🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎
前往频道在 Telegram
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏
显示更多4 545
订阅者
-324 小时
-237 天
-13930 天
帖子存档
Ragga ugu liita waxay helaan dumarka ugu fiican
Dumarka ugu liitana waxay helaan ragga ugu fiican
Ragga ugu fiican iyo dumarka ugu fiicana, waxay ku kulmaan baraha bulshada😁🙂😇
SHEEKO GAABAN OO QOSOL AH😂😂
Nin reer waqooyi ah ayaa xamar tagay wuxuu
Guursadey gabadh reer kaaraan ah,
Uur bay u qaaday markii ay umushay ayuu umulisadii
waydiiyey waxa ay dhashay Xaaskiisu,
maamadii umulisada ahayd ayaa ku tirl "igaarey dhashay"
igaarna waligiis ma maqal, isagoo yaaban oo is leh war tolow igaarku ma bahal baa ayuu wuxuu u tagay nin sxbkiis ah oo isna reer waqooyi ah oo baryo ka soo horeeyay.
wuxuu yiri waar xaaskeygi igaar bay dhashay ee waa
maxay igaarku xarfaankli ku lahaa "marka uu ugu yar yahay waa libaax sadex jir ah"🤣🤣🤣
Noqo sida Daruurta oo kale aamusnaanteedu waa Har & Hoos , hadalkeeduna waa dhibco Rooba & Kheyr
#Dulucda
Hadaad doonto hadal wanaag ku hadal , ama aamusnaantaada ayaa wanaag kuugu filane halkaas ha dhaafin🤚 Subax Wngzn🥰
Waad ka tagi kartaa aduunka markaad seexato, laakiin markaan seexdo, riyadaydu adigay kaa bilaabataa.🥹❤️💯📌
Sheeko Gaaban
Oday ilig keliya ku hadhay oo maqaaxi ka quraacanaya ayaa waxa soo ag fadhiistay laba wiil midbaa kii kale ku yidhi aar bal telefanka ii dhib qofbaan wacanaya markaasu yidhi kii kale iligbaa ku hadhay oo sheegayay inu ka bilaa dab yahay odaygii o ismooday ayaa ku dharbaaxay wiil kii saxanku ku quraacanayay asago leh maxaa kaa galay iligayga 😂😂😂
Ninbaa gabyay oo wuxu yidhi
Dumarkiyo dabayshiyo maxaa doobka kala haysta☝️😂😂
Sideen ooga dhadhiciyaa qalbigii aad nxariistaada bartay in aad ka fogaatay luqadee ayaan oogu shegaa siduu na I fahmi.💔😢
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
