en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
3 813
Subscribers
-224 hours
-217 days
-7730 days
Posts Archive
Kooxda shaqalaha ayaa muddo afar maalmood ah ku guuleysan la’a in ay badbaadiyaan ubadkii ceelka hoose ku dhacay, waxaana weli socda gurmadka, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in kooxdan ay heer gabogabo ah mareyso Alle ha guuleeyo una soo celi ilmaha hooyadood iyaga oo nabad qaba!! Waxa dhacay ayaa tilmaamaya oo xaqiijinaya in musuq-maasuqa maaliyadeed iyo mid maamulba uu ka gudbay dabcigiisii!! Muumin Geedi

Qofka Nabigeeda Wax Xun Ka Sheega Ama Ku Sheega Waxa Uu Naga Mudan Yahay Waa Un Gaalaysiin Iyo In Aan Dhiigiisa Daadino Kaasna Waa Xukunkii ilaah Qofna Ka Yeelimayno Wuu Towbad Keenay Towbadiisa Aakhiro Hala Tago Isaga Iyo Ilaah Ha Ku Xisaabtamaano Inaga Ma Daynayno Foolxumay Nagu Tahay Inuu Na Hor Joogo Qof Nabigeena Caayay.

Xukunka Qofka Af-lagaadeeyo Suubanaha Scw Iyo Xukunka Qofka Aan Gaalaysiinin Ee Ka Shakiyo Gaalnimadiisa. مُحَمَّدُ بنُ سحنون
Xukunka Qofka Af-lagaadeeyo Suubanaha Scw Iyo Xukunka Qofka Aan Gaalaysiinin Ee Ka Shakiyo Gaalnimadiisa. مُحَمَّدُ بنُ سحنون (المالكي). ت:265هـ: (أجمع العُلَماءُ أَنَّ شاتمَ النبيِّ صلَّى اللهُ عليه وسلَّم المتنقِّصَ له: كافِرٌ، والوعيدُ جارٍ عليه بعذابِ اللهِ له، وحُكمُه عند الأمَّة: القَتلُ، ومن شكَّ في كُفْرِه وعذابِه كَفَر)  . Maxamed bin Saxnuunna (Al-Maaliki). T: 265 Hijriyada Wuxuu yidhi: ( Culimadu waxay isku wada raaceen inuu gaal yahay kii nacdalay ee sharafka nabiga (scw) wax u dhimay goodigii ahaa in uu Allaah cadaabaayana wuu ku dul dareerayaa, (waala ciqaabayaa) xukunka umada uu ka leeyahayna waa: #dil, #qofka ka #shakiyo #gaalnimadiisa iyo in la #cadaabaayo wuu #gaaloobayaa.

Labo Qodob Oo Dadka Badankood Ay ku Dhacsanyihiin Qofka Goormee Muslim La Dhahaa ? Qofka Goormee Gaal Ladhahaa ? Sh/Xassaan xusayn https://youtu.be/zBJvLI2jsiU #Subscribe 👆

sticker.webp0.14 KB

Markii ay Ciidamadii ingiriiska qabsadeen Magaalada Cadan ee dalka Yemen, Waxay waayeen dad u turjuma fariimaha ay rabaan inay gaarsiiyaan bulshadii ku nooleyd Magaalada. Sababtoo ah dadkii ku noola magaalada ayaa aad uga soo horjeestay inay la shaqeeyaan gumeystaha Ingiriisku wuxuu doonaayey inuu magaalada ku faafiyo dhambaallo ay ku qoran yihiin erayo ay ku soo jiidan karaan reer cadan. baadi-goob dheer kadib waxay heleen nin turjumaan ah oo lagu magacaabi jirey CUMAR BAAHABRI kaasoo aad u yaqaanney Af-ingiriisiga. Cumar wuxuu ahaa Ganacsade caleenta shaaha ku iibiya suuqa Cadan, Fariintii ay diyaarsadeen ayuu ugu turjumay af-carabi waxayna bilaabeen inay waraaqihii ku qaybiyaan magaalada iyo tuulooyinka u dhow. Muddo kadib waxaa magaalada yimi jeneral sare oo katirsan ciidankii ingiriiska oo aad af-carabiga u yaqaanney Waxaa si lama filaan ah gacantiisa ku soo gashay mid kamid ah waraaqihii magaalada lagu faafiyey. Kadib ayuu weydiiyey Sarkaalkii ka mas'uulka ah qeybinta waraaqaha " Ma taqaanaa waxa ku qoran waraaqahan aad magaalada ku qeybiseen?". Wuxuu ku jawaabay " Waa fariimo aan ku soo jiidaneyno dadka deggan cadan " Jeneralkii ayaa yiri" Waraaqahan aad qeybiseen waxaa ku qoran "CALEENTA SHAAHA UGU TAYADA FIICAN KA IIBSADA CUMAR BAAHABRI"!! Turjumay : Mustaf awil

[Fiqiga tarbiyada] Baarinimada waalidka ee ubadkiisa ayaa kahoreysa baarinimada ubadka ee waalidka ! Ilaahay swt wuu su'aalayaa waalidka maalinka qiyaame dhanka ubadkiisa ayuuna ka su'aalayaa kahor inta uusan su'aalin ubadka dhanka waalidkooda ! Sida waalidka uu ubadkiisa xaq ugu leeyahay ayuuna ubadka xag ugu leeyaha waalidkisa alle swt wuxuu yiri (waxaan u dardaaranay insaanka in ay waalidka u ixsaan falaan) wuxuu kaloo yiri alle swt (ka ilaaliya nafafkiina iyo ehelkiina naar taasoo xaabo loga dhigayo dad iyo dhagxaan) Dardaaranka allah uu ladardaarmay waalidka dhanka ubadkooda ayaa kahoreeya dardaaranka alle uu ladardaarmay ubadka ee dhanka waalidiintooda Qofkii kagaabiya wax barida oowlaadiisa waxa anfacayana aan barin kagana taga cidlo iyo dayac wuxuu sameeyay wax aad uxun ! Oowlaada badidooda ineey fasahaadaan waxaa u sabab ah (waalidka) iyo dayacooda iyo ineey katagaan wax baridooda dhanka (waajibaadka diiniga iyo sunantiisa) iyagoo yar yar ayey dayaceen naftoodana ma aysan anficin mana anficin waalidkooda markii ay weynaadeen ! Sida qeeb kamid ah ay ugu canaanteen oowlaadooda caasinimo ! Wuxuuna yiri ! [Aaboow markaan yaraa sida aad igu caasisay ayaa weyninka kugu caasiyay!] [Waad i dayacday anoo muluq ah waan ku dayacay adoo waayeel ah !] Ibnu (alqayim) rx #في_فقه_التربية. #بر الأب لابنه أسبق من بر الابن لأبيه إن الله سبحانه يسأل الوالد عن ولده يوم القيامة، قبل أن يسأل الولد عن والده، فإنه كما أن للأب على ابنه حقاً، فللإبن على أبيه حق، فكما قال الله تعالى: (ووصينا الإنسان بوالديه حسناً)، قال أيضاً: (قوا أنفسكم وأهليكم ناراً وقودها الناس والحجارة) ، فوصية الله للآباء بأولادهم سابقة على وصية الأولاد بآبائهم، فمن أهمل تعليم ولده ما ينفعه وتركه سدى فقد أساء غاية الإساءة، وأكثر الأولاد إنما جاء فسادهم من قبل الآباء، وإهمالهم لهم، وترك تعليمهم فرائض الدين وسننه، فأضاعوهم صغاراً فلم ينتفعوا بأنفسهم، ولم ينفعوا آباءهم كباراً، كما عاتب بعضهم ولده على العقوق، فقال: يا أبتِ إنك عققتني صغيراً، فعققتك كبيراً، وأضعتني وليداً فأضعتك شيخاً. ابن القيم

Haddii aadan lahayn hadaf waxaad ku noolaan doontaa hadafyada dadka kale. ---------------------- » «﷽» « -------------------- Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh. ╔═══════ - ════════╗ |I{•------» - «------•}I| 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎ 🖇Dareenka dunida 🖇ku baro afcarabiga qoralo 🖇Buug soomaali PDF ah 🖇culimada su'aashaada weydii 🖇xikmado xul ah. 🖇Axaadiista nebiga oo afsomali ah 🖇Love stories 🖇su'aalo guud(diini iyo maadi) 🖇Xikmado badan 🖇Buug somali maqal ah 🖇Dhambaal 🖇Dhiirigeliye 🖇Buugwalba ood u baahato 🖇Xikmad iyo dhiirigelin 🖇weheliso 🖇Taariikhda 🖇 Dareenka dunida 🖇 Gaarsiinta diinta 🖇 Halxiraale 🖇Noqo mufakir 🖇 Science iyo qur'aanka 🖇Buuug dhagaysi ah 🖇 Su'aalo iyo jawaabo 🖇siirada nebiga SCW 🖇 Rajada nolosha 🖇 Oraahyo 🖇Oraahyo sawiro ah 🖇sheekoyin qosol iyo xikmad ah 🖇 Dhagayso quraanka 🖇 Rain of knowledge 🖇 Siyaasadda dunida 🖇 Sahanka nolosha 🖇Kalasoco wararka 🖇cilmi iyo aqoon 🖇Baro luuqada English'ka 🖇 Iftiinshe 🖇 Dunida dahsoon 🖇Qoraal qaadasho mudan 🖇 Qaado iftiinka 🖇ila qosol 🖇oraahside 🖇baraaruji awoodahaaga 🖇 niyadeena 🖇korodhso online academy 🖇Su'aalo diini ah 🖇Altaqwa 🖇faafinta khayrka 🖇kheyr wade 🖇 arrimaha islaamka 🖇 Aqoonkaal media |I{•------» - «------•}I| ╚═══════ - ════════╝ Special: https://t.me/dhambaal 回回回回回 - 回回回回回 Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ 回回回回回 - 回回回回回 Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▀▄▀▄▀▄ - ▄▀▄▀▄▀ ➦ SPONSORED BY@xikmadbadan@oraahyo@kaydbooks ▀▄▀▄▀▄ - ▄▀▄▀▄▀ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

عن شداد بن أوس رضي الله عنه قال رسول الله ﷺ:  🌹🌻اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت، خلقتني وأنا عبدك، وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت، أعوذ بك من شر ما صنعت، أبوء لك بنعمتك علي، وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت،🌼🌹 🌹🌻Ilaahow adiga waxaa tahay rabigayga ilaah ma jiro adiga ma ahane, waad i abuurtay anigane waxaan ahay adoonkaaga, aniga waxaan ku taaganahay balankaada iyo yaboohaaga inta aan karo, waxaan kaa magan galayaa sharka waxa aan sameeyay, waxaan kuu qirayaa nimcadaada dushayda ahaatay, waxaana qirayaa dambigayga (rabiyow) ii dhaaf maxaa yeelay dambiyada ma dhaafo adi ma ahane,🌼🌹 من قالها حين يمسي فمات من ليلته دخل الجنة، ومن قالها حين يصبح فمات من يومه دخل الجنة. صحيح رواه البخاري Qofka ducadaas👆 ku ducaysto goorta uu waa bariisto ee maalintaas dhintaa waxa uu galayaa janada, qofka ducadaas ku ducaysta goorta uu galabaysto ee habeenkaas dhintaa waxa uu galayaa janada. Sidaa waxaa yiri nabiga scw

Ikhlaaska (daacadnimada) iyo mutaabacada (raacida Nabiga scw) waa madaxa diinta oo dhan Qofka Xaqiijiyaa Xaqiiq Wuu Guulaysanayaa Aduun Iyo Aakhiraba La'aantood Liibaan Ma jirto qof waboo ku dadaal.

MAAH MAAHYO LABALAY AH 1.LABA SOCODKAY KU WACAN YIHIIN: b.Culimo diineed iyo t.Caad daruureed. 2.LABA FADHIGAY KU WACAN YIHIIN: b.Dabka iyo t.Dumarka. 3.LABA AAMUSKAY KU FIICAN YIHIIN: b.Inan iyo t.Abeeso. 4.LABA GEERIDAY KU WACAN YIHIIN: b.Baqay:waa neefka labka ah ee xoolaha ku jira ama waa neefka aan tarmin ee la dhufaano. t.Bakhayl:waa qofka aan dadka waxba siinin isagoo wax walba haysta, dadkuna wey neceb yihiin. 5.LABA NOLOSHAY KU WACAN YIHIIN: b.Saqiga: waa qofka deeqsiga ah. t.Saca madiga ah: waa saca caanaha badan, "madi" marka xoolaha laga hadlayo waxa loo isticmalaa neefka caanaha badan. #XIGASHO

عن شداد بن أوس رضي الله عنه قال رسول الله ﷺ:  🌹🌻اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت، خلقتني وأنا عبدك، وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت، أعوذ بك من شر ما صنعت، أبوء لك بنعمتك علي، وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت،🌼🌹 من قالها حين يمسي فمات من ليلته دخل الجنة، ومن قالها حين يصبح فمات من يومه دخل الجنة. صحيح رواه البخاري Qofka ducadaas👆 ku ducaysto goorta uu waa bariisto ee maalintaas dhintaa waxa uu galayaa janada, qofka ducadaas ku ducaysta goorta uu galabaysto ee habeenkaas dhintaa waxa uu galayaa janada. Sidaa waxaa yiri nabiga scw

Mar walba ay daciifto cadeenta sunada iyo towxiidka, waxaa umada ku xoogaysto oo ku faafo shirkiga iyo bidcada sixirka iyo kahaanada, Mar walba ay daciifto wacdiga dadka iyo jeclaysiinta daacada (amarka Alle oo loo hogaansamo) waxaa umada ku xoogaysto kuna faafo fisqiga fasaadka fuxshiga iyo macsiyada. Sheekh Cabdi Raxmaan Garaad

Gabdhaha oo noolasha lagu Duugo iyo ninki oogu horeeyay ee sameeyay Sh Xassaan 👇 https://youtu.be/ocgYIHLrW-4

Waqtigaaga ka faa'ideyso . ---------------------- » «﷽» « -------------------- Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh. ╔═══════ - ════════╗ |I{•------» - «------•}I| 📮 Dareenka dunida 📮 ku baro afcarabiga qoralo 📮 Buug soomaali PDF ah 📮 culimada su'aashaada weydii 📮xikmado xul ah. 📮Axaadiista nebiga oo afsomali ah 📮 Love stories 📮 su'aalo guud(diini iyo maadi) 📮Xikmado badan 📮 Buug somali maqal ah 📮 Dhambaal 📮Dhiirigeliye 📮 Buugwalba ood u baahato 📮 Xikmad iyo dhiirigelin 📮 weheliso 📮 Taariikhda 📮Dareenka dunida 📮Gaarsiinta diinta 📮Halxiraale 📮 Noqo mufakir 📮 Science iyo qur'aanka 📮 Buuug dhagaysi ah 📮 Su'aalo iyo jawaabo 📮 siirada nebiga SCW 📮 ogaalka nolosha 📮Oraahyo 📮Oraahyo sawiro ah 📮sheekoyin qosol iyo xikmad ah 📮 Dhagayso quraanka 📮 Rain of knowledge 📮 Siyaasadda dunida 📮 Sahanka nolosha 📮Kalasoco wararka 📮cilmi iyo aqoon 📮Baro luuqada English'ka 📮 Iftiinshe 📮 Dunida dahsoon 📮Qoraal qaadasho mudan 📮 Qaado iftiinka 📮ila qosol 📮oraahside 📮baraaruji awoodahaaga 📮 niyadeena 📮 korodhso online academy 📮 Su'aalo diini ah 📮 Altaqwa 📮faafinta khayrka 📮 kheyr wade 📮 arrimaha islaamka 📮 Aqoonkaal media |I{•------» - «------•}I| ╚═══════ - ════════╝ Special: https://t.me/Dareenkadunida 回回回回回 - 回回回回回 Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ 回回回回回 - 回回回回回 Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▀▄▀▄▀▄ - ▄▀▄▀▄▀ ➦ SPONSORED BY@xikmadbadan@oraahyo@kaydbooks ▀▄▀▄▀▄ - ▄▀▄▀▄▀ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Aayaad cajiib ah oo dareen gaar u leh qofka aad u fiiriyo. { إِنَّمَآ أُمِرۡتُ أَنۡ أَعۡبُدَ رَبَّ هَٰذِهِ ٱلۡبَلۡدَةِ ٱلَّذِي حَرَّمَهَا وَلَهُۥ كُلُّ شَيۡءٖۖ وَأُمِرۡتُ أَنۡ أَكُونَ مِنَ ٱلۡمُسۡلِمِينَ } [سُورَةُ النَّمۡلِ: ٩١] Waxaa uun Lay Faray inaan Caabudo Eebaha Baladkan (Maka) ee ah kan Xarrimay oo wax kastana iska leh, waxaana lay Faray inaan ahaado Muslimiinta. { وَأَنۡ أَتۡلُوَاْ ٱلۡقُرۡءَانَۖ فَمَنِ ٱهۡتَدَىٰ فَإِنَّمَا يَهۡتَدِي لِنَفۡسِهِۦۖ وَمَن ضَلَّ فَقُلۡ إِنَّمَآ أَنَا۠ مِنَ ٱلۡمُنذِرِينَ } [سُورَةُ النَّمۡلِ: ٩٢] iyo Inaan Akhriyo Quraanka Ruuxiise Hanuuna wuxuu uun u Hanuunay Naftiisa, Ruuxiise Dhuma waxaad dhahdaa Anugu waxaan uun ahay kuwa Diga. { وَقُلِ ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ سَيُرِيكُمۡ ءَايَٰتِهِۦ فَتَعۡرِفُونَهَاۚ وَمَا رَبُّكَ بِغَٰفِلٍ عَمَّا تَعۡمَلُونَ } [سُورَةُ النَّمۡلِ: ٩٣] Waxaadna dhahdaa Mahad Eebaa iska leh wuxuu idin tusin Aayaadkiisa oo Aqoonsanaysaan, mana aha Eebaha mid Halmaansan waxaad Falaysaan. Tafsiirka : Mahmud Muhammad Abduh

t.me/baraarujiawoodahaaga ---------------------- » «﷽» « -------------------- Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh. ╔────── ¤ ◎ - ◎ ¤ ──────╗ |I{•------» - «------•}I| ✨ Buug soomaali PDF ahXikmad iyo dhiirigelinxikmado xul ah. ✨ Afcarabiga ku baro qoraloAqoonkaal mediaArrimaha islaamkaXikmado badanBuug somali maqal ahDhambaalDhiirigeliyeBuugwalba ood u baahato culimada su'aashaada weydii. KhayrwadeFaafinta khayrka Dareenka dunidaGaarsiinta diintaHalxiraaleAltaqwaSu'aalo diini ahBuuug dhagaysi ah Korodhso academyNiyadeenaOraahyoOraahyo sawiro ahbaraaruji awoodahaagaOrahsideila qosolQaado iftiinkaQoraal qaadasho mudanDunida dahsooncilmi iyo aqoonBaro luuqada English'kaIftiinsheKalasoco wararkaSahanka noloshaSiyaasadda iyo wararkaRain of knowledgeDhagayso quraankaSheekhooyinka qosol iyo xikmadSiiradii nebiga SCWSu'aalo iyo jawaabo Science iyo qur'aankaNoqo mufakkirTaariikhdaWehelisoSu'aalo(guud,diini iyo madi)love storiesAxaadiista nebiga oo afsomali ah |I{•------» - «------•}I| ╚────── ¤ ◎ - ◎ ¤ ──────╝ Special: https://t.me/baraarujiawoodahaaga 回回回回回 - 回回回回回 Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ 回回回回回 - 回回回回回 Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▌│█║▌║▌║ - ║▌║▌║█│▌ ➦ SPONSORED BY@xikmadbadan@oraahyo ⊰᯽⊱┈──╌❊ - ❊╌──┈⊰᯽⊱ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎