en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
3 800
Subscribers
-824 hours
-197 days
-7530 days
Posts Archive
sticker.webp0.09 KB

Waxa uu gaystay dambiyo tuuganimo khiyaano Isaga oo aqoon u yar aynan jirin aqoon diimeed iyo mid maadiba Anshax xumadaas int
Waxa uu gaystay dambiyo tuuganimo khiyaano Isaga oo aqoon u yar aynan jirin aqoon diimeed iyo mid maadiba Anshax xumadaas intuu ka bartay ma taqaanaa ? Wuxuu ka bartay suu sheegay daawashada filim hindi ah Asbaabta gaalada aflaamta ay u jilaanbo waa in ay akhlaaqda muslimiinta ku dheelaan anshax xumadana baraan Iska ilaaliya aflaamta si aynan fikrad xun kaaga bixin.

sticker.webp0.10 KB

‏قال سفيان الثوري رحمه الله : "هذا زمان السكوت ولزوم البيوت والرضا بالقوت إلى أن تموت" التمهيد لابن عبد البر 17/443" Sufyaan Al-thowri wuxuu yiri: "Waqtigaan waa waqtiga aamusnaanta guri iska jooga quutka oo lagu raali noqdo ilaa aad ka dhimato" Attamhiid libni cabdil birr 17/443"

sticker.webp0.09 KB

Fadliga 10 maalin ee ee dul xijja ama carafo Sheekh xassaan xuseen abuu Salmaan Sheekha wuxuu muuqaalkaan gudihiisa ooga jawaabaayaa su'aalahaan 1- soonka 10 maalin ma sunnaa mise iyo khilaafka ku jiro oo si cilmiyeesan sheekha uu aaga jawaabi doono 2- maxaa fiican in la qabto tobankaan biri ? 3-saxaabadu say ahaayeen maalmahaan ? Waan hubaa in aad ka faaidaysanayso hadaad sifiican u dhagaysato #Share

sticker.webp0.00 KB

وقال مهنا : سألت أحمد عن إبراهيم بن الهروي فقال : رجل وسخ ، فقلت ما قولك إنه وسخ قال : من يتبع الولاة والقضاة فهو وسخ وكان هذا رأي جماعة من السلف  Muhanaa wuxuu yiri: Axmad ayaan weydiiyay ibraahiim binu al-harawiyy wuxuu yiri: axmad: kaasu waa wasaq waxan ku iri : maxaa ka wadaa kaas waa wasaq wuxuu yiri: qofka madaxda iyo qaaliyaasha raaca kaas waa wasaq Sidaas ayuu ahaa ra'yiga koox ka mid ah salafka

اعطنا حلاوة وريالات نعطيك فتاوى سهالات. منقول Boqorow macmacaan iyo riyaalyaal nasii fatwooyin fudfudud ayaan ku siinsynaa #X
اعطنا حلاوة وريالات نعطيك فتاوى سهالات. منقول Boqorow macmacaan iyo riyaalyaal nasii fatwooyin fudfudud ayaan ku siinsynaa #Xigasho

sticker.webp0.13 KB

▪️روى عبدُ اللّٰه بن وهبٍ ، عن عمرو بن الحارث ، عن اللّجلاجِ مولىٰ عبد العزيز بن مروانَ ؛ عن جابرِ بن عبد اللّٰه ، عن النَّبيِّ ﷺ أنَّه ذكرَ السَّاعةَ الّتي في الجمعةِ فقال " التمســوها آخر السَّاعات بعدَ العصر '' Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw: "Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib " ذكر ابن عساكر : " أصاب العمى الصلت بن بسطام، فجلس إخوانه يدعون له عصر الجمعة، وقبل الغروب عطس عطسة، فرجع بصره ". 📕(كتاب تاريخ دمشق) Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay." 📕(Kitaabka taariikhda dimashq)

sticker.webp0.00 KB

Dardaaranka oo maqal ah Time 2:44 Size 2,47 mb #Share

#Dardaaran cajiib ah uu maanka la doorsoomaayo Maalik ibnu diinar wuxuu yiri : Maalin ani oo ku dawaafaayo kacbada hareereheeda waxaan arkay nin asagana kacbada ku dawaafaayo aragiisana cirka u taagay asaga oo leh : (Allaha kuwa qaldama cafiyoow qaladkayga ii cafi dambigaygana ii dhaaf todobaadkiisa markuu dhamaystay ayaan raacay) Waxaaan ku iri : Allaah ha kuu naxariistee i bar waxa uu Allaah ku baray, wuxuu igu yiri : ma garanaysaa ninka la yiraahdo maalik ibnu diinaar ? Waxaan ku iri : haa, maalik maxaa dardaaran ah oo aad iigu dhiibaysaa oo aan kaa gaarsiiyaa. Wuxuu yiri : salaan iga gaarsii waxaadna ku dhahdaa maalaik : Allaah ka baq waxaan kaaga digaayaa doorin iyo badalid maxaa yeelay hadii aad dooriso waxaad ku liidnaanaysaa Allaha rabbul caalamiinka ah. ka dibna wuxuu u yiri : Allaah ka baq sabarkana laazim aduunyana ooga gudub gaarsiin iyo caradiisa in uu celiyo ciilkiisana uu qariyo qaraarkana uu kabado (laqo) ogaysii maalik in Allaah maalinta biri ah leeyahay boos istaag booskaas oo loogu aar gudi doono rida geesaha aan laheen tan geesaha leh ka dibna waxaad ku dhahdaa maalik : naftiisa ha xisaabiyo Allaha rabbigiisa ahna ha ka baqo waxaad ku dhahdaa : janadu way wanaagsan tahay carafteeduna aad bay u wanaagsan tahay biyaheeduna waa macyihiin cabitaankeeduna waa macyahay xaasaskeeduna waa badan yihiin wax dhib iyo dhuun qabadna malaha Ka dibna waxaad ku dhahdaa : naartu urteeda aad bay u uraysaa cabitaankeeda waa mid xun godkeedana waa dheer yahy cadaabkeedana waa xanuun badan yahay Allaah naartaas wuxuu u diyaariyay reerka kibirka badan iyo kuwa is qaad qaadka badan. 📗Al-awliyaa libni abid-dunyaa Boga \ 73

sticker.webp0.09 KB

الله خلقنا لعبادته فمتى أخلصنا العبادة لله نكون مسلمين موحدين ومتى أشركنا العبادة مع غيره نكون مشركين كافرين. Allaah wuxuu noo abuuray cibaadadiisa goorta aan Allaah u barax tirno cibaadada ayaan ahaanaynaa muslimiin muwaxidiin goorta aan Allaah la wadaajino cibaadada cid kale waxaan noqonaynaa mushrikiin gaala ah Barashada #towxiidka dadaal badan ku bixiya.

🌸🍃: #أذكار_المساء ((اللَّهُمَّ إِنِّي أَمْسَيْتُ أُشْهِدُكَ، وَأُشْهِدُ حَمَلَةَ عَرْشِكَ، وَمَلاَئِكَتِكَ، وَجَمِيعَ خَلْقِكَ، أَنَّكَ أَنْتَ اللَّهُ لَا إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ وَحْدَكَ لاَ شَرِيكَ لَكَ، وَأَنَّ مُحَمَّداً عَبْدُكَ وَرَسُولُكَ)) (أربعَ مَرَّاتٍ). 🍃🌻 #أذكار_المساء ((اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْعَفْوَ وَالْعَافِيَةَ فِي الدُّنْيَا وَالآخِرَةِ، اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْعَفْوَ وَالْعَافِيَةَ: فِي دِينِي وَدُنْيَايَ وَأَهْلِي، وَمَالِي، اللَّهُمَّ اسْتُرْ عَوْرَاتِي، وَآمِنْ رَوْعَاتِي، اللَّهُمَّ احْفَظْنِي مِنْ بَينِ يَدَيَّ، وَمِنْ خَلْفِي، وَعَنْ يَمِينِي، وَعَنْ شِمَالِي، وَمِنْ فَوْقِي، وَأَعُوذُ بِعَظَمَتِكَ أَنْ أُغْتَالَ مِنْ تَحْتِي)). 🍃🌻

sticker.webp0.03 KB

ka digida calanka h.mp32.52 MB

Sidoo kale nabiga scw wuxuu yiri : (ﻟﻮ ﻛﻨﺖ ﺁﻣﺮا ﺃﺣﺪا ﺃﻥ ﻳﺴﺠﺪ ﻷﺣﺪ ﻷﻣﺮﺕ اﻟﻤﺮﺃﺓ ﺃﻥ ﺗﺴﺠﺪ ﻟﺰﻭﺟﻬﺎ، ﻟﻜﻨﻪ ﻻ ﺳﺠﻮﺩ ﻷﺣﺪ ﻓﻲ اﻹﺳﻼﻡ) ﺃﻱ: ﻻ ﺳﺠﻮﺩ ﻷﺣﺪ ﺇﻻ ﻟﻠﻪ ﻋﺰ ﻭﺟﻞ (Hadii aan ahaan lahaa mid qof amraayo in uu u sujuudo qof kale naagta ayaan amri lahaa in ay u sujuudo ninkeeda ha yeeshee qofna sujuud islaamka dhexdiisa ooguma sugna) Micnaha: qof loo sujuudo aan Allaah ahayn ma jiro. 📝 شرح صحيح مسلم Salafka oraahyadooda waxaa ka mid ahaa Imaamu zuhri wuxuu yiri: (adoonku kama boxo diinka islaamka xitaa uu aaga boxo sida uu usoo galay illaa usuujidida cid aan Allaah ahayn mooyee , ama diidmo uu Allaah diido mooyee). Ibnu wahab ayaa ku soo saaray kitaabkiisa muwada' (123) sanad wanaagsan. War gabagadiisa calanka xidigta ku taal waa ilaah la caabudo sida sawirkaba idin kaga muuqato horaanna waxay naga soo gashay gumeeste xidigta caabudo waxa idin muuqanaayana waa in uu u jeedooyinkiisa gaaray. Allaah waxaan ka baryeenaa in uu xaqa xaqnimo noo tuso naguna arsaaqo raacitaankiisa baadilkana baadilnimo noo tuso naguna arsaaqo ka fogaanshihiisa.