cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

FAJRU SOMALI

Halkaan waxaad ka heli kartaa xadiithyo, xikmado, dhiiragelin, Su'aalo aqoon guud ah, Muxadaroyin, sheekoyin, qisooyin, i.w.m.

Show more
Advertising posts
1 959
Subscribers
-224 hours
-77 days
-2430 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Repost fromย AL XAKIIM CHANNEL
Photo unavailableShow in Telegram
Maahmaah ama (xikmad) cusmaani ah baa waxa ay oranaysaa: Hadii aan codadka caruurta laga maqlin safafka danbe ee masaajidka, waxaa waajib nagu ah inaan ka walwalno jiilalka soo socda.
Show all...
Repost fromย AL XAKIIM CHANNEL
Photo unavailableShow in Telegram
Geediga kumanaanka mayl ahi waxa uu ka bilawdaa hal tillaabo.
Show all...
Haddii dalkaaga ay dhaqaale xumo ba'an ka jirto oo aadna rabto in aad inta guursato aad ilmo dhasho, waa xaalad adag. Balse taasi waxaa ka sii daran marka Carruurtaada weynaadaan oo ayna ku waydiiyaan, waxii aad qabanaysay marka dadku ay dalka ka tahriibayeen...๐Ÿ˜… FG: Aniga in dalka laga tahriibo idinku dhiiragelin maayo lkn waxa usoo qaatay uun tusaalaha dhow aan wax idinku fahansiin karo.
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Dagaalyahankii Carbeed ee lagu magacaabi jiray Cantara Bin Sidaad ayaa maalin wuxuu ka Cararay Dibi careysan!. Markaas ayaa dadkii waxa ay weydiiyeen: "Cantarow ma adigoo geesi ah ayaad Dibi ka Carareysaa".Wuxuu ku jawaabay: "Dibbiga yaa u sheegaya inaan Cantara ahay!" Cantara wuxuu ahaa Geesi caan ah oo Carab ah wuxuuna noolaa dhowr qarniyo ka hor, mana uusan ahayn qof Muslim ah oo wuxuu ahaa Nin mushrik ah balse wuxuu ogaa in Allaah uu keli yahay oo Carshigana uu ka sareeyo Allaah lkn ma uusan rumeysanayn Allaah. Dhammaan dadka Carabta marka ay ka hadlayaan Geesinimmada waxay usoo qaadataa Cantara maadaama uu ahaa Geesi iyo Dagaalyahan Fariid ah.
Show all...
Ibnul alqayyim Alle ha u naxariistee wuxu yidhi Dadka salada dukada waxay u qeybsaman 5 qeybod: 1- Mid Alle ayaa ku ciqaabo Salaadiisa. Waa kan aan Dan kalaheyn oo aan la, imaan wesada, tiirarka, waajibaadka, iyo shuruudaha saladu ledahay 2- Midna Alle ayaa ku xisaabiyo Salaadiisa. Waa kan dhameya ee oofiya tiirarka wajibadka, iyo shuruudaha saladu ledahay? Hasa ahaatee marki uu salada galay ilaa uu ka baxay aan garanen waxa uu ku hadlay! Maskaxdiisuna tahay mid baxsaned ilaa uu ka yidhi asalamu caleykum oo waliba ah mid dagdagaya si uu uqabsado howlihiisa aduun 3- Midna Alle ayaa ugu kafaara gudo Salaadiisa. Waa kan gutay tiirarka wajibadka iyo shuruudaha saladu ledahay ee marku salada galay ilaa uu kabaxay la tacalayay naftiisa sheydaankuna waxa uu rabaa in aanu qalbigiisa ka bixin inta uu ku jiro salada sidaa darteed waxa uu kusugnaa halgan naftiisa ah 4- Midna Alle ayaa ka abaal mariyo Salaadiisa. Waa kan guta tiirarka wajibadka iyo shuruudaha io awaamiirta salada oo ku qushuucsan alle ayaana ajar iyo xasanad kasiiya saladiisa 5- Midna Alle ayaa kusoo dhaweeyo Salaadiisa. Kan Alle kuso dhaweeyo saladiisa darajo sare (ุงู„ู…ุฑุชุจุฉ ุงู„ุนู„ูŠุง). Waa kan xasuusta in Eebbe qibladiisa yahay waana tan ay ku kala duwan yihin isaga iyo qeybta afarad oo ah mid la qushucsan saladiisa balse aan xasuusan in eebbe uu la xidhidho allena yahay qibladiisa Allow Nagu sug Cibaadadaada.
Show all...
๐Ÿ‘ 1
ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู… ู…ูŽุง ุฃูŽุตู’ุจูŽุญูŽ ุจููŠ ู…ูู†ู’ ู†ูุนู’ู…ูŽุฉู ุฃูŽูˆู‘ู’ ุจูุฃูŽุญูŽุฏู ู…ูู†ู’ ุฎูŽู„ู’ู‚ููƒูŽ ููŽู…ูู†ู’ูƒูŽ ูˆูŽุญู’ุฏูŽูƒูŽ ู„ุง ุดูŽุฑููŠูƒูŽ ู„ูŽูƒูŽ ููŽู„ูŽูƒูŽ ุงู„ู’ุญูŽู…ู’ุฏู ูˆูŽู„ูŽูƒูŽ ุงู„ุดูู‘ูƒู’ุฑู. Maalinkaaga waxaad ku bilawdaa dikriga Ilaaheey, waxaad ka heleysaa farxad, firfircooni, furfurnaan, barako, bashaashnimo, caafimaad, ajar badan iyo inuu Ilaahey kaa ilaaliyo wax walba oo dhib kugu ah aduun iyo aakhiro. #ุฃุฐูƒุงุฑ_ุงู„ุตุจุงุญ_ูˆุงู„ู…ุณุงุก
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Ciid Mubaarak: ุนู€ู€ู€ูŠู€ู€ู€ุฏ ุงู„ู€ู€ู€ูู€ู€ู€ุทู€ู€ู€ุฑ ุงู„ู€ู€ู€ู…ู€ู€ู€ุจู€ู€ู€ุงุฑฺช ุชู€ู€ู€ู‚ู€ู€ู€ุจู€ู€ู€ู„ ุงู„ู„ู€ู€ู€ู‡ ู…ู€ู€ู€ู†ู€ู€ู€ุง ูˆู…ู€ู€ู€ู†ู€ู€ู€ฺชู… ุตู€ู€ู€ุงู„ู€ู€ู€ุญ ุงู„ุงุนู€ู€ู€ู…ู€ู€ู€ุงู„ุŒ ูˆฺชู€ู€ู„ ุนู€ู€ู€ุงู… ูˆุงู†ู€ู€ู€ุชู€ู€ู… ุจู€ู€ู€ุฎู€ู€ู€ูŠู€ู€ู€ุฑ
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Ramadaan Mubaarak
Show all...
โค 3
00:22
Video unavailableShow in Telegram
RAMADAAN WAA FURSAD AAD U WAYN Bal kwrn bishan qofka soo garaa uu nasiibka leeyahay hadii aad ku lumiso In aad maalinkii oo dhana jiifto ama aad musalsalaad iyo filimaan wakhtiga ku lumiso ama habeenkii oo dhana aad micno daro ku soo jeedo Habenki soo jeed micno daro ah Malinkii huro badan ama muslasal ama filin ama games Waa khasaaro runtii Aan ka faaiidaysano ma ogin in aan gari doono ramadaanta danbe
Show all...
1.82 MB
โค 2
Photo unavailableShow in Telegram
XASUUSIN: Caawa waa 15 ka bisha Shacbaan waana habayn ka duwan habeennada kale, oo waa habeenkii Allaah acmaasheena loo bandhigayay marka aan badino istighfaarta iyo tasbiixda. Nabiga SCW wuxuu sheegey in qof kasta Allaah caawa oo kale u danbi dhaafi doonno ilaa Nin mushrik (Gaal) ah iyo laba qof oo muslim ah oo is colaadiyeen. Allaahna ha inagu darro adoomada Allaah u danbi dhaafi doono. Aamiin Aamiin. โœ Ibnu Joseph
Show all...
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.