en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
3 800
Subscribers
-824 hours
-197 days
-7530 days
Posts Archive
💝نبارك لكم بقدوم عيد الأضحى🐏 المبارك أعادها الله علينا وعليكم بالإيمان والأمن ❤❤ 🌺تقبل الله منا ومنكم 🌻 صالح الأعمال وكل
💝نبارك لكم بقدوم عيد الأضحى🐏 المبارك أعادها الله علينا وعليكم بالإيمان والأمن ❤❤ 🌺تقبل الله منا ومنكم 🌻 صالح الأعمال وكل عام وأنتم بألف خير وعافية 🌻 ❤Waxaan idinkugu tahniyadaynaynaa imaatinka ciidul adxaa Allaah waxaan waydiisanaynaa in uu 🐏 nagu soo nabad celiyo anaga oo iimaankeena iyo towxiidkeena nabad qabo amaanna Alle hanoogu soo celiyo 🌺

Ujeedka been abuurkaan ☝️🎞 oo dhan waa dadka in diinka rabi laga hor istaago sheekh muxamad binu cabdi wahaab ma dhihin wax aan ahayn #Allaah_kaligii_hala_caabudo wadaajinta rabi lala wadaajiyana ka hara. mushrikiinta waxaa dhibay ilaahey kaligiis hala caabudo waxayna isku dayayaan in ay dadka ku diraan سبحان ربنا هذا بهتان عظيم Waa been abuurad wayn aan sal iyo raad lahayn قال الله تعالى: ﴿كَبُرَ عَلَى الْمُشْرِكِينَ مَا تَدْعُوهُمْ إِلَيْهِ﴾ Mushrikiinta waxaa ku adkaaday oo ay diideen waxa aad oogu yeerayso oo towxiid ah nabi muxamadow. Tafsiiru ibnu kathiir وقال تعالى: { كبرت كلمة تخرج من أفواههم إن يقولون إلا كذبا }

sticker.webp0.12 KB

🔹 Carafo waa maalin naarta laga xureeyo xujayda iyo intaan xujey eheen🔸 Nabiga scw wuxuu yiri: "Maalin ma jirto ka badan in uu Allaah ka xoreeyo naarta adoon maalinta carafo". 📕Saxiixu Muslim Ibnu rajab wuxuu yiri: Xureenta waxaa leh qofka carafo istaago iyo kaan istaagin oo magaalooyinka dagan saas darteed maalinka carafo ku xigo wuxuu u noqday ciid dhamaan muslimiinta wadaagida ay wadaageen xureenta iyo dambi dhaafka maalinta carafo.

sticker.webp0.03 KB

#Xadiith Jariir binu cabdi-llaahi al-bajali wuxuu yiri: Waxaan iri: rasuulka Allow igu shardi. Wuxuu yiri rasuulka: Allaah ay
#Xadiith Jariir binu cabdi-llaahi al-bajali wuxuu yiri: Waxaan iri: rasuulka Allow igu shardi. Wuxuu yiri rasuulka: Allaah ayaad caabudaysaa waxna la wadaaji maysid , salaadaha waajibka ayaad tukanaysaa, zakada waajibkana waad gudanaysaa (bixinaysaa) muslimka waad la talin, gaalkana waad ka baraa'a qaadanaysaa. 📚{Musnadu imaamu axmad} (19153)

Aabe ayaa wiilkiisa ah wuxuu ki yiri: iska jir wiilkaygow meesha aad labadaada lug dhigayso Wiilkiisii ayaa kusoo war celiyay asaga oo leh : aabow adi iska jir meesha aad lugta dhigayso maxaa yeelay aniga aduunkaan waxaan raacayaa talaabooyinkaada. Haday odayada iyo madaxda hagaagaan⚘ guryaha iyo shacabkaba way hagaagayaan ❤

Wuxuu cadeeyay ghurbada uu ku jiro kaligiis ayaa fadhiya asaga oo diidaayo istaagiisa cid Allaah ahayn in uu ku wayneeyo Dadk
Wuxuu cadeeyay ghurbada uu ku jiro kaligiis ayaa fadhiya asaga oo diidaayo istaagiisa cid Allaah ahayn in uu ku wayneeyo Dadka xumaha wado daraf aad ka istaagto mooyee Daa,in xumaan kugu dooran maayo rabigay ku daryeel Cabdimaalik muuse coldoon

Sheekh mas'alo cade Dadka xumaha wado daraf aad ka istaagto mooyee Daa,in xumaan kugu dooran maayo rabigay ku daryeel

sticker.webp0.10 KB

▪️روى عبدُ اللّٰه بن وهبٍ ، عن عمرو بن الحارث ، عن اللّجلاجِ مولىٰ عبد العزيز بن مروانَ ؛ عن جابرِ بن عبد اللّٰه ، عن النَّبيِّ ﷺ أنَّه ذكرَ السَّاعةَ الّتي في الجمعةِ فقال " التمســوها آخر السَّاعات بعدَ العصر '' Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw: "Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib " ذكر ابن عساكر : " أصاب العمى الصلت بن بسطام، فجلس إخوانه يدعون له عصر الجمعة، وقبل الغروب عطس عطسة، فرجع بصره ". 📕(كتاب تاريخ دمشق) Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay." 📕(Kitaabka taariikhda dimashq)

sticker.webp0.12 KB

👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١) Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri: 1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١)

photo content

#Ogaada القاسم المشترك بين ابن عانود ومحمود نور هو عدم إعتبار شعائر الإسلام الظاهرة. Ina caanood iyo Maxamuud nuur cusmaan waxay iska waafaqsan yihiin in la gaalaysiiyo dadka sumada islaamka ka muuqato inta laga baarbaaraayo oo laga ogaanaayo. Ninka ina caanood ku taageeray suufi iyo jadiidi cayrsigeed oo iska indho tiraayo Bidcadiisa khawaarijnimada waxaa sidoo kale laazim ku ah in uu taageero Maxamuud nuur cusmaan waayo wuxuu qabtaa in ka badan inta uu Mustafe qabto oo wanaag ah hadii ay ahaan lahayd cadaynta tawxiidka xaakimiyada iyo khaalis yeelida cibaadada iyo cadaynta Shirkiga mushrikiinta oo idil wuuna la doodaa ahlu shirkiga labadooduna waa isag aragti in dadka islaamnimo loo diido inta laga baaraayo. Ina caanood iyo maxamuud nuur cusmaan waa laba zandiiq oo si cad u diidan nusuusta ku aadan Shacaairta ama sumadaha islaamnimada loogu xukumo Muslim aan wax nawaaqidh ah ku jirin. Ma kala sukeeyaan waliba markii la isku eego Maxamuud nuur baa roon caqiido ahaan,Hadii ina caanood Suufi iyo jadiidiyo cayrsigood lagu qiimaynaayo maxamuud nuur isna Mushrikiin oo idil buu xididada usiibay waa in taas lagu qiimeeyaa❗️.

sticker.webp0.00 KB

معلم البشرية وأساليبه في التعليم.pdf6.45 KB

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Ogaysiis dhamaan ardayda Degmada #BALCAD mucalimiinta iyo reer balcad inta fariinteena gaarayso Maanta oo ay taariikhda tahay 1442 / 12 / 05 Waxaa inoo bilaabmi doono dowro salaada duhur ka dib Waxayna ku saabsan tahay ama uu ciwaankeeda yahay معلم البشرية وأساليبه في التعليم Macalinka bashariyada (aadanaha) iyo hababkiisii wax barida Waxaana la aqri doonaa kitaab yar oo dawrada ku magac ah معلم البشرية وأساليبه في التعليم Meesha lagu qaban doono waa masjidka birul-waalidayn Hoos 👇 ka dagso kitaabka

[Waxa ugu horeeyo ee dacwada lagu bilaabo] Imaamka sulaymaan binu cabdi-llaahi aala sheekh wuxuu yiri: Hadii uu doono dacwo arinkaas xagiisa ah, ha ku bilaabo dacwada towxiidka in uu dadka oogu yeero towxiidka oo ah macnaha qirida in ilaah xaq lagu caabudo uusan jirin Allaah maahane. (لا إله إلا الله) Goor aysan acmaasha ansaxaynin illaa in ay towxiid wadato maahane towxiidka waa asalka acmaasha lagu dhiso goorta la heli waayo Towxiid camal wax ma taro iska daa'ee camalkaas waa mid burburo goor aysan ansaxaynin cibaado shirki la jiro sida uu Allaah sareeyay u yiri : « ما كان للمشركين أن يعمروا مساجد الله شاهدين على أنفسهم بالكفر أولائك حبطت أعمالهم وفي النّار هم خالدون » (uma ahaanin mushrikiin in ay camiraan masaajida Allaah iyaga oo naftooda ku qiraayo gaalnimo kuwaas acmaashooda ayaa burburtay naarta dhexdeeda ayey iyagu ku waarayaan) Maxaa yeelay barashada micnaha ashahaatanka (لا إله إلا الله) waa waajibaadka ugu horeeyo ee adoomaha saaran Sidaas ayuu ku ahaaday towxiidka waxa ugu horeeyo ee dacwada lagu bilaabo. 📚 Taysiir Al-Caziz Al-Xamid (1/257)