Kayd books
Halkan waxaannu ku kaydinaa buugta soomaalida,waxa kale oo aad ka heli kartaa maqaallo iyo buug'sookoobidyo. Buugta oo lista ah: @tusmada_buugta Buug dhagaysi ah: @kaydmusic La xidhiidh maamulka kanaalka: @Maamul1
نمایش بیشتر📈 تحلیل کانال تلگرام Kayd books
کانال Kayd books (@kaydbooks) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 32 963 مشترک است و جایگاه 886 را در دسته کتب و رتبه 319 را در منطقه الصومال دارد.
📊 شاخصهای مخاطب و پویایی
از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 32 963 مشترک جذب کرده است.
بر اساس آخرین دادهها در تاریخ 25 ژوئیه, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر 26 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر 7 بوده و همچنان دسترسی گستردهای حفظ شده است.
- وضعیت تأیید: تأیید نشده
- نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 11.46% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً N/A% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب میکند.
- دسترسی پستها: هر پست به طور میانگین 0 بازدید دریافت میکند. در اولین روز معمولاً 0 بازدید جمعآوری میشود.
- واکنشها و تعامل: مخاطبان بهطور فعال حمایت میکنند؛ میانگین واکنش به هر پست 0 است.
📝 توضیح و سیاست محتوایی
نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاههای شخصی توصیف میکند:
“Halkan waxaannu ku kaydinaa buugta soomaalida,waxa kale oo aad ka heli kartaa maqaallo iyo buug'sookoobidyo.
Buugta oo lista ah: @tusmada_buugta
Buug dhagaysi ah: @kaydmusic
La xidhiidh maamulka kanaalka: @Maamul1”
به لطف بهروزرسانیهای پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 26 ژوئیه, 2026)، کانال همواره بهروز و دارای دسترسی بالاست. تحلیلها نشان میدهد مخاطبان بهطور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته کتب تبدیل کردهاند.
در حال بارگیری داده...
| تاریخ | رشد مشترکین | اشارات | کانالها | |
| 26 ژوئیه | +17 | |||
| 25 ژوئیه | +10 | |||
| 24 ژوئیه | 0 | |||
| 23 ژوئیه | +12 | |||
| 22 ژوئیه | +9 | |||
| 21 ژوئیه | +31 | |||
| 20 ژوئیه | 0 | |||
| 19 ژوئیه | +6 | |||
| 18 ژوئیه | +2 | |||
| 17 ژوئیه | +1 | |||
| 16 ژوئیه | +3 | |||
| 15 ژوئیه | +2 | |||
| 14 ژوئیه | 0 | |||
| 13 ژوئیه | +4 | |||
| 12 ژوئیه | +5 | |||
| 11 ژوئیه | +2 | |||
| 10 ژوئیه | +12 | |||
| 09 ژوئیه | +5 | |||
| 08 ژوئیه | 0 | |||
| 07 ژوئیه | +1 | |||
| 06 ژوئیه | +12 | |||
| 05 ژوئیه | +16 | |||
| 04 ژوئیه | +9 | |||
| 03 ژوئیه | +9 | |||
| 02 ژوئیه | +15 | |||
| 01 ژوئیه | 0 |
| 2 | 'Safarkii Geerida'
W/Q: Cabdixakiim Maxammed | 401 |
| 3 | 'Fahamka Xalinta Khilaafka'
W/Q: Muxamed Cawil Yuusuf
Buuggan wuxuu ina barayaa fahamka khilaafka iyo hababka ugu wanaagsan ee loo xallin karo iyadoo lagu salaynayo Qur'aanka Kariimka ah iyo Sunnada Rasuulka ﷺ. Wuxuu sharxayaa sababaha khilaafka, saamayntiisa qofka, qoyska iyo bulshada, mabaadi'da Islaamka ee dib-u-heshiisiinta, iyo doorka caddaaladda, cafiska, dulqaadka iyo wada-hadalku ku leeyihiin dhismaha bulsho nabad iyo midnimo ku nool.
@kaydbooks | 774 |
| 4 | 'Fahamka Xalinta Khilaafka' | 753 |
| 5 | 'Waxaan Bartay Rabbigay'
W/Q: Hoodo Yuusuf Cabdi.
- Safar ku saabsan Alle, naxariistiisa, awooddiisa iyo hanuunkiisa.
Buuggan wuxuu ka hadlayaa safar ruuxi ah oo qofku ku baranayo Rabbigiisa. Wuxuu ku tusayaa sida fahamka Qur'aanku u beddeli karo nolosha, qalbiga iyo iimaanka qofka. Waxa uu ku barayaa jacaylka Alle, naxariistiisa, cafiskiisa, mucjisnimada Qur'aanka iyo sida Qur'aanku u noqon karo hanuunka ugu weyn ee nolosha. Mawduucyada ugu waaweyn waxaa ka mid ah: garashada magacyada iyo sifooyinka Alle, mucjisnimada Qur'aanka, qiimaha tawbada, jacaylka iyo naxariista Alle, iyo ku filnaanshaha Qur'aanka oo ah hanuunka ugu sarreeya.
@kaydbooks | 1 362 |
| 6 | 'Waxaan Bartay Rabbigay'
W/Q: Hoodo Yuusuf Cabdi. | 1 239 |
| 7 | 'Taariikhda Soomaaliyeed iyo Tartanka Qabiilka'
W/Q: Dr Abdisalam Sheikh Hassan | 2 133 |
| 8 | 'Taariikhda Soomaaliyeed iyo Tartanka Qabiilka' | 2 116 |
| 9 | 'Why Nations Fail'
W/Q: Daron Acemoglu & James A. Robinson
Buugu wuxuu soo bandhigayaa sababta qaar ka mid ah dalalku u noqdaan kuwo hodan ah oo horumarsan, halka kuwo kalena ugu sii jiraan faqri, musuqmaasuq iyo dib u dhac.
Qorayaashu waxay si qotodheer u sharxayaan in sababta ugu weyn ee dalalka qaar u guuleystaan aysan ahayn juqraafi, cimilo, diin, ama dhaqanka bulshada, balse ay tahay nooca nidaamka siyaasadeed iyo dhaqaale ee dalka ka jira. Buuggu wuxuu muujinayaa in dalalka leh dowlad caadil ah, sharci xooggan, xorriyad dhaqaale, iyo fursado siman ay noqdaan kuwo hormara. Halka dalalka ay awoodda iyo dhaqaalaha gacanta ku hayaan koox yar oo dano gaar ah leh ay ku dambeyaan burbur iyo saboolnimo.
Buuggu wuxuu sharxayaa in shacabka marka ay helaan xuquuq siyaasadeed, waxbarasho, cadaalad, iyo xorriyad ay awoodaan inay abuuraan hal-abuur, ganacsi, iyo koboc dhaqaale. Laakiin marka awoodda lagu koobo dad yar, bulshada inteeda badan waxaa laga hor istaagaa hormarka iyo fursadaha nololeed.
@kaydbooks | 3 367 |
| 10 | 'Why Nations Fail' | 2 982 |
| 11 | 'Maadin' - Dardaarankii Salafka ee dhalinyarada.
W/Q: Sh. Dr. Cabdirisaaq Al badar.
W/T: Cabdishakuur Sh. Xasan.
Buuggan wuxuu ka hadlayaa muhiimadda dhalinyaranimada iyo sida dhalinyaradu uga faa'ideysan karaa waqtigooda. Waxuu ka warramayaa dardaarannadii Salafku(culimadii hore) siin jireen dhalinyarada, sida: barashada cilmiga, cibaadada, akhlaaqda wanaagsan, ilaalinta salaadda, ka fogaanshaha dib-u-dhigista, iyo in dhalinyaradu naftooda ku mashquuliyaan waxyaabaha faa’iidada leh si ay ugu guulaystaan adduun iyo aakhiro.
@kaydbooks | 3 992 |
| 12 | 'Maadin' - Dardaarankii Salafka ee dhalinyarada. | 3 413 |
