en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
3 806
Subscribers
+124 hours
-167 days
-7130 days
Posts Archive
sticker.webp0.03 KB

Runta oo lagu dadaalo #Qiso_cajiib ah Faaidada runta Sh.xassaan xuseen Kitaabka riyaadu saalixiin c: 12 Size 31,15 Time 5:10 https://t.me/arimo1islaam

مشاهدة "Runta oo lagu dadaalo #Qiso_cajiib ah Sh.xassaan" على YouTube https://youtu.be/xSRf0-p733c

Kalimad faaido iyo wax tar badan Sheekh Xassaan kalimada wuxuu ku sheegaayaa masaail ay ka mid tahay 1- Gaalnimo maslaxo maloo gali karaa ? 2- Muxuu yahay xukunka wadaadka fatwooda gaalnimaa maslaxo loo gali karaa ? 3- Muxuu yahay xukunka qofka fatwadaas qaata ee gaalnimo maslaxo darteed u galo ? Sheekha wuxuu soo aroorin doonaa qiso wadaad sarbeebay maslaxo darteed in loo gaaloobi karo iyo salafka waxa ay ka dheheen wadaadkaas. Time 7:19 Size 19,41 https://t.me/arimo1islaam

Nabiga scw wuxuu yiri: Hala saaxibin mu'min maahane. Waxaa laga wadaa: ha ka yeelanin wadaay iyo saaxib mu'miniinta maahane. Maxaa yeelay saaxiibka mu'minka ah saaxibkiis wuxuu tusiyaa iimaanka iyo hanuunka iyo khayrka wuxuuna saaxibkiis u noqdaa kaalmo. Waxaa lagu biiraa kanaalo wax tar leh si sharaf leh waxaan idinkaga codsanaynaa in aad ku biirtaan kanaaladaan. ■------->t.me/arimo1islaam. ■------->t.me/waxbaro123. ■------->t.me/wacyiga_bulshada.

sticker.webp0.04 KB

▪︎...:Dadka kan u dambi weyn:...▪︎ Dadka waxaa u dambi weyn uguna daran qofka yiraahda qof shirki ku dhacay ee haddana afka islaam kasheegta waa muslim iyo gacal alle taas oo lagawa wado marka si saxan loo dhigo in uu alle yahay gacalka mushrikiinta halka alle uu taas ku inkiray kuwaas u tiiriyay alle qofka shirkiga ku dhacay, alle wuxuu yiri ((وَأَذَانٌ مِنَ اللَّهِ وَرَسُولِهِ إِلَى النَّاسِ يَوْمَ الْحَجِّ الْأَكْبَرِ أَنَّ اللَّهَ بَرِيءٌ مِنَ الْمُشْرِكِينَ وَرَسُولُهُ....)). Waxaa alle agtiisa ka ahaaday iyo rasuulkisaba ogaysiis la ogaysinayo dadka oo idil maalinka xajka weyn ee wax lagu gowracayo muna in uu alle iyo rasuulkiisaba bari ka yihiin mushrikiinta. Marka waxaa layaab ah in uu qof islaam sheeganaya kuu yimaado oo uu ku yiraahdo mushrig baa muslim ah allena gacalkiisa yahay halka alle uu ogaysiis ka sheegay in uu mushrig meel kasta uu joogo jaahil iyo mucaanidba uu alle iyo rasuulkiisu bari kayihiin. F.G: iska jir in aad alle iyo rasuulkiisa u tiiriso ama ku dhajiso wax ay iska bari yeeleen.

🦋🦋 KOOXDA KULMIS🦋🦋 ● ━━━━━━━━━━━━● 🦋Iskaashi ba Meel lagu gaara🦋 ● ━━━━━━━━━━━━ ● ━━━━━༺༻━━━━━ ━━━━━༺༻━━━━━ 🔳 Join @aqoonkaalmedia ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @arimo1islaam ━━━━━༺༻━━━━━ ━━━━━༺༻━━━━━ 🔳 Join @al_daaci_calal_afdal_123 ━━━━━༺༻━━━━━ ━━━━━༺༻━━━━━ 🔳 Join @buugmaqal ━━━━━༺༻━━━━━ ━━━━━༺༻━━━━━ 🔳 Join . @dhambaal ━━━━━༺༻━━━━━ ━━━━━༺༻━━━━━ 🔳 Join @dhiirigeliye156 ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @kaydbooks ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Dareenkadunida ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @kheyrwade1 ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @furaha_nolosha ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Faafinta_khayrka ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Gaarsiidiinta ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @halxiraale ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Koofi_memes ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @niyadeena ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @murti_som ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @MaLasocota ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @murtida_nolosha ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @oraahyo ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @oraahyo1 ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @orahside ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @qaraaxo1 ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Qaadoiftiinka ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @qoraal09 ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @RajadaNolosha ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @suaalo1 ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @somalienglishcollege ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @samewade ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @soomaal ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Sahankanolosha1 ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Siyaasada_dunida ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @sahanofficial ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Somali_trade_idea ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Sheeko_Channel ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Siiradii_Nabiga_scw ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Sualo_iyo_jawaabo ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @suaalodiini_ah ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @THEKURAN ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @taarikhda ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @weydiimo1 ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Weheliso ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @xikmadodhiirigalino ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @xadiiska ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @xikmadosomali ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @xikmadbadan ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @XAQIIQOTUBETV ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @lovestories5301 ━━━༺༻━━━━━━ ● ━━━━━━━━━━━━ ● Linkiyadan iyo xogaha Kooxda kulmis kala soco: @kooxda_kulmis ● ━━━━━━━━━━━━ ● Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan. _____ ☞SPONSORED BY 🩸 @oraahyo 🩸 @xikmadbadan ● ━━━━━━━━━━━━ ●

Qisada abaa qilaaba waa qiso aad iyo aad u xanuun badan qalbiga murjisa indhahana ka ooysiisa cibro badan ku barayso sabarka adkaysiga dadkii horo ee wanaagsanaa. Waxaan doonayaa in aan soomaaliyeeyo qisadaas aragtidiina seen usoo dhignaa ?
Anonymous voting

Al-Xaafid addahabi Alle ha u naxariistee wuxuu yiri: sheekheena cabdul-mu'min wuxuu ii sheegay - in abaa qilaaba uu ka mid ahaa dadka lagu imtixaamay jismigiisa iyo diintiisa, waxaa lala doonay qadaha iyo garsoorka, waxa uu u cararay xagaa iyo shaam, wuxuuna ku geeriyooday cariishu misra sanadka marka uu ahaa 104 boqol iyo afar, waxaa ka tagay labadiisa gacan iyo labadiisa lug, iyo aragiisa, saas ay tahay waxa uu ahaa mahdiye shukriye". 📕Siyar aclaamin-nubalaa' j4 b 474 ||

sticker.webp0.09 KB

قال الإمام هارون بن معروف:" من زعم أن الله عز وجل لا يتكلم فهو يعبد الصنم" Imaamka haaruun binu macruuf wuxuu yiri: "Qofka sheega ilaahey in uusan hadlaynin kaasi sanam buu caabudaa"

👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١) Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri: 1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١)

من أراد المطالعة في كتب الإيمان فعليه بهذه الكتب:- ١-الإيمان عند السلف وعلاقته بالعمل وكشف الشبهات المعاصرين. ٢-براءة أهل الحديث والسنة من بدع المرجئة. ٣-الإيمان بين السلف والمتكلمين ٤-الفروق بين عقيدة السلف وعقيدة المرجئة. ٥-مسألة الإيمان في كفتي الميزان. ٦-حقيقة الإيمان ونقض المرجئة المعاصرة والخوارج. ٧-حقيقة الإيمان والكفر. ٨-القواعد في بيان حقيقة الإيمان . ٩-أقوال ذوي العرفان في أن أعمال الجوارح داخلة في مسمى الإيمان. ١٠-الإيمان حقيقته، خوارمه، نواقضه عند أهل السنة والجماعة. ١١-الجامع في كتب الإيمان والرد على المرجئة.

Soo ma aragtid imaamka muxamad binu muscab al-caabid in uu leeyahay: "Ilaahow qofka sheega in aadan hadlin aakhirana aan lagu arkaynin kaasi wuxuu ku gaaloobay wajigaada, kuma yaqaano, waxaan qirayaa adi in aad ahaatay carshiga korkiisa cirirka todobada ah korkooda ma aha sida ay leeyihiin colka ilaahey ee zanaadiqada aha". Hadalka oo ilaah loo diido iyo aragtida ilaahey aakhiro oo la diido ayaa imaamka agtiisa waxay tusisay mooganaan ilaah la moogyahay oo jaahil laga yahay qofka diidayana uusan ilaahey garanaynin iyo in uu ku gaaloobay jahliga uu jaahil ka yahay ilaah. Sidee baanan u dhahaynin : Mushriga caabuda cid aan ilaah ahayn ma yaqaano xaqiiqda islaamka iyo waxa anfiya ( diido) islaamnimada uu shirkiga ka mid yahay, maxaa yeelay hadii uu qalbigiisa ku sugnaan lahaa iimaankii wax ku oolka ahaa shirki ma sameeyeen mana caabudeen cid aan Allaah ahayn]. 📗Munaadaratus-soomaaliy was-suudaaniy ( b 331 )

ألا ترى الإمام محمد بن مصعب العابد، يقول: «من زعم أنك لا تتكلم ولا ترى في الآخرة فهو كافر بوجهك، لا يعرفك، أشهد أنك فوق العرش فوق سبع سماوات ليس كما يقول أعداء الله الزنادقة». نفي التكلّم عن الله ونفي رؤيته في الآخرة دلّ عند الإمام على الجهل بالله وأن النافي لا يعرف الله وأنه كافر بالجهل به. فكيف لا نقول: المشرك العابد لغير الله لا يعرف حقيقة الإسلام ولا ما ينافيه من الشرك؛ لأنه لو كان الإيمان المعتبر في قلبه لما أشرك وعبد غير الله]. مناظرة الصومالي والسوداني (ص331).

sticker.webp0.11 KB