EREYO JACEYL🖤❤️🔗
Open in Telegram
Kusoo dhawow Ereyo jaceyl waxaa sharaf weyn inoo ah inaad naso booqatay kana mid noqotay bulsho weynta nagu xiran kanaalkan waxaad ka heli doonta :- ▪︎Dhiiri gelin ▪︎ Ereyo jaceyl ▪︎ xikmado ku saabsan nolosha ▪︎Talooyin ▪︎ Qisooyin
Show more6 260
Subscribers
+1124 hours
+107 days
+4030 days
Data loading in progress...
Similar Channels
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
September '26
September '26
+37
in 0 channels
August '26
+144
in 0 channels
Get PRO
July '26
+84
in 0 channels
Get PRO
June '26
+98
in 0 channels
Get PRO
May '26
+83
in 0 channels
Get PRO
April '26
+98
in 0 channels
Get PRO
March '26
+96
in 0 channels
Get PRO
February '26
+100
in 0 channels
Get PRO
January '26
+166
in 0 channels
Get PRO
December '25
+119
in 0 channels
Get PRO
November '25
+120
in 0 channels
Get PRO
October '25
+76
in 1 channels
Get PRO
September '25
+148
in 0 channels
Get PRO
August '25
+142
in 0 channels
Get PRO
July '25
+181
in 0 channels
Get PRO
June '25
+176
in 0 channels
Get PRO
May '25
+242
in 0 channels
Get PRO
April '25
+257
in 0 channels
Get PRO
March '25
+236
in 0 channels
Get PRO
February '25
+217
in 0 channels
Get PRO
January '25
+402
in 0 channels
Get PRO
December '24
+319
in 0 channels
Get PRO
November '24
+458
in 0 channels
Get PRO
October '24
+394
in 0 channels
Get PRO
September '24
+194
in 0 channels
Get PRO
August '24
+264
in 0 channels
Get PRO
July '24
+289
in 0 channels
Get PRO
June '24
+284
in 0 channels
Get PRO
May '24
+249
in 0 channels
Get PRO
April '24
+274
in 2 channels
Get PRO
March '24
+274
in 0 channels
Get PRO
February '24
+300
in 2 channels
Get PRO
January '24
+168
in 0 channels
Get PRO
December '23
+85
in 0 channels
Get PRO
November '23
+55
in 0 channels
Get PRO
October '23
+99
in 0 channels
Get PRO
September '23
+37
in 0 channels
Get PRO
August '23
+82
in 0 channels
Get PRO
July '23
+172
in 0 channels
Get PRO
June '23
+110
in 0 channels
Get PRO
May '23
+72
in 0 channels
Get PRO
April '23
+122
in 0 channels
Get PRO
March '23
+174
in 0 channels
Get PRO
February '23
+126
in 0 channels
Get PRO
January '23
+125
in 0 channels
Get PRO
December '22
+83
in 0 channels
Get PRO
November '22
+59
in 0 channels
Get PRO
October '22
+76
in 0 channels
Get PRO
September '22
+148
in 0 channels
Get PRO
August '22
+421
in 0 channels
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 08 September | +3 | |||
| 07 September | +13 | |||
| 06 September | +6 | |||
| 05 September | +3 | |||
| 04 September | +3 | |||
| 03 September | +3 | |||
| 02 September | +3 | |||
| 01 September | +3 |
Channel Posts
| 2 | 🚀 BARO SEO – KA SOO MUUQO BOGGA KOOBAAD EE GOOGLE.
Nagu dooro: 𝘼𝙢𝙢𝙖𝙖𝙣𝙤, 𝘿𝙖𝙜𝙙𝙖𝙜𝙨𝙞𝙞𝙢𝙤 & 𝙎𝙪𝙜𝙣𝙖𝙖𝙣.
Wixii faahfaahin naga soo wac
𝙒𝙝𝙖𝙩𝙨𝘼𝙥𝙥: +252 634491475 | +252 683784261 | 168 |
| 3 | Noqo Khabiir SEO oo Lacag Ka Samee Internet-ka | 167 |
| 4 | Suuratu <<الكهف>>
kaliya Maahan suurad ee waa nuurka maalinka Jimcaha 🫀🩹
Badi Xuska Alle 💙🫀
Ku qurxiso maalintaan jimcahaa ee eebo nasiibka kuu siiyay saliga suubanaha
❤🤍📿😍
اللهم صل وسلم على نبينا محمد🤍
صلوا على النبي ﷺ❤🩹❤🤍📿 | 1 360 |
| 5 | Qalbigan Kaligaa Kusiiyay
Qof Kale Kula Yeelan Maayo
Halkaan Qasri Kaaga Taagay
Qayrkaa Boos Kama Helaayo | 1 251 |
| 6 | https://www.facebook.com/share/v/1EMjNxHkcg/?mibextid=wwXIfr | 910 |
| 7 | https://www.facebook.com/share/p/1BxmTCHGZW/?mibextid=wwXIfr | 152 |
| 8 | https://www.facebook.com/share/p/1Gi85yFvg1/?mibextid=wwXIfr | 65 |
| 9 | Hal talo dhalinyaro !!
Internet fiican, laptop, iyo wakhti haddii aad hayso, fadlan AI wakhti gali.
Prompt waxaad ku sameyn kartaa: Chat Gpt, Claude, iyo Gemini
Waxbarasho iyo cilmi baadhis waxaad ka baran kartaa: Notebook LM
Video generation: waxaad ku sameyn kartaa: Runway ML, Higsfield, Midjourney, iyo VEO3
Cod waxaad ku sameyn kartaa: Eleven labs
Luuqada English waxaad la practice gareyn kartaa: Sesame
Intaas wixii ka dambeeya, AI automation, iyo AI agents fiiri, iyo sida aad dhaqaale uga sameyn karto.
We all can, lets give it a try !! | 1 220 |
| 10 | Join me and get yours! Sign up and complete tasks, let's earn USDC rewards together! https://www.binance.com/referral/earn-together/refer2earn-usdc/claim?hl=en&ref=GRO_28502_DCPT1&utm_source=referral_entrance&utm_medium=app_share_link_telegram | 1 |
| 11 | WAR DAG DAG : Sacuudiga oo ku dhawaaqay in Barito Ramadaan 1 tahay. Hala ogaaday bari waa Ramadaan waana la soomayaa.
Ramadaan Mubaarak | 1 214 |
| 12 | Caawa 15-ka Shacbaan, rabiyow Dadka aad u danbi dhaafayso nagu dar.🤲💕 | 1 522 |
| 13 | Iska iloow cid kasta, naftaada ku mashquul ✨💯
Dadku way iska hadlayaan mar walba, Laakiin guushaadu waa mid adiga kugu eg, kana bilaabanta go'aamadaada.🔥 | 1 473 |
| 14 | Guurka Guuleysta Wuxuu Ku Dhisan
Yahay 6— Qodob Oo Muhiim Ah... 👩❤️👨🏗️
1—"Is-faham & Wadahadal
Joogto Ah" 🗣️🤝
Lammaanuhu waa inay si
furan u wada hadlaan, u
dhageystaan aragtida midba
midka kale, kana wada
shaqeeyaan xalinta
khilaafaadka.
2—Kalsooni & Daacadnimo 🔒❤️
Guur aan kalsooni lahayn
ma sii jiro; run sheegiddu iyo
daacadnimadu waa tiirka ugu
weyn ee xiriirka.
3—"Ixtiraam Isku Mid Ah" 👑🤍
Mid walba waa inuu qadariyaa
dareenka, fikirka iyo xuduudaha
kan kale—xitaa marka la isku
khilaafsan yahay.
4—"Dulqaad & Samir" 🕊️⏳
Noloshu mar walba ma
sahlana; guurka guuleysta
wuxuu u baahan yahay dulqaad
marka imtixaannadu
yimaadaan.
5—"Mas’uuliyad Wadajir Ah" ⚖️💪
Guurku waa safar wadajir
ah—go’aannada, culayska iyo
farxaddaba waa in si wadajir
ah loo qaadaa.
6—"Daryeel labada dhinac ah"💞🌱
Jacaylku wuu koraa marka
la daryeelo; erayo wanaagsan,
ficillo yaryar, iyo waqtiga la
wada qaato ayaa sii xoojiya. | 1 633 |
| 15 | Alle hadada isku xiirto ma dareemi doontid in ay wax ka maqan yihiin mar walba aad alle u dhawaato waxaad dareemi doonta xasilooni Iyo farxad🤍 | 1 686 |
| 16 | Qalbigan Kaligaa Kusiiyay
Qof Kale Kula Yeelan Maayo
Halkaan Qasri Kaaga Taagay
Qayrkaa Boos Kama Helaayo | 1 777 |
| 17 | Mararka qaar qofku ma oga qiimaha jaceylka ilaa uu bilaabo inuu dareemo inuu lumiyo hadaba maxaa keena ?
Halkan ka aqriso https://shorturl.at/cR1sW | 1 772 |
| 18 | Waxa aan niyeystaa
Adigoo naruuriyo
Nolol ilawadaagoo
Xaaskeyga noqotay❤️ | 1 780 |
| 19 | Maalintaan ku bartey ilaa Maanta jacaylkan kuu qaaday ayaan Weli ku haayaa qaaligeygiyow✨😘🫶😭🫀❤️🩹❤️ | 1 720 |
| 20 | Farxadu ma waarto ,Murugtu Ma waarto,Hantidu ma Waarto, Cafimadku ma Waaro , Aduunyadu Ma waarto.
Ilaah kaliya ayaa Waara ilaah ka Baq isagaa xagiisa loo Laabanayaa. ان الله حي لا يموت | 1 609 |
