Salah Muse Hassan
Відкрити в Telegram
4 063
Підписники
-224 години
-337 днів
-12230 день
Архів дописів
4 063
١٩- [عن [جد عمرو بن شعيب]:] أنَّ النَّبيَّ ﷺ قال: [أفضَلُ الدُّعاءِ دُعاءُ يومِ عَرفةَ، وأفضَلُ ما قُلتُ أنا والنبيون من قبلي: لا إلهَ إلّا اللهُ وحدَه لا شريكَ له].
شعيب الأرنؤوط (ت ١٤٣٨)، تخريج العواصم والقواصم ٥/ ٣٩٢ • [إسناده] حسن في الشواهد • أخرجه الترمذي (٣٥٨٥)، وأحمد (٦٩٦١) باختلاف يسير
🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼
Nabiga Scw Waxuu Yiriv
Duco Waxaa U Fadli Badan Ducada Maalinta Carafo Waxa Oogu Fadliga Badan Ee Aan Dhahaa Aniga Iyo Nabiyada Iga Horeeyay Waa:
لا إلهَ إلّا اللهُ وحدَه لا شريكَ له
🤲🤲🤲🤲
4 063
🌻
Umi Salama Waxay Tiri:
Fiicnaan Badanaa Maalinta Uu Allaah Usoo Dagi Doono Samaa'u Dunyaa. Waxay Dheheen: Hooyada Mu'miniintay Waa Maalinkee Maalintaas?Waxay Tiri: Waa Maalinka Carafo.
النزول للدارقطني (96)
4 063
✍Maalinta Biri Waa Maalin Wayn Maalmaha Sanadka Maalin Ku Qiima Ah Ma Jirto
👉Waa Maalinta Allaah Wayne Soo Dagi Doono
👉Waa Maalinta Allaah Wayne Ku Faani Doono Adoomihiisa Banka Carafo Taagan
👉Waa Maalinta Allaah Wayne Dambiyo Waa Wayn Iska Cafin Doono
👉Waa Maalinta Naxariista Allaah Soo Dagi Doonto
👉Waa Maalin Shaydaanka Aad U Caroon Doono.
✍Maalintaas Aadka U Qiimaha Badan Ooga Faa'idaysta Cibaado
Qur'aan Aqris Soon Alle Bari Xuska Allaah Takbiir Tahliil Taxmiid Saliga Nabiga S C W Sadaqo Ictikaaf Wanaaga Oo La Amro Xumaha Oo La Reebo iyo Cibaadooyinka Kale.
4 063
Dhoor Qodob Uunan Muslim Ku Ahaan Karin Wadaadka Loo Dhiibay Khudbada Carafo.
1- Inuu gacal iyo sokeeye ka dhigtay cadowga Islaamka, Muslimiinta la coleytamay
2- Inuu Faransiiska ku booriyey gumaadka Muslimiinta
3- Inuu tukaday salaaddii loo tukanayey Yahuuddii lagu laayey xasuuqii Holocaust
4- Inuu ka tirsan yahay isbaheysiga uu dhisay Tony Blair ee lagula diriro Islaamka iyo tacliintiisa.
5- Inuu ku tunto nusuusta qur'aanka iyo sunaha, una dhigo sida ay doonayaan Salmaan iyo wiilkiisa.
Xigasho
4 063
Khudbada Xaramka Ee Carafo Waxaa Loo Dhiibay Culumo Isku Sheeg U Ololeeyo Mideenta Diimaha, Diinta Yahuuda Iyo Macatablayda ✝️ Oo Lala Mideeyo Diinta Islaamka, Una Arko Yahuudu In Ay Yihiin Walaalahiis,
Nin Nuucaas Ah Oo Khudbada Xujayda Loo Dhiibo Waa Khiyaano Muslimiinta La Khiyaanaayo.
Khiyaano Ka Socoto Xaramka Ilaahey
4 063
Yaa U Sheego Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sucuudiga In Xujayda Guriga Ilaahey U Tageen In Cibaadadiisa Ay Gutaan Aynan U Tagin In Lagu Baadiyeeyo.
Khiyaano Ka Socoto Xaramka Ilaahey
4 063
Culumada sucuudiga qaar oo gaalnimo iyo gaalo xayeysiinaayo
Waa culumadii cumar sheegay oo sadaxda sifo ku tilmaamin.
4 063
Caalimka Marka Uu Xaqqa Leexdo Umad Iska Daayee Islaamkaa Loo Yaabaa.
Ziyaad Binu Xudayr Ayaa Laga Wariyay Inuu Yiri: Cumar Ayaa Igu Yiri: "Ma Garanaysaa Waxa Islaamka Dumiyo? Waxaan Dhahay: Maya. Wuxuu Yiri: Waxaa Dumiyo Simbiriiraxasho Culumo, Iyo Munaafaq Ku Dooda Kitaabka, Iyo Xukunka Madaxda Dhumiyayaasha Ah".
Waxaa Wariyay Daarimi.
Sadaxda Arin Ee Cumar Sheegay Waa Sadax Xiligaan Dhab Ahaan U Taagan
1- Simbiriiraxashada Culumada.
2- Ku Doodida Munaafiqiinta Kitaabka Allaah.
3- Madax Baadiyeeyeyaal Ah.
Arimo islaam
4 063
Macalimiinta Dugsiyada Xiligaan Khayr Ma Lahan
Barida Caruurta Ay Qur'aanka Baraan Waa Un U Shaqo Aduun Ay Nolosha Ku Raadsadaan Ma Ahane Waa Dhif Waxa Caruurto Wax U Baro In Ay Ilmahaas Wax Tar Yeeshaan Caqiidadooda Hagaagto Towxiid Rabbi Rabbi Ku Barbaaraan.
Macalimiinta Xiligaan Waxay Qeeb Ka Noqdeen Aafada Xiligan Jirto Meel Hadey Inta Is Dhisaan Towxiid Iyo Caqiida Sax Ah Xambaaraan Ciyaalkana Ku Barbaariyaan Caqiido Sax Ah Tii Salafka Uu Is Badal Jiri Lahaa Waayo Ubadka Soomaalida 100%99 Dugsi Qur'aan Ayaa La Geeyaa Mucalimiinta Waxay Haysteen Hadana Haystaan Fursad Aad U Wayn Oo Aay Bulshada Wax Ku Fahansiiyaan Diinkoodana Oogu Celiyaan
Lkn Ma Muuqato Oo Macalimiinta Dugsiyada Waxaa Kala Mushquuliyay Kooxaysi Iyo Dana Aduun Raacasho Oo Diinka Ubadka Ku Dayacmeen.
Mucalimiinta Qaar Waxaa Leeyihiin Niyad Samaan Fikir Iyo In Ay Jecelyihiin Hagaaga Ardaydooda. Way Dadaaleen In Badan Lkn Maxaa Loo Gaari Waayay Natiijo Cunuga Dareensiiso Waxa Uu Yahay?
Waxay Isku Dayayaan Mucalimiinta Guri Aan Dhisida Asaaskiisa Sugneen In Ay Saqaf U Sameeyaan Taasna Suura Gal Ma Aha.
4 063
Caqiido wanaagsan oo lala fadhiisto ayaa ka fiican dagaal caqiido xun lagu dagaalo.
Xaq oo lagu kala tago ayaa ka fiican baadil lagu midoobo...!
Gaarsiiya qofka cilmiga sheegta ee fahanka badan ku hadaaqo.
كنانة الموحدين
4 063
Repost from Kooxda Kulmis
Subax wanaagsan.
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
*✿❀ - ❀✿*
✿: Buug soomaali PDF ah
✿: ku baro afcarabiga qoralo
✿: hoyga sheekoyinka
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: culimada su'aashaada weydii
✿: xikmado xul ah.
✿: Somali scholarship
✿:Axaadiista nebiga oo afsomali ah
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: Love stories
✿: su'aalo guud(diini iyo maadi)
✿: Xikmado badan
✿: Buug somali maqal ah
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: Dhambaal
✿: Dareenka dunida
✿: Buugwalba ood u baahato
✿: Xikmad iyo dhiirigelin
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: Xikmada wade
✿: faafinta diinta islaamka
✿: Dunida dahsoon
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: Halxiraale
✿: Noqo mufakir
✿: Science iyo qur'aanka
✿: Buuug dhagaysi ah
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: Su'aalo iyo jawaabo
✿: siirada nebiga SCW
✿: Oraahyo
✿: Baro af English-ka
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: sheekoyin qosol iyo xikmad ah
✿: cilmi nafsiga
✿: Siyaasadda dunida
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: Sahanka nolosha
✿: cilmi iyo aqoon
✿: Baro luuqada English'ka
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: Iftiinshe
✿: Baahiyaha kheyrka
✿: Sheekooyin jacayl
✿: Qaado iftiinka
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: ila qosol
✿: oraahside
✿: baraaruji awoodahaaga
✿: niyadeena
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: qoraal qaadasho mudan
✿: korodhso online academy
✿: Rajada nolosha
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿:faafinta khayrka
✿: arrimaha islaamka
✿: Furaha nolosha
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
📌 @kaydbooks
📌@xikmadbadan
📌@HoygaShekoyinka
📌 @DUNIDADAHSOON
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆KANAALKAN KALA SOCO QISOOYIN IYO XOGO KU CAJAB GALIYA.
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 063
Xildhibaan Indho Indho oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa aflagaadeyey diinta Islaamka. Isagoo u jawaabaya wariyahan wareysanayey ayuu caayey diinta iyo hooyada wariyahan dhashay.
Hadda waa laandheere xor ah oo magaaladiisa iska wareegaya, xitaa lixdii bilood ee xaaraanta ahayd ee dadka shacabka la xiri jiray markey diinta u gefaana laguma xukumin, xeer gaaleedkii la ansixiyey xitaa shacabka kaliya ayuu ka adag yahay, oo xildhibaanadaan waa kuwo xasaanad leh oo illaahyo yaryar ah, sharci ma qabto.
Ictisaam iyo jadiidiyo magacii ba' oo bartiina la waayo, ma waxaa Wullaatul Umuur idiin ah, oo shaqadii Abuu Bakar iyo Cumar iyo Cuthmaan idiin haya
هَٰؤُلَاءِ الَّذِينَ كَذَبُوا عَلَىٰ رَبِّهِمْ ۚ أَلَا لَعْنَةُ اللَّهِ عَلَى الظَّالِمِينَ
Xigasho
4 063
Fitnooyinka waa lagu kala baxaa".
Saciid binu jubayr ayaa laga wariyay inuu yiri:
Nin raahib ahaa ayaa igu dhahay: saciidoow xiliga fitnada waxaa kuu cadaanaya kan AL-LAAH caabudo kaagana cadaanaayo kan daaghuutka caabudo.
Waxaa 📗"Al-ibaanatul-kubraa" ku wariyay ibnu badh-dha.
4 063
Repost from Salah Muse Hassan
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-:
وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها.
📕كتاب الأم (٢٠٨/١)
Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri:
1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay
Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed.
📕كتاب الأم (٢٠٨/١)
4 063
Ahlu bidaca ka aamuskooda iyo in la fadeexeeyo oo la cadeeyo baaduunyaa fiican
Sheekha islaamka ibnu taymiya wuxuu yiri:
Axmad binu xambal ayaa lagu dhahay:
Nin soomo oo salaado oo ictikaafo miyaad jeceshahay mise ninka ahlu bidaca ka hadlo (umada u cadeeyo baadilkooda )
Wuxuu yiri: "haduu soomo uu dugto uu ictikaafo isaga unbaa leh hadii uu ka hadlo ahlu bidaca-na wuxuu wax u tarayaa muslimiinta kan ayaa fiican.
4 063
◌
قَالَ الْإِمَامُ الشَّافِعِـيُّ رَحِمَـهُ الله -:
« فَصَلَّى الله عَلىٰ نَبِيِّنَا كُلّمَا ذَكرَهُ الذَّاكِرُونَ ، وَغَفَل عَنْ ذِكرِهِ الْغَافِلُونَ ، وَصَلّى عَلَيْهِ فِي الْأَوَّلَيْنِ وَالْآخِرِينَ ، أفضلَ وأكثرَ وَأَزْكَى مَا صَلَّـى عَلَى أحدٍ مِن خَلقِهِ »
| الرسالة للشافعي |
Вже доступно! Дослідження Telegram за 2025 — головні інсайти року 
