cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒ๐Ÿ’•

Waqtigu cidna ma beddelo..lakin Waqtigu wuxuu daaha ka qaadaa runta qof walba,!!! halkaan ugu imaaw qoraallo qulubtaada soo jiita sawiraan indhahaaga soo jiita,๐Ÿฅฐ๐Ÿฅฐ๐ŸŒน. FAHANKA NOLOSHA fadlan, JOIN dheh) tallo wixi aad rabto( ๐Ÿ‘‰ @macruuf1

Show more
Finland536The language is not specifiedReligion & Spirituality7 116
Advertising posts
12 643
Subscribers
+2424 hours
+1437 days
+78630 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

"Waxaad dooneyso ama aad rabto samey, ha sheegshegine,.!
Show all...
โค 11๐Ÿ‘ 2๐Ÿ”ฅ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Waxa sare u qaado hab fikirkaaga waa ka dheeraanta waxa lagu magacaabo medadaalo, iyo copyga, inaad istijaabiso adigu oo aad isku daydo inaad wax curiso ha noqdaan erayo ama wax kale sida gabay, waa waxa maskaxdu dooneyso, iska ilaali cudurka ha fikirin, si raaxa leh iskaaga dawo muqaala raqiis ah waayo waa intaas inta gaaladu naala dooneyso,
Show all...
โค 8๐Ÿฅฐ 2๐Ÿ‘ 1๐Ÿ”ฅ 1๐Ÿ‘ 1
Show all...
Qoraa jaceyl

Kusoo dhawoow Group-Ka Qoraa jaceyl, magacaygu waa Mascud ismacil, Group-Kan waxaan kusoo gudbin doonaa Ereyo kooban ๐Ÿ”ฅ

Photo unavailableShow in Telegram
"Subax wngsan ,โค๏ธ Fadhiga kursi alwaax ka sameysan, Aqrinta xizib quraan ah, Maqalka codka shimbiraha, Arkidda ileyska qoraxda soo baxaysa, Cabidda coffee,โ˜• Muddaalacada buuga aad jeceshahay, Intaas samaynteeda aroor walba, Firfircoonida qofka fala intaa, Waxaad ogaan hal todobaad markaad waddo, fal oo ku qasab naftaada intaa Ka fogow caalamka ila qosolka ee mugdiga ah, Waxa aad ku riyooto si aad u xaqiijiso ka soo baxa addunka medadaalada ila qosolka iyo prankiska, Iyaas โœ๏ธ
Show all...
๐Ÿซก 5โค 1๐Ÿ’ฏ 1
Calan callan calan ๐Ÿ–ค Waxba maaha, mana haayo badbaado, mana haayo dhib,!! Dinta ayaa ah badbaadada ee iyada ku dhaqma isku xakuma cabasha walba xalkeeda diinta ayaa laga helayaa,
Show all...
โค 9๐Ÿ”ฅ 4๐Ÿ‘ 3
Sida nasiixo Weesada akteeda noqo sida dhalin yaro oo u weseyso si firfircooni ah Salaada akteeda noqo sida oday cajuuza oo u duko si dagan, Ducada akteeda noqo sidii canug yar beer jilicsan oo ooya waxna rajeeya,
Show all...
โค 7๐Ÿ‘ 1๐Ÿฅฐ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Guurka badan waa sharci Rabbaani ah oo aan laga maarmin, xaaska labaadna waa lagama maarmaan nolosha nin walba โ˜๏ธโœŒ๏ธ Xigasho
Show all...
๐Ÿค” 15๐Ÿ‘Œ 7๐Ÿ‘ 3๐Ÿ‘ 3๐Ÿ˜ด 1
Photo unavailableShow in Telegram
Isma dhibno. Ruuxaan nacno doodiisaasa, waxaan ka gosanaa xidhiidhka.
Show all...
๐Ÿ‘ 13โค 3
Repost fromย N/a
๐ŸŽ๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹๐ŸŽ @Qalbitabat14 Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ @Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข @Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’ @Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ https://t.me/addlist/udQhvgq8MTQ1MDBk
Show all...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โ€œMIDNIMOโ€, which includes 89 chats.

Photo unavailableShow in Telegram
Ninkaan waxaa saan loogu galay waa fariin uu udiray xaaskiisa, Oo eheed (waan ku jeclahay xaaskayga aadka u wanaagsaneedey, Bals si lama filaan ah meesha ุงู„ุฑุงุฆุนุฉ Lagarabay wuxuu ka dhigay ุฑุงุจุนุฉ Oo markaa macnihii isu badalayo xaaskaygi afaaraadey waan ku jeclahay ,๐Ÿ˜…๐Ÿ˜ƒ Hal xaraf ayaa mashaakil kuu keeni kara Ee aad qoraalka aan iskaaga saxno bal,๐Ÿ˜๐Ÿ˜‚๐Ÿ™Š
Show all...
๐Ÿคฃ 24๐Ÿ‘ 5๐Ÿ˜ 2๐Ÿคช 1
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.