en
Feedback
πŸŒΉπ—§π—˜π—”π— ___π—˜π—‘π—§π—˜π—₯π—§π—”π—œπ—‘π— π—˜π—‘π—§πŸŒΉπŸ‡¦πŸ‡ͺ☜︎︎︎

πŸŒΉπ—§π—˜π—”π— ___π—˜π—‘π—§π—˜π—₯π—§π—”π—œπ—‘π— π—˜π—‘π—§πŸŒΉπŸ‡¦πŸ‡ͺ☜︎︎︎

Open in Telegram

Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.πŸ’―βœŠ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub πŸ“ Gacmo Furan Ku Soo Dhawow πŸ€·β€β™‚οΈ Nagu Soo Biir Oo nala qosalπŸ™ Β Β Β Β Β  Β Β Β Β Β Β Β 

Show more
4 544
Subscribers
No data24 hours
-227 days
-14030 days
Posts Archive
Ragga ugu liita waxay helaan dumarka ugu fiican Dumarka ugu liitana waxay helaan ragga ugu fiican Ragga ugu fiican iyo dumark
Ragga ugu liita waxay helaan dumarka ugu fiican Dumarka ugu liitana waxay helaan ragga ugu fiican Ragga ugu fiican iyo dumarka ugu fiicana, waxay ku kulmaan baraha bulshadaπŸ˜πŸ™‚πŸ˜‡

SHEEKO GAABAN OO QOSOL AHπŸ˜‚πŸ˜‚ Nin reer waqooyi ah ayaa xamar tagay wuxuu Guursadey gabadh reer kaaraan ah, Uur bay u qaaday markii ay umushay ayuu umulisadii waydiiyey waxa ay dhashay Xaaskiisu, maamadii umulisada ahayd ayaa ku tirl "igaarey dhashay" igaarna waligiis ma maqal, isagoo yaaban oo is leh war tolow igaarku ma bahal baa ayuu wuxuu u tagay nin sxbkiis ah oo isna reer waqooyi ah oo baryo ka soo horeeyay. wuxuu yiri waar xaaskeygi igaar bay dhashay ee waa maxay igaarku xarfaankli ku lahaa "marka uu ugu yar yahay waa libaax sadex jir ah"🀣🀣🀣

Noqo sida Daruurta oo kale aamusnaanteedu waa Har & Hoos , hadalkeeduna waa dhibco Rooba & Kheyr #Dulucda Hadaad doonto hadal
Noqo sida Daruurta oo kale aamusnaanteedu waa Har & Hoos , hadalkeeduna waa dhibco Rooba & Kheyr #Dulucda Hadaad doonto hadal wanaag ku hadal , ama aamusnaantaada ayaa wanaag kuugu filane halkaas ha dhaafin🀚 Subax WngznπŸ₯°

Waad ka tagi kartaa aduunka markaad seexato, laakiin markaan seexdo, riyadaydu adigay kaa bilaabataa.πŸ₯Ήβ€οΈπŸ’―πŸ“Œ
Waad ka tagi kartaa aduunka markaad seexato, laakiin markaan seexdo, riyadaydu adigay kaa bilaabataa.πŸ₯Ήβ€οΈπŸ’―πŸ“Œ

Sheeko Gaaban Oday ilig keliya ku hadhay oo maqaaxi ka quraacanaya ayaa waxa soo ag fadhiistay laba wiil midbaa kii kale ku yidhi aar bal telefanka ii dhib qofbaan wacanaya markaasu yidhi kii kale iligbaa ku hadhay oo sheegayay inu ka bilaa dab yahay odaygii o ismooday ayaa ku dharbaaxay wiil kii saxanku ku quraacanayay asago leh maxaa kaa galay iligayga πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Sideen ooga dhadhiciyaa qalbigii aad nxariistaada bartay in aad ka fogaatay luqadee ayaan oogu shegaa siduu na I fahmi.πŸ’”πŸ˜’
Sideen ooga dhadhiciyaa qalbigii aad nxariistaada bartay in aad ka fogaatay luqadee ayaan oogu shegaa siduu na I fahmi.πŸ’”πŸ˜’