Salah Muse Hassan
Ir al canal en Telegram
4 056
Suscriptores
-724 horas
-377 días
-12330 días
Archivo de publicaciones
4 054
Gabdhaha oo noolasha lagu Duugo iyo ninki oogu horeeyay ee sameeyay Sh Xassaan 👇
https://youtu.be/ocgYIHLrW-4
4 054
Waqtigaaga ka faa'ideyso .
---------------------- » «﷽» « --------------------
Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh.
╔═══════ - ════════╗
|I{•------» - «------•}I|
📮 Dareenka dunida
📮 ku baro afcarabiga qoralo
📮 Buug soomaali PDF ah
📮 culimada su'aashaada weydii
📮xikmado xul ah.
📮Axaadiista nebiga oo afsomali ah
📮 Love stories
📮 su'aalo guud(diini iyo maadi)
📮Xikmado badan
📮 Buug somali maqal ah
📮 Dhambaal
📮Dhiirigeliye
📮 Buugwalba ood u baahato
📮 Xikmad iyo dhiirigelin
📮 weheliso
📮 Taariikhda
📮Dareenka dunida
📮Gaarsiinta diinta
📮Halxiraale
📮 Noqo mufakir
📮 Science iyo qur'aanka
📮 Buuug dhagaysi ah
📮 Su'aalo iyo jawaabo
📮 siirada nebiga SCW
📮 ogaalka nolosha
📮Oraahyo
📮Oraahyo sawiro ah
📮sheekoyin qosol iyo xikmad ah
📮 Dhagayso quraanka
📮 Rain of knowledge
📮 Siyaasadda dunida
📮 Sahanka nolosha
📮Kalasoco wararka
📮cilmi iyo aqoon
📮Baro luuqada English'ka
📮 Iftiinshe
📮 Dunida dahsoon
📮Qoraal qaadasho mudan
📮 Qaado iftiinka
📮ila qosol
📮oraahside
📮baraaruji awoodahaaga
📮 niyadeena
📮 korodhso online academy
📮 Su'aalo diini ah
📮 Altaqwa
📮faafinta khayrka
📮 kheyr wade
📮 arrimaha islaamka
📮 Aqoonkaal media
|I{•------» - «------•}I| ╚═══════ - ════════╝
Special: https://t.me/Dareenkadunida
回回回回回 - 回回回回回
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
回回回回回 - 回回回回回
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan
▀▄▀▄▀▄ - ▄▀▄▀▄▀
➦ SPONSORED BY
⭆@xikmadbadan
⭆@oraahyo
⭆ @kaydbooks
▀▄▀▄▀▄ - ▄▀▄▀▄▀
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 054
Aayaad cajiib ah oo dareen gaar u leh qofka aad u fiiriyo.
{ إِنَّمَآ أُمِرۡتُ أَنۡ أَعۡبُدَ رَبَّ هَٰذِهِ ٱلۡبَلۡدَةِ ٱلَّذِي حَرَّمَهَا وَلَهُۥ كُلُّ شَيۡءٖۖ وَأُمِرۡتُ أَنۡ أَكُونَ مِنَ ٱلۡمُسۡلِمِينَ }
[سُورَةُ النَّمۡلِ: ٩١]
Waxaa uun Lay Faray inaan Caabudo Eebaha Baladkan (Maka) ee ah kan Xarrimay oo wax kastana iska leh, waxaana lay Faray inaan ahaado Muslimiinta.
{ وَأَنۡ أَتۡلُوَاْ ٱلۡقُرۡءَانَۖ فَمَنِ ٱهۡتَدَىٰ فَإِنَّمَا يَهۡتَدِي لِنَفۡسِهِۦۖ وَمَن ضَلَّ فَقُلۡ إِنَّمَآ أَنَا۠ مِنَ ٱلۡمُنذِرِينَ }
[سُورَةُ النَّمۡلِ: ٩٢]
iyo Inaan Akhriyo Quraanka Ruuxiise Hanuuna wuxuu uun u Hanuunay Naftiisa, Ruuxiise Dhuma waxaad dhahdaa Anugu waxaan uun ahay kuwa Diga.
{ وَقُلِ ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ سَيُرِيكُمۡ ءَايَٰتِهِۦ فَتَعۡرِفُونَهَاۚ وَمَا رَبُّكَ بِغَٰفِلٍ عَمَّا تَعۡمَلُونَ }
[سُورَةُ النَّمۡلِ: ٩٣]
Waxaadna dhahdaa Mahad Eebaa iska leh wuxuu idin tusin Aayaadkiisa oo Aqoonsanaysaan, mana aha Eebaha mid Halmaansan waxaad Falaysaan.
Tafsiirka : Mahmud Muhammad Abduh4 054
t.me/baraarujiawoodahaaga
---------------------- » «﷽» « --------------------
Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh.
╔────── ¤ ◎ - ◎ ¤ ──────╗
|I{•------» - «------•}I|
✨ Buug soomaali PDF ah
✨Xikmad iyo dhiirigelin
✨xikmado xul ah.
✨ Afcarabiga ku baro qoralo
✨Aqoonkaal media
✨Arrimaha islaamka
✨Xikmado badan
✨ Buug somali maqal ah
✨ Dhambaal
✨Dhiirigeliye
✨ Buugwalba ood u baahato
✨culimada su'aashaada weydii.
✨Khayrwade
✨Faafinta khayrka
✨Dareenka dunida
✨Gaarsiinta diinta
✨Halxiraale
✨Altaqwa
✨Su'aalo diini ah
✨ Buuug dhagaysi ah
✨Korodhso academy
✨Niyadeena
✨Oraahyo
✨Oraahyo sawiro ah
✨baraaruji awoodahaaga
✨Orahside
✨ ila qosol
✨ Qaado iftiinka
✨Qoraal qaadasho mudan
✨Dunida dahsoon
✨cilmi iyo aqoon
✨Baro luuqada English'ka
✨ Iftiinshe
✨Kalasoco wararka
✨Sahanka nolosha
✨Siyaasadda iyo wararka
✨Rain of knowledge
✨Dhagayso quraanka
✨Sheekhooyinka qosol iyo xikmad
✨Siiradii nebiga SCW
✨ Su'aalo iyo jawaabo
✨Science iyo qur'aanka
✨Noqo mufakkir
✨Taariikhda
✨Weheliso
✨Su'aalo(guud,diini iyo madi)
✨love stories
✨Axaadiista nebiga oo afsomali ah
|I{•------» - «------•}I|
╚────── ¤ ◎ - ◎ ¤ ──────╝
Special: https://t.me/baraarujiawoodahaaga
回回回回回 - 回回回回回
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
回回回回回 - 回回回回回
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan
▌│█║▌║▌║ - ║▌║▌║█│▌
➦ SPONSORED BY
⭆@xikmadbadan
⭆@oraahyo
⊰᯽⊱┈──╌❊ - ❊╌──┈⊰᯽⊱
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 054
Waxaan maqlay culumadiina qaar in ay ku faaneen "culumdayda inta aan la joogay waligey ma arag iyaga oo wax gaalaysiinaayo"
Ninka wax garad ah ayaa fahmi karo hadalka nuucaas ah meesha uu u dhacaayo
Hadalkaas wuxuu u dhigmaa "aniga culumadayda manhajka ilaahey iyo kii rasuulka ma haystaan maxaa yeelay gaalaysiinta waa xukun rabi oo sharci ah waxaana laga qaataa meesha shareecada laga qaato oo ah kitaabka Rabbi iyo sunada Nabiga s.c.w
Hadaan arday nahay waxaan ku talinayaa qoraalkaas 👆 carabiga ah ee kor ku xusan in ay aqriyaan aadna u xifdiyaan inta daalibul-cilmi ah ee carabiga fahmayso
Inta aan fahmin rabtana in ay fahantaa #fariin ii reeba anaa isku dayaayo, hadaan kari waayana culumo ayaan noo wacayaa oo na fahansiiso.
إني لكم ناصح أمين
4 054
waa kaas👆 waaqica qaraar ee aan ku noolnahay umad hurada iyo gaalo ka faa'idaysata hordadooda
4 054
WALIGAY MAALIN KA NAXDIN BADAN IMA SOO MARIN,!
Mardhaw ayaan misaajid ka baxay anoo xaga guriga u dan le, ayaan la kulmay arin aad iiga nixisay oo dhex martay hooyo soomaliyed iyo gabadh ay dhashay,
Waxaan soo ag maray hooyada soomaliyeed oo ku celcelin Ala hoogayeey naa iga aamus, gabadha ay dhashayna waxay ku celcelinaysay ee itus ama iska aamus ani jawaabta waala iiga fadhiyaaye markaan arkey iyagoo saas hadal ka isoogu celcelin baan ku soo dhawaaday oon warso is idhi waxajira anoo le bal uyar daji, markaa say hooyadii soomaliyeed igu tidhi bal hooyo waydii naagtani waxay ku hadlayso markaasaan idhi wll suu wax u jiraa markaas bay igu tidhi maamada waxba ma yeelin anu lkn su aal maanta macalimadu na waydiisay oo naloo soodiray baan waydiiyey iyana saas ayey u buuqday, markaas ayaan idhi wll su aashu maxay ahayd, markaa bay igu tidhi, ( illhay sowma jiro oo ma aamin sanid inuu jiro, haa baan ku idhi ) markaa bay igu tiri haye itus ama itaabsii ?
Jawaabo iyo nasteexooyin aan siiyey ka dib,
Waxaan weydiiyey su aalo dhawra
waxaan weydiiyey su,aashaa qofka idin weydiiyey ma muslimmbaa mise waa gaal, waxay iigu jawaabtey waa gabadh soomaliyed oo islaam ah oo macalimada,
Waxaakale oon weydiiyey, ardeyda la idin ku weydiiyey su aashan imisay tiradoodu dhanaayeen iyo maxay ku jawaaben ardaydu ?
Waxay iigu jawaabay lixdan ardey waan dhanayn, jawaabtuna waa kala gadisnayd oo qaar dhaha illhay wuu jiraa lamana arko iyo qaar dhaha waxba kama jiro illaaha la shegayo oo haduu jiro waan arki lahayn intaaba ardaydu wey isoo gujireen,
Waxaa kaloon waydiiyey
macalimadaa soomaliyeed labadaa qaybood ee ardaydu jawaabaha ukala bixiyeen xagay garabka siisey - yacni ay, u tustay inay saxan yihiin - ?
Waxay iigu jawaabtey, qabytii tiri wax jira maaha illha la sheegayaa oo haduu jiro waala arki lahaa ama waa la taaban lahaa,
Qaybtii kale ee lahayd illhay wuu jiraa mana aragno in iyagu markey jawaab ta saas u bixiyeeen ay macalimadu daaqadaha furtay ooy tiri itusa haye dhakhsada hadaad run sheegaysaan itusa,!
Gaabdhaa da deeda waxay iigu sheegtay 17jir,
Umadii muslimiinta ahaa waxaa saa ku habsaday oo gaalay gacanta ugashay meeshay joogtaba manhaj gaalo soo qortay oo gaalnimo ah ayaa lagu bartaa haba sii kala dardarnaa daane,
Hal mas,alo isweydii, ciyaal kaa da doodu intaa la eg tahay waxaa na la barayo mustaq bal kooda ?
اللهم إنّا نشكوا إليك ضعف قوتنا ☝️
#xigasho
4 054
Shaafici wuxuu yiri:
Waxaan jeclahay badinta saliga nabiga s.c.w mar walba, marka aan habeen jumco iyo habeenkeeda joogana aad ayaan u jeclahay.
4 054
Naagtu way la doodaysaa ninkeeda ilaah agtiisa qiyaamaha, waxay leedahay:
( Ima edbin jirin waxna ima bari jirin muufada suuqa ayuu ii keeni jiray)."
Tafsiiru samcaani4 054
تعلم كتاب الله واتبع ما فيه
baro qur'aanka oo ku dhaqan q/2aad
https://youtu.be/_fd4UofDeDU
4 054
➠ KOOXDA KULMIS
⊰᯽⊱┈──╌❊ - ❊╌──┈⊰᯽⊱
Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh.
╔────── ¤ ◎ - ◎ ¤ ──────╗
|I{•------» - «------•}I|
➠ Buug soomaali PDF ah
➠ Xikmad iyo dhiirigelin
➠ xikmado xul ah.
➠ Afcarabiga ku baro qoralo
➠ Aqoonkaal media
➠Arrimaha islaamka
➠Xikmado badan
➠ Buug somali maqal ah
➠Dhambaal
➠ Dhiirigeliye
➠ Buugwalba ood u baahato
➠culimada su'aashaada weydii.
➠Khayrwade
➠Faafinta khayrka
➠Dareenka dunida
➠Gaarsiinta diinta
➠ Halxiraale
➠Altaqwa
➠Su'aalo diini ah
➠ Buuug dhagaysi ah
➠Korodhso academy
➠Niyadeena
➠Oraahyo
➠Oraahyo sawiro ah
➠baraaruji awoodahaaga
➠Orahside
➠ila qosol
➠ Qaado iftiinka
➠ Qoraal qaadasho mudan
➠ Dunida dahsoon
➠cilmi iyo aqoon
➠Baro luuqada English'ka
➠ Iftiinshe
➠ Kalasoco wararka
➠ Sahanka nolosha
➠ Siyaasadda iyo wararka
➠ Rain of knowledge
➠ Dhagayso quraanka
➠Sheekhooyinka qosol iyo xikmad
➠Siiradii nebiga SCW
➠ Su'aalo iyo jawaabo
➠Science iyo qur'aanka
➠ Noqo mufakkir
➠ Taariikhda
➠ Weheliso
➠ Su'aalo(guud,diini iyo madi)
➠love stories
➠Axaadiista nebiga oo afsomali ah
|I{•------» - «------•}I|
╚────── ¤ ◎ - ◎ ¤ ──────╝
Special: t.me/Buugmaqal
回回回回回 - 回回回回回
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
回回回回回 - 回回回回回
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan
▌│█║▌║▌║ - ║▌║▌║█│▌
➦ SPONSORED BY
⭆@xikmadbadan
⭆@oraahyo
⊰᯽⊱┈──╌❊ - ❊╌──┈⊰᯽⊱
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 054
Culumada qadarkooda lama wayneeyo hadalkoodana laguma qiimeeyo wayneen la waynaynaayo iyaga iyo in ay aad u yaqaanaan waxa ay sheegayaan.
Waxaa lagu qiimaayaa culumada raacida xaqqa iyo ka fogaanshaha baadilka.
Caalimka ku hadla hadal kitaab iyo sunada waafaqsan hadalkiisa waa mid la aqbalo haba ahaado mid dadka aynan garanaynin.
Caalimka ku hadla hadal kasoo horjeedo kitaabka iyo sunada hadalkiisa waa mid la diido dadka aktooda caan ha ka ahaado haduu rabo.
حمود التويجري
4 054
Galabta jumcaha waxaa ku jirto saacatu ijaaba qofka helaa nasiib wayn ayuu helay saliga nabiga scw badiya Umada muslimkana u duceeya inuu ilaahey dhibta ka saaro guul iyo gargaar ilaah u waydiiya meel kasta ay joogaan
4 054
▪️روى عبدُ اللّٰه بن وهبٍ ، عن عمرو بن الحارث ، عن اللّجلاجِ مولىٰ عبد العزيز بن مروانَ ؛ عن جابرِ بن عبد اللّٰه ، عن النَّبيِّ ﷺ أنَّه ذكرَ السَّاعةَ الّتي في الجمعةِ فقال " التمســوها آخر السَّاعات بعدَ العصر ''
Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw:
"Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib "
ذكر ابن عساكر : " أصاب العمى الصلت بن بسطام، فجلس إخوانه يدعون له عصر الجمعة، وقبل الغروب عطس عطسة، فرجع بصره ".
📕(كتاب تاريخ دمشق)
Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay."
📕(Kitaabka taariikhda dimashq)
4 054
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-:
وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها.
📕كتاب الأم (٢٠٨/١)
Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri:
1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay
Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed.
📕كتاب الأم (٢٠٨/١)
¡Ya disponible! Investigación de Telegram 2025 — los principales insights del año 
