en
Feedback
🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

Open in Telegram

Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷‍♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏              

Show more
4 544
Subscribers
No data24 hours
-227 days
-14030 days
Posts Archive
Waxaan daremaa xasilooni buuxda Mar walba aad garabkeyga joogtid Mana garanaayo sida buuxda uu qalbigeyga kuu jeclaaday bisha
Waxaan daremaa xasilooni buuxda Mar walba aad garabkeyga joogtid Mana garanaayo sida buuxda uu qalbigeyga kuu jeclaaday bisharadii naftedaay.🥰🔥♥️ [[ HABEEN WNGSN MAI FMLY...💥 ]]🦋

Dantadu markey timado Anoo kugu dabro teyda Ayaa I dreami weyday🥹 Raja dishay aan laha Run ba daday  an jecla😫 Riyaa durtay aan oga Waxd igu rebtay  daqar Damqashiyo xususo badan😔 Xirirki isdidka iyo xumo Dhan ka dahana Xirirki donisti iyo rajadenu Ku dugneed..😌 Sida dayax toban iyodhowra Xirirkan dawan jiray Xarirkan sida dahab Dhankeyga udaryeli jiray🥹 Xiirirkan ka daday waxii Didma keeni karo 😫 Xirirkan dud ka yir waxi Dumin kara isaga 🥹 Wa adigi dabin uqowlay🥹🥹 Dar alle anoo ka fileyn [[ ᴡxᴀʏ ɪɴɪɪ ᴛʜʏ ᴡɴɢsɴ ]] @Jeestole ᴍᴜᴄᴀsʜᴀǫᴀ ᴛ.ᴇ 💥

Hadiyaduhu ma xaliyaan dhibaatooyinka jira, laakiin waa bilow wanaagsan haddii aad faraxsan tahay macnaheedu ma ahan in wax w
Hadiyaduhu ma xaliyaan dhibaatooyinka jira, laakiin waa bilow wanaagsan haddii aad faraxsan tahay macnaheedu ma ahan in wax walbaa ay kuu hagaagsan yihiin, laakiin wanaagga ayaa kuu muuqda.💯♥️ GALAP WnGzn🥰✌️

ǫᴏғᴋᴀ ᴋᴜ ᴊᴇᴄᴇʟ ᴡᴀxᴀ ᴜᴜ ᴋᴜ ᴡᴇʏdɪʏᴀᴀ ᴄᴀᴀғɪᴍᴀᴀᴅᴋᴀɢᴀ ᴋᴀɴ ᴡᴀᴀʟɪᴅᴋᴀᴀɢᴀ ,ᴡᴀʟᴀᴀʟᴀʜᴀᴀɢᴀ sᴀᴀxɪʙᴀᴅᴀ sɪ ᴜᴜ ᴜ ᴏɢᴀᴀᴅᴏ xᴀᴀʟᴀᴅᴀ ᴀᴀᴅ ᴋᴜ ᴊɪʀᴛᴏ  ᴡᴀxᴀ ᴜᴜ ɪɴʙᴀᴅᴀɴ  ᴋᴀᴀ ᴡᴀʀᴇᴇsᴛᴀ  sɪᴅa ᴀʏ  ᴀʜᴀʏd ᴍᴀʟɪɴᴛᴀᴅᴀ ɪʏᴏ ʜᴀʟᴋᴀ ᴀᴀᴅ ᴋᴜ ʙɪxɪsᴀʏ  ᴡᴀxᴀ ᴜᴜ ᴋᴜ ᴅʜɪɪʀᴀ ɢᴀʟɪʏᴀ  ᴋᴀʙᴀᴅᴀɴ   ᴊᴀᴀʀᴋᴀɢᴀ  ᴡᴀxᴀ ᴜ ᴋᴜ ɢᴀʀᴀʙsɪɪʏᴀ ᴋᴀʙᴀᴅᴀɴ sᴀᴀxɪʙᴀᴅᴀ  ᴡᴀᴀ ᴜ ᴋᴜ ᴡᴇʜʟɪʏᴀ ᴋᴀʙᴀᴅᴀɴ ᴅᴀᴅᴋᴀ ᴋᴀʟᴇ                                   ɪɢᴀ ǫᴀᴀᴅᴏ ᴛᴀʟᴀᴅᴀɴ:::  ʜᴀᴅɪɪ  ᴀᴀᴅ ᴀʀᴀɢᴛᴏ  ǫᴏғ ᴡᴀǫᴛɪɢɪɪsᴀ  sʜᴀǫᴀᴅᴀ ᴀᴍᴀ  ᴡᴀxʙᴀʀᴀsʜᴀᴅᴀ  ᴋᴜʟᴀ ʜᴀᴅʟᴀᴀʏᴏ  ᴋᴜᴜ ɢᴏᴏʏᴇʏ  ᴀᴅɪɢᴀ  ᴡᴀǫᴛɪ ǫᴏғᴋᴀ  ᴍᴀʀᴋᴀ ᴀᴅ ʜᴀʟ ᴇʀᴀʏ ᴀᴅ  ᴜᴅɪʀᴛᴀ ᴋᴜɢᴜ sᴏ ᴊᴀᴡᴀʙᴀʏᴀ 10 ᴇʀᴀʏ ǫᴏғ ʀᴀʙɪᴛᴀᴀɴ  ɪʏᴏ ʜᴀᴍᴜᴜɴ ᴊᴏᴏɢᴛᴀ  ᴋᴜᴜᴍᴜᴊɪɴᴀᴀʏᴏ ᴏɢᴏᴡ  ᴅᴀʀᴇᴇɴᴋᴀɢᴀ sɪɪɪ  ᴏᴏ ᴜғɪɪʀsᴏ  ғɪᴄɪʟᴀᴅɪɪsᴀ  ᴡxᴀ ᴜᴜ ɴᴏǫᴏɴ ᴋᴀʀᴀᴀ  ǫᴏғᴋᴀ ᴀᴀᴅ sᴀɴᴀᴅᴏ ʙᴀᴅᴀɴ  sᴜɢᴀʏsᴀʏ  ʜᴀɴᴀ ᴅᴀɢᴅᴀɢɪɴ ..❤️💯 ᴢᴜʙᴀx ᴡɴɢsɴ💥 @jestoole💥

Ruuxad jamatee Qalbiga siisay Haduu dal dheer kaa jiro Soo muxibo awgeed indhuhu lama ilmeeyen🥲❤️‍🔥🫂🥺🥀 [[ HABEEN WNGSN M
Ruuxad jamatee Qalbiga siisay Haduu dal dheer kaa jiro Soo muxibo awgeed indhuhu lama ilmeeyen🥲❤️‍🔥🫂🥺🥀 [[ HABEEN WNGSN MAI FMLY...💥 ]]🦋

Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: "Maalinta Jimce waa labo iyo toban saacadood, lagama helo dhexdeeda addoon Muslim ah oo ilaahay wax
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: "Maalinta Jimce waa labo iyo toban saacadood, lagama helo dhexdeeda addoon Muslim ah oo ilaahay wax waydiisanaya illaayo ilaahay waa siinayaa ee ku dhega saacadda ugu dambaysa casar dabadii."

Sadex gabdhood ayaa waxay ku dabaalanaayeen har ay biyo ku jiraan waxaa u yimid nin wato sakeel markaasu dhahay Meesha kasoo
Sadex gabdhood ayaa waxay ku dabaalanaayeen har ay biyo ku jiraan waxaa u yimid nin wato sakeel markaasu dhahay Meesha kasoo baxa, waxay dhaheen aqli anagoo qaawan inaad na aragto ayaad rabtaa miyaaa masoo baxeyno ilaa aa adiga ka baxdo Markaasuu dhahay war hooy aniga aragtidiina uma xiiso qabee ee waxaan u imid inaan quudiyo Yaxaasyada meesha iigu jira. Gabar kasta iyadoo qeylineyso ay furdug kasoo dhahdey ar nafaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

Kwrn. Qof dhan soo kacay. Habeenkii. Waqtiyda danbe ⏱️ Ilahy hortiisa fafiisaty😭❤️ u ilmeenaaayo adi dartaaa 🥹😰 Oo ku arna
Kwrn. Qof dhan soo kacay. Habeenkii. Waqtiyda danbe ⏱️ Ilahy hortiisa fafiisaty😭❤️ u ilmeenaaayo adi dartaaa 🥹😰 Oo ku arnaayo ilahyoow. Ruxaan ijecleesiisay haiga fogeenin 😭 Walhi waxaaa ad u xanuun badan. Markaa alee dahy xirr hadaneh 😭qofkaa jecshay ku fahmeenin🥹🙌 Ilahyoow inta. Cidlada loogtagy. Qalbiyafooda u daji😭🤞😩😮‍💨

Mai Fmly 👨‍👧‍👦manta idin kaa intaa inagaar siiyay adaaa umahad san tihiin❤️🤍dhmntin inin ka la aan tiina abar waaye💥❤️

Waxaa Jira Waji Aamin ah Oo QiyaaNole Noqon Kara😔 Waxaa Laga Yaapa Waji Qiyaanole☠ iNuu Qof Aamin eh Noqdo🙈 Xoolo AduunYo D
Waxaa Jira Waji Aamin ah Oo QiyaaNole Noqon Kara😔 Waxaa Laga Yaapa Waji Qiyaanole☠ iNuu Qof Aamin eh Noqdo🙈 Xoolo AduunYo Dheyman💎Ayaa Ugu Qiimo Badan Mar Haduu Feelso Noqdona Dhagaxa Ayaa Ka Qiimo Bdn😶 BARQO WngZN💫🥰

Boqolaal weji oo qurux badan waxaa ka fiican HAL qalbi oo daacad ah. Haka Shallaynin inaad qof jeclaatay qofkaasna uu meel ci
Boqolaal weji oo qurux badan waxaa ka fiican HAL qalbi oo daacad ah. Haka Shallaynin inaad qof jeclaatay qofkaasna uu meel cido ah kaaga tagey ileen qofkaas wuxuu ku siiyay jaanis aad qof kuu qalma oo wanaagsan ku raadsato. Haka shallaayin haddii aad qof daacad u noqotay xittaa haddii uusan u qalmin in daacad loo noqdo qofkaasi, dadka qaar waxay moodaan doqonimo inay kaa tahay daacnimada. Ha siin wadnahaaga qof aan aqoon sida wax loo jeclaado. Raali gelintu waa sifo dhif ah oo laga helo kuwa daacadda ah oo keliya. Ha jeclaan qof aan Ilaahay SW jeclayn. Haddii ay ka fogaan karaan Ilaahay adna way kaa fogaan doonaan. Haku khasaarin wakhtigaaga qof aan rabin inuu wakhtigiisa kula qaybsado. Ma dhimaneysid haddii aad waydo qof aad jaceshahay Laakiin waxaad dhimaday marka aad waydo sharaftaada. Ma jirto cid markasta Mashquul ah kaliya waxey ku xeran tahay Muhiimada Liiska aad qofkaasi ugu jirto.❤️👍💯🌙🥰 @jeestole

Muhiim ma ahan inaad Like ama comment ka bixiso bostigaan lkn waxaa muhiim ah inaad Joined dhahdo intaadan qoraalkaan aqrin markaad qoraalka aad aqrisayna aad ii dhoola caddeysay taasi waxay i tuseysaa inaad naguso biirtay Mahadsanid https://t.me/HADAFKEENA11

𝐒𝐇𝐄𝐄𝐊𝐎 𝐐𝐎𝐒𝐎𝐋 𝐁𝐀𝐃𝐀𝐍🤣🤣🤣 Mid Ayaa Aabihiis u Kiciyay Salaada Subax Si uu Utukado Wuu Soobaxay Wuxuuna Seexday
𝐒𝐇𝐄𝐄𝐊𝐎 𝐐𝐎𝐒𝐎𝐋 𝐁𝐀𝐃𝐀𝐍🤣🤣🤣 Mid Ayaa Aabihiis u Kiciyay Salaada Subax Si uu Utukado Wuu Soobaxay Wuxuuna Seexday Barandada (balakoonka) Marki uumaqlay Inu Aabihiis soosocdo Wuu istaagay Wuxuuna Gashaday Cabaayada Hooyadiis Wuuna Sujuuday si Ow u mujiyo Inu tukanayo Aabihiis ayaa yimid Laad (darbo) Ayuu Dabada Kageliyay Wuxuuna Yiri: xali markaan kuu yeeray Waxaad ileedahay Miyaa Caado Aya iijoogto Been Leey.😂😂😂

Markaan lahaa guurku waa dab-damis iyo daawo dadbaa ila yaabbanaa😂😅 @Jeestole
Markaan lahaa guurku waa dab-damis iyo daawo dadbaa ila yaabbanaa😂😅 @Jeestole

King or queen WELCOME WELCOME JOIN DHEE please wixii dhiriigalina ayad naga heelaysa 🌹mar labaad welcome 💡 https://t.me/Hal_aburnimo