3 806
Subscribers
+124 hours
-167 days
-7130 days
Posts Archive
3 803
Saxaabiga Camar Binu Caas Wuxuu Yri:
Waxaan iri: Rasuulkii Allow, Dad Yaa Oogu Jeceshahay ?
Wuxuu Yiri: <#Caa'isha>
Wuxuu Yiri: Waxaan Ujeedaa Raga?
Wuxuu Yiri: <#Aabaheed>
📗Assunnah Abii Bakar Binu Khilaal
Nabiga swc Aadbaa buu jeclaa Hooyadeen Caaisho iyo Aabaheed Abuu Bakar
Lacnad Alle Haku Rido Kuwa caayo Hooyadeen Iyo Aabaheed.
3 803
عَنْ عَمْرِو بْنِ الْعَاصِ، قَالَ:
قُلْتُ: يَا رَسُولَ اللَّهِ، مَنْ أَحَبَّ النَّاسِ إِلَيْكَ؟
قَالَ: «#عَائِشَةُ»
قَالَ: إِنَّمَا أَعِنِّي مِنَ الرِّجَالِ؟
قَالَ: «#أَبُوهَا»
السنة لأبي بكر بن الخلال 📗
3 803
Sheekh Cabdallah iyo Sheekh Ibraahim oo ah Ilmaha Sheekh Cabdullatiif iyo Sheekh Suleymaan bin Sahman waxay yiraahdeen;
Kaas waxaa la mid ah Qubuuru Caabudyada Kama Shakiyo Gaalnimadooda Qof Carfiyay Carafta Iimaanka.
Durar Al-sunniyah 436/10]
3 803
قال الشيخ عبد الله والشيخ إبراهيم أبناء الشيخ عبد اللطيف ، والشيخ سليمان بن سحمان:
وكذالك القبوريون لا يشك في كفرهم من شم رائحة الإيمان.
الدرر السنية ٤٣٦ /١٠]
3 803
“Qubuuro caabudka waxay ka mid tahay firqooyinka ugu khatarta badan Islaamka iyo dadkiisa, waxayna ururiyeen shirkiga firqooyinka; Markaasay ku shirki faleen Towxiidka Magacyada iyo Sifooyinka iyo Towxiidka Rabbinimada iyo Ilaahnimada, Iyagaana (Qubuura Caabudka) ka shirki badan Mushrikiinta Carabta, ugana hogaansamaan badan kuwii dhintay Khaaliqii Abuuray khalqiga. .”
Ibnu Taymiyah fii Al-rrddi calaa al-Bakri ❪430❫
3 803
#Dadku_Si_Xowli_ah_Beey_iskugu_Shubeen_Halkaan_Waana_Calaamad_Kutusineysa_Sida_Loogu_Heelan_Yahay #Muraajacada_Kutubta_Towxiidka
#Maanta_Unbaa_Xariga_laga_jaray_300boqol_oo_Qof_Beey_Kusii_dhowyihiin_Alxamdulillaah_waa_Horumar 👇👇👇👇👇
الإرشاد للعلوم الشرعية(دروس)♦️منهج الهداة بين الجفاة والغلاة♦️
Waxa Halkaan Kabixi-Doonta Duruus Toos ah iyo Taxane Cilmi oo dheef leh! Mustaqbalka dhow insha'Allah👉 قناة جديد للدروس الصوتية باللغة الصومالية👇🏻
Gaar Ahaan Cilmiga Fanniga Caqiidada.
👉https://t.me/irshaad4👈👈fadlan Kuso biir kheyrka
3 803
Ma jiro qof liita ee waxaa jirar dad aan aqoon waxa ay ku fiican yihiin🦋🦋
❀______❀
Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh.
❀______❀
✪ KOOXDA KULMIS ✪
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆ ♫︎
✨ xikmado xul ah.
✨ Aqoonkaal media
✨ Arrimaha islaamka
✨ Maxaa cusub?
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨ Buug somali maqal ah
✨ Dhambaal
✨ Dhiirigeliye
✨ Buugwalba ood u baahato
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨Furaha nolosha
✨culimada su'aashaada weydii.
✨Khayrwade
✨Faafinta khayrka
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨ Gaarsiinta diinta
✨ Halxiraale
✨ Su'aalo diini ah
✨ Koofi memes
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨ Korodhso academy
✨Niyadeena
✨ Mala socota
✨ Murti somali
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨ Oraahyo
✨ Oraahyo sawiro ah
✨ baraaruji awoodahaaga
✨ Orahside
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨ ila qosol
✨Qaado iftiinka
✨Qoraal qaadasho mudan
✨ Rajada nolosha
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨ cilmi iyo aqoon
✨ Baro luuqada English'ka
✨ Samawade
✨ Iftiinshe
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨ Sahanka nolosha
✨Siyaasadda iyo wararka
✨ Samali trade idea
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨Sheekhooyinka qosol iyo xikmad
✨Siiradii nebiga SCW
✨ Su'aalo iyo jawaabo
✨ Science iyo qur'aanka
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨ Noqo mufakkir.
✨Taariikhda
✨ Weheliso
✨Su'aalo(guud,diini iyo madi)
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨Axaadiista nebiga oo afsomali ah
✨Xikmado badan
✨love stories
✨ xikmad iyo dhiirigelin
✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan
──────────────────━❥
━━━━━━━━━━
🔎☞SPONSORED BY
🚦@xikmadbadan
🚥@oraahyo
━━━━━━
🇰 🇺 🇱 🇲 🇮 🇸 ❤️
3 803
Wuxuu yiri Imaamu Sancaani :
Hadaad dhahdo: iyaga waxay moogyihiin in ay mushrikiin ku yihiin waxa ay samaynayaan waxaan leeyahay: fuqahada kutubta fiqhiga marka la maraayo baabu riddah waxay kusoo saareen in qofkii ku hadlo eray gaalnima ah uu gaaloobaayo micnaheedaba yuu u qasdin kan wuxuu tusinayaa in iyagu aynan garanaynin xaqiiqada islaamka iyo xaqiiqada towxiidka, goortaas waxay noqdeen gaalo gaalnimo asal ah.
Tad-hiiru Al-ictiqaad min adraani Al-ilxaad (1 / 23)
3 803
https://t.me/shuwaaciyah
Ugu danbeyn waan furnay qanaatkii aan horey idinkugu sheegnay halkaan waxaad ugu imaaneysaan sharaxaada masaailka caqiidada khaasatan towxiidka, waxan ugu tala galnay caamada inaan si sahlan wax u fahamsiino ee ka faaideysta walaalo badan oo culimo ah ayaa nagala shaqeyn doonta arinkaan
Barakalahu fiikum, ilahay ha idin cizeeyo muwaxidinta
3 803
Imaamu Aajuri ilaah ha u naxariistee wuxuu yiri:
" Calaamada qofka uu Allaah la doonay khayrka waa qabsashada Qur'aanka kariimka ah, iyo sunada kii rususha u Khayrka badnaa , (Nabiga scw) iyo sunada Saxaabada Alle ha ka raali noqdee"
📚 ( Ash-Shareecah Lil-Aajuri (bogga 24) 📚
3 803
المسلمُ بدون عِلمٍ شرعي لا يتحقّق له إسلامٌ ، والموحِّد بدون عِلمٍ شرعي لا يتحقّق له توحيد .
____
شيخنا أحمد الحازمي فكَّ الله أسره .
Muslimka cilmi sharci la'aan islaam uma xaqiiqoowaayo, muwaxidkana cilmi sharci la'aan towxiid uma xaqiiqoowaayo.
Sheikh Axmad Al-Xaazimi
3 803
DIGNIIN🚫 OMG WAA FAALIYE CASRI AH
__________________
Qofkii isticmaala programka ama applicationka "oh my God" (OMG) wuxuu lamid yahay qof faaliye u tagey si uu u ogaado qaybka /Mustaqbalka waxa Soo socda.
Nabigu wuxuu yidhi: scw qofkii u taga faaliye wax waaydiiya(isagoon Aaminin) 40 maalmood salaad lagama aqbalo, waxa wariyey Muslim.
ﻗﺎﻝ:رسول الله صلى الله عليه وسلم « ﻣﻦ ﺃﺗﻰ ﻋﺮﺍﻓﺎ ﻓﺴﺄﻟﻪ ﻋﻦ ﺷﻲﺀ ﻟﻢ ﺗﻘﺒﻞ ﻟﻪ ﺻﻼﺓ ﺃﺭﺑﻌﻴﻦ ﻳﻮﻣﺎ » . ﺭﻭﺍﻩ ﻣﺴﻠﻢ
Xadiis kale wuxuu yidhi Nabigu scw qofkii faaliye u taga Oo aamina waxa uu u Sheegy wuxuu ku gaaloobey wixii lagu soo dajiyay nabi Muhammad Scw (Qur'aanka)
Waxa wariyey Ahmed iyo xaakim
ﻗﺎﻝ ﺻﻠﻰ ﺍﻟﻠﻪ ﻋﻠﻴﻪ ﻭﺳﻠﻢ: ﻣﻦ ﺃﺗﻰ ﻛﺎﻫﻨًﺎ، ﺃﻭ ﻋﺮﺍﻓًﺎ، ﻓﺼﺪﻗﻪ ﻓﻴﻤﺎ ﻳﻘﻮﻝ، ﻓﻘﺪ ﻛﻔﺮ ﺑﻤﺎ ﺃﻧﺰﻝ ﻋﻠﻰ ﻣﺤﻤﺪ. ﺭﻭﺍﻩ ﺃﺣﻤﺪ، ﻭﺍﻟﺤﺎﻛﻢ.
OMG qofkii isticmaala isagoo og, si uu u ogaado mustaqbalka 40 cisho salaad laga aqbali maayo xitaa Hadii uusan aaminin haddii uu aaminana wuxuu ku gaaloobey wixii lagu soo dajiyay Nabiga scw oo Quraanka waayo Quraanku wuxu sheegey qaybka inuu Allah kaligii og yahay.
( قُل لَّا يَعْلَمُ مَن فِي السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ الْغَيْبَ إِلَّا اللَّهُ ۚ وَمَا يَشْعُرُونَ أَيَّانَ يُبْعَثُونَ ) النمل (65) An-Naml
Waxaad dhahdaa (nabiyow) ma oga waxa samooyinka iyo dhulka ku sugani waxa maqan /qaybka/Allah mooyee, mana oga goorta la soo Bixin.
Waxaa laga yaaba inaad is waaydiiso sidee faaliye ku yahay OMG?
"OMG" wuxuu lamid yahay adigoo Faaliye Massage ama Fariin ku waydiiyey mustaqbal 2021, 2022,2023 side ayeey noloshaaydu noqon doonta? Kadibna uu kuugu Soo jawaabo 2021'ka maal qabeen ayaad noqon, 2022'kana waad guursan, 2023'kana Caruur bad dhali iwm.
Daliilku waa midka loo yaqaano qiyaaska.
Qiyaasku waxa weeye farac in la haleeshiiyo asal cilad aay wadaagan darteed, wuxuuna leeyahay afar shardi oo kala...
1) المقيس oo ah faracii
2) المقيس عليه oo ah Asalkii
3) الحكم oo ah Xukumkii
4)العلة oo ah cilada ama sabbka xukumey
Hadaba
1) المقيس waxa weeye OMG
1)المقيس عليه waxa weeye الكهنة
3)الحكم waxa weeyeالتحريم
4)العلة Cilada ka dhaxeeysana waxa weeye الإخبار عن علم الغيب
Marka shuruudi qiyaaska waa dhantahey Faaliyaha iyo "oh my God"ka (OMG) waa dameer iyo labadiisii dhagood.
RaMe Sheik ✍
3 803
In calaamada macatabka ama karistanka ama saliibka iyo dadka sita wadankeena ka muuqdaan diinteena ku tuntaan dadkeena fasaadiyaan dalkeena boobaan waa waxa ay u socoto dimuqraadiyada iyo xuriyad ku sheega iyo xuquuqda dumar waxa lagu sheegay oo xaqiiqda ay tahay gaalnimo umada haloo fasaxo
Muqdisho waxa ka dhacay ee lagu magacaabay (bandhiga quruxda dumarka) xaqiiqdu ma aha sida ay magacaabeen ee waa bandhiga gaalaysiinta umada soomaaliyeed
Sawirka fiiriya calaamada macatabka ayaa lagu xaflad qabsaday Iyaga oo oga dayanaayo gaaladii soo wax bartay.
Jahliga diimeed dadkayga wuu ku faafay.
