en
Feedback
Hamse Ducaale

Hamse Ducaale

Open in Telegram

I'm Hamse Ahmed Suleiman, I'm The CEO and founder of Ducaale International Book-shop (DIBS)."My Vision is to promote Islamic Religion and be beneficial to the community " Raad Reeb Inta Aanad Dhiman " اترك أثرا قبل الرحيل- Leave an impact before you "die

Show more
334
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days

Data loading in progress...

Similar Channels
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
August '24
August '24
+3
in 0 channels
July '24
+336
in 1 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
24 August0
23 August0
22 August0
21 August+1
20 August0
19 August0
18 August0
17 August0
16 August0
15 August0
14 August0
13 August0
12 August0
11 August0
10 August0
09 August0
08 August0
07 August0
06 August+2
05 August0
04 August0
03 August0
02 August0
01 August0
Channel Posts
2
https://youtu.be/NZNpkNO6TgE
1
3
https://youtu.be/4p_bQS7ezFA
116
4
الآداب العشرة.pdf
98
5
https://youtu.be/ng5GGy4pXMo?si=gzXpx02QPsoDBOKm
133
6
https://t.me/AQOON_IYO_DHAQAN_SUUBAN?livestream=e95e5da93082a8afc6
84
7
Muxaadiro Hordhac u ah Ee Barnaamij Aqooneedka La Magac baxay " Aqoon iyo Dhaqan Suuban Ayaa Ummaduhu Ku Horumaraan" oo Cinwa
Muxaadiro Hordhac u ah Ee Barnaamij Aqooneedka La Magac baxay " Aqoon iyo Dhaqan Suuban Ayaa Ummaduhu Ku Horumaraan" oo Cinwaankeedu Yahay " Dhiirigalinta Ummada Lagu dhiirinayo Barashada Cilmiga Shareecadda". Sh. Xamse Axmed Saleebaan [ Abuu isxaaq ] Habeenka Khamiistu Soo Galayso Ee 3 - Safar - 1446H Waafaqsan 7- Aug - 2024M Waxaad ka Dhagaysan Kartaa Linkigan Hoose: - https://t.me/AQOON_IYO_DHAQAN_SUUBAN?livestream
77
8
Daawan karo Daawo Muuqaalkan Ku Saabsan *Hordhaca Programming-ka & Warbixinta Kooraska (Full Stack Web Dev - UI/UX Designer)* Fadlan Riix Linkigan Hoose 👇🏼 https://youtu.be/S4M7F6gLMNY. Fadlan Wixii Faah-faahin ah Kala Xidhiidh whatsappkan *Eng.Jumhuur* ➡https://wa.me/252634645195.
104
9
https://youtu.be/S4M7F6gLMNY
3
10
"Kuwa magaca wacan Isku muujiyee Muslim laynayoow, Maba qabo islaam Maatida dil oo Muslim kii qumnaa Mushrik ba'ay ku sheeg. Dadqal-yohow malaha In taad magac islaam Dad ku madhin lahayd, Mid kalood heshaa Kuu muunad roon. Mawloow ilaah Duulkaa la maray Noo soo hadee, Ama naga halaag Hadii aan hanuun Hore loogu qorin." #Ustaad_Maxamed_Haybe
107
11
📣 *Bishaaro........ Bishaaro* Waxa uu *Maamulka Masaajidka Abuu Hureyra Ee Xaafada Aw Aadan* ugu Bishaaraynayaa Dhammaan dad
📣 *Bishaaro........ Bishaaro* Waxa uu *Maamulka Masaajidka Abuu Hureyra Ee Xaafada Aw Aadan* ugu Bishaaraynayaa Dhammaan dadka Jecel Barashadda Cilmiga Shareecada Ee ku dhaqan Hargaysa, Gaar ahaan Xafada Aw Aadan iyo Hareeraheeda, In la Bilaabayo Barnaamij Aqooneed La Magac baxay *" Aqoon iyo Dhaqan Suuban Ayaa Ummaduhu Ku Horumaraan".* 📌 *Channelka Telegramka* Ee Barnaamij Aqooneedku Waa Kan Hoose: - https://t.me/AQOON_IYO_DHAQAN_SUUBAN Waxaana Uu ka Kooban yahay Barnaamij Aqooneedkan *Heerkiisa 1aad* Sida Sawirka Kaaga Muuqata
138
12
https://vm.tiktok.com/ZMrXMgsmk/
131
13
+1
No text...
137
14
Waa buug aad u Anfici doona Qofkasta Oo Raba Horumar Dhaqaale, ama Hal abuur. Cinwaankiisa hadaan isku Dayo afsomali inaan u badalo waa " Hal-abuurka Ganacsigu ama Maamulka Ganacsigu Waxa uu u dhexeeya Hibo uu qofku u leeyahay iyo Mid La barto oo La dhaqan Galiyo" Si kooban:" Hal-abuurka Ganacsigu Waa Hibo Alle ama Karti(Aqoon in looyeesho)"
170
15
ريادة_الأعمال_بين_الموهبة_والممارسة_يحيى_السيد_عمر.pdf
162
16
U diyaar garow safar dheer oo bacad iyo harraad badan ... kaydkii iyo sahaydii aqooneed, xirfad iyo dad la dhaqan ee aad mirahiisa abuurtay inta aad waxbarashada ku jirtay, laguu xilqabay ama aysan mas'uuliyad ku saarnayn wuxuu kuu sahli karaa bilow fiican iyo in jid kuu baxo. Marxaladba tan ka dambaysa waxay u baahan tahay tabo, aqoon, iyo xirfado hor leh .. wixii aad horay u taqaanay in ay ku baritaaraan ma ahane waxba kuu qaban maayaan. Waxaad u baahanaysaa horumarin joogta ah, indho-furnaan iyo feejignaan aan hakasho lahayn. Get ready for a long and hard journey ... or else go back to school.
202
17
It is not easy outside here ... ======================= Dhallin yaro badan waxay u qabaan in noloshu sahlanaaynayso marka ay
It is not easy outside here ... ======================= Dhallin yaro badan waxay u qabaan in noloshu sahlanaaynayso marka ay ardaynimada dhameeyaan. Ardaynimada waa marxaladda ugu fudud ee nolosha. Nolosha dhabta ah waxay bilaabataa ardaynimada ka dib. Maalinka aad qalin jebisid ayaa adduun oo dhan kugu soo fakanayaa ... noloshadaada in aad maaraysid, mas'uuliyaad reer ... iwm. Sax ... dadaalka iyo dhididka badan ee aad gelisid xilliga aad waxbaranaysid waxay kuu sahlayaan hawsha ku sugaysa iyo sida aad nolosha u wajihi lahayd. Xirfadda, aqoonta, Network-gga iyo soo jeedka badan waxay kuu noqon tababar iyo diyaar garaw ... laakiin markasta waxaa ku hor yaal buur iyo dalcad ka dheer, ka dhib badan buurtii iyo dalcaddii aad horay uga soo baxday ... buur u baahan sabur, adkaysi iyo kelya adayg siyaado ah.
163
18
No text...
123
19
#Ogeysiis Waxa la Ogaysiinaya Dhamaan Bulshada ku Dhaqan Hargaysa, gaar ahaan Xaafadda Idaacada in Muxaadiro Lagu qaban Doono
#Ogeysiis Waxa la Ogaysiinaya Dhamaan Bulshada ku Dhaqan Hargaysa, gaar ahaan Xaafadda Idaacada in Muxaadiro Lagu qaban Doono Jimcaha Galinka #Masjid_Al_ansaar. Muxaadiradu waxa ay u gaar tahay #Dumarka. Muxaadirada Cinwaankeedu waa: 💺#Meeqaamka_Gabadhu_Ay_Ku_Leedahay_Islaamka_Dhexdiisa Waxaaad sido Kale Si Toos ah uga Dhagaysan Doontaa linkigana Hoose: 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://t.me/HamseDucaale?livestream
221
20
"القصد القصد تبلغوا" "Discipline" wuxuu leeyahay qaacido haddii aad dabbaqid ay kuu sahlanayso buur xitaa in aad rujisid. 1. Shayga aad samaynaysid ama ficilka aad ku dhaqaaqaysid waa in uu kugu wayn yahay oo uu agtaada ka leeyahay "Value" nafta loo huri karo. 2. Samaynta iyo ku hawlanaanta shayga ama ficilka aad falaysid waa in ay ku siinaysaa farxad iyo rayrayn " Joy of pursue". Mar haddii samaynta shayga ay "Happy" kaa dhigayso ama xasilooni iyo raaxo nafta ah ku siinayso marka aad samaysid ama ku guda jirtid, waa "positive factor" kugu sii tirtirsiinaya in aad samaysid ama wadid. 3. Wax kasta oo loo kaco waxa ay leeyihiin wuxuun taklifo iyo mashaqo ah, salaadda oo la tukadoba ha ahaato (Fajarka oo loo kaco .. masjidna loo lugeeyo) ... وإنها لكبيرة إلّا علي الخاشعين" Dhibsashada shayga ama mashaqada nafeed ama maaliyadeed ee ka dhalan kara u istaagiisa waa "negative factor" qofka ku bixin kara in uu ka haro, wadi waayo ficilkii ... "The cost of pursue". Discipline = Value of the action/thing + (The joy of pursue - The cost of pursue).
108