🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎
Kanalga Telegram’da o‘tish
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏
Ko'proq ko'rsatish4 544
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
-227 kunlar
-14030 kunlar
Postlar arxiv
Waxaan daremaa xasilooni buuxda Mar walba aad garabkeyga joogtid Mana garanaayo sida buuxda uu qalbigeyga kuu jeclaaday
bisharadii naftedaay.🥰🔥♥️
[[ HABEEN WNGSN MAI FMLY...💥 ]]🦋
Dantadu markey timado
Anoo kugu dabro teyda
Ayaa I dreami weyday🥹
Raja dishay aan laha
Run ba daday an jecla😫
Riyaa durtay aan oga
Waxd igu rebtay daqar
Damqashiyo xususo badan😔
Xirirki isdidka iyo xumo
Dhan ka dahana
Xirirki donisti iyo rajadenu
Ku dugneed..😌
Sida dayax toban iyodhowra
Xirirkan dawan jiray
Xarirkan sida dahab
Dhankeyga udaryeli jiray🥹
Xiirirkan ka daday waxii
Didma keeni karo 😫
Xirirkan dud ka yir waxi
Dumin kara isaga 🥹
Wa adigi dabin uqowlay🥹🥹
Dar alle anoo ka fileyn
[[ ᴡxᴀʏ ɪɴɪɪ ᴛʜʏ ᴡɴɢsɴ ]]
@Jeestole ᴍᴜᴄᴀsʜᴀǫᴀ ᴛ.ᴇ 💥
Hadiyaduhu ma xaliyaan dhibaatooyinka jira, laakiin waa bilow wanaagsan haddii aad faraxsan tahay macnaheedu ma ahan in wax walbaa ay kuu hagaagsan yihiin, laakiin wanaagga ayaa kuu muuqda.💯♥️
GALAP WnGzn🥰✌️
ǫᴏғᴋᴀ ᴋᴜ ᴊᴇᴄᴇʟ ᴡᴀxᴀ ᴜᴜ ᴋᴜ ᴡᴇʏdɪʏᴀᴀ ᴄᴀᴀғɪᴍᴀᴀᴅᴋᴀɢᴀ ᴋᴀɴ ᴡᴀᴀʟɪᴅᴋᴀᴀɢᴀ ,ᴡᴀʟᴀᴀʟᴀʜᴀᴀɢᴀ sᴀᴀxɪʙᴀᴅᴀ sɪ ᴜᴜ ᴜ ᴏɢᴀᴀᴅᴏ xᴀᴀʟᴀᴅᴀ ᴀᴀᴅ ᴋᴜ ᴊɪʀᴛᴏ ᴡᴀxᴀ ᴜᴜ ɪɴʙᴀᴅᴀɴ ᴋᴀᴀ ᴡᴀʀᴇᴇsᴛᴀ sɪᴅa ᴀʏ ᴀʜᴀʏd ᴍᴀʟɪɴᴛᴀᴅᴀ ɪʏᴏ ʜᴀʟᴋᴀ ᴀᴀᴅ ᴋᴜ ʙɪxɪsᴀʏ ᴡᴀxᴀ ᴜᴜ ᴋᴜ ᴅʜɪɪʀᴀ ɢᴀʟɪʏᴀ ᴋᴀʙᴀᴅᴀɴ ᴊᴀᴀʀᴋᴀɢᴀ ᴡᴀxᴀ ᴜ ᴋᴜ ɢᴀʀᴀʙsɪɪʏᴀ ᴋᴀʙᴀᴅᴀɴ sᴀᴀxɪʙᴀᴅᴀ ᴡᴀᴀ ᴜ ᴋᴜ ᴡᴇʜʟɪʏᴀ ᴋᴀʙᴀᴅᴀɴ ᴅᴀᴅᴋᴀ ᴋᴀʟᴇ
ɪɢᴀ ǫᴀᴀᴅᴏ ᴛᴀʟᴀᴅᴀɴ::: ʜᴀᴅɪɪ ᴀᴀᴅ ᴀʀᴀɢᴛᴏ ǫᴏғ ᴡᴀǫᴛɪɢɪɪsᴀ sʜᴀǫᴀᴅᴀ ᴀᴍᴀ ᴡᴀxʙᴀʀᴀsʜᴀᴅᴀ ᴋᴜʟᴀ ʜᴀᴅʟᴀᴀʏᴏ ᴋᴜᴜ ɢᴏᴏʏᴇʏ ᴀᴅɪɢᴀ ᴡᴀǫᴛɪ ǫᴏғᴋᴀ ᴍᴀʀᴋᴀ ᴀᴅ ʜᴀʟ ᴇʀᴀʏ ᴀᴅ ᴜᴅɪʀᴛᴀ ᴋᴜɢᴜ sᴏ ᴊᴀᴡᴀʙᴀʏᴀ 10 ᴇʀᴀʏ ǫᴏғ ʀᴀʙɪᴛᴀᴀɴ ɪʏᴏ ʜᴀᴍᴜᴜɴ ᴊᴏᴏɢᴛᴀ ᴋᴜᴜᴍᴜᴊɪɴᴀᴀʏᴏ ᴏɢᴏᴡ ᴅᴀʀᴇᴇɴᴋᴀɢᴀ sɪɪɪ ᴏᴏ ᴜғɪɪʀsᴏ ғɪᴄɪʟᴀᴅɪɪsᴀ ᴡxᴀ ᴜᴜ ɴᴏǫᴏɴ ᴋᴀʀᴀᴀ ǫᴏғᴋᴀ ᴀᴀᴅ sᴀɴᴀᴅᴏ ʙᴀᴅᴀɴ sᴜɢᴀʏsᴀʏ ʜᴀɴᴀ ᴅᴀɢᴅᴀɢɪɴ ..❤️💯 ᴢᴜʙᴀx ᴡɴɢsɴ💥
@jestoole💥
Ruuxad jamatee Qalbiga siisay
Haduu dal dheer kaa jiro
Soo muxibo awgeed indhuhu lama ilmeeyen🥲❤️🔥🫂🥺🥀
[[ HABEEN WNGSN MAI FMLY...💥 ]]🦋
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: "Maalinta Jimce waa labo iyo toban saacadood, lagama helo dhexdeeda addoon Muslim ah oo ilaahay wax waydiisanaya illaayo ilaahay waa siinayaa ee ku dhega saacadda ugu dambaysa casar dabadii."
Sadex gabdhood ayaa waxay ku dabaalanaayeen har ay biyo ku jiraan waxaa u yimid nin wato sakeel markaasu dhahay
Meesha kasoo baxa, waxay dhaheen aqli anagoo qaawan inaad na aragto ayaad rabtaa miyaaa masoo baxeyno ilaa aa adiga ka baxdo
Markaasuu dhahay war hooy aniga aragtidiina uma xiiso qabee ee waxaan u imid inaan quudiyo Yaxaasyada meesha iigu jira.
Gabar kasta iyadoo qeylineyso ay furdug kasoo dhahdey ar nafaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kwrn. Qof dhan soo kacay. Habeenkii. Waqtiyda danbe ⏱️
Ilahy hortiisa fafiisaty😭❤️ u ilmeenaaayo adi dartaaa 🥹😰
Oo ku arnaayo ilahyoow. Ruxaan ijecleesiisay haiga fogeenin 😭
Walhi waxaaa ad u xanuun badan. Markaa alee dahy xirr hadaneh 😭qofkaa jecshay ku fahmeenin🥹🙌
Ilahyoow inta. Cidlada loogtagy. Qalbiyafooda u daji😭🤞😩😮💨
Mai Fmly 👨👧👦manta idin kaa intaa inagaar siiyay adaaa umahad san tihiin❤️🤍dhmntin inin ka la aan tiina abar waaye💥❤️
Waxaa Jira Waji Aamin ah Oo QiyaaNole Noqon Kara😔
Waxaa Laga Yaapa Waji Qiyaanole☠ iNuu Qof Aamin eh Noqdo🙈
Xoolo AduunYo Dheyman💎Ayaa Ugu Qiimo Badan
Mar Haduu Feelso Noqdona Dhagaxa Ayaa Ka Qiimo Bdn😶
BARQO WngZN💫🥰
Boqolaal weji oo qurux badan waxaa ka fiican HAL qalbi oo daacad ah.
Haka Shallaynin inaad qof jeclaatay qofkaasna uu meel cido ah kaaga tagey ileen qofkaas wuxuu ku siiyay jaanis aad qof kuu qalma oo wanaagsan ku raadsato.
Haka shallaayin haddii aad qof daacad u noqotay xittaa haddii uusan u qalmin in daacad loo noqdo qofkaasi, dadka qaar waxay moodaan doqonimo inay kaa tahay daacnimada.
Ha siin wadnahaaga qof aan aqoon sida wax loo jeclaado.
Raali gelintu waa sifo dhif ah oo laga helo kuwa daacadda ah oo keliya.
Ha jeclaan qof aan Ilaahay SW jeclayn. Haddii ay ka fogaan karaan Ilaahay adna way kaa fogaan doonaan.
Haku khasaarin wakhtigaaga qof aan rabin inuu wakhtigiisa kula qaybsado.
Ma dhimaneysid haddii aad waydo qof aad jaceshahay Laakiin waxaad dhimaday marka aad waydo sharaftaada.
Ma jirto cid markasta Mashquul ah kaliya waxey ku xeran tahay Muhiimada Liiska aad qofkaasi ugu jirto.❤️👍💯🌙🥰
@jeestole
Muhiim ma ahan inaad Like ama comment ka bixiso bostigaan lkn waxaa muhiim ah inaad Joined dhahdo intaadan qoraalkaan aqrin markaad qoraalka aad aqrisayna aad ii dhoola caddeysay taasi waxay i tuseysaa inaad naguso biirtay
Mahadsanid
https://t.me/HADAFKEENA11
𝐒𝐇𝐄𝐄𝐊𝐎 𝐐𝐎𝐒𝐎𝐋 𝐁𝐀𝐃𝐀𝐍🤣🤣🤣
Mid Ayaa Aabihiis u Kiciyay Salaada Subax Si uu Utukado
Wuu Soobaxay Wuxuuna Seexday Barandada (balakoonka) Marki uumaqlay Inu Aabihiis soosocdo
Wuu istaagay Wuxuuna Gashaday Cabaayada Hooyadiis Wuuna Sujuuday si Ow u mujiyo Inu tukanayo
Aabihiis ayaa yimid Laad (darbo) Ayuu Dabada Kageliyay Wuxuuna Yiri: xali markaan kuu yeeray Waxaad ileedahay Miyaa Caado Aya iijoogto Been Leey.😂😂😂
Markaan lahaa guurku waa dab-damis iyo daawo dadbaa ila yaabbanaa😂😅
@Jeestole
King or queen WELCOME WELCOME JOIN DHEE please wixii dhiriigalina ayad naga heelaysa 🌹mar labaad welcome 💡
https://t.me/Hal_aburnimo
Endi mavjud! Telegram Tadqiqoti 2025 — yilning asosiy insaytlari 
