cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

AL XAKIIM CHANNEL

Hankiinu yuusan noqon kaliya inaad Aduunka heer sare ka gaadhaan, balse waa in Hankiinu noqdaa meel ka saraysa halkaas oo ah raali ahaanshaha Allaah iyo Janadiisa. Waxadna si toos inoola soo xiriiri kartaan @Macruf_Somali

Show more
Finland374The language is not specifiedReligion & Spirituality5 640
Advertising posts
14 973
Subscribers
+624 hours
+247 days
+19630 days
Posting time distributions

Data loading in progress...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Publication analysis
PostsViews
Shares
Views dynamics
01
Hadalka dadka waa sida dhagxaanta waaweyn oo kale, labo midood ayaad ka dhigan kartaa; - inaad dhabarkaaga ku qaadid haku jabee, ama - inaad dabakhyo iyo fooqaq ka dhisatid cagahaaga hoostooda kadib aad sara martid ood guulaysatid.
3120Loading...
02
Imaam Xasan Albasri Ilaahay u naxriiste mar uu ka hadlay dadka Allaah u carooda astaahamaha lagu garan garo wuxuu yiri: "Adoonka ilaahay inuu u carooday waxaa Lagu gartaa; waqtigiisa ayaa ka dayacama oo wax aan faa'ido u laheyn ayuu waqtigiisa ku bixiyaa".
4311Loading...
03
Maahmaah ama (xikmad) cusmaani ah baa waxa ay oranaysaa: Hadii aan codadka caruurta laga maqlin safafka danbe ee masaajidka, waxaa waajib nagu ah inaan ka walwalno jiilalka soo socda.
5603Loading...
04
Geediga kumanaanka mayl ahi waxa uu ka bilawdaa hal tillaabo.
6032Loading...
05
Haddii dalkaaga ay dhaqaale xumo ba'an ka jirto oo aadna rabto in aad inta guursato aad ilmo dhasho, waa xaalad adag. Balse taasi waxaa ka sii daran marka Carruurtaada weynaadaan oo ayna ku waydiiyaan, waxii aad qabanaysay marka dadku ay dalka ka tahriibayeen...😅 FG: Aniga in dalka laga tahriibo idinku dhiiragelin maayo lkn waxa usoo qaatay uun tusaalaha dhow aan wax idinku fahansiin karo.
6121Loading...
06
Inta aadan saaxiib sameysan iska eeg saxibka aad sameysaneysid haddii uu xun yahay ama uu san yahay, waayo sxbkaaga waa midka sabab u noqon kara inuu tubta toosan kugu hago ama kaa weeciyo.
6741Loading...
07
Dagaalyahankii Carbeed ee lagu magacaabi jiray Cantara Bin Sidaad ayaa maalin wuxuu ka Cararay Dibi careysan!. Markaas ayaa dadkii waxa ay weydiiyeen: "Cantarow ma adigoo geesi ah ayaad Dibi ka Carareysaa".Wuxuu ku jawaabay: "Dibbiga yaa u sheegaya inaan Cantara ahay!" Cantara wuxuu ahaa Geesi caan ah oo Carab ah wuxuuna noolaa dhowr qarniyo ka hor, mana uusan ahayn qof Muslim ah oo wuxuu ahaa Nin mushrik ah balse wuxuu ogaa in Allaah uu keli yahay oo Carshigana uu ka sareeyo Allaah lkn ma uusan rumeysanayn Allaah. Dhammaan dadka Carabta marka ay ka hadlayaan Geesinimmada waxay usoo qaadataa Cantara maadaama uu ahaa Geesi iyo Dagaalyahan Fariid ah.
7470Loading...
08
Ibnul alqayyim Alle ha u naxariistee wuxu yidhi Dadka salada dukada waxay u qeybsaman 5 qeybod: 1- Mid Alle ayaa ku ciqaabo Salaadiisa. Waa kan aan Dan kalaheyn oo aan la, imaan wesada, tiirarka, waajibaadka, iyo shuruudaha saladu ledahay 2- Midna Alle ayaa ku xisaabiyo Salaadiisa. Waa kan dhameya ee oofiya tiirarka wajibadka, iyo shuruudaha saladu ledahay? Hasa ahaatee marki uu salada galay ilaa uu ka baxay aan garanen waxa uu ku hadlay! Maskaxdiisuna tahay mid baxsaned ilaa uu ka yidhi asalamu caleykum oo waliba ah mid dagdagaya si uu uqabsado howlihiisa aduun 3- Midna Alle ayaa ugu kafaara gudo Salaadiisa. Waa kan gutay tiirarka wajibadka iyo shuruudaha saladu ledahay ee marku salada galay ilaa uu kabaxay la tacalayay naftiisa sheydaankuna waxa uu rabaa in aanu qalbigiisa ka bixin inta uu ku jiro salada sidaa darteed waxa uu kusugnaa halgan naftiisa ah 4- Midna Alle ayaa ka abaal mariyo Salaadiisa. Waa kan guta tiirarka wajibadka iyo shuruudaha io awaamiirta salada oo ku qushuucsan alle ayaana ajar iyo xasanad kasiiya saladiisa 5- Midna Alle ayaa kusoo dhaweeyo Salaadiisa. Kan Alle kuso dhaweeyo saladiisa darajo sare (المرتبة العليا). Waa kan xasuusta in Eebbe qibladiisa yahay waana tan ay ku kala duwan yihin isaga iyo qeybta afarad oo ah mid la qushucsan saladiisa balse aan xasuusan in eebbe uu la xidhidho allena yahay qibladiisa Allow Nagu sug Cibaadadaada.
7731Loading...
09
Maalmo iyo sanado ayaa ina dhaafaya, welina waxaynu sidanaa xusuusaha ugu quruxda badan oo ay noogu tageen kuwa aanu jecelnahay😢🥰 ✍ @Abdalle_Yuusuf
7842Loading...
10
Shinnida malabkeeda inta uu mac yahay in ka badan ayay qaniinyadeedulana xanuun badan tahay, dadka qaarna waa sidas oo kale ee haku kadsoomin hadal macaanidooda. ✍ Ibnu Joseph
8836Loading...
11
من سنن يوم الجمعة ١:- التسوك ٢:- الإغتسال ٣:- التطيب ٤:- لبس الجميل ٥:- التبكير ٦:- الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم ٧:- قراءة سورة الكهف Sunooyinka Maalinta Jimcaha Lagaa Rabo 1:- inaad cadeysato 2:- inaad qubeysato 3:- inaad is udgiso (carfiso) 4:- inaad dhar qurxoon xerato 5:- inaad masajidka xilli hore tagto 6:- inaad ku saliso Nabiga SCW 7:- inaad surat Al-kahfi akhriso AL XAKIIM CHANNEL
7451Loading...
12
Maanta waa maalin Jumco ah aynu badinno Salliga Subanaheena Muxammad #صلى_الله_عليه_وسلم
6910Loading...
13
Kama dhigna dhibatooyinkan kugu dhacayo in uu Allah ku jeclayn balse ogow الله سبحانه وتعالى wuxuu imtixana qofka uu jecelyahy maxaa ka wangsan haduu Allah ku jeclaado YAASALAAM🥹💕ku qanacsanow noloshaada oo dheh الحمد لله mahad oo dhan Allaah ayay u sugnatay Sabar oo noqo qof Allaah ku xeran📿 mar walba Malmihii wacna way imanayan insha Allah 😊 Nafteyda iyo naftiinaba Waxan u dardarmayaa Alle ka cabsiga🍂 جمعة طيبة 🤍
8005Loading...
14
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█         🫧 Community ++ 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 📮Somali Free Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Somali Librarians   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Xikmado iyo murti ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Kobciye Books        ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Mucaashaq Jacayl↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dhiirigaliye nolol   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hoyga Farsamda    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aqoon Kobciye      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hidaayatu Rabbi   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dunida suugaanta ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Quruxda islaamka   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 jacaylside channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 alxakiim channel    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮xaqiiqada Nolosha  ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dareen Side channel↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Som Motivation       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hassan Caashaq       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Qalbi Dhaye               ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qalbiyadeena          ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Guulaayso bet         ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kalimat Kariim        ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aisha bin Ahmed    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Faiido Channel       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hogaan Dumar       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 albaani channel      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dhaqan Wanaag     ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dinteena suuban   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qoraalo kooban    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Nuxur Side FXV      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kaydka Qormo     ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Ruuxda channel    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 MaanHage School ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ anti-delete 🔝12hrs in channel
8350Loading...
15

150Loading...
16
Wiil iyo aabihi baa hadda kahor cunto loo keenay inteysan cuntadii ilaabin. Aabihi ba kuyiri wiilkii maxad soobaraty waa adigii muddo maqnaaye. Wiilkii baa ku jawaaby waxaan soo bartay falsafadda. Aabihii baa ku yiri Maxay qabaata marka falsafaddan. Wilkii baa ku jawaabay kaluunkaan hadda nahor yaalo ayaan labo xabo kadhigi karaa. Aabihii baa ku yiri hadey saas tahay kan anigaa qaatey ee kan labaad adiga qaado. Wiilki sidaas ayuu kuqaday oo Kaluunkii kuwaaye
1 0662Loading...
17
Gabadhu wiilka ay jeceshahay Markii ay kala fog yihiin way umaseerta iyado uqabta inu gabar kale la hasaawayo oo la sheekeysanayo.
1 2963Loading...
18
Qofku waxa uu saaxiib la noqon karaa waxyaabo badan oo aan ahayn aadanaha🥺
1 2053Loading...
19
فَقُطِعَ دَابِرُ الْقَوْمِ الَّذِينَ ظَلَمُوا وَالحَمْدُ لِلَّٰهِ رَبِّ العَالَمِينَ. إن العين لتلمع وإن القلب ليفرح وإنا على فراقك لمبسوطون نحمد الله على هلاكه. إِنَّا مِنَ الْمُجْرِمِينَ مُنتَقِمُونَ
1 2031Loading...
20
Wxa ugu adag ee nolosha qofka soo waajihi karta waxaa ka mid ah Faqriga oo lagu tiri inuu yahay waxyaabaha keena in qofka uu nolosha ku dhibtooda. Waxaana wanaagsan oo wacan in qaarkeen lacagta leh ay garab qabtaan kuweena kale ee fuqurada iyo masaakiinta ka mid ah.
1 3580Loading...
21
Imaam Ibnu Teymiy Allaah U naxriistee Wuxuu yiri: "Adoonka haduu noqdo mid ka gaabiya xaqa ay ku leeyihiin qaraabadiisa, ehelkiisa, Carruurtiisa, deriskiisa, iyo walaalihiis, ha uduceeyo oo ha udambi dhaaf dalbo". 📚[Majmuuc al fataawa (11/697)].
1 4450Loading...
22
Noloshu mar walba ma aha sidaad rabto inay noqoto. Mar kasta oo ay noloshu nagu adkaato, waa in aan dhoola cadeyna, marti galinta dhoola cadayntaas ayaa ah mid aad ajir ka heleyso, qanaacadaadana kordhinayso. Subax Wngsn
1 5480Loading...
23
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🫧 @somalibooks 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇 🕋Muslim Channels🕋👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦🎥 @Diinteenna_Macaan ➦🎥 @Al_xakiim ➦🎥 @Quruxdaislaamka ➦🎥 @Hidaayatu_Rabi ➦🎥 @hogaan_Dumar ➦🎥 @Dhaqan_wanaag ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇😂JOKES AND FUN😂👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦🎧 @XikmadoSom ➦🎧 @Dhiiragaliye ➦🎧 @Mucaashaq_Jacayl ➦🎧 @AishaAhmed99 ➦🎧 @QalbiDhaye143 ➦🎧 @kalimakariim ➦🎧 @xaqiiqadanolosha ➦🎧 @Albaanichannel252 ➦🎧 @Ruuxda ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇📽ENTERTAINMENT📽👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦✍️ @Dareen_side ➦✍️ @Hasancaashaq) ➦✍️ @daren_jaceyl ➦✍️ @Mohametahmed ➦✍️ @Noqoxiddig ➦✍️ @FAAIDOCHANEEL ➦✍️ @guuleyso11 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇 📲 Educations 📲👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦📲 @maanhage ➦📲 @farsamada ➦📲 @KobciAqoontaada2 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇📚 Pdf Books📚👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦📕 @somalibooks ➦📕 @Somalilibrary ➦📕 @kobciyebooks █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
1 5810Loading...
24
The lover who loves is merciful... ‏إن المحب بمن يحب رحيم... Qofba qofka uu jecelyahy wa mid unaxriista...
1 4518Loading...
25
Part of @somali_admins
1 5110Loading...
26
Mar kasta oo wax kuu daahaan oo ay kuu dheer yihiin, ku farxa wanaagga kuu imaan doona si ka wanaagsan sida aad malayn karto, waayo Rabbi kuuma ilaawi doono markasta.
1 8431Loading...
27
Mid ka mid ah dareenka wadnaha garaaca ayaa ah markaad ogaato in qofka aad jeceshahay uusan dareemeynin si la mid ah dib u soo noqoshada. Marka kaliya laguu sheego inaad tahay ikhtiyaar kale oo kaliya, Weli naftaada ma keeni karto inaad baxdo sababtoo ah way macno badan yihiin. Tani waa runta murugada leh ee jacaylka oo guud ahaan aan la sheegin.
10Loading...
28
Bogsiinta shucuurta waxa ay u baahan tahay wax ka badan beddelka sida aad dareemayso, dareenkaagu waa calaamadaha dhibaatada ee ma'ahan dhibaatada lafteeda xitaa markay dhawaceen.
1 9941Loading...
29
Noloshu maaha mid ka soo horjeeda dadka kale. Ha ku lumin waqtigaaga iyo xoogaaga isbarbardhigga iyo ka welwelka cidda kaa horraysa iyo cidda kaa dambaysa, Xooga saar inaad ka fiicnaato shalayto.
2 0533Loading...
30
Aqoonta dhabta ah waa inaad ogaato heerka uu gaarsii sanyahay jahliga aad lanooshahay.
2 0690Loading...
31
Isbadel dhinaca nolosha ah in lasameeyo waa arrin aad iyo aad u adag laakiin u baahan oo kaliya sadex arimood oo kala aha: 1. Rabitaan xoogan: Qofku waa inuu jecelyahay inuu xaaladda uu ku jiro wax ka badalo, rabitaankiisana uu aad u sareeyo si uu wax isaga badalo. Tusaale ahaan, qofku waa inuu jecelyahay ama rabo inuu wax barto. 2. Go’aan adag: Tani macanaheedu waa inuu qofku la yimaado go’aan adag uu wax ooga badalayo waxa uu damacsanyahay inuu iska badalo. Waa tii Alle subxaanahu watacaalaa uu rasuulkiisa nabadgalyo iyo nariisi dushiisa allaha yeelee ku yiri “Hadii aad go’aan gaartid, Alle talo saaro.” aayadaas waxay natusinaysaa inuu alle subxaanahu watacaalaa uu rasuulkiisa amray haduu go’aansado arin, waa inuu fuliyo, allena talo saarto. Hadaba waxaa qofka laga doonayaa inuu go’aan adag la yimaado marka uu rabo inuu isbedel sameeyo Allena uu talo saarto. 3. Isku-day badan: Qodobkaan ugu danbeeya waxuu aad u dhiirigalinayaa in uu qofka uusan ka caajisin, ka niyad jabin isbedelka uu damacsanyahay mar haduu go’aansaday, rabitaanna uu jiro, waa inuu mar walba isku daygii wadaa, adeegsadaa habab kala duwan uu wax ooga badalayo culaysyadda uu kala kulmayo isbedelka ama u diidaya isbedelka. Tusaale, qof ayaa go’aansaday inuu waxbarto, rabitaankiisuna aad u sareeyo, laakiin waa damiin, wey ku adagtahay fahamka waxa uu rabo inuu barto, sidaa darteed, si uusan u niyad jabin waa inuu isku dayo badan sameeyo, dadaal fara badanna uu la yimaado, hababka uu wax u aqriyo wax ka badalo, maalinba si uu wax u aqriyo si uusan caajis ama niyad jab u dareemin. Haduu xifdiskiisa liito waxaa suura gal ah inuu ku fiican yahay sawiradda iyo farshaxanka, sidaa darteed waxa uu rabo inuu xifdiyo waa inuu sawiro ku muujiyo, tusaale ahaan waxaan rabaa inaan xifdiyo shanta tiir islaam, waxaan u sawiran sidii guri oo kale, shan tiir leh, waxuu sawirkaas ii fududeyn inaan hadhow xasuusto shanta tiir islaam anigoo markasta xasuusanaya sawirkii aan sawirtay.
2 1024Loading...
32
⭕️❗️ Community ++ ❕⚪️ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan ├ @Al_xakiim ├ @Quruxdaislaamka ├ @Hidaayatu_Rabi ├ @hogaan_Dumar └ @Dhaqan_wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom ├ @Dhiiragaliye ├ @Mucaashaq_Jacayl ├ @AishaAhmed99 ├ @QalbiDhaye143 ├ @kalimakariim ├ @xaqiiqadanolosha ├ @Albaanichannel252 └ @Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side ├ @Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl ├ @Mohametahmed ├ @Noqoxiddig ├ @FAAIDOCHANEEL └ @DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @maanhage ├ @farsamada ├ @goodirfx └ @KobciAqoontaada2 └ @guuleyso11 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks ├ @Somalilibrary └ @kobciyebooks └ @somalienglish3 ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ https://t.me/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
1 5800Loading...
33
Muhiimadda ay leedahay Is-hormarintu waxa ka mid ah: 1. Ugu horeyn ma jiraan aduunkaan wax sugan, ee isbedel joogta ah ayaynu ku jirnaa, sidaa darteed waxaa loo baahanyahay sidii loola qabsan lahaa isbadaladaas, uuna qofku si joogta ah  isu hormarinlahaa si uusan uga harin Tareenka nolosha. 2. Waxaa kaloo jirta baahi joogta ah oo ah dhinaca xirfada iyo macluumaadka intaba, qof kastana wuxuu  u baahan yahay si joogta ah inuu u baadi goobo. 3. Suuqyadda shaqadda ma naxariistaan ee waxay u baahanyihiin xirfado cusub iyo macluumaad dheeri ah. Hadii aadan aheyn qof si joogta ah isku hormariya, tartanka shaqadda waad ka hareysaa, wayna kugu adkaaneysaa in aad la qabsatid shaqadda. 4. Culaysyadda nolosha soo wajaha weey badan yihiin sidaa daraadeed waxaad u baahan tahay in aad markasta baratid tabaha iyo sidii aad ula dhaqmi laheed ama uga gudbi laheed Culeeysyadaas.
1 6156Loading...
34
اللَّهُم مَا أَصْبَحَ بِي مِنْ نِعْمَةٍ أَوّْ بِأَحَدٍ مِنْ خَلْقِكَ فَمِنْكَ وَحْدَكَ لا شَرِيكَ لَكَ فَلَكَ الْحَمْدُ وَلَكَ الشُّكْرُ. Maalinkaaga waxaad ku bilawdaa dikriga Ilaaheey, waxaad ka heleysaa farxad, firfircooni, furfurnaan, barako, bashaashnimo, caafimaad, ajar badan iyo inuu Ilaahey kaa ilaaliyo wax walba oo dhib kugu ah aduun iyo aakhiro. #أذكار_الصباح_والمساء
1 6922Loading...
35
Waligaa ha isku dayin in aad qof ku khasabtid inuu kula hadlo ama uu waqti ku siiyo, waayo taasi sharaf darro ayaa adiga kugu tahay💯
1 9645Loading...
36
قال ابن القيم رحمه الله: "أصل الدين الغيرة، من لا غيرة له لا.دين له". Ibnul Qayim Allaah u naxristee wuxuu yiri: "Diinta Asalkedu waa qiiro/maseer qofkii aan qiira lahayn diinna maleh".
1 9022Loading...
37
Noloshaada waxba kama baddali kartid ilaa aad wax ka baddasho waxyaabaha aad maalin walba qabato. Sirta guushaadu waxay ku jirtaa hawlaha aad maalin walba qabato.
1 9513Loading...
38
Noloshaada waxba kama baddali kartid ilaa aad wax ka baddasho waxyaabaha aad maalin walba qabato. Sirta guushaadu waxay ku jirtaa hawlaha aad maalin walba qabato.
10Loading...
39
💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🧠 Dunida suugaanta👅 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k+ 🧚 Som Motivation🤳 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ All Channels ➡️ JOIN ALL ✅ ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channel
1 0880Loading...
Photo unavailableShow in Telegram
Hadalka dadka waa sida dhagxaanta waaweyn oo kale, labo midood ayaad ka dhigan kartaa; - inaad dhabarkaaga ku qaadid haku jabee, ama - inaad dabakhyo iyo fooqaq ka dhisatid cagahaaga hoostooda kadib aad sara martid ood guulaysatid.
Show all...
👍 8
Imaam Xasan Albasri Ilaahay u naxriiste mar uu ka hadlay dadka Allaah u carooda astaahamaha lagu garan garo wuxuu yiri: "Adoonka ilaahay inuu u carooday waxaa Lagu gartaa; waqtigiisa ayaa ka dayacama oo wax aan faa'ido u laheyn ayuu waqtigiisa ku bixiyaa".
Show all...
11
Photo unavailableShow in Telegram
Maahmaah ama (xikmad) cusmaani ah baa waxa ay oranaysaa: Hadii aan codadka caruurta laga maqlin safafka danbe ee masaajidka, waxaa waajib nagu ah inaan ka walwalno jiilalka soo socda.
Show all...
👍 6
Photo unavailableShow in Telegram
Geediga kumanaanka mayl ahi waxa uu ka bilawdaa hal tillaabo.
Show all...
8🔥 1
Haddii dalkaaga ay dhaqaale xumo ba'an ka jirto oo aadna rabto in aad inta guursato aad ilmo dhasho, waa xaalad adag. Balse taasi waxaa ka sii daran marka Carruurtaada weynaadaan oo ayna ku waydiiyaan, waxii aad qabanaysay marka dadku ay dalka ka tahriibayeen...😅 FG: Aniga in dalka laga tahriibo idinku dhiiragelin maayo lkn waxa usoo qaatay uun tusaalaha dhow aan wax idinku fahansiin karo.
Show all...
😁 7👍 4
Inta aadan saaxiib sameysan iska eeg saxibka aad sameysaneysid haddii uu xun yahay ama uu san yahay, waayo sxbkaaga waa midka sabab u noqon kara inuu tubta toosan kugu hago ama kaa weeciyo.
Show all...
👍 5
Photo unavailableShow in Telegram
Dagaalyahankii Carbeed ee lagu magacaabi jiray Cantara Bin Sidaad ayaa maalin wuxuu ka Cararay Dibi careysan!. Markaas ayaa dadkii waxa ay weydiiyeen: "Cantarow ma adigoo geesi ah ayaad Dibi ka Carareysaa".Wuxuu ku jawaabay: "Dibbiga yaa u sheegaya inaan Cantara ahay!" Cantara wuxuu ahaa Geesi caan ah oo Carab ah wuxuuna noolaa dhowr qarniyo ka hor, mana uusan ahayn qof Muslim ah oo wuxuu ahaa Nin mushrik ah balse wuxuu ogaa in Allaah uu keli yahay oo Carshigana uu ka sareeyo Allaah lkn ma uusan rumeysanayn Allaah. Dhammaan dadka Carabta marka ay ka hadlayaan Geesinimmada waxay usoo qaadataa Cantara maadaama uu ahaa Geesi iyo Dagaalyahan Fariid ah.
Show all...
👍 9 2
Ibnul alqayyim Alle ha u naxariistee wuxu yidhi Dadka salada dukada waxay u qeybsaman 5 qeybod: 1- Mid Alle ayaa ku ciqaabo Salaadiisa. Waa kan aan Dan kalaheyn oo aan la, imaan wesada, tiirarka, waajibaadka, iyo shuruudaha saladu ledahay 2- Midna Alle ayaa ku xisaabiyo Salaadiisa. Waa kan dhameya ee oofiya tiirarka wajibadka, iyo shuruudaha saladu ledahay? Hasa ahaatee marki uu salada galay ilaa uu ka baxay aan garanen waxa uu ku hadlay! Maskaxdiisuna tahay mid baxsaned ilaa uu ka yidhi asalamu caleykum oo waliba ah mid dagdagaya si uu uqabsado howlihiisa aduun 3- Midna Alle ayaa ugu kafaara gudo Salaadiisa. Waa kan gutay tiirarka wajibadka iyo shuruudaha saladu ledahay ee marku salada galay ilaa uu kabaxay la tacalayay naftiisa sheydaankuna waxa uu rabaa in aanu qalbigiisa ka bixin inta uu ku jiro salada sidaa darteed waxa uu kusugnaa halgan naftiisa ah 4- Midna Alle ayaa ka abaal mariyo Salaadiisa. Waa kan guta tiirarka wajibadka iyo shuruudaha io awaamiirta salada oo ku qushuucsan alle ayaana ajar iyo xasanad kasiiya saladiisa 5- Midna Alle ayaa kusoo dhaweeyo Salaadiisa. Kan Alle kuso dhaweeyo saladiisa darajo sare (المرتبة العليا). Waa kan xasuusta in Eebbe qibladiisa yahay waana tan ay ku kala duwan yihin isaga iyo qeybta afarad oo ah mid la qushucsan saladiisa balse aan xasuusan in eebbe uu la xidhidho allena yahay qibladiisa Allow Nagu sug Cibaadadaada.
Show all...
13👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
Maalmo iyo sanado ayaa ina dhaafaya, welina waxaynu sidanaa xusuusaha ugu quruxda badan oo ay noogu tageen kuwa aanu jecelnahay😢🥰 ✍ @Abdalle_Yuusuf
Show all...
13👍 1

👍 10