en
Feedback
TIJAABI MASKAXDAADA

TIJAABI MASKAXDAADA

Open in Telegram

Majeceshahay su'aalaha diinigaa maxiisaysaa guugaalaysiga,!? Hadaba halkaan waxaad ka helee su'aalo cajiiba ku cajab galiya guugaleysi aadan horay u arag, Horay ugaar oo (JOIN DHEH 👇 Cabasho ama farriin inta iigu soo dir

Show more
9 489
Subscribers
-824 hours
-457 days
-18030 days

Data loading in progress...

Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
September '26
September '26
+17
in 0 channels
August '26
+77
in 0 channels
Get PRO
July '26
+83
in 0 channels
Get PRO
June '26
+47
in 1 channels
Get PRO
May '26
+12
in 0 channels
Get PRO
April '26
+3
in 0 channels
Get PRO
March '26
+1
in 0 channels
Get PRO
February '26
+3
in 0 channels
Get PRO
January '26
+4
in 1 channels
Get PRO
December '25
+2
in 0 channels
Get PRO
November '25
+3
in 1 channels
Get PRO
October '25
+12
in 0 channels
Get PRO
September '25
+9
in 0 channels
Get PRO
August '25
+29
in 0 channels
Get PRO
July '25
+25
in 0 channels
Get PRO
June '25
+29
in 0 channels
Get PRO
May '25
+20
in 2 channels
Get PRO
April '25
+40
in 1 channels
Get PRO
March '25
+19
in 0 channels
Get PRO
February '25
+74
in 0 channels
Get PRO
January '25
+107
in 1 channels
Get PRO
December '24
+199
in 1 channels
Get PRO
November '24
+141
in 0 channels
Get PRO
October '24
+164
in 1 channels
Get PRO
September '24
+693
in 1 channels
Get PRO
August '24
+992
in 2 channels
Get PRO
July '24
+1 486
in 2 channels
Get PRO
June '24
+980
in 0 channels
Get PRO
May '24
+1 150
in 2 channels
Get PRO
April '24
+915
in 2 channels
Get PRO
March '24
+1 367
in 2 channels
Get PRO
February '24
+1 256
in 3 channels
Get PRO
January '24
+592
in 2 channels
Get PRO
December '23
+660
in 55 channels
Get PRO
November '23
+342
in 68 channels
Get PRO
October '23
+249
in 61 channels
Get PRO
September '23
+200
in 0 channels
Get PRO
August '23
+284
in 0 channels
Get PRO
July '23
+305
in 0 channels
Get PRO
June '23
+566
in 0 channels
Get PRO
May '23
+35
in 0 channels
Get PRO
April '23
+44
in 0 channels
Get PRO
March '23
+51
in 0 channels
Get PRO
February '23
+97
in 0 channels
Get PRO
January '23
+142
in 0 channels
Get PRO
December '22
+121
in 0 channels
Get PRO
November '22
+154
in 0 channels
Get PRO
October '22
+161
in 0 channels
Get PRO
September '22
+357
in 0 channels
Get PRO
August '22
+649
in 0 channels
Get PRO
July '22
+70
in 0 channels
Get PRO
June '22
+56
in 0 channels
Get PRO
May '22
+16
in 0 channels
Get PRO
April '22
+71
in 0 channels
Get PRO
March '22
+260
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
10 September+2
09 September0
08 September+1
07 September+2
06 September0
05 September+2
04 September+4
03 September0
02 September+2
01 September+4
Channel Posts
Saddexda Nooc ee Dadka Kugu Xiran — Kee Tahay? Waxaa jira saddex nooc oo dad ah oo noloshaada ama xiriirkaaga kugu xiran: 1. Qofka Kibirka Badan, Laakiin Caqligiisu Weli Carruurnimo Ku Jiro Qofkan waxaa laga yaabaa inuu is moodo qof weyn oo go'aan leh, laakiin hab-dhaqankiisa waxaa ka muuqda carruurnimo iyo kibir. Mararka qaar farriintaada wuu arkaa, laakiin jawaab uma hayo tamar uu ku bixiyo. Ma aha inuusan awoodin inuu ka jawaabo, balse wuxuu rabaa inuu adiga ku tuso: “Aniga ayaa go'aaminaya goorta aan kula hadlaayo.” Qalbigiisa wuxuu iska leeyahay: “Farriintaada waan arkay, laakiin jawaab hadda uma qalantid. Aniga ayaa go'aaminaya waqtiga aan kuu jawaabayo.” Tani waa nooc ka mid ah xakameynta iyo kibirka. Wuxuu rabaa inuu ku dareensiiyo inaad sugto, aad ka fikirto, aad welwesho, xitaa aad is weydiiso sababta uu kuu aamusan yahay. 2. Qofka Daacadda Ah — Waxa uu Ku Sheego Dhab Ayuu Yahay Qofka daacadda ahi ma jecla ciyaarta dareenka. Haddii uu mashquulo, wuu kuu sheegi karaa. Haddii uusan awoodin inuu hadda kula hadlo, sabab ayuu kuu sheegi karaa. Haddii uu xiriirka doonayo, ficilkiisa ayaa taas muujinaya. Waxaa dhici karta inuu maalin kaa maqnaado ama uu waqti ku qaato jawaabta, laakiin marka uu soo laabto waxaad ka dareemaysaa daacadnimo iyo ixtiraam. Qofka ku qiimeeya, farriintaada ma u arko wax uu si ula kac ah kuugu ciqaabayo. 3. Qofka Xogtaada Jecel, Laakiin Aan Xiriirka Qiimayn Kan waa qofka ugu yaabka badan. Wuxuu rabaa inuu ogaado xogtaada, waxa noloshaada ka socda iyo cidda aad la xiriirto, laakiin isagu xogtiisa wuu qarinayaa. Wuu ku daba socdaa, laakiin si qarsoodi ah. Wuxuu rabaa inuu ogaado waxa aad samaynayso, halka aad joogto iyo waxa noloshaada ku cusub. Laakiin marka aad farriin u dirto, jawaabtiisu way gaabis noqotaa ama xitaa ma jawaabo. Wuu ku daawanayaa, laakiin xiriirka masuuliyaddiisa ma qaadayo. Waxay u qaadanayaan xiriirka sidii filim ay bannaanka ka daawanayaan: waxay rabaan inay ogaadaan waxa dhacaya, laakiin ma rabaan inay qayb ka noqdaan. Kibirka: Sababta Ugu Xun Ee Dhaqankan Kibirka ayaa ka mid noqon kara sababaha qofku ula dhaqmo dadka sidan. Qofku wuxuu rabaa inuu ku tuso: “Aniga ayaa kuu imanaya marka aan doono.” Mararka qaar xitaa wuxuu leeyahay: “Waan kuu jawaabi doonaa marka aan firaaqo helo.” Laakiin haddii tani noqoto dhaqan joogto ah, waxay muujin kartaa inuusan xiriirka u siinayn qiimaha aad adigu siinayso. Qofka sidaas kuula dhaqmaya wuxuu doonayaa inuu xakameeyo xiriirka, isagoo kaa sugaya inaad adigu mar walba raadiso, sugto, ama ka welwesho. Xaqiiqadu Waa Maxay? Mararka qaar qofku wuxuu kuu sheegi karaa cudurdaar aan run ahayn. Wuxuu oran karaa: “Waan mashquulsanaa.” “Waqti aan kuugu jawaabo ma helin.” “Guriga ayaan joogay, laakiin fursad uma helin inaan kuu jawaabo.” Waxaa laga yaabaa inuu run sheegayo, waxaana laga yaabaa inuusan run sheegayn. Laakiin haddii ay arrintu si joogto ah u soo noqnoqoto, ficilladiisa ayaa ka muhiimsan cudurdaarradiisa. Qofka daacadda ahi mar walba ma aha inuu isla markiiba kuu jawaabo, laakiin qaabka uu kuu qiimeeyo ayaa ka muuqanaya dhaqankiisa guud. Ha Is Yasin — Qiimahaaga Ha Ku Xirin Jawaabtiisa Haddii qof si joogto ah kuu dareensiiyo inaad tahay qof aan muhiim ahayn, ha ku khasaarin tamartaada adigoo mar walba sugaya jawaabtiisa. Mararka qaar waxa ugu quruxda badan waa inaad hal tallaabo dib u qaaddo oo aad noloshaada sii wadato. Ha noqon qof maalintiisa oo dhan ku bixiya: “Maxaa loo jawaabi waayay?” Qofka doonaya inuu kula xiriiro, wuxuu heli doonaa waddo uu kuugu muujiyo. Qaar Waa Fulayaal… Waxaa jira dad aan awoodin inay si cad kuu yiraahdaan: “Ma doonayo xiriirkaaga.” Sidaas darteed mar bay kuu jawaabaan, marna way kaa aamusiyaan. Ma doonayaan inay si buuxda kuu waayaan, laakiin sidoo kale ma doonayaan inay si dhab ah kuu soo dhoweeyaan. Waxay rabaan inaad joogto marka ay cidlo dareemaan, laakiin ma rabaan inay ku siiyaan xiriir cad oo deggan. Taasi ma aha daacadnimo.

2
Waxaa jira sedac nuuc oo dadka kugu xiran ah Qaar kibirsan lkin caqligii carurnimadu ku jiro Qaar dacad ah oo waxa ay ku shegan dhab ay tahay Qaar waa xayawan jecel xogta Dadka kale xogtadii waxad soqorto ayey lasocdaan iyagoo dhuumanaya isqarinayo. Mana raban qiimaha xirirka iyo iney jawab bixiyan. Bananka ayey ka dawanayan Waxayba ku moodaan filim oo kale Xogtisa wuu qarinayaa lkin wuu rabaa inuu ogaado xogtada. Waa gaartaa farintaadu lakin in uu ka jawaabo tamar maba u lahan.! Kibirka ayaa ka mid ah waxyabaha sababa arinkaan wana tan ugu xun dabeecadda ahan waxay raban dadka iney maamulan Dawadan storage Waxay ku leyihin mar mar anaa soo shegayo xiliga aan kuu jawabayo. Waxay ka leyihin xaga qalbigooda matihid muhiim Wan arkan farintada ma mudnid jawaab hadda anaa soo goaaminayo xiligaan ku la hadli doono wuxu rabaa inuu sidaas kuu xakameyo.!!! Aad sukto aad soo qayliso aad silicdo Xaqiiqada iyagaa ducafo ah oo sidii ciyalka ah wax wayn ayeey u arka fariin aan laga jawabin.!! Dadka daacada ah malahan dhaqankaan.. maalin ugu badnan waa kaa maqan karaan jawabta lkin qof ila laba maalin aan soo jawaabin ogow wax qiimaha ama ixtiram ah uma hayo jawabtada barti marku ku soqoro sas baa igu dhacday hal ka run maaha waa kadaab fully ah aan shegi karin sabbta dhabtaa. Qof guriga joogo ayaa kuleh wan wayay Janis aan ku jawabo waa hubaal in uu dadkale la hadlaayay. Lakin adiga waa lagu yasayaa kaas sida uu balem B kaga dhigtay adna katur harerahaga noloshada Waa fulayaal aan awoodin iney ku dhahan madoonayo warkada Si qurux badanna kaaga ma fogaan karaan Qaar si dad ban ayey kuu inkiraan iyagoo mar jawaba marna aamusa . Nuucee tahay Qofka ku jecel wa kan dhab ahan farimahaga arkaba kaso jawaba kaas boos baad ku ledahay qalbigiisa. Kuwaa raba noloshoda inaad ka baxdo lakin rabaan iney cidla daremin sidas darteed inuu kugu xirnaado waa rabaa inuu ku jawabana marabo. Sidas bay u dawadan storgada
1
3
Cibradu ma aha inta aad Qur’aanka xafidday ama goorta aad khatimtay! Iyo tafsiir inta aad raacatay.!!! Cibradu waxay tahay in
Cibradu ma aha inta aad Qur’aanka xafidday ama goorta aad khatimtay! Iyo tafsiir inta aad raacatay.!!! Cibradu waxay tahay in aayadaha Qur’aanka lagu arko sida aad dadka ula dhaqanto, akhlaaqdaada iyo fadhiyadaada. Sidaad u ilaiso ballamaha aad mazuul u noqoto. In dadka ay kugu daydaan xitaa arrimaha ugu fudud. Inaad noqoto qof dabacsan, deggan, naxariis badan oo dadka u dhow, qof kasta oo kula fadhiistana uu jeclaado in waqtiga uu kula joogo uusan si degdeg ah u dhammaan. Sidoo kale, inaad naftaada la halganto oo aad ku dadaasho inaad noqoto qof ka mid ah dadka ahlu Qur’aanka ah, xitaa haddii aad xafidsan tahay hal aayad oo keliya. Qur’aanku ma aha oo keliya wax afka lagu xafido; waa hanuun lagu dhaqmo oo akhlaaqda iyo dhaqanka lagu muujiyo. 🌿📖 #Xalaqada_naafic_almaDANI #Sixidda_dhawaqa #Xifdinta #Quranka
377
4
📢🌿 OGAYSIIS MUHIIM AH | XALAQADA NAAFIC AL-MADANI 📖 Ma doonaysaa in akhriska Qur’aanka lagaa saxo, ama aad bilowdo xifdinta Qur’aanka? Xalaqada Naafic Al-Madani way kuu furan tahay. 🤍 Meesha aad rabto joog d ⏰ Waqtiga aad rabto qabso 📚 Inta aad rabto ka faa’iidayso! Xalaqadu waxay u furan tahay qof kasta oo doonaya inuu Qur’aanka barto, xifdiyo, akhriskiisana saxo. 💚 Ha sugin berri—Qur’aanka maanta la saaxiib. “وخيركم من تعلم القرآن وعلمه” 🌹 Kaalay, ka faa’iidayso, qof kalena ugu yeer khayrkan. Waxaa laga yaabaa inaad noqoto sababta qof kale Qur’aanka ugu xirmo Sido kale kutubta tajwiidka ayaa diyaar kuu ah si free ah 📞 Nala soo xiriir: 0610711831
399
5
Qofkii Salaadda Subax waqtigeeda dayaca, wuxuu dhaawacay maalintiisa, wuxuuna lumiyay barakadeedii. Ibnu Qayyim (Alle ha u naxariistee) wuxuu yiri: “Bilowga maalintu waa dhallinyaranimadeeda, dhammaadkeeduna waa gabowgeeda. Qofku wuxuu ku barbaaraa waxa uu ku dhaqmo, wuxuuna ku dhintaa isagoo sidaas ku sugan. Haddii qofku ku barbaaro dayaca Salaadda Subax, wuxuu sii ahaanayaa mid dayaca.” Dadka Salaadda Subax tukada waxay helaan faa’iidooyin uusan qofka hurdaa heli karin: Wajibnimadedu: Waxay kaa dhigaysaa qof ku jira ilaalinta iyo damaanadda Alle. Sunnadeeda: Labada rakcadood ee Sunnada kahoreysa salad Subax waxay ka khayr badan yihiin adduunka iyo waxa ku jira. Allow naga yeel kuwa ilaaliya Salaadda Subax, waqtigeedana ku tukada. Aamiin. 🤲
488
6
#تاكيدات - Oh Allah, make us among those who got what they wished for. - اللهم اجعلنا من الذين نالوا ما تمنوا 🦋🦋🦋
476
7
https://t.me/Dhambaalad Walks hala garab galo
133
8
Hoos u dhaca janaalka waa share garayn la_aantiina guys and friends 🧡
568
9
#Musiibada_baraha_bulshadu ku hayso dhalinyarada. Sidee qofku wax u qabsan karaa isagoo sidaas waqti badan ku luminaya? Sidee qof maalin kasta u raaci karaa dantisav Facebook, isagoo daawanaya story-yada, reels-yada, isla markaana mar kasta rogaya wararka cusub; dabadeedna u gudbaya Messenger si uu uga jawaabo farriimaha loo soo diray? Kadib wuxuu u gudbaa WhatsApp, wuxuu uga jawaabaa qofkii la soo xiriiray, wuxuu daawadaa status-yada, qaarna wuu ka faalloodaa. Markaas wuxuu u gudbaa Instagram, si uu u arko faallooyinka lagu qoray sawirkiisii ugu dambeeyay, wuuna uga jawaabaa. Intaas kadibna wuxuu bilaabaa inuu daawado muuqaallada, stories-ka iyo reels-ka, ugu dambayntiina wuxuu uga jawaabaa farriimaha Instagram-ka. Markuu intaas dhammeeyo, wuxuu furaa YouTube, wuxuuna daawanayaa muuqaal ku saabsan qof hebel oo xaaskiisa ka sameeyay kaftan ama prank; isagoo leh: “Kaftan aan caadi ahayn, ha seegin!” Markuu muuqaalkii dhammeeyana wuxuu u gudbaa muuqaallo kale oo gaagaaban, isagoo midba midka kale ka daba rogaya. Ogeysiisyaduna ma dhammaanayaan; midba meel ayuu qofka uga yeerayaa, meelba meel ayuu uga jiidayaa. Intuu wareeggan ku dhex wareegayo barahaas kala duwan, isla markiiba wuxuu dib uga bilaabayaa bilowgii: Facebook ayuu mar kale furayaa! Haddaba sidee qofkani wax u qabsan karaa? Qofkan oo ah hab-dhaqanka ay ku nool yihiin dhallinyaro badan, marka laga reebo kuwa Alle u naxariisto, sidee buu: Shaqadiisa u gudan karaa? Waxbarashadiisa u dadaali karaa oo naftiisa bulshada dhexdeeda kor ugu qaadi karaa? Salaadihiisa u ilaalin karaa? Xuquuqda qoyskiisa u gudan karaa? Wirdiisa Qur’aanka u akhrisan karaa? Jimicsigiisa u samayn karaa? Xifdinta Qur’aanka u bilaabi karaa? Cilmiga shareecada u baran karaa? Xirfad cusub u baran karaa? Buug cusub u akhrisan karaa? Noloshiisana wax ugu kordhin karaa? Sidee buu uga bixi karaa nolosha khiyaaliga ah ee muuqaalka, is-muujinta iyo faanka aan xaqiiqda ku dhisnayn, una bilaabi karaa nolol dhab ah oo qiimo leh? Kadib haddana qofkani wuxuu yimaadaa isagoo ka cabanaya nolosha, nasiibkiisana ka tiiraanyaysan! Runtii wuxuu run sheegay Nebigeenna ﷺ markii uu yiri: “Laba nimco ayaa dad badan lagu khasaaraa: caafimaadka iyo firaaqada.” 🤍 Walaalkayow, ka faa’iidayso inta kaaga hartay! Alle kaalmo ka dalab. hana isdhiibin. Ha lumin waqtigaaga; waayo waxa maanta kaa lumaya berri dib kuuguma soo noqonayo. #madal_waacid #Facebook. #soomalia@FAHANKANOLOSHA35
536
10
🌿 Mustaqbalka Ummaddu Wuxuu Ka Bilaabmaa Guriga Waxa ugu weyn ee maanta ummadda loo qaban karo ma aha maal iyo dhismo oo kel
🌿 Mustaqbalka Ummaddu Wuxuu Ka Bilaabmaa Guriga Waxa ugu weyn ee maanta ummadda loo qaban karo ma aha maal iyo dhismo oo keliya, ee waa barbaarinta ubadka lagu koriyo Towxiidka iyo Caqiidada Saxda ah. Ilmaha yaqaan Rabbigiis, jecel cilmiga, ku dheggan xaqa, kana cabsada Alle, wuxuu noqonayaa qof aan fitnuhu ruxin, shakiyuhuna marin habaabin. Ku barbaari carruurtaada: 📖 Towxiidka iyo Caqiidada Saxda ah. 🎓 Jacaylka cilmiga. 💪 Himilo sare. 🤝 Mas'uuliyad. 🗣️ Geesinimada ku hadalka xaqa. 🌱 Maanta waa carruur; berrina waa culimadii, hoggaamiyeyaashii iyo dadkii Alle ummadda ku hagaajin lahaa. "Dib-u-hagaajinta ummaddu waxay ka bilaabataa guri lagu barbaariyo Towxiid sax ah iyo iimaan adag." اللهم أصلح أبناء المسلمين، واجعلهم قرة عين لوالديهم، وانفع بهم الإسلام والمسلمين.
554
11
Qofkaa daaima musxafka wuxuu noqdaa quraan ku soconaya dhulka,.! Qofka hela saxibtinimada quraanka ma heli doono saxib ka wngsan,. Noloshaada nuur mubarak ah qiyamahana waa shafecahaga ! حلقة نافع المدني لتصحيح التلاوة . #Ku_soobir, 610711831
479
12
Intee qof ayaa wali intarnetku isticmaalaa oo wali iyagu isticmaalin, Intaas aad aragtaan waxay isticmalen internetka waxay k+1
Intee qof ayaa wali intarnetku isticmaalaa oo wali iyagu isticmaalin, Intaas aad aragtaan waxay isticmalen internetka waxay ka badbaadeen in internetku isticmaalo,!! Waxaa mahdin mudan culimada oo iyaguna waaqiciga fahmeen oo sida masajiddi aaladaha internetka kadhigay oo camiray Cilmi iyo nuurna kushubeen alx
488
13
Salaadda Subax (Fajr), dadka Jannada u hamuun qaba! Ogaada Faralka Salaadda Subax: Qofkii tukada wuxuu gelayaa ilaalinta iyo
Salaadda Subax (Fajr), dadka Jannada u hamuun qaba! Ogaada Faralka Salaadda Subax: Qofkii tukada wuxuu gelayaa ilaalinta iyo damaanadda Alle. Sunnada Fajrka:ka horeysa Waxay ka khayr badan tahay adduunka iyo waxa ku dhex jira oo dhan. Qur'aanka Fajrka: Waxaa ka markhaati kaca malaa'igta habeenka iyo malaa'igta maalinta. "Qur'aanka waaberigana waa mid ay malaa'igtu ka soo qayb gasho." (Suuradda Al-Israa': 78) Salaadda Subax: Waa mid ka mid ah sababaha lagu mutaysto in Alle ﷻ lagu arko Jannada.
457
14
سر التغيير هو أن تركز كل طاقتك وجهودك في بناء النمط الجديد وليس في محاربة النمط القديم.
416
15
Iisheega wax aan lagu iibsan karin maal
Iisheega wax aan lagu iibsan karin maal
557
16
Xilligan ay macaasidu si fudud ugu faaftay nolosha dadka, qofka naftiisa ka ilaaliya dambiga kana dheeraada xumaanta, wuxuu l
Xilligan ay macaasidu si fudud ugu faaftay nolosha dadka, qofka naftiisa ka ilaaliya dambiga kana dheeraada xumaanta, wuxuu la mid yahay xiddig weyn oo ifaya mugdiga dhexdiisa. Waa iftiin ay dad yar uun arkaan, laakiin qiimihiisu aad buu u weyn yahay. Walaal, waxaad haysaa jidka ugu wanaagsan ee la maro. Ha ka leexan, duruufo kasta ha ku soo maraan, waqti kasta iyo xaalad kasta. Ku samir xaqa, maxaa yeelay dhammaadka jidkan waa raallinimada alle iyo liibaan adduun iyo aakhiro.
577
17
Bisha Muxarram waa bisha ugu fadliga badan bilaha xurmada leh. Waxaa gaar ahaan qiimo weyn leh maalmaha Taasuucaa (9-ka Muxarram) iyo Caashuuraa (10-ka Muxarram). 🔹 Caashuuraa waa maalintii uu Alle badbaadiyey Nabi Muuse (CS) iyo ummaddiisii, halaagayna Fircoon iyo ciidankiisii. Markii Nabigu ﷺ yimid Madiina ayuu arkay Yuhuudda oo sooman maalintaas, markaas ayuu yiri: "Anagaa Muuse idinka xaq badan." Dabadeedna wuu soomay, ummaddiisana wuu faray inay soomaan. 🔹 Nabigu ﷺ wuxuu sheegay fadliga weyn ee soonka maalintaas: "Waxaan Alle ka rajaynayaa in soonka maalinta Caashuuraa uu noogu dhaafo dambiyadii sannadkii horreeyey." ( Muslim ) 🔹 Si looga duwanaado Yuhuudda, loona khilqafo Nabigu ﷺ wuxuu damcay inuu ku daro maalinta sagaalaad, isagoo yiri: "Haddii aan noolaado sannadka dambe, waxaan soomi doonaa maalinta sagaalaad." ( Muslim ) ✅ Sida ugu fiican waa: In la soomo 9-ka iyo 10-ka Muxarram (Taasuucaa iyo Caashuuraa). Ama 10-ka iyo 11-ka. 🌷 Waa fursad qaali ah oo Alle ku dhaafo dambiyada yaryar ee sannadkii tagay, laguna nooleeyo sunnadii Nabigeenna Muxammad ﷺ. Ha moogaan fadligan weyn, kuna dhiirrigeli ehelkaaga iyo asxaabtaada inay soomaan Taasuucaa iyo Caashuuraa. اللهم أعنا على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك، وتقبل منا صالح الأعمال. Aamiin.
490
18
Meqa 7 bo ayaad ka soosari kartaa sawirkaan
Meqa 7 bo ayaad ka soosari kartaa sawirkaan
371
19
u oggolaan maalintaadu inay dhaafto adigoon Qur’aan la saaxiibin! Haddii ay ku seegto akhrinta Qur’aanka, ha ka tegin dhagaysigiisa. Qur’aanka oo la dhagaystaa waa cibaado ajar leh. Mar kasta oo uu qofku dhegaysigiisa badiyo, waxaa u kordha iftiin uu Maalinta Qiyaame la kulmi doono. Waxaa laga weriyey Ibnu Cabbaas (RC) inuu yiri: "Qofkii dhegaysta hal aayad oo ka mid ah Kitaabka Alle, waxay u noqonaysaa iftiin Maalinta Qiyaame." Sidaa darteed, qalbigaaga yanuu ka madhnaan Qur’aanka; akhri haddii aad awooddo, haddii kalena dhegayso, waayo Qur’aanku waa nuurka qalbiyada iyo hanuunka nolosha. 🌹📖
400
20
01-01-1448 هـ اللَّهُمْ اجْعَلِهُ عَامَ خَيْرٍ وَبِرَكَةٍ وَأَمْنِ وَإِيمَان، وَوَفْقْنَا فِيْهِ لمَا تُجِبُّ وَتَرْضَى كل عام وأنتم بخير
1 358