMO
DUHUR WANAGSAN 👋
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 
