en
Feedback
Dhiirigaliye

Dhiirigaliye

Open in Telegram

👉Kanaalka Dhiirigaliye Waa Meel aad Ka Heli Karto Xikmadaha , Dhiirigalinta Iyo Qisooyinka Saameenta Leh. 👉Hadii aad Ubaahantahay Xayeysiin waad ilaso xiriiri Kartaa Mahadsanid @inapoqor7 🙏 👉Feedback Waa inoo Muhiim

Show more
The country is not specifiedThe category is not specified
2 992
Subscribers
No data24 hours
-47 days
+1230 days

Data loading in progress...

Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
December '24
December '24
+4
in 1 channels
November '24
+34
in 0 channels
Get PRO
October '24
+62
in 0 channels
Get PRO
September '24
+36
in 0 channels
Get PRO
August '24
+49
in 0 channels
Get PRO
July '24
+110
in 0 channels
Get PRO
June '24
+49
in 0 channels
Get PRO
May '24
+79
in 0 channels
Get PRO
April '24
+33
in 0 channels
Get PRO
March '24
+105
in 1 channels
Get PRO
February '24
+1 370
in 0 channels
Get PRO
January '240
in 0 channels
Get PRO
December '230
in 0 channels
Get PRO
November '230
in 1 channels
Get PRO
October '230
in 0 channels
Get PRO
September '230
in 0 channels
Get PRO
August '230
in 0 channels
Get PRO
July '230
in 0 channels
Get PRO
June '230
in 0 channels
Get PRO
May '230
in 0 channels
Get PRO
April '230
in 0 channels
Get PRO
March '230
in 0 channels
Get PRO
February '230
in 0 channels
Get PRO
January '23
+195
in 0 channels
Get PRO
December '22
+184
in 0 channels
Get PRO
November '22
+186
in 0 channels
Get PRO
October '22
+261
in 0 channels
Get PRO
September '22
+160
in 0 channels
Get PRO
August '22
+185
in 0 channels
Get PRO
July '22
+182
in 0 channels
Get PRO
June '22
+149
in 0 channels
Get PRO
May '22
+142
in 0 channels
Get PRO
April '22
+120
in 0 channels
Get PRO
March '22
+29
in 0 channels
Get PRO
February '22
+43
in 0 channels
Get PRO
January '22
+71
in 0 channels
Get PRO
December '21
+84
in 0 channels
Get PRO
November '21
+87
in 0 channels
Get PRO
October '21
+71
in 0 channels
Get PRO
September '21
+91
in 0 channels
Get PRO
August '21
+83
in 0 channels
Get PRO
July '21
+87
in 0 channels
Get PRO
June '21
+80
in 0 channels
Get PRO
May '21
+1 064
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
21 December+1
20 December0
19 December+1
18 December0
17 December0
16 December0
15 December0
14 December0
13 December0
12 December0
11 December0
10 December0
09 December0
08 December0
07 December0
06 December0
05 December0
04 December0
03 December0
02 December0
01 December+2
Channel Posts
photo content

2
🔥𝐅𝐥𝐮𝐭𝐭𝐞𝐫 𝐌𝐨𝐛𝐢𝐥𝐞 𝐀𝐩𝐩 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐖𝐢𝐭𝐡 𝐃𝐚𝐫𝐭 ⚠️ 𝐎𝐟𝐟𝐞𝐫 𝟓𝟎% 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 Majeceshahay in aad noqoto mobile app developer oo aad dhisto IOS and Android Apps. Courseka waxa lagu dhisi doona real world projects oo aad ku dhisayso IOS AND ANDROID APPS. courseka waxa qaadan karo qof walba oo jecel in uu horumar fiican kasameeyo mobile app development-ga. Hada iska diiwan geli oo hel 50% discount. ka faa'idayso fursadan oo laguu sameeyay 𝟓𝟎% 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 ah. Wixii Faah faahin ah nagala soo xiriir 👉 @inapoqor7
231
3
@soomalibooks
429
4
Join dhaha dhamaatiin wax badan baad kafaaidi doontaa inshllh ❤️👍
100
5
https://t.me/mbsdalsanchannel
103
6
JADWALKA UGU FUDUD AKHRINTA QURAANKA BISHA BARAKAYSAN 🌙🌙📖📖🌙🌙 Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan (1 mar ) ‏- • Salaada *subax* kadib : 4 page • Salaada *Duhur* kadib : 4 page • Salaada *Casar* kadib : 4 page • Salaada *Makhrib* kadib : 4 page • Salaada *cishaa'i* kadib : 4 page Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan ( 2 mar ) ‏- • Salaada *subax* kadib : 8 page • Salaada *Duhur* kadib : 8 page • Salaada *Casar* kadib : 8 page • Salaada *Makhrib* kadib : 8 page • Salaada *cishaa'i* kadib : 8 page ‏ Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan ( 3 mar ) ‏- • Salaada *subax* kadib : 12 page • Salaada *Duhur* kadib : 12page • Salaada *Casar* kadib : 12 page • Salaada *Makhrib* kadib : 12 page • Salaada *cishaa'i* kadib : 12 page ‏Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan )5 mar ‏- • Salaada *subax* kadib : 20 page • Salaada *Duhur* kadib : 20 page • Salaada *Casar* kadib : 20 page • Salaada *Makhrib* kadib : 20 page • Salaada *cishaa'i* kadib : 20 page Kaliya waxay ubaahantahay Go,aan adag iyo joogtayn Sii Faafi oo hel Ajarka qofka dhaqan galiya🙏
1 722
7
ninka ku jecel😍 mahan iney ku weenthy baahida uu u qabo shahwadada waa mid daneeya qanacadada, quruxdada, qiimahaga, io qalb
ninka ku jecel😍 mahan iney ku weenthy baahida uu u qabo shahwadada waa mid daneeya qanacadada, quruxdada, qiimahaga, io qalbi wanagaga mahan mid kuu quura qalooc io qalbi jab💔 waa mid marwalbo utaagan muujinta dareenka jaceyl ee uu kuu qabo waxaa ku badan codsiga ah inuu marwalba dareen xasuus leh oo jaceyl uu kula wadaago❤️😍.
842
8
Subax wanaagsan kuwaa aaan qalbigooda cuqdad iyo argudasho ku jirino😌 Subax wanaagsan kuwaaa aan jeclaayo 🥺❤️ #my family 👪
Subax wanaagsan kuwaa aaan qalbigooda cuqdad iyo argudasho ku jirino😌 Subax wanaagsan kuwaaa aan jeclaayo 🥺❤️ #my family 👪
1 091
9
Qof khalafsanaan u dhashay weligaa ha ka filan xiriir wannaagsan😔❤️.
Qof khalafsanaan u dhashay weligaa ha ka filan xiriir wannaagsan😔❤️.
1 170
10
Haddii aad leedahay kibir kaa dhigaya inaad iska kay indha tirto, Waxaan leeyahay kalsooni nafeed oo aan ku iloobo qofka aad
Haddii aad leedahay kibir kaa dhigaya inaad iska kay indha tirto, Waxaan leeyahay kalsooni nafeed oo aan ku iloobo qofka aad tahay..! @Dhirigaliye
1 119
11
Cilmi nafsi dhanka gabdhaha😊❤️ 1:Gabadha aan Hadalka badnen kaliYa Lahadasha qofki lahadLa Waa Gabar aad UnaxRiis badan 2: Hadii aad AraGato Gabar wax aan micno laheen kuqosleyso oGow iney muruGeysan Tahay 3:Gabadha si walbo u.adaG tahay waxa kaliYa ka ooYsaa inwax Been laGa sheego laguna qeelsho 4:Gabadha kuriyooto ayadoo Nolol fcn dhisatay waxaa loobadiyaa iney tahay mid rumooweyso❤️ Ma soo badiya ❤️😊👍
1 065
12
Cilmi nafsiga jaceylka 1: Haddii aad aragto qof mar wlba indho naxaris leh kugusoo eegaya ogow inuu kujecel yahay qofkaas 2: Haddii uu jirkaagu si lama filaan ah u gariiro ogow qofka aad jeceshay inuu murugaysan yahay 3: Haddii aad aragto qof mar wlba soo raadiya inaad la hadasho ogow inuu ku jecel yahy qofkaasif 4: Haddii aad ku aragto qof riyadaada ugu yaraan saddex jeer ogow qofkaas inuu ku jecel yahay adiga @Dhirigaliye
1 008
13
Qofna dhadhamin maayo farxad inta aanu tukanayn...!! @dhirigaliye
1 982
14
MONEY HEIST SEASON 5 Tokiyo waa dhimanaysaa qaybtaan waxaana dili doona Gaandi oo ah Ilaaliyaha gadoomiyaha bangiga Season 5
MONEY HEIST SEASON 5 Tokiyo waa dhimanaysaa qaybtaan waxaana dili doona Gaandi oo ah Ilaaliyaha gadoomiyaha bangiga Season 5 Caawa 12:00am ayuu soo bixi doona Waa filim ay sugayaan Malaayin qofoood oo dunida dacaladeeda ku sugan anagana waan idinla wadaagi dona maalmaha so socdo asigoo af Spanish ah @moneyHeist5x
1 818
15
Walaashey Ama Walaalkey Ma Ogtahay in ay Waajib kugu Tahay Haddii Lagu Weeydiiyo Todobadan Suaalood inaad Kaga Jawaabi Karto Si Cilmiyeeysan.? Hadaba Waa Kuwee Suaalaha Todobada ah Ee La Sheegayo.? Q: 1 " Suaasha Kowaad : Waa Maxay Acraaf.? Ans: 1: Acraaf Waa Goob U dhaxeeyso Naarta iyo Janada Waxaa Lagu magacaabaa " Al-Acraaf" Waa darbi Aad U Weeyn joog dheer leh Q: 2 " Suaasha Labaad: Halkee Kaa jirtaa jannada.? Ans: 2" Jannadu Waxeey Ku taallaa Todoba Samo Ka kore Marka Uu Allah Duubayo Samooyiinka iyo dhulalka todobada ah Sida Warqado camal Jannada ayada Waa Hareysaa Ma Ku jirto Waxa La laabayo Mana dhamaaneyso mana Zuuleyso Saqafkeeda Korane Waa Carshiga Raxmaanka jalla wacala Q: 3" Su`aasha Sadaxaad: Halkee Naarta Kaa Jirtaa.? Ans: 3" Naartu Waxeey Ku taalla goob Ka hooseyso todobada Dhul Waxaa Lagu Magacaabaa goobtaas ، سجين"Sijiin Allah Waxaa Uu Nooga Waramay in Uu abuuray todobo samo iyo todobo dhulal Oo la mid ah { اللَّهُ الَّذِي خَلَقَ سَبْعَ سَمَاوَاتٍ وَمِنَ الْأَرْضِ مِثْلَهُنَّ }: Sijiin " : Waa Meesha dhulalka Ugu hooseyso ayeey Ka sii hooseysaa. Xadiithkan ayaa Daliil U ah Oo Laga Wariyay Ibnu Mascuud Allah Ka ralli Noqdo عن ابن مسعود قال : " الْجَنَّةُ فِي السَّمَاء السَّابِعَةِ الْعُلْيَا، وَالنَّارُ فِي الْأَرْضِ السَّابِعَةِ السُّفْلَى" "Ka dib Waxaa Uu aqriyay Aayadaan " إِنَّ كِتَابَ الْأَبْرَارِ لَفِي عِلِّيِّينَ) المطففين" ، إِنَّ كِتَابَ الْفُجَّارِ لَفِي سِجِّينٍ" المطففين" Q: 4 " Su'aasha Afaraad: Qiyaasta Halka Maalin Ee Qiyaame immisa ayeey La Egtahay.? Ans: 4" Qiyaasta Halkii Maalin Ee Qiyaamaha Waxeey la egtahay 50.000 Sanadod Allah Mar Uu Ka Waramayay Waxaa Uu yiri" . قال تعالى : { تَعْرُجُ الْمَلَائِكَةُ وَالرُّوحُ إِلَيْهِ فِي يَوْمٍ كَانَ مِقْدَارُهُ خَمْسِينَ أَلْفَ سَنَةٍ } . Q: 5" Su'aasha Shanaad: Maxaa Laga Wadaa Sidratul-muntahaa .? Ans: 5 " Sidratul-Muntahaa Waa Geed Aad u Weyn Oo Caleemankiisa iyo Xididisa Ku yaalllaan Samada todobaad Caleemankeeda Waa Sida dhagaha Xayawanka maroodiga Q: 6" Su'aasha Lixaad : Maxeey yihiin gabdhaha Ku dhex Nool janada Ee lagu magacaabo" Xuurul-Ciin".? Ans: 6" Waa Xaasaska Ragga Mu'mininta ah Marka ay janada galaan Jinni iyo insi toona Korkooda ma taaban , Malaa'igne ma ahan Q: 7" Su'aasha Todobaad: Waa Kuma Wiilasha jannada lagu waariyay.? Ans: 7 " Waa Wiilal dhalanyar Oo adeegayaal U ah Ehlu-janaha insi iyo jinni Midna Ma ahan Xitaa malaa'ig ma ahan Alla ayaa Abuuray siduu abuuray Oo kale Xuurul-ciinta gabdhaha. (ويطوف عليهم ولدان مخلدون إذا رأيتهم حسبتهم لؤلؤا منثورا} :
3 166
16
📚 Hadii aad u jeelantahay inaad guul ka gaadho nolosha, waxa ugu fiican ee aad samayn kartaa waxay tahay inaad naftaada bart
📚 Hadii aad u jeelantahay inaad guul ka gaadho nolosha, waxa ugu fiican ee aad samayn kartaa waxay tahay inaad naftaada barto sheekooyinkan dhiirigalinta leh ee dadkii guulaha gaadhay caankana noqday. ━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━ 𝐁𝐮𝐮𝐠𝐚: ➠ Sheekooyinka Guulaha ee Dhiirigalinta Leh 𝐐𝐨𝐫𝐚: ➠ Cabdirisaq Faarax Cawad 𝐍𝐨𝐜𝐚: ➠ PDF 𝐂𝐚𝐛𝐢𝐫: ➠ 0.8 MB 𝐁𝐨𝐠𝐠𝐚: ➠ 41 BG Buugii: ➠ #2098 ━━━━| @Sheekoyin |━━━━ ━━━━|@soomalibooks | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- 📥 Dhawan hoos ka dagso: 👇
3 315
17
*Asc dhamaan waan idin salaamay walalahayga somaliyeed waxan jeclaystay inaan idinla wadaago manta fursad waxbarasho oo bilaash ah taas oo gurigaaga aad ku dhex baranaysid adoo waliba lagu siinayo shaahado caalami ah sida certificate and dibloma sidoo kale casharadu maaaha kuwa waqti badan kaa qaadanaya waxad ku dhamayn kartaa waqti aad u yar hadba sidaad u haleelayso markaa diyaar ma tahay inaad kor u qaado xirfadahaaga shaqo adoon dhib badan marayn mise waabad ila yaaban tahay😁🤭 website kuna waakan ka faaidaysi wacan*.... 👇👇👇👇👇 https://alison.com
2 768
18
ogow wllo 🕵️‍♂️⠂-howraarsan iyo sanad wacan kadib, Codsiyo aad u baday awgeed waxaan go,aansanay oo aan bilownay 𝙵𝚊𝚜𝚊𝚕�
ogow wllo 🕵️‍♂️⠂-howraarsan iyo sanad wacan kadib, Codsiyo aad u baday awgeed waxaan go,aansanay oo aan bilownay 𝙵𝚊𝚜𝚊𝚕𝚔𝚒𝚒 3aad ee 𝙴𝚝𝚑𝚒𝚌𝚊𝚕 𝙷𝚊𝚌𝚔𝚒𝚗𝚐𝚊 𝚂𝚒𝚍𝚒𝚒 𝙲𝚊𝚊𝚍𝚊𝚍𝚞 𝙰𝚑𝚊𝚢𝚍 𝚜𝚊𝚗𝚊𝚍𝚔𝚒𝚒𝚋𝚊 𝚕𝚊𝚋𝚊 𝚓𝚎𝚎𝚛 𝚊𝚢𝚊𝚊𝚗 𝚚𝚊𝚊𝚍𝚊𝚗 jirnay 𝚊𝚛𝚍𝚊𝚢 hada waxaan ka dhigi doonaa 3 jeer ,𝚆𝚊𝚡𝚊𝚊 𝙱𝚒𝚜𝚑𝚊𝚗 3 ilaa 5 𝚀𝚊𝚊𝚍𝚊𝚗 𝙳𝚘𝚘𝚗𝚊 𝙰𝚛𝚍𝚊𝚢 𝙲𝚞𝚜𝚞𝚋 𝚘𝚘 𝙱𝚒𝚕𝚘𝚠 𝚒𝚢𝚘 𝙳𝚑𝚎𝚡 𝚍𝚑𝚎𝚡𝚊𝚊𝚍𝚊. 𝙷𝚊𝚍𝚊𝚋𝚊 𝙵𝚊𝚜𝚊𝚕𝚔𝚒𝚒𝚋𝚊 𝚆𝚊𝚊 70 𝙰𝚛𝚍𝚊𝚢, 𝚆𝚊𝚡𝚊 𝚕𝚊 𝚀𝚊𝚊𝚍𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚗𝚊 𝚆𝚊𝚊 hal Fasal 𝚘𝚘 𝚔𝚊𝚕𝚒𝚢𝚊 𝚒𝚗𝚝𝚊𝚊𝚗𝚊𝚢 𝙱𝚒𝚜𝚑𝚊 𝚐𝚊𝚊𝚍𝚑𝚒𝚗 𝙷𝚘𝚛𝚎 𝚄 𝚐𝚊𝚊𝚍𝚑 𝚂𝚑𝚞𝚛𝚞𝚞𝚍𝚊𝚑𝚊 𝙼𝚊𝚑𝚊 𝚠𝚊𝚡 𝚊𝚍𝚊𝚐 𝙵𝚊𝚍𝚕𝚊𝚗 𝚂𝚘𝚘 𝙶𝚊𝚕 𝚚𝚊𝚢𝚋𝚝𝚊 𝙸𝚜𝚚𝚘𝚛𝚒𝚜𝚝𝚊 https://t.me/E_Somalihacking ⠐⢾░▒▓██ hadii aad Xiisayso la xidhiidh @inapoqor7 𝙼𝚊𝚑𝚊𝚍𝚜𝚊𝚗𝚒𝚍.
2 719
19
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━ Courska Wuxu Kusaabsanyahay Xirfada Graphic Designka Hadii aad Dhameysatid Courskaan Waxa
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━ Courska Wuxu Kusaabsanyahay Xirfada Graphic Designka Hadii aad Dhameysatid Courskaan Waxaad noqoneysaa Xirfadle Graphic design ah oo dhameystiran ➠ Sameynta Pamphlets yada ➠ Sameynta Boorarka ➠ Sameynya I'd Cards ka ➠ Qurxinta Sawirada ➠ Sameynta Logo yinka ➠ Hindisida Designo Cusub ➠ Sameynta Posterada Hadii aad Daneyneyso Courska Qiimihiisa Waa $6 iyo Shahaadada oo ah $4 Waxa Uuna Socondoona Mudo 1 bil ah ⚠️Hadii aad noqotid arday Maskaxdiisa Furantahay Xirfadaan Lana arko Designada uu sameynaayo Waxaan Kuxiri Doonaa Shirkadaha anaga an la Shaqeyno oo naga Soo dalbaday Xirfadlayaal Gacantoda Fadhido 🔸️Xirfadaan Waxaad kushaqeysan kartaa adigo gurigaaga Joogo Waqti Walba ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- 📥 La Xidhiid @inapoqor7
2 542
20
Barashada Photoshop oo aad ku baran doonto Mudo kooban Adiga mudada aad dhiganayso noqon doona Qof si dhmays tiran u sameeya
Barashada Photoshop oo aad ku baran doonto Mudo kooban Adiga mudada aad dhiganayso noqon doona Qof si dhmays tiran u sameeya Design-nada (Full Graphic Design) Casharadu waxay ku baxayaan Online waxaan lagu dhigayaa ZOOM. Hadii aad rabto inaad is diwaan galiso La xidhiidh @inapoqor7
2 284