ch
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

前往频道在 Telegram

Anigu yaan ahay

显示更多
4 040
订阅者
-624 小时
-337
-12530
帖子存档
Abtirka nabiga hooyadiis ﷺ أُمُّهُ آمِنَةُ بِنْتُ وَهْبِ، بْنِ عَبْدِ مَنَافِ، بْنِ زُهْرة، بْنِ كِلَابِ، بْنِ مُرة، بْنِ كعب، بن لؤي، بن غالب، بن فِهْر، بن مالك، بن النضر(1).   (1) انظر: سيرة ابن اسحاق: 1/42.

sticker.webp0.08 KB

#Abtirk_nabiga صلى الله عليه وسلم 👇👇👇👇👇👇👇 #محمد_بن_عبد_الله بن عبد المطلب بن هاشم بن عبد مناف بن قصي بن كلاب بن مرة بن كعب بن لؤي بن غالب بن فهر بن عبد مالك بن النضر بن كنانة بن خزيمة بن مدركة بن إلياس بن مضر بن نزار بن معد بن عدنان. Waa intaan inta la isku raacay abtirka nabiga ﷺ saxnaantiisa, Sidoo kale waxay isku raaceen in "عدنان" uu ka mid yahay ilmaha nabi ismaaciil عليه السلام. ❤

sticker.webp0.61 KB

✍ Hal qof oo caalim ah (aqoonyahan) ayaa shaydaanka ooga daran kun caabid ah oo aan cilmi leheen. Nabiga ﷺ wuxuu mar walba boorin jiray barashada cilmiga sharciga ah arinkaas waxaa ka mid ah Xadiiska uu soo wariyay abuu hurayra r c wuxuu yiri : Nabiga ﷺ wuxuu yiri : qofka wado qaado asagoo wadadaas ku raadinaayo cilmi Allaah waxa uu u fududeeyaa wado janada xageeda ah. [xadiiska waa saxiix waxaa soo saaray tirmidiy] Goorta aad ka baxayso gurigaaga oo aad aadayso meesha cilmiga lagu barto adiga oo cilmi kororsanaayo wadada aad qaadayso ayada ayaaba ah wadada janada. Hadii aad aduunyo doonayso waxa aad laazimtaa cilmiga hadii aad aakhiro doonayso waxa aad laazimtaa cilmiga hadii aad aakhiro iyo aduun isla doonaysana waxa aad laazimtaa cilmiga. ✋

Waxaa nabiga la waydiiyay ﷺ soonka maalinta isniinta wuxuu ku jawaabay nabiga ﷺ waa maalinta lay dhalay waana maalinta laygu
Waxaa nabiga la waydiiyay ﷺ soonka maalinta isniinta wuxuu ku jawaabay nabiga ﷺ waa maalinta lay dhalay waana maalinta laygu soo dajiyay

sticker.webp0.09 KB

War dag dag ah shirkada Faransiiska total ayaa ku dhawaaqday khasaaro dhan 7.2 bilyan oo doollar sannadka 2020 ﴿إِنّا كَفَينا
War dag dag ah shirkada Faransiiska total ayaa ku dhawaaqday khasaaro dhan 7.2 bilyan oo doollar sannadka 2020 ﴿إِنّا كَفَيناكَ المُستَهزِئينَ﴾ [الحجر: ٩٥] ﴿إِلّا تَنصُروهُ فَقَد نَصَرَهُ اللَّهُ﴾ [التوبة: ٤٠]

sticker.webp0.96 KB

Marka ay marayaan doomaha muslimiintu xeebaha talyaaniga, waxay ahayeen kaniisadaha magaalooyinka xeebaha saaran, kuwo joojiy
Marka ay marayaan doomaha muslimiintu xeebaha talyaaniga, waxay ahayeen kaniisadaha magaalooyinka xeebaha saaran, kuwo joojiya qaraacida ganbaleelada kaniisadahooda ,iyaga oo ka baqaya in muslimiintu xanaaqaan kadibna ay furtaan magaaladaas gabi ahaanteeda.

ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ Jaabir ibnu samura Allaah ha ka raali noqdee wuxuu yidhi: Waxaan arkay Nabiga ﷺ habeen dayaxu uu aad u ifaayay
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ Jaabir ibnu samura Allaah ha ka raali noqdee wuxuu yidhi: Waxaan arkay Nabiga ﷺ habeen dayaxu uu aad u ifaayay waxaan guda galay in aan eegaayo Rasuulka Allaah iyo dayaxa, nabigu wuxuu sitay isku joog gaduudan, waaba nabigoo agtayda dayaxa ka iftiin badan kana fiican. أخرجه الترمذي (2811) واللفظ له، والنسائي في ((السنن الكبرى)) (9640) #Cajiib Ha hilmaamin in aad amaanto nabiga ﷺ #Share

sticker.webp0.64 KB

Xukunkaan👉 https://t.me/uhiilinta42nabiga/81👍👈 waxaa tusinaayo Kitaabka iyo Sunnada: Kitaab ahaan; Ilaahay kor ahaaye wuxuu yidhi: {يَحذَرُ المُنافِقونَ أَن تُنَزَّلَ عَلَيهِم سورَةٌ تُنَبِّئُهُم بِما في قُلوبِهِم قُلِ استَهزِئوا إِنَّ اللَّهَ مُخرِجٌ ما تَحذَرونَ۝وَلَئِن سَأَلتَهُم لَيَقولُنَّ إِنَّما كُنّا نَخوضُ وَنَلعَبُ قُل أَبِاللَّهِ وَآياتِهِ وَرَسولِهِ كُنتُم تَستَهزِئونَ۝لا تَعتَذِروا قَد كَفَرتُم بَعدَ إيمانِكُم إِن نَعفُ عَن طائِفَةٍ مِنكُم نُعَذِّب طائِفَةً بِأَنَّهُم كانوا مُجرِمينَ﴾ [التوبة: ٦٤-٦٦] waxay ka digtoonyihiin munaafiqiintu in lagu soo dajiyo suurad ka warrami waxa quluubtooda ku sugan, waxaad dhahdaa jeesjeesa Eebe wuxuu soo bixin waxaad ka digtoontihiin (cabsanaysaan). ha cudur daaranina waad gaalowdeen Rumayn ka dib, haddaan cafino koox idinka mid ah waxaan cadaabaynaa koox illeen iyagu waa dambiilayaale. haddaad warsato waxay dhihi waan un yar tiimbanaynay oon ciyaaraynay, waxaad dhahdaa ma Eebe iyo aayaadkiisa iyo Rasuulkiisa yaad ku jees jeesayseen. [التوبة: ٦٤-٦٦] (Mahmud Muhammad Abduh) Aayaddani waxay tusinaysaa in ku jees jeesidda Eebbe, aayaadkiisa iyo rasuulkiisa ay tahay gaalnimo, aflagaadaduna ayadaa ayaa ka mudanaan badan in lagu gaaloobo, aayaddu waxa kale oo ay tilmaamaysaa in qofkii ceebeeya Rasuulka Ilaahay ﷺ, uu gaaloobey, dhab ka ahaatayaa ama dheeldheel . #Xigasho Websiteka طريق الإسلام #محمد ابن صالح المنجد Turjumaaye #Macalin Saalax Macalin #Share

Xukunka qofka caaya nabiga ﷺ. Culumada waxay ku ijmaaceen ( isku raaceen ) in qofka nabiga ﷺ caaya ee muslimiinta ka mid ah i
Xukunka qofka caaya nabiga ﷺ. Culumada waxay ku ijmaaceen ( isku raaceen ) in qofka nabiga ﷺ caaya ee muslimiinta ka mid ah in uu gaal diinka ka noqday yahay oo ay waajibayso dilkiisa. Ijmaacaas waxaa soo guuriyay hal qof wax ka badan oo ahlu cilmiga ka mid ah sida imaamka isxaaq ibnu raahawiya iyo ibnu mundir iyo qaadi ciyaad iyo khidaabiyy iyo iyagaa dad aan aheen. (Al-Saarim Al-Masluul 2 / 13-16) (الصارم المسلول 2/13-16). #Xigasho Websiteka طريق الإسلام #محمد ابن صالح المنجد Turjumaaye #Macalin Saalax Macalin

Umu macbad ilaah ha ka raali noqdee waxay tiri: 《Nabigu haduu aamuso waxaa saarneed xasilooni daganaan, haduu hadlana wuuxuu ahaa nin sare iftiin ayaa ka muuqan jiray, dadka kan oogu qurxan meel fog ayuu ahaa , oogu mac oogu fiican meel dhaw, hadal macaan, hadal kala baxsan, daciif taag daran aan ahayn, hadal xunna aan ahayn, Hadalkiisa waaba taxana kuuloo soo hoobanaayoo kale》. أخرجه الحاكم في المستدرك. -------------@uhiilinta42nabiga-------------

🌴 Sheekha Islaamka, caalimka caamilka ah, Ibnu Taymiya, Allaha u naxariistee, wuxuu yiri: Qofkii caaya Nabiga, amaan iyo nabad korkiisa ha ahaatee, muslim ahaayayaa ama gaal, qofkas waxaa waajibaayo dilkiisa. Ibnu al-Mundir wuxuu yidhi: guud ahaan inta cilmiga leh waxay si wada jir ah isugu raaceen in xadka cayda nebiga, ﷺ uu yahay dil," culimada warkaas dhaheen waxaa ka mid ah Maalik, Al-Leyth, Axmad, Isxaaq, waana mad,habka imaamu shaafici @uhiilinta42nabiga

#Gubida💥 caayaha nabiga ﷺ Imaamka ibnu kinaana ( cuthmaan binu ciisaa 186 h imaamu maalik saaxibkiis ) waxuu yiri: "Qofka yahuud ama kiristaan ah ee nabiga caaya waxaan arkaa imaamka in ay u banaan tahay in uu dab ku gubo, haduu doono wuu dilayaa ka dib baqtigiisa ayuu dab qabad siinayaa, Haduu doonana asagoo noool ayuu dab qabad siinayaa haday fududeestaan caayda nabiga ﷺ). Sh.xassaan xuseen https://t.me/arimo1islaam

sticker.webp0.03 KB

🤣🤣🤣🤣😅😁😂😃😄 #WhatsApp dadku way canaanteen Ka dib go'aanadii doqonimada ahaa ee soo saartay ayadoo is leh dadka waad o
🤣🤣🤣🤣😅😁😂😃😄 #WhatsApp dadku way canaanteen Ka dib go'aanadii doqonimada ahaa ee soo saartay ayadoo is leh dadka waad oogu tali kartaa ayaa dadkii isticmaalaayay #WhatsAppka meela kale u guureen Waxaa gaaray khasaare aad u xanuun badan markale #WhatsApp waxay soo saartay go'aanadii hore ee doqonnimada ahaa mid ka yara fudud Waakanaa 👇😂 warkeeda cusub Wu ku mahadsan yahay qof kasta oo nala soo xidhiidhay. Waxaan wali ka shaqeyneynaa inaan ka hortagno jahwareer kasta anaga oo si toos ah ula xariirno isticmaaleyaasha @WhatsApp. Qofna xisaabtiisa lama joojin doono ama lama tirtiri doono Febraayo 8 waxaana dib u soo celin doonnaa qorshayaasheena ganacsi illaa iyo Maajo ka dib - Sharikaadka gaalada waa la ogaaday dharbaaxada oogu kulul ee qofka muslimka uu u gaysan karo sharikadahaas waa in uu isticmaalkooda joojiyo Ha hilmaamin in aad qaadacdo waxa ay soo saareen sharikaadka faransiiska Hiilo aad u hiilinayso nabigaada muxammad ﷺ https://t.me/uhiilinta42nabiga

Salah Muse Hassan - Telegram 频道 @arimo1islaam 的统计与分析