πΉπ§πππ ___ππ‘π§ππ₯π§πππ‘π ππ‘π§πΉπ¦πͺβοΈοΈοΈ
Kanalga Telegramβda oβtish
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.π―β Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub π Gacmo Furan Ku Soo Dhawow π€·ββοΈ Nagu Soo Biir Oo nala qosalπ Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β
Ko'proq ko'rsatish4 544
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
-227 kunlar
-14030 kunlar
Postlar arxiv
Ragga ugu liita waxay helaan dumarka ugu fiican
Dumarka ugu liitana waxay helaan ragga ugu fiican
Ragga ugu fiican iyo dumarka ugu fiicana, waxay ku kulmaan baraha bulshadaπππ
SHEEKO GAABAN OO QOSOL AHππ
Nin reer waqooyi ah ayaa xamar tagay wuxuu
Guursadey gabadh reer kaaraan ah,
Uur bay u qaaday markii ay umushay ayuu umulisadii
waydiiyey waxa ay dhashay Xaaskiisu,
maamadii umulisada ahayd ayaa ku tirl "igaarey dhashay"
igaarna waligiis ma maqal, isagoo yaaban oo is leh war tolow igaarku ma bahal baa ayuu wuxuu u tagay nin sxbkiis ah oo isna reer waqooyi ah oo baryo ka soo horeeyay.
wuxuu yiri waar xaaskeygi igaar bay dhashay ee waa
maxay igaarku xarfaankli ku lahaa "marka uu ugu yar yahay waa libaax sadex jir ah"π€£π€£π€£
Noqo sida Daruurta oo kale aamusnaanteedu waa Har & Hoos , hadalkeeduna waa dhibco Rooba & Kheyr
#Dulucda
Hadaad doonto hadal wanaag ku hadal , ama aamusnaantaada ayaa wanaag kuugu filane halkaas ha dhaafinπ€ Subax Wngznπ₯°
Waad ka tagi kartaa aduunka markaad seexato, laakiin markaan seexdo, riyadaydu adigay kaa bilaabataa.π₯Ήβ€οΈπ―π
Sheeko Gaaban
Oday ilig keliya ku hadhay oo maqaaxi ka quraacanaya ayaa waxa soo ag fadhiistay laba wiil midbaa kii kale ku yidhi aar bal telefanka ii dhib qofbaan wacanaya markaasu yidhi kii kale iligbaa ku hadhay oo sheegayay inu ka bilaa dab yahay odaygii o ismooday ayaa ku dharbaaxay wiil kii saxanku ku quraacanayay asago leh maxaa kaa galay iligayga πππ
Ninbaa gabyay oo wuxu yidhi
Dumarkiyo dabayshiyo maxaa doobka kala haystaβοΈππ
Sideen ooga dhadhiciyaa qalbigii aad nxariistaada bartay in aad ka fogaatay luqadee ayaan oogu shegaa siduu na I fahmi.ππ’
Endi mavjud! Telegram Tadqiqoti 2025 β yilning asosiy insaytlari 
