en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
3 813
Subscribers
-324 hours
-207 days
-7730 days
Posts Archive
#Xaqiiq Waxaa Inagu Rumooway Hadalka Cali Binu Daalib. Q 3 aad Culumada Maanta Jirto Sida Ay U Badan Yihiin Waxay Ku Sifaysan Yihiin Sida Cali Sheegay Iyaga Oo Culuma Ah Ayey Baadilka Taageerayaan Hadalkooda U Fiirso Hadaad Wax Garad Tahay Waxaad Fahmaysaa Hadalkooda In Uu Yahay Kii Ibliis Oo Kale, Maxaa Yeelay Shaqadiisa Waa Marin Habaabinta Aadanaha Iyo Wax Aan Diin Ahayn Oo Diin Laga Dhigo, Marka Caalimka Ka Leexdo Wadada Saxda Ah Shaqadiisa Waxay Noqotaa Tan Ibliis Oo Kale Sidaas Awgeed Ayuu Nabiga S c w U Dhahay: "Haa Waxaa Ahaan Doono Yeerayaal (Ducaat) Taagan Albaabada Jahanama Qofkii Ajiibaa Naarta Ayey Ku Tuuraan". Waxayno Goob Joogayaal U Nahay Culumada Maanta Umada Marin Habaabinayso, Madaxdii Ayey Ka Dhigeen Majo Majahiina Waxay Ka Dhigeen Madax, Waa Taa Umadii Wada Wareertay Meel Ay Wax Ku Toosiyaana Garan Waysay, Waxaan Aragnay Sheekh Yiri Diinta Islaamka Hadaan Waynay Dimuqraadiyada Yaan Nagala Duminin. Hadalkaas Ma Aha Ilaa Hadal Shaydaan Oo Lagu Taageeraayo Gaalnimada, Mid Kale Ayaa Yiri Kataabka Qur'aanka Ma Aha Dastuur Loo Soo Dajiyay In Dadka Lagu Xukumo. Waa Dagaal Gabaad Aan Lahayn Oo Kitaabka Lala Dagaalsan Yahay, Culumada Saas U Hadlayso Waa Kuwii Loogu Raja Dhawaa, Waxaa Ku Rumoobay Hadalkii Cali Binu Daalib Ee Ahaa: "Culumadooda Waa Inta Samada Hoosteeda Ku Nool Kuwa Oogu Sharta Badan, Xagooda Ayey Fitnada Kasoo Butaacataa, Iyaga Ayeyna Ku Laabataa". Masaajid Ay Kuwa Nuucaas Ah Ay Wax Ku Aqriyaan Hanuun Kama Yimaado Baadilna Loogama Baxo.

#Xaqiiq Waxaa Inagu Rumooway Hadalka Cali Binu Daalib. Q 2 aad Qur'aanka Maanta Maxaan Ka haynaa? Wax Qoraal Iyo Aqris Aan Dhuunta Dhaafin Aan Ka Ahayn Oo Aan Ka Haynaa Ma Jirto, Qur'aanka Waxaa Loo Soo Dajiyay Dhaqan Dowlada Bulshada Muslimka In Ay Ku Xukunto Bulshada U Hogaansanto Dowladaas Qur'aanka Ku Maamusho, Lkn Waa La Diiday Ku Dhaqankiisa Dowladaha Waxay Si Cad Aan Gabasho Leheen Isugu Xukumaan Xeerar Dastuur Ay Shayaadiin Diin Iyo Dadnimaba Leheen U Dajiyeen, Baadilkii Awoodyeeshay, Qur'aanka Iyo Ehelkiisana Waxay Noqdeen Kuwa La Tuhmo Lagu Been Abuurto La Eryado Magacyo Fool Xunna Loo Bixiyo, Ku Dhaqanka Kitaabka Waa Laga Tagay, Wuxuu Noqday Qur'aanka Mid Nolosha Dowlada Iyo Bulshada Ka Fog Oo Masaajida Un loogu tago Aqris, Dowlada Waxay Dhaqan Ka Dhigatay Dimuqraadiyo Kitaabka Rabbi Kasoo Horjeedo, Meel Ay Tahay Dimuqraadiyada "Xukunka Shacabka Ayaa Iskaleh" Qur'aankana Uu Leeyahay "Xukun Oo Dhan Allaah Ayaa Iskaleh" Dowladaha Waxay Doorteen Kan Shacabka Oo Ka Tageen Kii Rabbi, Qur'aanka Wax Kama Harin Aan Ahayn Qoraaladiisa In Ay Na Dhax Yaalaan, { الۤمۤصۤ (١) كِتَـٰبٌ أُنزِلَ إِلَیۡكَ فَلَا یَكُن فِی صَدۡرِكَ حَرَجࣱ مِّنۡهُ لِتُنذِرَ بِهِۦ وَذِكۡرَىٰ لِلۡمُؤۡمِنِینَ (٢) } [سُورَةُ الأَعۡرَافِ: ١-٢] Allaah Wuxuu Rasuulkiisa Ku leeyahay Isaga Oo U Cadaynaayo Waynaanta Qur'aanka (Kani Waa Kitaab Lagaaga Soo Dajiyay Rabigaada Xagiisa Laabtaada Yey Ahaanin Ciriiri Iyo Culays Qur'aanka Xagiisa Ah Si Aad Qur'aanka Oogu Digto Umada Una Ahaado Waano Mu'miniinta () Kadibna Allaah Wuxuu La Hadlay Adoomaha Wuxuu Yiri: Raaca Kitaabka La Idinkaga Soo Dajiyay Rabigiina Xagiisa Hana Raacina Kitaabka Sokadiisa Xigto Aad Ku Raacdaan Hawadooda Inta Aad Waansantaan Waa In Aad U Yar Oo Hadaad Ahaan leheed Kuwa Waansamay Oo Gartay Maslaxada Kama Doorateen Waxa Idin Dhibaayo Waxa Wax Tarka Idin Leh, Kamana Doorateen Cadawga Kan Xigtada Idin Ah. Amarkii Rabbi Lama Fulin Yar Iyo Wayn.

#Xaqiiq Waxaa Inagu Rumooway Hadalka Cali Binu Daalib. Q 1 aad Towxiid Barashadiisa Ma Jirto Iyada Oo Dadka Badankiis Ay Ku Kaaftoomeen Ku Dhawaaqida Kalimada Towxiidka Iyada Oo Ay Ahayd In Waqti Badan Lagu Bixiyo Barashadiisa. Saxaabiga Jundub Ibnu Cabdil-laah Waxaa Laga Wariyay Inuu Yiri: Waxaan Aheen Caruur Yar Yar Oo Qaan Gaar Ku Dhaw Dhaw Oo Nabiga S.c.w La jirtay, Waxaan Baranay Iimaanka, Ka Hor Inta Aanan Baranin Qur'aanka, Ka Dib Waxaan Baranay Qur'aanka, Waxaana Ku Ziyaadsanay Qur'aanka Iimaan. Aaway Barashadeena Iimaanka Wax Dadaal Badan Ku Bixiyo Waa Dhif Taas Ayaa Keentay Inuu Nagu Rumoobo Hadalka Cali Binu Daalib Ee Ahaa : <Waxaa Dhaw Islaamka In uu Jiri Waayo Magaciisa Ma'ahane>. Waxaad Ku Garan Kartaa Hadalkaan Maanta Inuu Jiro Dadka Oo Aan Kala Garanaynin Towxiidka Iyo Waxa Burinaayo, Waxaa Badan In La Arko Dad Ku Dhawaaqo Kalimada Towxiidka Hadana Isla Fadhiga Ku Hadlo Waxa Buriyo Kalimada, Si Ay Waxaas Oo Dhan U Dhicin Waxay Ahayd In Waqti Badan La Siiyo Barashada Towxiidka Waayo Isaga Ayaa Ah Asalka Diinta.

Waaqiceena Hada Jiro Oo Mar Hore Lasoo Tilmaamay. Cali Binu Abi Daalib R C Wuxuu Yiri: Waxaa Dhaw Islaamka In uu Jiri Waayo Magaciisa Ma'ahane, Qur'aankana Uu Jiri Waayo Qoraalkiisa Ma'ahane, Masaajidooda Maalintaas Waa Kuwa Camiran, Iyada Oo Ay Kharaab Tahay Hanuun Oo Dhan, Culumadooda Waa Inta Samada Hoosteeda Ku Nool Kuwa Oogu Sharta Badan, Xagooda Ayey Fitnada Kasoo Butaacataa, Iyaga Ayeyna Ku Laabataa". 📘[Ibdaalul-xiyal]

موت العلماء خطب جلل ورزية عظيمة وبلاء كبير وثلمة لا تسد قال كعب: «عليكم بالعلم قبل أن يذهب , فإن ذهاب العلم موت أهله , موت ال
موت العلماء خطب جلل ورزية عظيمة وبلاء كبير وثلمة لا تسد قال كعب: «عليكم بالعلم قبل أن يذهب , فإن ذهاب العلم موت أهله , موت العالم نجم طمس , موت العالم كسر لا يجبر , وثلمة لا تسد , بأبي وأمي العلماء ـ قال: أحسبه قال -: قبلتي إذا لقيتهم , وضالتي إذا لم ألقهم, لا خير في الناس إلا بهم» رواه الآجري في "أخلاق العلماء". إن العين لتدمع، وإن القلب ليحزن، وإنا على فراقك ياشيخنا الوالد نور معلم عبدالرحمن لمحزونون، ولا نقول إلا ما يرضي الله، «إنا لله وإنا إليه راجعون أسأل الله العظيم أن يغفر لك ويتغمد عليك رحماته ويجعل الفردوس دارك ومثواك ويلهم أهلك وزوجاتك وأولادك وطلابك ومحبيك بالصبر والسلوان.

عن الأَوْزَاعِيُّ، قَالَ: حَدَّثَنِي حَسَّانُ بْنُ عَطِيَّةَ، قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: «سَيَظْهَرُ شِرَارُ أُمَّتِي عَلَى خِيَارِهِمْ , حَتَّى يَسْتَخْفِيَ فِيهِمُ الْمُؤْمِنُ كَمَا يَسْتَخْفِي فِيكُمُ الْمُنَافِقُ الْيَوْمَ» Awzaaci Ayaa Laga Wariyay Inuu Yiri: Waxaa Ii Waramay Xassaan Ibnu Cadiyah Wuxuu Yiri: Rasuulka Scw Wuxuu Yiri: ( Umadayda Kuwa Oogu Sharta Badan Waxay Ka Awood Badin Doonaan Kuwooda Akhyaarta Ah Ilaa Uu Mu'minka Is Ku Qariyo Sida Munaafaqa Maanta Isku Kiin Qarinaayo)

Habeen wanaagsan. ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS *✿❀ - ❀✿* ꕥ: Buug soomaali PDF ah ꕥ: ku baro afcarabiga qoralo ꕥ: hoyga sheekoyinka ꕥ:hoyg xikmadaha ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ꕥ: culimada su'aashaada weydii ꕥ: xikmado xul ah. ꕥ: Somali scholarship ꕥ:Axaadiista nebiga oo afsomali ah ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ꕥ: ma_ogtahay_xaqiiqdaan ꕥ: su'aalo guud(diini iyo maadi) ꕥ: Xikmado badan ꕥ: Buug somali maqal ah ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ꕥ: Dhambaal ꕥ: Dareenka dunida ꕥ: Buugwalba ood u baahato ꕥ: Xikmad iyo dhiirigelin ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ꕥ: Xikmada wade ꕥ: faafinta diinta islaamkaHoyga_Akhriska ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ꕥ: Halxiraale ꕥ: Noqo mufakir ꕥ: Science iyo qur'aanka ꕥ: Buuug dhagaysi ah ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ꕥ: Su'aalo iyo jawaabo ꕥ: siirada nebiga SCW ꕥ: Oraahyo ꕥ: Baro af English-ka ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ꕥ: sheekoyin qosol iyo xikmad ah ꕥ: cilmi nafsiga ꕥ: Siyaasadda dunida ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ꕥ: Sahanka nolosha ꕥ: cilmi iyo aqoon ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ꕥ: Iftiinshe ꕥ: Baahiyaha kheyrka ꕥ: Sheekooyin jacayl ꕥ: Qaado iftiinka ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ꕥ: ila qosol ꕥ: oraahside ꕥ: baraaruji awoodahaaga ꕥ: niyadeena ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ꕥ: qoraal qaadasho mudan ꕥ: korodhso online academy ꕥ: Rajada nolosha ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ꕥ:faafinta khayrka ꕥ: arrimaha islaamka ꕥ: Furaha nolosha ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎︎︎ @kaydbooks ☞︎︎︎@xikmadbadan ☞︎︎︎@HoygaShekoyinka ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Halkaan waxaad kaheleey saa xikmado kuraali galiyo 🌷qoraalo farxad ku dheehantahat💫 dhiirigelin ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Wadamada Muslimiinta Hadey Ahaan Lahaayeen Kuwa Xur Ah Oo Lagu Maamulo Shareecada Rabbi Farxada Ciida Waxay Noo Ahaan Leheed Mid Macnaha Hada Macna Ka Noo Samayso Lkn Qadarta Alle Ayaan Ku Sugaynaa Maalin Qalbiyadeena Ay Ku kulmi Doonto Labo Farxadood Farxada Ku Hoos Noolaasha Dowlada Muwax-xidiinta Iyo Farxada Ciida. Iimaan Ku Ciida Farxad Ku Ciida Naxariis Rabbi Ku Ciida Ciideena Ha Ahaato Mid Ilaah Barakeeyay

Salaada Ciida Waa Faral Cayni Ah Sh Xassaan Xuseen 👇 https://youtu.be/xbpkhn8DbsY

سرور العيد أضحى في فؤادي و نور الخير لم يخفي ودادي ...❤️ فأرسلت التهاني صدق حبٍ فأنتم في الضمير و في فؤادي ...💌🎁 أهنئكم بعي
سرور العيد أضحى في فؤادي و نور الخير لم يخفي ودادي ...❤️ فأرسلت التهاني صدق حبٍ فأنتم في الضمير و في فؤادي ...💌🎁 أهنئكم بعيد الأضحى ألفاً و كل عام و انتم في سعادي ...🎊 بريد الشوق يخبركم بأني أحبكم على رغم البعادي ...😍 مبارك عليكم العيد وعساكم من عواده ....🎊🎈

Repost from Salah Muse Hassan
Ku Saliya Kii Loo Soo Saaray Dadka In Uu Ka Saaro Mugdiyada Shirkiga Uu u Saaro Ilayska Towxiidka.

Yeey Ku Dhaafin Maanta Adiga Oon Alle Baryin Sheekhaasna👆 Ducada Iigu Dara Asaga Iyo Culumada Kale Ee Dulmiga Ku Xiran. Ilaa
Yeey Ku Dhaafin Maanta Adiga Oon Alle Baryin Sheekhaasna👆 Ducada Iigu Dara Asaga Iyo Culumada Kale Ee Dulmiga Ku Xiran. Ilaahow Awliyadaada Dulmiga Ku Xiran Uu Ka Mid Yahay Sheekheena Sheekh Axmad Al-Xaazimi Xabsiga Ka Soo Daa' Ilaahow Noo Soo Celi Iyaga Oo Caafimaad Qaba Ku Sugan Xaqqa. Aamiin Yaa Rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

Imaamu Ahlu Sunaha Axmad Binu Xambal Ilaah Ha U Naxariistee Wuxuu Ahaa: Marka Uu Eego (Fiiriyo) Gaal Macatable Ah Indhaha Ayuu Isku Qaban Jiray, Waa La Waydiiyay Arinkaas, Wuxuu Yiri: "Ma Awoodo In Aan Fiiriyo Qof Allaah Ku Been Abuurtayoo Been Ka Sheegay. 📘[طبقات الحنابلة (1/12] Maantana Kuwa Gaalada Dhunkanaayo Sida In La Yiri: Malabaa Marsanee Ka leef Ayey Hogaanka Umada U Dhiibeen Si' Ay Yahuuda Xageeda Oogu Hogaamiyaan.

Ninka Gaalka Dhunkabaayo (Shuminaayo) Ee Dhawaqa Dhunkshadiisa Baadarida Ku Kaliftay Inuu Gadaal Fiiriyaa Ninkaas Ayaa Khudbada Muslimiinta Banka Carafo Jeedin Doono. Culumo Maa La Waayay Mise Dan Kalaa Jirto ? Haa Dan Kale Ayaa Jirto Oo Ah Muslimiinta Xajka U Yimid Gaalada In Loga Dhigo Dad Fiican Wadadii Yahuuda Lagula Heshii Lahaa-na La Furo. Xaramka Ilaahay Yahuud Ayaa Haysato Xur Ma Aha.

١٩- [عن [جد عمرو بن شعيب]:] أنَّ النَّبيَّ ﷺ قال: [أفضَلُ الدُّعاءِ دُعاءُ يومِ عَرفةَ، وأفضَلُ ما قُلتُ أنا والنبيون من قبلي: لا إلهَ إلّا اللهُ وحدَه لا شريكَ له]. شعيب الأرنؤوط (ت ١٤٣٨)، تخريج العواصم والقواصم ٥‏/ ٣٩٢ • [إسناده] حسن في الشواهد • أخرجه الترمذي (٣٥٨٥)، وأحمد (٦٩٦١) باختلاف يسير 🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼 Nabiga Scw Waxuu Yiriv Duco Waxaa U Fadli Badan Ducada Maalinta Carafo Waxa Oogu Fadliga Badan Ee Aan Dhahaa Aniga Iyo Nabiyada Iga Horeeyay Waa: لا إلهَ إلّا اللهُ وحدَه لا شريكَ له 🤲🤲🤲🤲

🌻 Umi Salama Waxay Tiri: Fiicnaan Badanaa Maalinta Uu Allaah Usoo Dagi Doono Samaa'u Dunyaa. Waxay Dheheen: Hooyada Mu'miniintay Waa Maalinkee Maalintaas?Waxay Tiri: Waa Maalinka Carafo. النزول للدارقطني (96)

✍Maalinta Biri Waa Maalin Wayn Maalmaha Sanadka Maalin Ku Qiima Ah Ma Jirto 👉Waa Maalinta Allaah Wayne Soo Dagi Doono 👉Waa Maalinta Allaah Wayne Ku Faani Doono Adoomihiisa Banka Carafo Taagan 👉Waa Maalinta Allaah Wayne Dambiyo Waa Wayn Iska Cafin Doono 👉Waa Maalinta Naxariista Allaah Soo Dagi Doonto 👉Waa Maalin Shaydaanka Aad U Caroon Doono. ✍Maalintaas Aadka U Qiimaha Badan Ooga Faa'idaysta Cibaado Qur'aan Aqris Soon Alle Bari Xuska Allaah Takbiir Tahliil Taxmiid Saliga Nabiga S C W Sadaqo Ictikaaf Wanaaga Oo La Amro Xumaha Oo La Reebo iyo Cibaadooyinka Kale.

Dhoor Qodob Uunan Muslim Ku Ahaan Karin Wadaadka Loo Dhiibay Khudbada Carafo. 1- Inuu gacal iyo sokeeye ka dhigtay cadowga Is
Dhoor Qodob Uunan Muslim Ku Ahaan Karin Wadaadka Loo Dhiibay Khudbada Carafo. 1- Inuu gacal iyo sokeeye ka dhigtay cadowga Islaamka, Muslimiinta la coleytamay 2- Inuu Faransiiska ku booriyey gumaadka Muslimiinta 3- Inuu tukaday salaaddii loo tukanayey Yahuuddii lagu laayey xasuuqii Holocaust 4- Inuu ka tirsan yahay isbaheysiga uu dhisay Tony Blair ee lagula diriro Islaamka iyo tacliintiisa. 5- Inuu ku tunto nusuusta qur'aanka iyo sunaha, una dhigo sida ay doonayaan Salmaan iyo wiilkiisa. Xigasho

Khudbada Xaramka Ee Carafo Waxaa Loo Dhiibay Culumo Isku Sheeg U Ololeeyo Mideenta Diimaha, Diinta Yahuuda Iyo Macatablayda ✝️ Oo Lala Mideeyo Diinta Islaamka, Una Arko Yahuudu In Ay Yihiin Walaalahiis, Nin Nuucaas Ah Oo Khudbada Xujayda Loo Dhiibo Waa Khiyaano Muslimiinta La Khiyaanaayo. Khiyaano Ka Socoto Xaramka Ilaahey

Yaa U Sheego Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sucuudiga In Xujayda Guriga Ilaahey U Tageen In Cibaadadiisa Ay Gutaan Aynan U Tagin In Lagu Baadiyeeyo. Khiyaano Ka Socoto Xaramka Ilaahey