fa
Feedback
EREYO JACEYL🖤❤️🔗

EREYO JACEYL🖤❤️🔗

رفتن به کانال در Telegram

Kusoo dhawow Ereyo jaceyl waxaa sharaf weyn inoo ah inaad naso booqatay kana mid noqotay bulsho weynta nagu xiran kanaalkan waxaad ka heli doonta :- ▪︎Dhiiri gelin ▪︎ Ereyo jaceyl ▪︎ xikmado ku saabsan nolosha ▪︎Talooyin ▪︎ Qisooyin

نمایش بیشتر
6 245
مشترکین
+124 ساعت
+27 روز
+3130 روز

در حال بارگیری داده...

کانال‌های مشابه
ابر برچسب‌ها
هیچ داده‌ای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
سپتامبر '26
سپتامبر '26
+15
در 0 کانال‌ها
اوت '26
+144
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '26
+84
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '26
+98
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '26
+83
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '26
+98
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '26
+96
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '26
+100
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '26
+166
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '25
+119
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '25
+120
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '25
+76
در 1 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '25
+148
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '25
+142
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '25
+181
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '25
+176
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '25
+242
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '25
+257
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '25
+236
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '25
+217
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '25
+402
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '24
+319
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '24
+458
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '24
+394
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '24
+194
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '24
+264
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '24
+289
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '24
+284
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '24
+249
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '24
+274
در 2 کانال‌ها
Get PRO
مارس '24
+274
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '24
+300
در 2 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '24
+168
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '23
+85
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '23
+55
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '23
+99
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '23
+37
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '23
+82
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '23
+172
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '23
+110
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '23
+72
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '23
+122
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '23
+174
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '23
+126
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '23
+125
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '22
+83
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '22
+59
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '22
+76
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '22
+148
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '22
+421
در 0 کانال‌ها
تاریخ
رشد مشترکین
اشارات
کانال‌ها
05 سپتامبر+3
04 سپتامبر+3
03 سپتامبر+3
02 سپتامبر+3
01 سپتامبر+3
پست‌های کانال
2
🚀 BARO SEO – KA SOO MUUQO BOGGA KOOBAAD EE GOOGLE. Nagu dooro: 𝘼𝙢𝙢𝙖𝙖𝙣𝙤, 𝘿𝙖𝙜𝙙𝙖𝙜𝙨𝙞𝙞𝙢𝙤 & 𝙎𝙪𝙜𝙣𝙖𝙖𝙣. Wixi
🚀 BARO SEO – KA SOO MUUQO BOGGA KOOBAAD EE GOOGLE. Nagu dooro: 𝘼𝙢𝙢𝙖𝙖𝙣𝙤, 𝘿𝙖𝙜𝙙𝙖𝙜𝙨𝙞𝙞𝙢𝙤 & 𝙎𝙪𝙜𝙣𝙖𝙖𝙣. Wixii faahfaahin naga soo wac 𝙒𝙝𝙖𝙩𝙨𝘼𝙥𝙥: +252 634491475 | +252 683784261
168
3
Noqo Khabiir SEO oo Lacag Ka Samee Internet-ka
Noqo Khabiir SEO oo Lacag Ka Samee Internet-ka
167
4
Suuratu <<الكهف>> kaliya Maahan suurad ee waa nuurka maalinka Jimcaha 🫀🩹 Badi Xuska Alle 💙🫀 Ku qurxiso maalin
Suuratu <<الكهف>> kaliya Maahan suurad ee waa nuurka maalinka Jimcaha 🫀🩹 Badi Xuska Alle 💙🫀 Ku qurxiso maalintaan jimcahaa ee eebo nasiibka kuu siiyay saliga suubanaha ❤🤍📿😍 اللهم صل وسلم على نبينا محمد🤍 صلوا على النبي ﷺ❤‍🩹❤🤍📿
1 360
5
Qalbigan Kaligaa Kusiiyay Qof Kale Kula Yeelan Maayo Halkaan Qasri Kaaga Taagay Qayrkaa Boos Kama Helaayo
Qalbigan Kaligaa Kusiiyay Qof Kale Kula Yeelan Maayo Halkaan Qasri Kaaga Taagay Qayrkaa Boos Kama Helaayo
1 251
6
https://www.facebook.com/share/v/1EMjNxHkcg/?mibextid=wwXIfr
910
7
https://www.facebook.com/share/p/1BxmTCHGZW/?mibextid=wwXIfr
152
8
https://www.facebook.com/share/p/1Gi85yFvg1/?mibextid=wwXIfr
65
9
Hal talo dhalinyaro !! Internet fiican, laptop, iyo wakhti haddii aad hayso, fadlan AI wakhti gali. Prompt waxaad ku sameyn kartaa: Chat Gpt, Claude, iyo Gemini Waxbarasho iyo cilmi baadhis waxaad ka baran kartaa: Notebook LM Video generation: waxaad ku sameyn kartaa: Runway ML, Higsfield, Midjourney, iyo VEO3 Cod waxaad ku sameyn kartaa: Eleven labs Luuqada English waxaad la practice gareyn kartaa: Sesame Intaas wixii ka dambeeya, AI automation, iyo AI agents fiiri, iyo sida aad dhaqaale uga sameyn karto. We all can, lets give it a try !!
1 220
10
Join me and get yours! Sign up and complete tasks, let's earn USDC rewards together! https://www.binance.com/referral/earn-together/refer2earn-usdc/claim?hl=en&ref=GRO_28502_DCPT1&utm_source=referral_entrance&utm_medium=app_share_link_telegram
1
11
WAR DAG DAG : Sacuudiga oo ku dhawaaqay in Barito Ramadaan 1 tahay. Hala ogaaday bari waa Ramadaan waana la soomayaa. Ramadaa
WAR DAG DAG : Sacuudiga oo ku dhawaaqay in Barito Ramadaan 1 tahay. Hala ogaaday bari waa Ramadaan waana la soomayaa. Ramadaan Mubaarak
1 214
12
Caawa 15-ka Shacbaan, rabiyow Dadka aad u danbi dhaafayso nagu dar.🤲💕
1 522
13
Iska iloow cid kasta, naftaada ku mashquul ✨💯 Dadku way iska hadlayaan mar walba, Laakiin guushaadu waa mid adiga kugu eg, k
Iska iloow cid kasta, naftaada ku mashquul ✨💯 Dadku way iska hadlayaan mar walba, Laakiin guushaadu waa mid adiga kugu eg, kana bilaabanta go'aamadaada.🔥
1 473
14
Guurka Guuleysta Wuxuu Ku Dhisan Yahay 6— Qodob Oo Muhiim Ah... 👩‍❤️‍👨🏗️ 1—"Is-faham & Wadahadal Joogto Ah" 🗣️🤝 Lammaanu
Guurka Guuleysta Wuxuu Ku Dhisan Yahay 6— Qodob Oo Muhiim Ah... 👩‍❤️‍👨🏗️ 1—"Is-faham & Wadahadal Joogto Ah" 🗣️🤝 Lammaanuhu waa inay si furan u wada hadlaan, u dhageystaan aragtida midba midka kale, kana wada shaqeeyaan xalinta khilaafaadka. 2—Kalsooni & Daacadnimo 🔒❤️ Guur aan kalsooni lahayn ma sii jiro; run sheegiddu iyo daacadnimadu waa tiirka ugu weyn ee xiriirka. 3—"Ixtiraam Isku Mid Ah" 👑🤍 Mid walba waa inuu qadariyaa dareenka, fikirka iyo xuduudaha kan kale—xitaa marka la isku khilaafsan yahay. 4—"Dulqaad & Samir" 🕊️⏳ Noloshu mar walba ma sahlana; guurka guuleysta wuxuu u baahan yahay dulqaad marka imtixaannadu yimaadaan. 5—"Mas’uuliyad Wadajir Ah" ⚖️💪 Guurku waa safar wadajir ah—go’aannada, culayska iyo farxaddaba waa in si wadajir ah loo qaadaa. 6—"Daryeel labada dhinac ah"💞🌱 Jacaylku wuu koraa marka la daryeelo; erayo wanaagsan, ficillo yaryar, iyo waqtiga la wada qaato ayaa sii xoojiya.
1 633
15
Alle hadada isku xiirto ma dareemi doontid in ay wax ka maqan yihiin mar walba aad alle u dhawaato waxaad dareemi doonta xasilooni Iyo farxad🤍
1 686
16
Qalbigan Kaligaa Kusiiyay Qof Kale Kula Yeelan Maayo Halkaan Qasri Kaaga Taagay Qayrkaa Boos Kama Helaayo
Qalbigan Kaligaa Kusiiyay Qof Kale Kula Yeelan Maayo Halkaan Qasri Kaaga Taagay Qayrkaa Boos Kama Helaayo
1 777
17
Mararka qaar qofku ma oga qiimaha jaceylka ilaa uu bilaabo inuu dareemo inuu lumiyo hadaba maxaa keena ? Halkan ka aqriso htt
Mararka qaar qofku ma oga qiimaha jaceylka ilaa uu bilaabo inuu dareemo inuu lumiyo hadaba maxaa keena ? Halkan ka aqriso https://shorturl.at/cR1sW
1 772
18
Waxa aan niyeystaa Adigoo naruuriyo Nolol ilawadaagoo Xaaskeyga noqotay❤️
Waxa aan niyeystaa Adigoo naruuriyo Nolol ilawadaagoo Xaaskeyga noqotay❤️
1 780
19
Maalintaan ku bartey ilaa Maanta jacaylkan kuu qaaday ayaan Weli ku haayaa qaaligeygiyow✨😘🫶😭🫀❤️‍🩹❤️
Maalintaan ku bartey ilaa Maanta jacaylkan kuu qaaday ayaan Weli ku haayaa qaaligeygiyow✨😘🫶😭🫀❤️‍🩹❤️
1 720
20
Farxadu ma waarto ,Murugtu Ma waarto,Hantidu ma Waarto, Cafimadku ma Waaro , Aduunyadu Ma waarto. Ilaah kaliya ayaa Waara ilaah ka Baq isagaa xagiisa loo Laabanayaa. ان الله حي لا يموت
1 609