en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
3 813
Subscribers
+124 hours
-167 days
-7130 days
Posts Archive
Waxaan maqlay culumadiina qaar in ay ku faaneen "culumdayda inta aan la joogay waligey ma arag iyaga oo wax gaalaysiinaayo" Ninka wax garad ah ayaa fahmi karo hadalka nuucaas ah meesha uu u dhacaayo Hadalkaas wuxuu u dhigmaa "aniga culumadayda manhajka ilaahey iyo kii rasuulka ma haystaan maxaa yeelay gaalaysiinta waa xukun rabi oo sharci ah waxaana laga qaataa meesha shareecada laga qaato oo ah kitaabka Rabbi iyo sunada Nabiga s.c.w Hadaan arday nahay waxaan ku talinayaa qoraalkaas 👆 carabiga ah ee kor ku xusan in ay aqriyaan aadna u xifdiyaan inta daalibul-cilmi ah ee carabiga fahmayso Inta aan fahmin rabtana in ay fahantaa #fariin ii reeba anaa isku dayaayo, hadaan kari waayana culumo ayaan noo wacayaa oo na fahansiiso. إني لكم ناصح أمين

waa kaas👆 waaqica qaraar ee aan ku noolnahay umad hurada iyo gaalo ka faa'idaysata hordadooda

WALIGAY MAALIN KA NAXDIN BADAN IMA SOO MARIN,! Mardhaw ayaan misaajid ka baxay anoo xaga guriga u dan le, ayaan la kulmay arin aad iiga nixisay oo dhex martay hooyo soomaliyed iyo gabadh ay dhashay, Waxaan soo ag maray hooyada soomaliyeed oo ku celcelin Ala hoogayeey naa iga aamus, gabadha ay dhashayna waxay ku celcelinaysay ee itus ama iska aamus ani jawaabta waala iiga fadhiyaaye markaan arkey iyagoo saas hadal ka isoogu celcelin baan ku soo dhawaaday oon warso is idhi waxajira anoo le bal uyar daji, markaa say hooyadii soomaliyeed igu tidhi bal hooyo waydii naagtani waxay ku hadlayso markaasaan idhi wll suu wax u jiraa markaas bay igu tidhi maamada waxba ma yeelin anu lkn su aal maanta macalimadu na waydiisay oo naloo soodiray baan waydiiyey iyana saas ayey u buuqday, markaas ayaan idhi wll su aashu maxay ahayd, markaa bay igu tidhi, ( illhay sowma jiro oo ma aamin sanid inuu jiro, haa baan ku idhi ) markaa bay igu tiri haye itus ama itaabsii ? Jawaabo iyo nasteexooyin aan siiyey ka dib, Waxaan weydiiyey su aalo dhawra waxaan weydiiyey su,aashaa qofka idin weydiiyey ma muslimmbaa mise waa gaal, waxay iigu jawaabtey waa gabadh soomaliyed oo islaam ah oo macalimada, Waxaakale oon weydiiyey, ardeyda la idin ku weydiiyey su aashan imisay tiradoodu dhanaayeen iyo maxay ku jawaaben ardaydu ? Waxay iigu jawaabay lixdan ardey waan dhanayn, jawaabtuna waa kala gadisnayd oo qaar dhaha illhay wuu jiraa lamana arko iyo qaar dhaha waxba kama jiro illaaha la shegayo oo haduu jiro waan arki lahayn intaaba ardaydu wey isoo gujireen, Waxaa kaloon waydiiyey macalimadaa soomaliyeed labadaa qaybood ee ardaydu jawaabaha ukala bixiyeen xagay garabka siisey - yacni ay, u tustay inay saxan yihiin - ? Waxay iigu jawaabtey, qabytii tiri wax jira maaha illha la sheegayaa oo haduu jiro waala arki lahaa ama waa la taaban lahaa, Qaybtii kale ee lahayd illhay wuu jiraa mana aragno in iyagu markey jawaab ta saas u bixiyeeen ay macalimadu daaqadaha furtay ooy tiri itusa haye dhakhsada hadaad run sheegaysaan itusa,! Gaabdhaa da deeda waxay iigu sheegtay 17jir, Umadii muslimiinta ahaa waxaa saa ku habsaday oo gaalay gacanta ugashay meeshay joogtaba manhaj gaalo soo qortay oo gaalnimo ah ayaa lagu bartaa haba sii kala dardarnaa daane, Hal mas,alo isweydii, ciyaal kaa da doodu intaa la eg tahay waxaa na la barayo mustaq bal kooda ? اللهم إنّا نشكوا إليك ضعف قوتنا ☝️ #xigasho

sticker.webp0.11 KB

Shaafici wuxuu yiri: Waxaan jeclahay badinta saliga nabiga s.c.w mar walba, marka aan habeen jumco iyo habeenkeeda joogana aad ayaan u jeclahay.

Naagtu way la doodaysaa ninkeeda ilaah agtiisa qiyaamaha, waxay leedahay: ( Ima edbin jirin waxna ima bari jirin muufada suuqa ayuu ii keeni jiray)." Tafsiiru samcaani

تعلم كتاب الله واتبع ما فيه baro qur'aanka oo ku dhaqan q/2aad https://youtu.be/_fd4UofDeDU

KOOXDA KULMIS ⊰᯽⊱┈──╌❊ - ❊╌──┈⊰᯽⊱ Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh. ╔────── ¤ ◎ - ◎ ¤ ──────╗ |I{•------» - «------•}I| ➠ Buug soomaali PDF ahXikmad iyo dhiirigelinxikmado xul ah. ➠ Afcarabiga ku baro qoraloAqoonkaal mediaArrimaha islaamkaXikmado badanBuug somali maqal ahDhambaalDhiirigeliyeBuugwalba ood u baahato culimada su'aashaada weydii. KhayrwadeFaafinta khayrka Dareenka dunidaGaarsiinta diintaHalxiraaleAltaqwaSu'aalo diini ahBuuug dhagaysi ah Korodhso academyNiyadeenaOraahyoOraahyo sawiro ahbaraaruji awoodahaagaOrahsideila qosolQaado iftiinkaQoraal qaadasho mudanDunida dahsooncilmi iyo aqoonBaro luuqada English'kaIftiinsheKalasoco wararkaSahanka noloshaSiyaasadda iyo wararkaRain of knowledgeDhagayso quraankaSheekhooyinka qosol iyo xikmadSiiradii nebiga SCWSu'aalo iyo jawaabo Science iyo qur'aankaNoqo mufakkirTaariikhdaWehelisoSu'aalo(guud,diini iyo madi)love storiesAxaadiista nebiga oo afsomali ah |I{•------» - «------•}I| ╚────── ¤ ◎ - ◎ ¤ ──────╝ Special: t.me/Buugmaqal 回回回回回 - 回回回回回 Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ 回回回回回 - 回回回回回 Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▌│█║▌║▌║ - ║▌║▌║█│▌ ➦ SPONSORED BY@xikmadbadan@oraahyo ⊰᯽⊱┈──╌❊ - ❊╌──┈⊰᯽⊱ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Culumada qadarkooda lama wayneeyo hadalkoodana laguma qiimeeyo wayneen la waynaynaayo iyaga iyo in ay aad u yaqaanaan waxa ay sheegayaan. Waxaa lagu qiimaayaa culumada raacida xaqqa iyo ka fogaanshaha baadilka. Caalimka ku hadla hadal kitaab iyo sunada waafaqsan hadalkiisa waa mid la aqbalo haba ahaado mid dadka aynan garanaynin. Caalimka ku hadla hadal kasoo horjeedo kitaabka iyo sunada hadalkiisa waa mid la diido dadka aktooda caan ha ka ahaado haduu rabo. حمود التويجري

Galabta jumcaha waxaa ku jirto saacatu ijaaba qofka helaa nasiib wayn ayuu helay saliga nabiga scw badiya Umada muslimkana u duceeya inuu ilaahey dhibta ka saaro guul iyo gargaar ilaah u waydiiya meel kasta ay joogaan

▪️روى عبدُ اللّٰه بن وهبٍ ، عن عمرو بن الحارث ، عن اللّجلاجِ مولىٰ عبد العزيز بن مروانَ ؛ عن جابرِ بن عبد اللّٰه ، عن النَّبيِّ ﷺ أنَّه ذكرَ السَّاعةَ الّتي في الجمعةِ فقال " التمســوها آخر السَّاعات بعدَ العصر '' Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw: "Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib " ذكر ابن عساكر : " أصاب العمى الصلت بن بسطام، فجلس إخوانه يدعون له عصر الجمعة، وقبل الغروب عطس عطسة، فرجع بصره ". 📕(كتاب تاريخ دمشق) Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay." 📕(Kitaabka taariikhda dimashq)

👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١) Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri: 1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١)

Ku Saliya Kii Loo Soo Saaray Dadka In Uu Ka Saaro Mugdiyada Shirkiga Uu u Saaro Ilayska Towxiidka.

Suufiyada iyo Wahaabiyada badankooda waa mushrikiin Sh/Xassaan xusayn

🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎ ────── ¤ ◎ 🍁◎ ¤ ──────╗ ⇚ Ixtiraam qofka kugu mashquulsan oo ku xasdaayo, wayo asiga kaliya ayaa aaminsan In aad ka fiicantahay.😀🥰 ╚────── ¤ ◎ 🦋 ◎ ¤ ──────╝ Channel kii Ku cajibiya Ku dhufo join dheh Si aad ula socoto ──────────────────━❥ ஜ⌇@aqoonkaalmedia ஜ⌇@arimo1islaam ஜ⌇@buugmaqal ஜ⌇@baraarujiawoodahaaga ஜ⌇@Dareenkadunida ஜ⌇@dhambaal ஜ⌇@dhiirigeliye156 ஜ⌇@Elmidaadiye ஜ⌇@Faafinta_khayrka ஜ⌇@Faafintakherka ஜ⌇@jawaabta_culimada ஜ⌇@halxiraale ஜ⌇@Gaarsiidiinta ஜ⌇@korodhsonlineacdemy ஜ⌇@kheyrwade1 ஜ⌇@kaydbooks ஜ⌇@lovestories5301 ஜ⌇@noqomufakir44 ஜ⌇@niyadeena ஜ⌇@orahside ஜ⌇@oraahyo1 ஜ⌇@oraahyo ஜ⌇@Qosol_iyo_Sheeko ஜ⌇@Qaadoiftiinka ஜ⌇@qoraal09 ஜ⌇@RajadaNolosha ஜ⌇@Rainofknowledge ஜ⌇@soomaal ஜ⌇@Sahankanolosha1 ஜ⌇@Siyaasada_dunida ஜ⌇@Sheeko_Channel ஜ⌇@Siiradii_Nabiga_scw ஜ⌇@Sualo_iyo_jawaabo ஜ⌇@suaalodiini_ah ஜ⌇@somalienglishcollege ஜ⌇@taarikhda ஜ⌇@Weheliso ஜ⌇@weydiimo1 ஜ⌇@xikmadbadan ஜ⌇@xikmadodhiirigalino ஜ⌇@xadiiska ஜ⌇@xuliyoxikmo ஜ⌇@wararka24 ஜ⌇@dhageysoquran ஜ⌇ @kaydmusic ஜ⌇ @DunidaDahsoon ---------------------- » «﷽» « -------------------- https://t.me/arimo1islaam ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▌│█║▌║▌║ - ║▌║▌║█│▌ 🔎☞SPONSORED BY ஜ⌇ @xikmadbadan ஜ⌇ @oraahyo ▀▄▀▄▀▄ - ▄▀▄▀▄▀

Baro qur'aanka oo ku Dhaqan Sh/Xassaan xusayn Muxaadaradii xalay ka dhacday masaajidka Al Amiin YouTube waad ka daawan 👇 kartaa https://youtu.be/t1D7JiozCkc Noqo qofka ugu horeeya ee #Subscribe gareeya