en
Feedback
Hamse Ducaale

Hamse Ducaale

Open in Telegram

I'm Hamse Ahmed Suleiman, I'm The CEO and founder of Ducaale International Book-shop (DIBS)."My Vision is to promote Islamic Religion and be beneficial to the community " Raad Reeb Inta Aanad Dhiman " اترك أثرا قبل الرحيل- Leave an impact before you "die

Show more
334
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Waxa uu Maamulka AL-INJAZ FOR EDUCATIONAL ACHIEVEMENT CENTER* uu Ogeysiinayaa Dhamaan Bulshada Somaaliyeed meel kasta oo ay d
Waxa uu Maamulka AL-INJAZ FOR EDUCATIONAL ACHIEVEMENT CENTER* uu Ogeysiinayaa Dhamaan Bulshada Somaaliyeed meel kasta oo ay dunada daafaheeda ka joogto, in uu Qabanayo tababar ku baxaya hab online ah, oo la magac baxay, "Sidee Loo Sameeyaa Qorshe Istratijiyadeed Oo Shakhsi Ah" halku dhigiisuna yahay “Waxaa la gaadhay wakhtigii aad gaadhi lahayd go’aan toolmoon iyo isbadel muuqda oo waxtar leh.” #Waxa soo Jeedin doona: #Tababare: Xamse Axmed Saleebaan (Abuu isxaaq) #Maalinta: Habeenka Khamiistu Soo Galayso, Maalinimada Arbaca ay ahayd. #Taariikhda: 12/June/2024 #Wakhtiga: 8:00pm – 9:30pm #Goobta Lagu Qaban doono: Google Meet #Fadlan Iska Diwaan Gali Halkan: #https://forms.gle/u3tvkzCxqMW64v8V7 #Fee-da Tababarka: 10$ #FG: Ardayda ka soo qayb gasha waxa la siin doonaa Shahaadoyin insha Allah.

"لو علم كل إنسان بتاريخ وفاته، لكان أكثر جدية في تنفيذ أمنياته." اللهم حقق لنا أمنياتنا 🤲🤲

Sidee aad uga faa’iidaysan kartaa inta aad nooshahay.pdf0.92 KB

photo content
+5

"الثقة تُبنى على القناعة بالأهداف والقدرات، أما الغرور فشعور زائف بالأهمية ومبالغة بتقدير الذات. ثقتك بنفسك تهز ثقة الآخرين بأنفسهم، وإيمانك برسالتك يكتسح العقبات أمامك. الثقة معدية، والقادة العظماء ينقلون لأتباعهم عدوى الإيمان بأهدافهم." "Kalsoonidu waxay ku dhisan tahay in qofku uu aamino kuna qanco hadafkiisa iyo awoodihiisa ama kartidiisa, halka isla waynida ay tahay dareen been ah oo muhiimad iyo ku talaxtag siinaya is-qadarinta nafta. Kalsoonidaada naftu waxay ruxaysaa kalsoonida dadka kale, inaad tahay qof rumaysan Fariintiisa iyo hadafkiisuna, waxa uu meesha ka saari doonaa caqabadaha hortaada yaal. Kalsoonida waa la kala qaadaa, madaxda waaweynna waxay u gudbiyaan taageerayaashooda Rumaynta hadafkooda.”

Champions are made through dedication and resilience.
Champions are made through dedication and resilience.

"قبل الشهادات والمؤهلات والخبرات؛ كن واثقا من نفسك، ومؤمنا بأهدافك وعنيدا في تحقيق أحلامك.. فمهما كانت ظروفك وإمكانياتك." "Ka
"قبل الشهادات والمؤهلات والخبرات؛ كن واثقا من نفسك، ومؤمنا بأهدافك وعنيدا في تحقيق أحلامك.. فمهما كانت ظروفك وإمكانياتك." "Ka hor inta aanad qaadan shahaadooyinka, ama cadeymo aqooneed, iyo waayo-aragnimo, ku kalsoonow naftaada, rumaysnawna oo aamin yoolalkaaga, sidoo ku madax adkaw xaqiijinta riyooyinkaaga, si kasta oo taxay duruuftaadu iyo waxaad awood u leedahay."

" كلما زادت ثقتك في نفسك، ارتفعت ثقة الناس بك"
" كلما زادت ثقتك في نفسك، ارتفعت ثقة الناس بك"

" الوصول إلى القمة ليس صعبا، الصعب فعلا هو بقاؤك فوقها لفترة طويلة."
" الوصول إلى القمة ليس صعبا، الصعب فعلا هو بقاؤك فوقها لفترة طويلة."

Inaad mashquul tahay kama dhigna inaad wax soo-saar leedahay.pdf1.09 KB

" تحتاج إلى إرادة لتبدأء العمل، وإلى عادة يومية لتستمر في الإنجاز"

"كن دائما على ثقة بأنه لا توجد معرفة كاملة بنسبة ١٠٠% وأن الأهم من اكتمال التفاصيل هي سرعة المبادرة والبدء بالتنفيذ.. لا يجب أن تتأخر في التقاط فأسك لتحتطب، وقلمك لتكتب وحشد قدراتك لتطبيق حلمك على أرض الواقع. . المبادرة وسرعة التنفيذ أهم من معرفة كامل التفاصيل، فما تحتاجه هو اصطياد الفريسة أولا، ثم التفكير لاحقا في كيفية أكلها ." “Had iyo jeer ku kalsoonow in aan la helayn aqoon 100% dhammaystiran, dhammaystiranka aqoon Faah-faahsan waxa ka muhiimsan in loo degdego bilawga iyo fulinta Arimaha si dhakso leh. Waa in aanad ka dib dhicin in aad faashkaaga soo qaadato si aad xaabo u soo goosato,waa inaad qalinkaaga soo qaadato si aad wax qorto, waa in aad dhaqan galiso kartidaada si aad u hirgaliso riyadaada si muuqata oo la taaban karo. Inaad u degdegto fulinta hawlaha ayaa ka muhiimsan ogaanshaha dhammaan wax kasta oo Faah-faahsan. Waxa aad u baahan tahay waa in aad marka hore qabato ugaadhaada, ka dibna ka fikirto Sidii aad u cuni lahayd.” نظرية الفستق ٢ - فهد عامر الأحمدي Hamse Ahmed Suleiman (Abuu isxaaq) 1/June/2024 - Habeen Sabti

photo content
+6

Shared by PDF Reader. It's so easy and convenient to view & edit PDFs. Download for free now:https://st.simpledesign.ltd/2AFfEz

"القراءة 📚 وحدها لا تكفي. [تحتاج إلى تحويل النص لفعل، والفعل إلى عادة ،والعادة إلى بناء إنجاز ملموس ] وهذه مهمتك ليست مهمة ا
"القراءة 📚 وحدها لا تكفي. [تحتاج إلى تحويل النص لفعل، والفعل إلى عادة ،والعادة إلى بناء إنجاز ملموس ] وهذه مهمتك ليست مهمة المؤلف. ....نحتاج دائما لخطة عمل تضمن تضبيقها وممارستها على أرض الواقع ....بدون الشك، القراءة هي مصدر المعرفة الأول ولكن روح المبادرة وسرعة التطبق أهم بكثير من اكتمال معلوماتك النظرية. ....الإنجازات الرائعة بمثابة مسيرة طويلة تبدأ بالمعرفة، وتبنى بالممارسة، وتترسخ بالتجربة، وتتوج بالمهارة، وتخلد باضافة جديدة ومبتكرة." بتصرف - منقول - نظرية الفستق ٢

photo content

"Noloshu waa jihaad(Lagdan), Sabirkuna(Dulqaadkuna) waa sahay, qofka aan u adkaysan dhibka nolosha ma gaadho waxa uu rabo(Yoo
"Noloshu waa jihaad(Lagdan), Sabirkuna(Dulqaadkuna) waa sahay, qofka aan u adkaysan dhibka nolosha ma gaadho waxa uu rabo(Yoolkiisa), qofka aan u ku Sabrinna ma awoodo inuu u dulqaato Dhibka, si uu u gaadho yoolkiisa. *Dr. Salix Al-cusaymi* *Axad 18 Dul-Qi’dah 1445*

Caadoyinka wanaagsan Vs Caadooyinka Xun-xun. "Good habits build. Bad habits Hinder." "Caadooyinka Wanaagsan Waxbay Dhisaan, h
Caadoyinka wanaagsan Vs Caadooyinka Xun-xun. "Good habits build. Bad habits Hinder." "Caadooyinka Wanaagsan Waxbay Dhisaan, halka caadooyinka Xun-xun ay Ku Xanibayaan ama carqaladaynayaan"

photo content
+6

photo content