Salah Muse Hassan
Відкрити в Telegram
4 044
Підписники
-224 години
-327 днів
-12830 день
Архів дописів
4 042
Imaamu Aajuri ilaah ha u naxariistee wuxuu yiri:
" Calaamada qofka uu Allaah la doonay khayrka waa qabsashada Qur'aanka kariimka ah, iyo sunada kii rususha u Khayrka badnaa , (Nabiga scw) iyo sunada Saxaabada Alle ha ka raali noqdee"
📚 ( Ash-Shareecah Lil-Aajuri (bogga 24) 📚
4 042
المسلمُ بدون عِلمٍ شرعي لا يتحقّق له إسلامٌ ، والموحِّد بدون عِلمٍ شرعي لا يتحقّق له توحيد .
____
شيخنا أحمد الحازمي فكَّ الله أسره .
Muslimka cilmi sharci la'aan islaam uma xaqiiqoowaayo, muwaxidkana cilmi sharci la'aan towxiid uma xaqiiqoowaayo.
Sheikh Axmad Al-Xaazimi
4 042
DIGNIIN🚫 OMG WAA FAALIYE CASRI AH
__________________
Qofkii isticmaala programka ama applicationka "oh my God" (OMG) wuxuu lamid yahay qof faaliye u tagey si uu u ogaado qaybka /Mustaqbalka waxa Soo socda.
Nabigu wuxuu yidhi: scw qofkii u taga faaliye wax waaydiiya(isagoon Aaminin) 40 maalmood salaad lagama aqbalo, waxa wariyey Muslim.
ﻗﺎﻝ:رسول الله صلى الله عليه وسلم « ﻣﻦ ﺃﺗﻰ ﻋﺮﺍﻓﺎ ﻓﺴﺄﻟﻪ ﻋﻦ ﺷﻲﺀ ﻟﻢ ﺗﻘﺒﻞ ﻟﻪ ﺻﻼﺓ ﺃﺭﺑﻌﻴﻦ ﻳﻮﻣﺎ » . ﺭﻭﺍﻩ ﻣﺴﻠﻢ
Xadiis kale wuxuu yidhi Nabigu scw qofkii faaliye u taga Oo aamina waxa uu u Sheegy wuxuu ku gaaloobey wixii lagu soo dajiyay nabi Muhammad Scw (Qur'aanka)
Waxa wariyey Ahmed iyo xaakim
ﻗﺎﻝ ﺻﻠﻰ ﺍﻟﻠﻪ ﻋﻠﻴﻪ ﻭﺳﻠﻢ: ﻣﻦ ﺃﺗﻰ ﻛﺎﻫﻨًﺎ، ﺃﻭ ﻋﺮﺍﻓًﺎ، ﻓﺼﺪﻗﻪ ﻓﻴﻤﺎ ﻳﻘﻮﻝ، ﻓﻘﺪ ﻛﻔﺮ ﺑﻤﺎ ﺃﻧﺰﻝ ﻋﻠﻰ ﻣﺤﻤﺪ. ﺭﻭﺍﻩ ﺃﺣﻤﺪ، ﻭﺍﻟﺤﺎﻛﻢ.
OMG qofkii isticmaala isagoo og, si uu u ogaado mustaqbalka 40 cisho salaad laga aqbali maayo xitaa Hadii uusan aaminin haddii uu aaminana wuxuu ku gaaloobey wixii lagu soo dajiyay Nabiga scw oo Quraanka waayo Quraanku wuxu sheegey qaybka inuu Allah kaligii og yahay.
( قُل لَّا يَعْلَمُ مَن فِي السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ الْغَيْبَ إِلَّا اللَّهُ ۚ وَمَا يَشْعُرُونَ أَيَّانَ يُبْعَثُونَ ) النمل (65) An-Naml
Waxaad dhahdaa (nabiyow) ma oga waxa samooyinka iyo dhulka ku sugani waxa maqan /qaybka/Allah mooyee, mana oga goorta la soo Bixin.
Waxaa laga yaaba inaad is waaydiiso sidee faaliye ku yahay OMG?
"OMG" wuxuu lamid yahay adigoo Faaliye Massage ama Fariin ku waydiiyey mustaqbal 2021, 2022,2023 side ayeey noloshaaydu noqon doonta? Kadibna uu kuugu Soo jawaabo 2021'ka maal qabeen ayaad noqon, 2022'kana waad guursan, 2023'kana Caruur bad dhali iwm.
Daliilku waa midka loo yaqaano qiyaaska.
Qiyaasku waxa weeye farac in la haleeshiiyo asal cilad aay wadaagan darteed, wuxuuna leeyahay afar shardi oo kala...
1) المقيس oo ah faracii
2) المقيس عليه oo ah Asalkii
3) الحكم oo ah Xukumkii
4)العلة oo ah cilada ama sabbka xukumey
Hadaba
1) المقيس waxa weeye OMG
1)المقيس عليه waxa weeye الكهنة
3)الحكم waxa weeyeالتحريم
4)العلة Cilada ka dhaxeeysana waxa weeye الإخبار عن علم الغيب
Marka shuruudi qiyaaska waa dhantahey Faaliyaha iyo "oh my God"ka (OMG) waa dameer iyo labadiisii dhagood.
RaMe Sheik ✍
4 042
In calaamada macatabka ama karistanka ama saliibka iyo dadka sita wadankeena ka muuqdaan diinteena ku tuntaan dadkeena fasaadiyaan dalkeena boobaan waa waxa ay u socoto dimuqraadiyada iyo xuriyad ku sheega iyo xuquuqda dumar waxa lagu sheegay oo xaqiiqda ay tahay gaalnimo umada haloo fasaxo
Muqdisho waxa ka dhacay ee lagu magacaabay (bandhiga quruxda dumarka) xaqiiqdu ma aha sida ay magacaabeen ee waa bandhiga gaalaysiinta umada soomaaliyeed
Sawirka fiiriya calaamada macatabka ayaa lagu xaflad qabsaday Iyaga oo oga dayanaayo gaaladii soo wax bartay.
Jahliga diimeed dadkayga wuu ku faafay.
4 042
Runta oo lagu dadaalo
#Qiso_cajiib ah
Faaidada runta
Sh.xassaan xuseen
Kitaabka riyaadu saalixiin c: 12
Size 31,15
Time 5:10
https://t.me/arimo1islaam
4 042
مشاهدة "Runta oo lagu dadaalo #Qiso_cajiib ah Sh.xassaan" على YouTube
https://youtu.be/xSRf0-p733c
4 042
Kalimad faaido iyo wax tar badan
Sheekh Xassaan kalimada wuxuu ku sheegaayaa masaail ay ka mid tahay
1- Gaalnimo maslaxo maloo gali karaa ?
2- Muxuu yahay xukunka wadaadka fatwooda gaalnimaa maslaxo loo gali karaa ?
3- Muxuu yahay xukunka qofka fatwadaas qaata ee gaalnimo maslaxo darteed u galo ?
Sheekha wuxuu soo aroorin doonaa qiso wadaad sarbeebay maslaxo darteed in loo gaaloobi karo iyo salafka waxa ay ka dheheen wadaadkaas.
Time 7:19
Size 19,41
https://t.me/arimo1islaam
4 042
Nabiga scw wuxuu yiri:
Hala saaxibin mu'min maahane.
Waxaa laga wadaa: ha ka yeelanin wadaay iyo saaxib mu'miniinta maahane.
Maxaa yeelay saaxiibka mu'minka ah saaxibkiis wuxuu tusiyaa iimaanka iyo hanuunka iyo khayrka wuxuuna saaxibkiis u noqdaa kaalmo.
Waxaa lagu biiraa kanaalo wax tar leh si sharaf leh waxaan idinkaga codsanaynaa in aad ku biirtaan kanaaladaan.
■------->t.me/arimo1islaam.
■------->t.me/waxbaro123.
■------->t.me/wacyiga_bulshada.
4 042
▪︎...:Dadka kan u dambi weyn:...▪︎
Dadka waxaa u dambi weyn uguna daran qofka yiraahda qof shirki ku dhacay ee haddana afka islaam kasheegta waa muslim iyo gacal alle taas oo lagawa wado marka si saxan loo dhigo in uu alle yahay gacalka mushrikiinta halka alle uu taas ku inkiray kuwaas u tiiriyay alle qofka shirkiga ku dhacay, alle wuxuu yiri
((وَأَذَانٌ مِنَ اللَّهِ وَرَسُولِهِ إِلَى النَّاسِ يَوْمَ الْحَجِّ الْأَكْبَرِ أَنَّ اللَّهَ بَرِيءٌ مِنَ الْمُشْرِكِينَ وَرَسُولُهُ....)).
Waxaa alle agtiisa ka ahaaday iyo rasuulkisaba ogaysiis la ogaysinayo dadka oo idil maalinka xajka weyn ee wax lagu gowracayo muna in uu alle iyo rasuulkiisaba bari ka yihiin mushrikiinta.
Marka waxaa layaab ah in uu qof islaam sheeganaya kuu yimaado oo uu ku yiraahdo mushrig baa muslim ah allena gacalkiisa yahay halka alle uu ogaysiis ka sheegay in uu mushrig meel kasta uu joogo jaahil iyo mucaanidba uu alle iyo rasuulkiisu bari kayihiin.
F.G: iska jir in aad alle iyo rasuulkiisa u tiiriso ama ku dhajiso wax ay iska bari yeeleen.
4 042
🦋🦋 KOOXDA KULMIS🦋🦋
● ━━━━━━━━━━━━●
🦋Iskaashi ba Meel lagu gaara🦋
● ━━━━━━━━━━━━ ●
━━━━━༺༻━━━━━
━━━━━༺༻━━━━━
🔳 Join @aqoonkaalmedia
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @arimo1islaam
━━━━━༺༻━━━━━
━━━━━༺༻━━━━━
🔳 Join @al_daaci_calal_afdal_123
━━━━━༺༻━━━━━
━━━━━༺༻━━━━━
🔳 Join @buugmaqal
━━━━━༺༻━━━━━
━━━━━༺༻━━━━━
🔳 Join . @dhambaal
━━━━━༺༻━━━━━
━━━━━༺༻━━━━━
🔳 Join @dhiirigeliye156
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @kaydbooks
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @Dareenkadunida
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @kheyrwade1
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @furaha_nolosha
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @Faafinta_khayrka
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @Gaarsiidiinta
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @halxiraale
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @Koofi_memes
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @niyadeena
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @murti_som
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @MaLasocota
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @murtida_nolosha
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @oraahyo
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @oraahyo1
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @orahside
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @qaraaxo1
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @Qaadoiftiinka
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @qoraal09
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @RajadaNolosha
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @suaalo1
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @somalienglishcollege
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @samewade
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @soomaal
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @Sahankanolosha1
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @Siyaasada_dunida
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @sahanofficial
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @Somali_trade_idea
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @Sheeko_Channel
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @Siiradii_Nabiga_scw
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @Sualo_iyo_jawaabo
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @suaalodiini_ah
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @THEKURAN
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @taarikhda
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @weydiimo1
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @Weheliso
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @xikmadodhiirigalino
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @xadiiska
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @xikmadosomali
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @xikmadbadan
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @XAQIIQOTUBETV
━━━━━༺༻━━━━
━━━━━༺༻━━━━
🔳 Join @lovestories5301
━━━༺༻━━━━━━
● ━━━━━━━━━━━━ ●
Linkiyadan iyo xogaha
Kooxda kulmis kala soco:
@kooxda_kulmis
● ━━━━━━━━━━━━ ●
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan.
_____
☞SPONSORED BY
🩸 @oraahyo
🩸 @xikmadbadan
● ━━━━━━━━━━━━ ●
4 042
Qisada abaa qilaaba waa qiso aad iyo aad u xanuun badan qalbiga murjisa indhahana ka ooysiisa cibro badan ku barayso sabarka adkaysiga dadkii horo ee wanaagsanaa.
Waxaan doonayaa in aan soomaaliyeeyo qisadaas aragtidiina seen usoo dhignaa ?
4 042
Al-Xaafid addahabi Alle ha u naxariistee wuxuu yiri: sheekheena cabdul-mu'min wuxuu ii sheegay - in abaa qilaaba uu ka mid ahaa dadka lagu imtixaamay jismigiisa iyo diintiisa, waxaa lala doonay qadaha iyo garsoorka, waxa uu u cararay xagaa iyo shaam, wuxuuna ku geeriyooday cariishu misra sanadka marka uu ahaa 104 boqol iyo afar, waxaa ka tagay labadiisa gacan iyo labadiisa lug, iyo aragiisa, saas ay tahay waxa uu ahaa mahdiye shukriye".
📕Siyar aclaamin-nubalaa' j4 b 474 ||
4 042
قال الإمام هارون بن معروف:" من زعم أن الله عز وجل لا يتكلم فهو يعبد الصنم"
Imaamka haaruun binu macruuf wuxuu yiri:
"Qofka sheega ilaahey in uusan hadlaynin kaasi sanam buu caabudaa"
Вже доступно! Дослідження Telegram за 2025 — головні інсайти року 
