Kayd books
Halkan waxaannu ku kaydinaa buugta soomaalida,waxa kale oo aad ka heli kartaa maqaallo iyo buug'sookoobidyo. Buugta oo lista ah: @tusmada_buugta Buug dhagaysi ah: @kaydmusic La xidhiidh maamulka kanaalka: @Maamul1
Show moreπ Analytical overview of Telegram channel Kayd books
Channel Kayd books (@kaydbooks) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 32 861 subscribers, ranking 899 in the Books category and 316 in the Somalia region.
π Audience metrics and dynamics
Since its creation on Π½Π΅Π²ΡΠ΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 32 861 subscribers.
According to the latest data from 07 September, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -111 over the last 30 days and by -3 over the last 24 hours, overall reach remains high.
- Verification status: Not verified
- Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 12.50%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects N/A% reactions from the total number of subscribers.
- Post reach: On average, each post receives 0 views. Within the first day, a publication typically gains 0 views.
- Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.
π Description and content policy
The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
βHalkan waxaannu ku kaydinaa buugta soomaalida,waxa kale oo aad ka heli kartaa maqaallo iyo buug'sookoobidyo.
Buugta oo lista ah: @tusmada_buugta
Buug dhagaysi ah: @kaydmusic
La xidhiidh maamulka kanaalka: @Maamul1β
Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 08 September, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Books category.
Data loading in progress...
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 08 September | 0 | |||
| 07 September | +2 | |||
| 06 September | +4 | |||
| 05 September | +1 | |||
| 04 September | +11 | |||
| 03 September | 0 | |||
| 02 September | +2 | |||
| 01 September | +2 |
| 2 | . | 1 |
| 3 | 'Morning Makeover'
W/Q: Damon Zahariades
- How to boost your productivity, explore your energy, and create an extraordinary life - one morning at a time!
Buuggu wuxuu ka warbixinayaa sida hal saac ee ugu horreysa maalinta ay u noqon karto furaha guusha iyo isbeddel nololeed. Wuxuu si qotodheer u sharxayaa muhiimadda hurdada wanaagsan, faa'iidada soo kicidda xilli hore, iyo sida loo dhiso caadooyin subaxnimo oo la jaanqaadaya ahdaafta iyo qorsheyaasha qofka. Wuxuu ina barayaa sida caadooyin wanaagsan loo sameysto, hab iyo hannaan lagu abuuro jadwal subaxeed waxtarleh, laguna xoojiyo wax-soo-saarka, tamarta, diiradda, joogtaynta, caafimaadka iyo edbinta nafta. Sidoo kale wuxuu ka hadlayaa sidii looga gudbi lahaa caqabadaha ay kamid yihiin dib u dhigashada, caajiska iyo waxqabad la'aanta. Waa buug maalintaada ka dhigaya mid aad u riyaaqdo.
@kaydbooks | 4 622 |
| 4 | 'Morning Makeover' | 4 241 |
| 5 | 'Hummaagii Beenoobay'
W/Q. Daahir Cabdulqaadir Daahir.
Buuggu waa sheeko iyo hage dhiirrigelin ah oo ka hadlaya safarka qofka ee ku aaddan hiigsashada riyooyinka, sida ay rajadu mararka qaarkood isugu beddesho hummaag aan xaqiiqo ahayn, iyo sida looga gudbo jabka iyo niyad-jabka.
Buuggu wuxuu barayaa akhristaha inaysan guuldarradu ahayn dhammaadka nolosha, balse ay tahay fursad dib loogu billaabo, iyadoo la samaynayo is-xisaabtan dhab ah lana weydiinayo nafta su'aasha ah: Talaw, maxaan qalday? Waxa loogu talo galay qof kasta oo la kulmay caqabado, ku wareersan jidka nolosha, ama doonaya inuu mar kale istaago isagoo leh 'Waxaan isku dayayaa mar kale'.
@kaydbooks | 4 290 |
| 6 | 'Hummaagii Beenoobay'
W/Q. Daahir Cabdulqaadir Daahir. | 3 946 |
| 7 | 'Gaaraabidhaan'
-Fankii iyo Falsafaddii Abwaan Xasan Sheekh Muumin.
Buuggan wuxuu wax inooga sheegayaa noloshii, hal-abuurkii iyo falsafaddii Abwaan Xasan Sheekh Muumin. Wuxuu iftiiminayaa doorkiisii suugaanta Soomaaliyeed, xikmadaha iyo fariimaha ku duugan gabayadiisa, heesihiisa iyo riwaayadihiisa, isagoo muujinaya sida suugaantu u noqoto aalad lagu kobciyo aqoonta, wacyiga, dhaqanka iyo horumarka bulshada.
@kaydbooks | 3 941 |
| 8 | 'Gaaraabidhaan' | 3 645 |
| 9 | 'Sifooyinka Aadanaha ee Quraanka Kariimka ah Lagu xusay'
W/T: Saadiq Axmed Maxamed.
Buuggan wuxuu ka waramayaa sifooyinka kala duwan ee aadanaha ee Qur'aanka Kariimka lagu xusay. Wuxuu iftiiminayaa dabeecadaha wanaagsan ee la ammaanay iyo kuwa xun ee laga digay, isagoo aayadaha Qur'aanka ku baraya qofku inuu is qiimeeyo, wanaaggiisana kobciyo, kana fogaado sifooyinka uu Alle cambaareeyay. Ujeedku waa in qofku garto naftiisa, toosiyo akhlaaqdiisa, raaco sifooyinka wanaagsan ee Alle jecel yahay.
@kaydbooks | 4 619 |
| 10 | 'Sifooyinka Aadanaha ee Quraanka Kariimka ah Lagu xusay'
W/T: Saadiq Axmed Maxamed | 3 717 |
| 11 | 'Safarkii Geerida'
W/Q: Cabdixakiim Maxammed
Buuggan wuxuu ka hadlayaa xaqiiqada murugada leh ee tahriibka, isagoo soo bandhigaya safarka halista badan ee ay dhalinyaro Soomaaliyeed u galaan raadinta nolol wanaagsan. Wuxuu si mugweyn uga warramayaa rajada, cabsida, gaajada, oonka, geerida iyo kadeedka ay la kulmaan inta ay ku jiraan safarka badda. Ujeeddadiisu waa inuu bulshada ka wacyigeliyo halista tahriibka, isla markaana dadka ku dhiirrigeliyo inay ka fekeraan waddooyin ammaan ah, dalkooda na aaminaan.
@kaydbooks | 3 979 |
| 12 | 'Safarkii Geerida'
W/Q: Cabdixakiim Maxammed | 3 626 |
| 13 | 'Fahamka Xalinta Khilaafka'
W/Q: Muxamed Cawil Yuusuf
Buuggan wuxuu ina barayaa fahamka khilaafka iyo hababka ugu wanaagsan ee loo xallin karo iyadoo lagu salaynayo Qur'aanka Kariimka ah iyo Sunnada Rasuulka ο·Ί. Wuxuu sharxayaa sababaha khilaafka, saamayntiisa qofka, qoyska iyo bulshada, mabaadi'da Islaamka ee dib-u-heshiisiinta, iyo doorka caddaaladda, cafiska, dulqaadka iyo wada-hadalku ku leeyihiin dhismaha bulsho nabad iyo midnimo ku nool.
@kaydbooks | 3 855 |
| 14 | 'Fahamka Xalinta Khilaafka' | 3 702 |
| 15 | 'Waxaan Bartay Rabbigay'
W/Q: Hoodo Yuusuf Cabdi.
- Safar ku saabsan Alle, naxariistiisa, awooddiisa iyo hanuunkiisa.
Buuggan wuxuu ka hadlayaa safar ruuxi ah oo qofku ku baranayo Rabbigiisa. Wuxuu ku tusayaa sida fahamka Qur'aanku u beddeli karo nolosha, qalbiga iyo iimaanka qofka. Waxa uu ku barayaa jacaylka Alle, naxariistiisa, cafiskiisa, mucjisnimada Qur'aanka iyo sida Qur'aanku u noqon karo hanuunka ugu weyn ee nolosha. Mawduucyada ugu waaweyn waxaa ka mid ah: garashada magacyada iyo sifooyinka Alle, mucjisnimada Qur'aanka, qiimaha tawbada, jacaylka iyo naxariista Alle, iyo ku filnaanshaha Qur'aanka oo ah hanuunka ugu sarreeya.
@kaydbooks | 4 805 |
| 16 | 'Waxaan Bartay Rabbigay'
W/Q: Hoodo Yuusuf Cabdi. | 4 391 |
| 17 | 'Taariikhda Soomaaliyeed iyo Tartanka Qabiilka'
W/Q: Dr Abdisalam Sheikh Hassan | 3 518 |
| 18 | 'Taariikhda Soomaaliyeed iyo Tartanka Qabiilka' | 3 499 |
| 19 | 'Why Nations Fail'
W/Q: Daron Acemoglu & James A. Robinson
Buugu wuxuu soo bandhigayaa sababta qaar ka mid ah dalalku u noqdaan kuwo hodan ah oo horumarsan, halka kuwo kalena ugu sii jiraan faqri, musuqmaasuq iyo dib u dhac.
Qorayaashu waxay si qotodheer u sharxayaan in sababta ugu weyn ee dalalka qaar u guuleystaan aysan ahayn juqraafi, cimilo, diin, ama dhaqanka bulshada, balse ay tahay nooca nidaamka siyaasadeed iyo dhaqaale ee dalka ka jira. Buuggu wuxuu muujinayaa in dalalka leh dowlad caadil ah, sharci xooggan, xorriyad dhaqaale, iyo fursado siman ay noqdaan kuwo hormara. Halka dalalka ay awoodda iyo dhaqaalaha gacanta ku hayaan koox yar oo dano gaar ah leh ay ku dambeyaan burbur iyo saboolnimo.
Buuggu wuxuu sharxayaa in shacabka marka ay helaan xuquuq siyaasadeed, waxbarasho, cadaalad, iyo xorriyad ay awoodaan inay abuuraan hal-abuur, ganacsi, iyo koboc dhaqaale. Laakiin marka awoodda lagu koobo dad yar, bulshada inteeda badan waxaa laga hor istaagaa hormarka iyo fursadaha nololeed.
@kaydbooks | 4 099 |
| 20 | 'Why Nations Fail' | 3 560 |
