en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
3 798
Subscribers
-624 hours
-227 days
-7830 days
Posts Archive
Imaamu shaafici Suufinimada waxaa lagu asaasay wahsi
Imaamu shaafici Suufinimada waxaa lagu asaasay wahsi

sticker.webp0.05 KB

قال الإمام الشافعي رحمه الله: أسس التصوف على الكسل
قال الإمام الشافعي رحمه الله: أسس التصوف على الكسل

sticker.webp0.08 KB

Imaamu shaafici alle ha u naxariistee wuxuu yiri : Hadii aad kitaabkayga ku aragtaan wax ka hor imaanaayo sunada nabiga, qaat
Imaamu shaafici alle ha u naxariistee wuxuu yiri : Hadii aad kitaabkayga ku aragtaan wax ka hor imaanaayo sunada nabiga, qaata sunaha nabiga kana taga waxa aan dhahay. Imaamka waxa uu diidaayaa taqliidka iska raacida aan loo meel dayin. Ilaa intee ayaad ka fogaataa indha la'aanta wax leeska raaco ?.

sticker.webp0.10 KB

قال الشافعي رحمه الله: إذا وجدتم في كتابي خلاف سنة رسول الله صلى الله عليه وسلم فقولوا بسنة رسول الله ودعوا ما قلت.
قال الشافعي رحمه الله: إذا وجدتم في كتابي خلاف سنة رسول الله صلى الله عليه وسلم فقولوا بسنة رسول الله ودعوا ما قلت.

Wax badan baa la idinku yiri saraakiisha shaaribada waaween leh oo aad tiraahdiin way tukadaan ama islaam weeye muslimiin ma
Wax badan baa la idinku yiri saraakiisha shaaribada waaween leh oo aad tiraahdiin way tukadaan ama islaam weeye muslimiin ma ahan waana ilma yahuudeed kuligood Sh.Maxamad buqolsoon abuu ramla

‏أكثروا الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم والدعاء برفع الوباء عن المسلمين وإهلاك أصناف الكافرين - من بعد العصر إلى غروب الشمس- شيخ حسان حسين

sticker.webp0.08 KB

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Birito waa maalin isniin ah waa maalinta Allaah loo bandhigaayo acmaasha adoomaha saas darteed walaalka muslimka ahoow hadaad muslim kale col tihiin la heshii walaalkaa inta aan camalkaada Allaah loo gaynin idinka oo col ah ka dibna Allaah uu dhahaa labadaan camal kooda u celiya ilaa ay ka heshiiyaan. Sidoo kale maalinta isniinta waa maalintii nabiga ﷺ la dhalay wuu soomi jiray nabiga wuxuuna dhihi jiray waa maalinta lay dhalay waa maalin Allaah loo bandhigo acmaasha adoomaha waxaan jeclahay in acmaashayda loo bandhigo Allaah anoo sooman.

sticker.webp0.08 KB

Badiya saliga nabiga ﷺ habeenka jimcaha أكثرو من الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في ليلة الجمعة

sticker.webp0.08 KB

Abtirka nabiga hooyadiis ﷺ أُمُّهُ آمِنَةُ بِنْتُ وَهْبِ، بْنِ عَبْدِ مَنَافِ، بْنِ زُهْرة، بْنِ كِلَابِ، بْنِ مُرة، بْنِ كعب، بن لؤي، بن غالب، بن فِهْر، بن مالك، بن النضر(1).   (1) انظر: سيرة ابن اسحاق: 1/42.

sticker.webp0.08 KB

#Abtirk_nabiga صلى الله عليه وسلم 👇👇👇👇👇👇👇 #محمد_بن_عبد_الله بن عبد المطلب بن هاشم بن عبد مناف بن قصي بن كلاب بن مرة بن كعب بن لؤي بن غالب بن فهر بن عبد مالك بن النضر بن كنانة بن خزيمة بن مدركة بن إلياس بن مضر بن نزار بن معد بن عدنان. Waa intaan inta la isku raacay abtirka nabiga ﷺ saxnaantiisa, Sidoo kale waxay isku raaceen in "عدنان" uu ka mid yahay ilmaha nabi ismaaciil عليه السلام. ❤

sticker.webp0.61 KB

✍ Hal qof oo caalim ah (aqoonyahan) ayaa shaydaanka ooga daran kun caabid ah oo aan cilmi leheen. Nabiga ﷺ wuxuu mar walba boorin jiray barashada cilmiga sharciga ah arinkaas waxaa ka mid ah Xadiiska uu soo wariyay abuu hurayra r c wuxuu yiri : Nabiga ﷺ wuxuu yiri : qofka wado qaado asagoo wadadaas ku raadinaayo cilmi Allaah waxa uu u fududeeyaa wado janada xageeda ah. [xadiiska waa saxiix waxaa soo saaray tirmidiy] Goorta aad ka baxayso gurigaaga oo aad aadayso meesha cilmiga lagu barto adiga oo cilmi kororsanaayo wadada aad qaadayso ayada ayaaba ah wadada janada. Hadii aad aduunyo doonayso waxa aad laazimtaa cilmiga hadii aad aakhiro doonayso waxa aad laazimtaa cilmiga hadii aad aakhiro iyo aduun isla doonaysana waxa aad laazimtaa cilmiga. ✋

Waxaa nabiga la waydiiyay ﷺ soonka maalinta isniinta wuxuu ku jawaabay nabiga ﷺ waa maalinta lay dhalay waana maalinta laygu
Waxaa nabiga la waydiiyay ﷺ soonka maalinta isniinta wuxuu ku jawaabay nabiga ﷺ waa maalinta lay dhalay waana maalinta laygu soo dajiyay