ch
Feedback
Ereyo jacayl

Ereyo jacayl

前往频道在 Telegram

Salaam!✋💐 -Soo dhawaada walaalayaal Halkani waa ereyo jecel # waxan bilaabnay sameyta Loogada iyo boorarka # Nagula soo xariir #618164025 wixii Fikrad Ah Halkaan igala soo xiriir https://t.me/aadan123

显示更多

📈 Telegram 频道 Ereyo jacayl 的分析概览

频道 Ereyo jacayl (@aadan123) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 14 790 名订阅者,在 动机与名言 类别中位列第 1 755,并在 索马里 地区排名第 552

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 14 790 名订阅者。

根据 23 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -351,过去 24 小时变化为 -3,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 10.71%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 0 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Salaam!✋💐 -Soo dhawaada walaalayaal Halkani waa ereyo jecel # waxan bilaabnay sameyta Loogada iyo boorarka # Nagula soo xariir #618164025 wixii Fikrad Ah Halkaan igala soo xiriir https://t.me/aadan123

凭借高频更新(最新数据采集于 24 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 动机与名言 类别中的关键影响点。

14 790
订阅者
-324 小时
-617
-35130
帖子存档
Ereyo__jecel inan soo qoraa rabay waaba iska daayey sababtoo ah wax ma saareysiin noh #Dr___Ak

Sideen ku jeclaan waayay, jacaylkaygiiyow? garaaca wadnaheygu ma xasilo hadaan maqlo codkaaga, fawdadaada iyo garaaca dareenk
Sideen ku jeclaan waayay, jacaylkaygiiyow? garaaca wadnaheygu ma xasilo hadaan maqlo codkaaga, fawdadaada iyo garaaca dareenkaaga. Sideen ku jeclaan waayay iyadoo ay naftaydu ku aragto kaliya? Sideen kuu jeclaan waayay iyadoo naftaydu aanay nasanayn la'aantaada? Sideen ku jeclaan waayay iyadoo naftaydu aanay dareemin ammaan iyo ammaan la'aanteed? Keligay waxaad tahay amiirad jacayl iyo cibaado leh, oo qalbigaygana gacantaadaad ku haysaa Sideen qof kale u jeclaan karaa.. ❣️ #Dr__Ak

Hadaad cudur haysta Ka cuudi is leeday Qof ciil ku barbaaray Cuqdadi kama guurto #Dr__Ak
Hadaad cudur haysta Ka cuudi is leeday Qof ciil ku barbaaray Cuqdadi kama guurto #Dr__Ak

Dumarka seddex baa laga ilaaliyaa; Xushmad darro. Xoolo la'aan. iyo xaas kale. #Dr___Ak

Lawadaag asxaabtaada, oo share garee. https://youtu.be/cWtIUu4-zq8
Lawadaag asxaabtaada, oo share garee. https://youtu.be/cWtIUu4-zq8

Kuuma ballan qaadi doono in noloshu ay ii qummanaan doonto, laakiin waxaan kuu ballan qaadayaa in dhammaadka maalin kasta aad
Kuuma ballan qaadi doono in noloshu ay ii qummanaan doonto, laakiin waxaan kuu ballan qaadayaa in dhammaadka maalin kasta aad heli doonto garab ku taageera oo taageeraya welwelkaaga,💯✨😘 #Dr____Ak

Marwalba Nolosha Nasiibka kula Joogi Maayo Lakiinse Daqiiqad Walba Nolosha Ilaahay Baa Ku Ag-Jooga Xasuusnow🩷 #Dr___Ak
Marwalba Nolosha Nasiibka kula Joogi Maayo Lakiinse Daqiiqad Walba Nolosha Ilaahay Baa Ku Ag-Jooga Xasuusnow🩷 #Dr___Ak

Dunidaa xadidanee Dadka waan ka doorte Dunidaan u jeclahay ✅ Dooqeyga weeyee Ii doona gabadhaa Waan doortayeee ♥️ #Dr___Ak
Dunidaa xadidanee Dadka waan ka doorte Dunidaan u jeclahay ✅ Dooqeyga weeyee Ii doona gabadhaa Waan doortayeee ♥️ #Dr___Ak

Sirta nolosha waa dumarka nafta raaxadeedna waa dumar wixii kasoo harana waa mala awaal 😅 Ma isku raacnay😂......... #Dr____
Sirta nolosha waa dumarka nafta raaxadeedna waa dumar wixii kasoo harana waa mala awaal 😅 Ma isku raacnay😂......... #Dr____Ak

Aad baan kuu jeclahay indhaheygu way u ilumiyaan jecelkaaga, codkaaguna wuu i bogsiiyaa.❤🤞
Aad baan kuu jeclahay indhaheygu way u ilumiyaan jecelkaaga, codkaaguna wuu i bogsiiyaa.❤🤞

Anigoo yar baan Axdi kula galoo Kuu dhiibay ubax Iyo agab jacayl Illaa iyo hadana Eegmada cid kale Ma ishaarto oo Uurkaad ku
Anigoo yar baan Axdi kula galoo Kuu dhiibay ubax Iyo agab jacayl Illaa iyo hadana Eegmada cid kale Ma ishaarto oo Uurkaad ku taal Caashaq iyo caruur Caruurnimadadii jecel muku  soo maraty ? #Dr__Ak

Riyadi burburtaay Run baan moodee Rafaadka jaceylka Run baa u arkaaa #Dr___Ak
Riyadi burburtaay Run baan moodee Rafaadka jaceylka Run baa u arkaaa #Dr___Ak

Duruufo ka wayn intayda Anoo galin soo dabaashay Jacaylku qof uu dulaystay Sawtaad ku dabiibtay kaaga Anoo dulmiyada xidhiidh
Duruufo ka wayn intayda Anoo galin soo dabaashay Jacaylku qof uu dulaystay Sawtaad ku dabiibtay kaaga Anoo dulmiyada xidhiidhka Mar hore deebaaq ka leefay Naftuu dacar soo dhansiiyay Sawtaad malab dooca siisay Rasuul dakharkayga goorsan Rabigu u diraad ahayde Dunjiga nabarkii ku yaalay Adaa ku daweeyay maalin Ragaa dunideena jooga Anaan kugu doorsanayne hadaan dadka kaa jeclaaday Dabciga haygala fogaanin Adaan kugu doogsadaaye Indhaha muuqaaga doona Agtaaday door bideene La joog haku daawadaane #Dr___Ak

Isku soo laabasho wanaagsan Asxbtaayda Qaliga 15 bilod kadib

Saxibyaaal Gacanto Waa qalfoofee Qalbiga idinka salaaamay 🖐🤚🤚🤚🖖🖖❤️❤️👌👌

Haddaad tahy qof dhalinyara ah oo raba inuu lacag sameeyo, muuqaalkani waa kaagii ee soo daawo. Wixii aad ka faa'iidana note-
Haddaad tahy qof dhalinyara ah oo raba inuu lacag sameeyo, muuqaalkani waa kaagii ee soo daawo. Wixii aad ka faa'iidana note-garayso. https://youtu.be/OjjmLYyBTPU?si=ya1RPFpLpdtjLd-Y

Awoodda maskaxdu leedahay iyo dayaca aynnu ku samayno ismalaha. Haddii aad rabto isbadal macna leh muuqaalkan soo daawo, oo s
Awoodda maskaxdu leedahay iyo dayaca aynnu ku samayno ismalaha. Haddii aad rabto isbadal macna leh muuqaalkan soo daawo, oo subscribe-tana ha illaawina jaalleyaal. Link-gu waxa uu yaalaa commentga ee ka soo daawada. https://youtu.be/l8ZqltqvF_k?si=Bx5ulwluozaq-xBk

Soo dhaawo Cumar Binu Khadaab. Subscribena hannaga ilaawin. Linkga hoosena ka soo daawo. https://youtu.be/NZTls718E2s
Soo dhaawo Cumar Binu Khadaab. Subscribena hannaga ilaawin. Linkga hoosena ka soo daawo. https://youtu.be/NZTls718E2s

Soo daawo taariikhda abubakar. Taabana linkaga buluga ee hoose https://youtu.be/lak7Zv-f-7g
Soo daawo taariikhda abubakar.  Taabana linkaga buluga ee hoose https://youtu.be/lak7Zv-f-7g

Sirta isbedelka iyo guusha. Dr. Ibtahim Al-Fiqi. Linkga hoose ka daawo. https://youtu.be/T4ghthPO6rA
Sirta isbedelka iyo guusha. Dr. Ibtahim Al-Fiqi. Linkga hoose ka daawo. https://youtu.be/T4ghthPO6rA