cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Dhiirigaliye

👉Kanaalka Dhiirigaliye Waa Meel aad Ka Heli Karto Xikmadaha , Dhiirigalinta Iyo Qisooyinka Saameenta Leh. 👉Hadii aad Ubaahantahay Xayeysiin waad ilaso xiriiri Kartaa Mahadsanid @inapoqor7 🙏 👉Feedback Waa inoo Muhiim

Больше
Страна не указанаЯзык не указанКатегория не указана
Рекламные посты
2 992
Подписчики
Нет данных24 часа
Нет данных7 дней
Нет данных30 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Фото недоступноПоказать в Telegram
Repost from Somali Books 📚
🔥𝐅𝐥𝐮𝐭𝐭𝐞𝐫 𝐌𝐨𝐛𝐢𝐥𝐞 𝐀𝐩𝐩 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐖𝐢𝐭𝐡 𝐃𝐚𝐫𝐭 ⚠️ 𝐎𝐟𝐟𝐞𝐫 𝟓𝟎% 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 Majeceshahay in aad noqoto mobile app developer oo aad dhisto IOS and Android Apps. Courseka waxa lagu dhisi doona real world projects oo aad ku dhisayso IOS AND ANDROID APPS. courseka waxa qaadan karo qof walba oo jecel in uu horumar fiican kasameeyo mobile app development-ga. Hada iska diiwan geli oo hel 50% discount. ka faa'idayso fursadan oo laguu sameeyay 𝟓𝟎% 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 ah. Wixii Faah faahin ah nagala soo xiriir 👉 @inapoqor7
Показать все...
Показать все...
Join dhaha dhamaatiin wax badan baad kafaaidi doontaa inshllh ❤️👍
Показать все...
Показать все...
𝙈.𝘽.𝙎 𝘿𝘼𝙇𝙎𝘼𝙉 𝘾𝙃𝘼𝙉𝙉𝙀𝙇

Halkani waa channelka saxda ah ee madasha bulshada soomaaliyeed dalsan. Si aad wax badan uga ogaato madasha dalsan raac linkiga

https://t.me/dalsan3525

JOIN DHEH KAMA QOOMAMEYN DOONTIDE 💥💥CHANNELKA MBS DALSAN

JADWALKA UGU FUDUD AKHRINTA QURAANKA BISHA BARAKAYSAN 🌙🌙📖📖🌙🌙 Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan (1 mar ) ‏- • Salaada *subax* kadib : 4 page • Salaada *Duhur* kadib : 4 page • Salaada *Casar* kadib : 4 page • Salaada *Makhrib* kadib : 4 page • Salaada *cishaa'i* kadib : 4 page Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan ( 2 mar ) ‏- • Salaada *subax* kadib : 8 page • Salaada *Duhur* kadib : 8 page • Salaada *Casar* kadib : 8 page • Salaada *Makhrib* kadib : 8 page • Salaada *cishaa'i* kadib : 8 page ‏ Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan ( 3 mar ) ‏- • Salaada *subax* kadib : 12 page • Salaada *Duhur* kadib : 12page • Salaada *Casar* kadib : 12 page • Salaada *Makhrib* kadib : 12 page • Salaada *cishaa'i* kadib : 12 page ‏Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan )5 mar ‏- • Salaada *subax* kadib : 20 page • Salaada *Duhur* kadib : 20 page • Salaada *Casar* kadib : 20 page • Salaada *Makhrib* kadib : 20 page • Salaada *cishaa'i* kadib : 20 page Kaliya waxay ubaahantahay Go,aan adag iyo joogtayn Sii Faafi oo hel Ajarka qofka dhaqan galiya🙏
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
ninka ku jecel😍 mahan iney ku weenthy baahida uu u qabo shahwadada waa mid daneeya qanacadada, quruxdada, qiimahaga, io qalbi wanagaga mahan mid kuu quura qalooc io qalbi jab💔 waa mid marwalbo utaagan muujinta dareenka jaceyl ee uu kuu qabo waxaa ku badan codsiga ah inuu marwalba dareen xasuus leh oo jaceyl uu kula wadaago❤️😍.
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Subax wanaagsan kuwaa aaan qalbigooda cuqdad iyo argudasho ku jirino😌 Subax wanaagsan kuwaaa aan jeclaayo 🥺❤️ #my family 👪
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Qof khalafsanaan u dhashay weligaa ha ka filan xiriir wannaagsan😔❤️.
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Haddii aad leedahay kibir kaa dhigaya inaad iska kay indha tirto, Waxaan leeyahay kalsooni nafeed oo aan ku iloobo qofka aad tahay..! @Dhirigaliye
Показать все...
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.