EctoBooks Team ⚙️
Open in Telegram
👉 Halkaan waxaa kugu diyaar ah Courses Waxtar leh iyo Skills lahubo Website aad xirfadaha online-ka ka baran karto markasta iyo meelkasta . Training, Development , Mentoring Selling digital assets.📦 Support Team la xiriir: @Hindise70
Show more4 179
Subscribers
+224 hours
-57 days
-230 days
Posts Archive
4 179
Repost from Somali Books 📚
🔥𝐅𝐥𝐮𝐭𝐭𝐞𝐫 𝐌𝐨𝐛𝐢𝐥𝐞 𝐀𝐩𝐩 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐖𝐢𝐭𝐡 𝐃𝐚𝐫𝐭
⚠️ 𝐎𝐟𝐟𝐞𝐫 𝟓𝟎% 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭
Majeceshahay in aad noqoto mobile app developer oo aad dhisto IOS and Android Apps.
Courseka waxa lagu dhisi doona real world projects oo aad ku dhisayso IOS AND ANDROID APPS.
courseka waxa qaadan karo qof walba oo jecel in uu horumar fiican kasameeyo mobile app development-ga.
Hada iska diiwan geli oo hel 50% discount.
ka faa'idayso fursadan oo laguu sameeyay 𝟓𝟎% 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 ah.
Wixii Faah faahin ah nagala soo xiriir
👉 @inapoqor7
4 179
Repost from MONEY HEIST SEASON 5 NETFLIX
MONEY HEIST SEASON 5
Tokiyo waa dhimanaysaa qaybtaan waxaana dili doona Gaandi oo ah Ilaaliyaha gadoomiyaha bangiga Season 5 Caawa 12:00am ayuu soo bixi doona Waa filim ay sugayaan Malaayin qofoood oo dunida dacaladeeda ku sugan anagana waan idinla wadaagi dona maalmaha so socdo asigoo af Spanish ah
@moneyHeist5x
4 179
📚 Hadii aad u jeelantahay inaad guul ka gaadho nolosha, waxa ugu fiican ee
aad samayn kartaa waxay tahay inaad naftaada barto sheekooyinkan dhiirigalinta leh ee dadkii guulaha gaadhay caankana noqday.
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝐁𝐮𝐮𝐠𝐚: ➠ Sheekooyinka Guulaha ee Dhiirigalinta Leh
𝐐𝐨𝐫𝐚: ➠ Cabdirisaq Faarax Cawad
𝐍𝐨𝐜𝐚: ➠ PDF
𝐂𝐚𝐛𝐢𝐫: ➠ 0.8 MB
𝐁𝐨𝐠𝐠𝐚: ➠ 41 BG
Buugii: ➠ #2098
━━━━| @Sheekoyin |━━━━
━━━━|@soomalibooks | ━━━━
ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy
❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-
📥 Dhawan hoos ka dagso: 👇
4 179
*Asc dhamaan waan idin salaamay walalahayga somaliyeed waxan jeclaystay inaan idinla wadaago manta fursad waxbarasho oo bilaash ah taas oo gurigaaga aad ku dhex baranaysid adoo waliba lagu siinayo shaahado caalami ah sida certificate and dibloma sidoo kale casharadu maaaha kuwa waqti badan kaa qaadanaya waxad ku dhamayn kartaa waqti aad u yar hadba sidaad u haleelayso markaa diyaar ma tahay inaad kor u qaado xirfadahaaga shaqo adoon dhib badan marayn mise waabad ila yaaban tahay😁🤭
website kuna waakan ka faaidaysi wacan*....
👇👇👇👇👇
https://alison.com
4 179
KAFTANKA SAAKA
Marki aan secondry school dhameynay baa waxaa nalagu yiri "qof kasta afar su'aal ayaa la weydiinayaa"
Anigaa galay waxaa la i weydiiyay afartaan su'aal.
Su'aal: sheeg wariyihii raadiyoow Muqdisho ee barnaamijka Tahniyadaha iyo Salaamaha?
Jawaab: Axmed Xasan Cowke AUN
Su'aal: sheeg xidigaha maariska noole maa ku nool mise ma noole?
Jawaab: seyniska weli ma ogaan arrintaas
Su'aal: sheeg warshadii EKO maxay soo saari jirtay?
Jawaab: Baakado iyo Caagag
Su'aal: sheeg kumuu ahaa hogaamiyihii darwiishta?
Jawaab: Sayid Maxamed Cabdulle Xasan AUN
#Haaruun_Axmed_Cabdulle oo damiin ah ayaa ila socday waxuu i yiri "qishka ii sheeg koleey isku wax baa nala weydiin doonaaye" waan u sheegay afartii su'aalood iyo jawaabihii, wuxuu xifdiyay jawaabaha, isagoo xifdisan buu galay, waxaa la weydiiyay afartaan su'aal.
Su'aal: Magacaa?
Jawaab: Axmed Xasan Cowke
Su'aal: saacada aad wadato imisa saac bay sheegeysaa?
Jawaab: seyniska arrintaas weli ma ogaan
Su'aal: war ma waalantahay maskaxdaada maxaa ku jiro?
Jawaab: Baakado iyo Caagag
Su'aal: bisinka waxaas yaa kuu sheegay?
Jawaab: Sayid Maxamed Cabdulle Xasan
WAXAA QORAY BISLE
4 179
📚 Ka Soomaali ahaan turjumaada culuumta kala duwan haddii ay noqoto culuumta sayniska, culuumta diinta iyo taariikhda waa meelaha aynu ka gaabinay taasina waxa ay keentay in ay dadka Soomaalidu ka qatanaadaan sheekooyin badan oo caan ah maadaama oo ayna helin cid afkooda hooyo ugu turjunta sida sheekada Roomiyo iyo Juuliyat, Kun Habeen iyo Habeen (Alfu Laylin Walayl), iyo kuwa kaleba.
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝐁𝐮𝐮𝐠𝐚: ➠ Roomiyo iyo Juuliyet
𝐐𝐨𝐫𝐚: ➠ C/xakin C/Lahi Sh.Adam
𝐍𝐨𝐜𝐚: ➠ PDF
𝐂𝐚𝐛𝐢𝐫: ➠ 0.9 MB
𝐁𝐨𝐠𝐠𝐚: ➠ 29 BG
Buugii: ➠ #2016
━━━━| @Sheekoyin |━━━━
━━━━|@soomalibooks | ━━━━
ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy
❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-
📥 Dhawan hoos ka dagso: 👇
4 179
ogow wllo 🕵️♂️⠂-howraarsan iyo sanad wacan kadib, Codsiyo aad u baday awgeed waxaan go,aansanay oo aan bilownay 𝙵𝚊𝚜𝚊𝚕𝚔𝚒𝚒 3aad ee 𝙴𝚝𝚑𝚒𝚌𝚊𝚕 𝙷𝚊𝚌𝚔𝚒𝚗𝚐𝚊 𝚂𝚒𝚍𝚒𝚒 𝙲𝚊𝚊𝚍𝚊𝚍𝚞 𝙰𝚑𝚊𝚢𝚍 𝚜𝚊𝚗𝚊𝚍𝚔𝚒𝚒𝚋𝚊 𝚕𝚊𝚋𝚊 𝚓𝚎𝚎𝚛 𝚊𝚢𝚊𝚊𝚗 𝚚𝚊𝚊𝚍𝚊𝚗 jirnay 𝚊𝚛𝚍𝚊𝚢 hada waxaan ka dhigi doonaa 3 jeer ,𝚆𝚊𝚡𝚊𝚊 𝙱𝚒𝚜𝚑𝚊𝚗 3 ilaa 5 𝚀𝚊𝚊𝚍𝚊𝚗 𝙳𝚘𝚘𝚗𝚊 𝙰𝚛𝚍𝚊𝚢 𝙲𝚞𝚜𝚞𝚋 𝚘𝚘 𝙱𝚒𝚕𝚘𝚠 𝚒𝚢𝚘 𝙳𝚑𝚎𝚡 𝚍𝚑𝚎𝚡𝚊𝚊𝚍𝚊. 𝙷𝚊𝚍𝚊𝚋𝚊 𝙵𝚊𝚜𝚊𝚕𝚔𝚒𝚒𝚋𝚊 𝚆𝚊𝚊 70 𝙰𝚛𝚍𝚊𝚢, 𝚆𝚊𝚡𝚊 𝚕𝚊 𝚀𝚊𝚊𝚍𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚗𝚊 𝚆𝚊𝚊 hal Fasal 𝚘𝚘 𝚔𝚊𝚕𝚒𝚢𝚊 𝚒𝚗𝚝𝚊𝚊𝚗𝚊𝚢 𝙱𝚒𝚜𝚑𝚊 𝚐𝚊𝚊𝚍𝚑𝚒𝚗 𝙷𝚘𝚛𝚎 𝚄 𝚐𝚊𝚊𝚍𝚑 𝚂𝚑𝚞𝚛𝚞𝚞𝚍𝚊𝚑𝚊 𝙼𝚊𝚑𝚊 𝚠𝚊𝚡 𝚊𝚍𝚊𝚐 𝙵𝚊𝚍𝚕𝚊𝚗 𝚂𝚘𝚘 𝙶𝚊𝚕 𝚚𝚊𝚢𝚋𝚝𝚊 𝙸𝚜𝚚𝚘𝚛𝚒𝚜𝚝𝚊 https://t.me/E_Somalihacking
⠐⢾░▒▓██
hadii aad Xiisayso la xidhiidh @inapoqor7
𝙼𝚊𝚑𝚊𝚍𝚜𝚊𝚗𝚒𝚍.
4 179
📚𝐁𝐮𝐮𝐠𝐚: ➠ Sheekoyin Soomaaliyed
𝐐𝐨𝐫𝐚: ➠ Muuse Cumar Islaam
𝐍𝐨𝐜𝐚: ➠ PDF
𝐂𝐚𝐛𝐢𝐫: ➠ 3.3 MB
𝐁𝐨𝐠𝐠𝐚: ➠ 47 BG
Buugii: ➠ #0094
━━━━| @sheekoyin |━━━━
━━━━|@soomalibooks | ━━━━
ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy
❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-
📥 Dhawan hoos ka dagso: 👇
4 179
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
Courska Wuxu Kusaabsanyahay Xirfada Graphic Designka Hadii aad Dhameysatid Courskaan Waxaad noqoneysaa Xirfadle Graphic design ah oo dhameystiran
➠ Sameynta Pamphlets yada
➠ Sameynta Boorarka
➠ Sameynya I'd Cards ka
➠ Qurxinta Sawirada
➠ Sameynta Logo yinka
➠ Hindisida Designo Cusub
➠ Sameynta Posterada
Hadii aad Daneyneyso Courska Qiimihiisa Waa $6 iyo Shahaadada oo ah $4
Waxa Uuna Socondoona Mudo 1 bil ah
⚠️Hadii aad noqotid arday Maskaxdiisa Furantahay Xirfadaan Lana arko Designada uu sameynaayo Waxaan Kuxiri Doonaa Shirkadaha anaga an la Shaqeyno oo naga Soo dalbaday Xirfadlayaal Gacantoda Fadhido
🔸️Xirfadaan Waxaad kushaqeysan kartaa adigo gurigaaga Joogo Waqti Walba
❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-
📥 La Xidhiid @inapoqor7
4 179
Barashada Photoshop oo aad ku baran doonto Mudo kooban Adiga mudada aad dhiganayso noqon doona Qof si dhmays tiran u sameeya Design-nada (Full Graphic Design)
Casharadu waxay ku baxayaan Online waxaan lagu dhigayaa ZOOM.
Hadii aad rabto inaad is diwaan galiso La xidhiidh @inapoqor7
4 179
🕵️♀️Bari ayey Bilaabaneysaa Xiisadi E-Ethica Hacking Somali ah,Taas oo Nooceedu ku Yar yahay Somalida.
Waxaad ku baran doontaa Culuumta Kali-Linux Python,Kuwaas oo ah Basic.
Hadii aad Xiisaynayso ilaa Bari Galinka Dambe Waa la qorayaa fadlan Gal Fasalka isqorista @E_SomaliHacking Class ama @inapoqor7
⛔️Ogaysiis🩸 Muhiim-Bisha 2-deeda ayaa Dib Loogu Dhigay Qoristii Dufcadii 2aad ee E-Hacking-Afsomaliga ahaa.
Ka ,faa,iidayso hore iso qor.
𝙁𝙖𝙨𝙖𝙡𝙠𝙖 𝙚𝙩𝙝𝙞𝙘𝙖𝙡 𝙝𝙖𝙘𝙠𝙞𝙣𝙜
✅ Fasalku waxa uu soconaya ilaa 3 bilood
✅ Waxa lagu baranaya nocyada kala duwan ee hacking iyo penetration testing -iyadoo la isticmaalayo Kali-Linux iyo Python...Waana Basic to Hero.
✅ Markaad dhamaysid coursadan waxaad helaysa shahado cadayna inaad Basic E-thical hacking Qaataday.
✅ wixi Faahfaahin ah la soo Xidhiidh @inapoqor7 ama Fasalka isqorista @E_SomaliHacking
🅰️Mid-Ogow 10 Cisho hadaad Waxba ku fahmi weydo ama kugu adkeeto lacagtaadu waa Celis naga Codso wllo
4 179
Waxa uu gaadhiga u waday si xawli ah, kaddibna waxaa qabtay ciidanka Traffic-ga waxa ayna waydiiyeen sababta uu gaadhiga xawliga ugu wado? Waxa uu ku jawaabay xaaskayga ayaa guriga joogta.
Markaas baa la yidhi oo hadday joogtana? Wuxuu ku jawaabay taleefankaygii ayaan guriga kusoo illaaway Password-na kumuu xidhnayn.
Ninkii Traffic-ga ahaa ayaa ku yidhi "Waar carar, weliba xawaarahaaga laba jibbaar ka dhig, ciidankuna mootooyinka ayay waddada kuugu furayaane.😂
#Dhibaatoyinkaxaaslayaasha.
4 179
⛔️Ogaysiis🩸 Muhiim-Bisha 2-deeda ayaa Dib Loogu Dhigay Qoristii Dufcadii 2aad ee E-Hacking-Afsomaliga ahaa.
Ka ,faa,iidayso hore iso qor.
𝙁𝙖𝙨𝙖𝙡𝙠𝙖 𝙚𝙩𝙝𝙞𝙘𝙖𝙡 𝙝𝙖𝙘𝙠𝙞𝙣𝙜
✅ Fasalku waxa uu soconaya ilaa 3 bilood
✅ Waxa lagu baranaya nocyada kala duwan ee hacking iyo penetration testing -iyadoo la isticmaalayo Kali-Linux iyo Python...Waana Basic to Hero.
✅ Markaad dhamaysid coursadan waxaad helaysa shahado cadayna inaad Basic E-thical hacking Qaataday.
✅ wixi Faahfaahin ah la soo xidhiidh @inapoqor7 ama Fasalka isqorista @E_SomaliHacking
🅰️Mid-Ogow 10 Cisho hadaad Waxba ku fahmi weydo ama kugu adkeeto lacagtaadu waa Celis naga Codso wllo Xaaraan ma doonayno.
Hadaad donayso wllo deg deg ula xidhiidh @inapoqor7 ama Fasalka Isqorista @E_SomaliHacking
4 179
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🔕Soo Duubid🔞 🔕 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
🧿Asc Waxaan Qaadan Doonaa Sidii Caadadu ahayd Dufcadii 2aad Bishan 30-keeda ee Barashada Ethical Hacking-Waa Xiisad aad Ugu Yar Barashadeedu Umad Somaliyeed iska dhaafe qaar badan oo dhalinta somaliyeed ay aaminsan yihiin inay tahay wax adag oo la Baran Karin,Runtii maha sidaas
🎊Maxaa ugu Jeednaa?
Maha Sheegasho waanu ku tusi,waxyaaba aad ku baran doonto uguma Jeedno Inaan Umada wax ugu Tilmaano Balse waa Culuum balaadhan oo siyaabo badan oo wanaaga u isticmaali Karo.
Waxaan Ku Bari Doonaa Qaababka Loo Sameeyo Ama La Iga Si Difaaco Si Toos ah kuwan soo socda.
💉-facebook hacking
🧬-instagram hacking
🩸-wifi hacking
📿- phishing attack
🧹- sida passwords qof kale loga helo
🧺Uma Baahnid Khibrad Hore waxaan ku bari doonaa si Basic ah,Waxa kaliya lagaa rabaa Computer iyo Mobil labadaba ama mid kaliya wad ku baran kartaa hase ahaatee waxaa aad ugu fiican inaad hayso labadaba.
💊Intaas Waxa dheer
waxa lagu bari Doonaa lagama maarmaan ay tahay python program language for ethical hacking kaas oo basic kaaga bilaabi doono.
🎈isku duuboo waxaas oo dhami waa free marka loo eego,Waxaan ka qaadayno ardada taas oo ah.
$6 oo kaliya.
Ugu dambeyn
Markaad dhamaysid certificate ayaad helaysa
MA Xiisaynaysaa inaad Baro Hadii Jawaabtu Tahay Haa..
Soo Gal Fasalka isqorista Taabo Halkan Hoose🧿 @inapoqor7
4 179
Sheeko Gaaban
Galabta ayaan maqaayad galay Kursi kasto Waxaa fadhiyay lamaanayaal Wada Socda meel an ka fariistana Waan waayay Kadib ayaan Taleefan lasoo Baxay anigoo Cod Dheer kuleh
"Saxiib Xaaskaga Halkaan ayay nin kale la Fadhisaa" Kadib Waxaan aaday meesha farxalka Markaan Soo laabtay Naagihi miriqdooda Waan wayay Meel ay kabaxeen orod 😂 Maba iswaalin Dalabkeyga iska dalbaday Mid maqaayada ka shaqeynayay ayaa kor Kala Socday Sheekada Markuu Dalabka iikeenay Kulahaa "Maxaa Naagaha uga Waashay" 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Sheekoyin
@Soomalibooks
4 179
sheeko Qosol ah
Mid Ciyaal Suuq Ah Baa Facebook Kusoo Qoray
Wax Dhibaato Ah Malahan Inaad Carab La'dahay ,Laakiin Waxaa Cajiib Ah In Post Carab La'aan Laga Dareemo Aad Facebook Soo Dhigto ....
Isla Markiiba Gabar Xanaaqsan Baa Soo Comment Garaysay "Dadta Islaameed Calabtooda Ina Tu Masquuso Waa Lada Fiicen Yahay Tuluxoow" 😂😂😂
#Love Saar
@Sheekoyin
4 179
Sheeko Qosol Badan
Xariif Marqaansan oo Ambulance waday ayaa Furinta Dagaalka kaso Qaaday 15 qof oo meyd ah Kadib asagoo wada gaariga Ambulance-ka ayuu BBC -da Soo gashay Waxayna Sheegtay in Dhimashada inta la Xaqiijiyay ay Tahay 10 qof Kadib intuu so dartay asagoo aad u Xanaaqsan oo Albaabka ka Furay kulahaa "Ciyaarta iga daaya ee 5-ta nool So degta Xarfaaney" 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Sheekoyin
@Dhirigaliye
@Soomalibooks
