en
Feedback
Hamse Ducaale

Hamse Ducaale

Open in Telegram

I'm Hamse Ahmed Suleiman, I'm The CEO and founder of Ducaale International Book-shop (DIBS)."My Vision is to promote Islamic Religion and be beneficial to the community " Raad Reeb Inta Aanad Dhiman " اترك أثرا قبل الرحيل- Leave an impact before you "die

Show more
334
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Ololaha *" Walaal Qur'aanka I Bar"* Ee Tobanka Maalmood ee Aduunka ugu Fadliga Badan - *10-Dulxij-1445H* *----«خَيْرُكُمْ مَنْ تَعَلَّمَ القُرآنَ وَعَلَّمَهُ»----*

Wlaalo ku Soo Dir:- *Darasalaam:* 62084071 *ZAAD:* 0634142390 *Dahab Shiil:* HRGD56013 *EDAHAB:* 0654662174 MAGACA SOO BAXAYAA WAA *HAMSE AHMED SULEIMAN*

تعريف و معنى عب الماء في معجم المعاني الجامع - معجم عربي عربي عَبَّ الماءَ عَبَّ عَبًّا: شَرِبَهُ بلا تنفُّس ومَصٍّ عبّ الظّمآن الماء: شرِبه بلا تَنَفُّسٍ ولا مَصٍّ ، ''مُصُّوا الماءَ مصًّا ولا تعُبُّوه عبًّا- ما كادت يده تصل إلى قا... المزيد عَبَّ جُرْعَةً مِنَ الْمَاءِ عَبّاً: شَرِبَهَا دُفْعَةً وَاحِدَةً

يبدأ صيام العشر الأوائل من ذو الحجه يوم 7/6/2024 هنيئًا لمن ادركهم وذكر غيره ‏الجمعة: ١ ذو الحجه الموافق ٢٠٢٤/٦/٧ ‏السبت : ٢ ذو الحجه الموافق ٢٠٢٤/٦/٨ ‏الاحد: ٣ ذو الحجه الموافق ٢٠٢٤/٦/٩ ‏الاثنين : ٤ ذو الحجه الموافق ٢٠٢٤/٦/١٠ ‏الثلاثاء: ٥ ذو الحجه الموافق ٢٠٢٤/٦/١١ ‏الاربعاء: ٦ ذو الحجه الموافق ٢٠٢٤/٦/١٢ ‏الخميس: ٧ ذو الحجه الموافق ٢٠٢٤/٦/١٣ ‏الجمعة: ٨ ذو الحجه الموافق ٢٠٢٤/٦/١٤ ‏السبت : ٩ ذو الحجه الموافق ٢٠٢٤/٦/١٥ "اللهم بلغنا يوم عرفه ونحن في أفضل حال" جاء في "الموسوعة الفقهية" (28/91) : " اتفق الفقهاء على استحباب صوم الأيام الثمانية التي من أول ذي الحجة قبل يوم عرفة.... وصرح المالكية والشافعية : بأنه يسن صوم هذه الأيام للحاج أيضا" انتهى اتفاق المذاهب الأربعة على استحباب صوم جميع تسع ذي الحجة: -كتاب الفتاوى الهندية الحنفية(201/1): "ويستحب صوم تسعة أيام من أول ذي الحجة" -كتاب مواهب الجليل للمالكية(402/2): "صوم العشر..مستحبة استحبابا شديدا" -كتاب تحفة المحتاج للشافعية(454/3): "يسن بل يتأكد صوم تسع الحجة" -كتاب الإنصاف للحنابلة (345/3): "ويستحب صوم عشر ذي الحجة بلانزاع"

‏*🌹 فضل العشر الأوائل من ذي الحجة* *إن العشر الأول من ذي الحجة أيام مباركة، فبها أقسم المولى سبحانه في كتابه الكريم حيث قال:
‏*🌹 فضل العشر الأوائل من ذي الحجة* *إن العشر الأول من ذي الحجة أيام مباركة، فبها أقسم المولى سبحانه في كتابه الكريم حيث قال: والفجر * وليال عشر [الفجر:1،2].* *وقال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ما من أيام العمل الصالح فيها أحب إلى الله من هذه الأيام - يعني أيام العشر - قالوا: يا رسول الله ولا الجهاد في سبيل الله ؟ قال: ولا الجهاد في سبيل الله، إلا رجل خرج بنفسه وماله فلم يرجع من ذلك بشيء. (أخرجه البخاري)* *فكن كيسا وخطط واجعل فى نيتك القيام والصيام والذكر والقرآن وصلة الرحم وفعل الخيرات الباقيات الصالحات بأنواعها فعسى ربي إن غلبت عليك الدنيا ان يعطيك ربك على قدر نيتك وأحذر فأنها ستمر مر الكرام اسرع من رمضان.*

Ogeysiis ..... Ogeysiis Waxa Maamulka Masjidka Abuu Hureyra Ee Ku Yaala Xaafada Aw Aadan Ee Magaalada Hargaysa Uu Ogeysiinaya
Ogeysiis ..... Ogeysiis Waxa Maamulka Masjidka Abuu Hureyra Ee Ku Yaala Xaafada Aw Aadan Ee Magaalada Hargaysa Uu Ogeysiinayaa Dhamaan Bulshada Ku Dhaqan Xaafada Iyo Cid Kasta Oo Jecel Barashada Xadiiska Rasuulka - *Sallallaahu Caleyhi Wasallam* - In la Bilaabayo Kitaab Kooban Oo magaciisu Yahay: *40 Xadiis oo Ku Saabsan Fadliga 10ka Maalmood Ee U Horeeya Dul-xaj Iyo Camalada La Qabto Dhexdooda* Waxa Dhigi Doona: Macalin Xamse Axmed Saleebaan ( Abuu Isxaaq) Goobta: Masjid Abuu Hureyra Ee Xaafada Aw Aadan. Wakhtiga: Maqribka iyo Cishaa'iga Dhexdooda. Taariikhda: 1/Dul-Xaj/1445H - 07/June/2024M Mudada: Jimacha - Salaasada. Ka Faa'iidaysi Wacan - Khayrka Walaalka.

photo content

photo content

photo content

Fixed Mindset or Growth Mindset ( Maskax Xadidan iyo Maskax Kobcaysa )
Fixed Mindset or Growth Mindset ( Maskax Xadidan iyo Maskax Kobcaysa )

photo content

photo content

photo content

photo content

photo content

✔️The Habits of Controlling the Controllables
✔️The Habits of Controlling the Controllables

Waa run in qofka bini'aadamka ahi uu ku bixiyo saacadaha noloshiisa, ama xitaa neeftiisa, si uu u gaadho waxa ugu sarreeya si uu naftiisa ka badbaadiyo khasaare cad, taasina iman mayso in uu u jeesto Qur'aanka, Fahamkiisa, iyo in la dhuuxo macnihiisa, lana soo baxno waxa ku jira khasnadihiisa, aadna u baadhno waxa ku qarsoon ee macnayaashiisa ah, xilna iska saarno daryeelkiisa, dul ictikaafnana si hansare leh, waayo; waxa uu dammaanad qaadayaa dannaha addoomada ee noloshooda adduunyo Iyo ta aakhiraba, waxana uu gaadhsiinayaa wadada hanuunka iyo toosnaanta." الخلاصة في تدبر القرآن - د. خالد بن عثمان السبت- ص 23

"Al-Xaafiz Ibnul-Qayyim wuxuu yidhi: Mar haddii ay kaamilnimada qofku ku jirto cilmi waxtar leh iyo camal wanaagsan oo ah han
"Al-Xaafiz Ibnul-Qayyim wuxuu yidhi: Mar haddii ay kaamilnimada qofku ku jirto cilmi waxtar leh iyo camal wanaagsan oo ah hanuunka iyo diinta xaqa ah, iyo in dadka kale lagu dhammaystiro labadaas arrimood; Siduu Allah yidhi isaga ayaa Sareeyee: “Casarka ayaan ku dhaartaye, dadka dhamaantood,khasaare ayey ku sugan yihiin, kuwa xaqa rumeeyey mooyaane, oo camal waanaagsana sameeyey, xaqana isku dardaarmay, sabirkana isku dardaarmay ” (Al- Casr: 1-3). Allah waxa uu ku dhaartay isagaa xumaan ka hufane in qof kasta khasaaray; kuwa ku dhammeystiray awoodooda cilmiyeed iimaanka mooyaane, awoodooda dhaqana ku dhamaystiray camalka wanaagsan, kuwa kalena ku dhammaystiray waanada xaqa iyo samirka. Sidaa awgeed, xaqqu waa iimaanka iyo dhaqanka, lamana gaadhi karo in lagu sabro oo loo adkaysto, oo la iskuna dardaarmo mooyaane.