cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegaciรณn. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Dhiirigaliye

๐Ÿ‘‰Kanaalka Dhiirigaliye Waa Meel aad Ka Heli Karto Xikmadaha , Dhiirigalinta Iyo Qisooyinka Saameenta Leh. ๐Ÿ‘‰Hadii aad Ubaahantahay Xayeysiin waad ilaso xiriiri Kartaa Mahadsanid @inapoqor7 ๐Ÿ™ ๐Ÿ‘‰Feedback Waa inoo Muhiim

Mostrar mรกs
El paรญs no estรก especificadoEl idioma no estรก especificadoLa categorรญa no estรก especificada
Publicaciones publicitarias
2 992
Suscriptores
Sin datos24 horas
Sin datos7 dรญas
Sin datos30 dรญas

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Photo unavailableShow in Telegram
Repost fromย Somali Books ๐Ÿ“š
๐Ÿ”ฅ๐…๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ญ๐ž๐ซ ๐Œ๐จ๐›๐ข๐ฅ๐ž ๐€๐ฉ๐ฉ ๐ƒ๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐–๐ข๐ญ๐ก ๐ƒ๐š๐ซ๐ญ โš ๏ธ ๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ž๐ซ ๐Ÿ“๐ŸŽ% ๐ƒ๐ข๐ฌ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ Majeceshahay in aad noqoto mobile app developer oo aad dhisto IOS and Android Apps. Courseka waxa lagu dhisi doona real world projects oo aad ku dhisayso IOS AND ANDROID APPS. courseka waxa qaadan karo qof walba oo jecel in uu horumar fiican kasameeyo mobile app development-ga. Hada iska diiwan geli oo hel 50% discount. ka faa'idayso fursadan oo laguu sameeyay ๐Ÿ“๐ŸŽ% ๐ƒ๐ข๐ฌ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ ah. Wixii Faah faahin ah nagala soo xiriir ๐Ÿ‘‰ @inapoqor7
Mostrar todo...
Mostrar todo...
Join dhaha dhamaatiin wax badan baad kafaaidi doontaa inshllh โค๏ธ๐Ÿ‘
Mostrar todo...
Mostrar todo...
๐™ˆ.๐˜ฝ.๐™Ž ๐˜ฟ๐˜ผ๐™‡๐™Ž๐˜ผ๐™‰ ๐˜พ๐™ƒ๐˜ผ๐™‰๐™‰๐™€๐™‡

Halkani waa channelka saxda ah ee madasha bulshada soomaaliyeed dalsan. Si aad wax badan uga ogaato madasha dalsan raac linkiga

https://t.me/dalsan3525

JOIN DHEH KAMA QOOMAMEYN DOONTIDE ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’ฅCHANNELKA MBS DALSAN

JADWALKA UGU FUDUD AKHRINTA QURAANKA BISHA BARAKAYSAN ๐ŸŒ™๐ŸŒ™๐Ÿ“–๐Ÿ“–๐ŸŒ™๐ŸŒ™ Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan (1 mar ) โ€- โ€ข Salaada *subax* kadib : 4 page โ€ข Salaada *Duhur* kadib : 4 page โ€ข Salaada *Casar* kadib : 4 page โ€ข Salaada *Makhrib* kadib : 4 page โ€ข Salaada *cishaa'i* kadib : 4 page Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan ( 2 mar ) โ€- โ€ข Salaada *subax* kadib : 8 page โ€ข Salaada *Duhur* kadib : 8 page โ€ข Salaada *Casar* kadib : 8 page โ€ข Salaada *Makhrib* kadib : 8 page โ€ข Salaada *cishaa'i* kadib : 8 page โ€ Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan ( 3 mar ) โ€- โ€ข Salaada *subax* kadib : 12 page โ€ข Salaada *Duhur* kadib : 12page โ€ข Salaada *Casar* kadib : 12 page โ€ข Salaada *Makhrib* kadib : 12 page โ€ข Salaada *cishaa'i* kadib : 12 page โ€Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan )5 mar โ€- โ€ข Salaada *subax* kadib : 20 page โ€ข Salaada *Duhur* kadib : 20 page โ€ข Salaada *Casar* kadib : 20 page โ€ข Salaada *Makhrib* kadib : 20 page โ€ข Salaada *cishaa'i* kadib : 20 page Kaliya waxay ubaahantahay Go,aan adag iyo joogtayn Sii Faafi oo hel Ajarka qofka dhaqan galiya๐Ÿ™
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
ninka ku jecel๐Ÿ˜ mahan iney ku weenthy baahida uu u qabo shahwadada waa mid daneeya qanacadada, quruxdada, qiimahaga, io qalbi wanagaga mahan mid kuu quura qalooc io qalbi jab๐Ÿ’” waa mid marwalbo utaagan muujinta dareenka jaceyl ee uu kuu qabo waxaa ku badan codsiga ah inuu marwalba dareen xasuus leh oo jaceyl uu kula wadaagoโค๏ธ๐Ÿ˜.
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Subax wanaagsan kuwaa aaan qalbigooda cuqdad iyo argudasho ku jirino๐Ÿ˜Œ Subax wanaagsan kuwaaa aan jeclaayo ๐Ÿฅบโค๏ธ #my family ๐Ÿ‘ช
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Qof khalafsanaan u dhashay weligaa ha ka filan xiriir wannaagsan๐Ÿ˜”โค๏ธ.
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Haddii aad leedahay kibir kaa dhigaya inaad iska kay indha tirto, Waxaan leeyahay kalsooni nafeed oo aan ku iloobo qofka aad tahay..! @Dhirigaliye
Mostrar todo...
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sรณlo permite el anรกlisis de 5 canales. Para obtener mรกs, elige otro plan.