en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
4 044
Subscribers
-224 hours
-327 days
-12830 days
Posts Archive
Diinta in aadan baranin waxay tusinaysaa in rabbi kaa jeestay Imaamu muxamad binu cabdi wahaab Alle ha naxariistee wuxuu ka yiri Aayadaan : {وَلَوْ عَلِمَ اللَّهُ فِيهِمْ خَيْراً لأسْمَعَهُمْ} Haduu ilaahey khayr ku ogaan lahaa wuu maqashii lahaa. وَلَوْ عَلِمَ اللَّهُ فِيهِمْ خَيْر Yacni: haduu ilaah ku ogaan lahaa  dadaal barashada diinta , لأسْمَعَهُمْ yacni: wuu fahansii lahaa, Tani waxay tusinaysaa faham la'aanta dadka badankooda maanta waa leexasho ilaah xagiisa ka ahaatay, waxa qalbigooda ilaahey ku ogyahay oo ah dadaal la'aanta barashada diinta, Waxaa cadaaday sababaha ugu waa wayn ee waajibinayso ahaanshaha insaanka xawaanka kan ugu sharta badan, waa ku dadaal la'aanta barashada diinta. [Mufiidul-mustafiid fii xukmi taarikit-tawxiid]

sticker.webp0.09 KB

Aduunkaan waxaa u tashaday nin caalim oo diin sheeganaya oo daaqi shaydaan ah Iyo Nin madax ahoo shaydaan ahoo ilaahaey aqoonin oo yahuudu adeegsanayso Sh.Boqolsoon

Calmaaniyada waa make-up la'aan In badan oo dadka ka mid ah ayaa culamada iyo cubaada ka yeeshay rabiyaal ilaah sokadiisa xaaraanta ayey xalaalaynayaan xalaashana way xaaraaminyaan.....boqorada iyo salaadiinta ayaa ka xumaaday in wadaadada dawaaghiida ah ay gaar la noqdaan talada sokodooda waxay wadaadada la wadaageen xadgudubkooda ka dibna dadka ayey xukumadooda ku  adoonsadeen. Calmaaniga arinkaas wuu ku diiday dhamaan wuxuu la dagaalamay boqorka iyo wadaadada ka dibna rabinimada wuxuu dhigay hay'ado asaga hoos yimaado ( #Dastuur iyo #Baarlamaan iyo #hay'adaha #caalamiga ee daaghuutka ) wuu la dagaalamaa wuu dilaa wuu gubaa doog iyo qalayl qofka nidaamkaas ka hor yimaado. خالد فرحات

Sawir iyo xog. Xariiqda jiifta ee isha: waxay la macno tahay in "xaywaanku yahay ugaadh" dhirta cuna si uu u arko goobta oo l
Sawir iyo xog. Xariiqda jiifta ee isha: waxay la macno tahay in "xaywaanku yahay ugaadh"  dhirta cuna si uu u arko goobta oo leh muuqaal dhammaystiran. Waxay siinaysaa dhinac balaadhan si ay u aragto halkaasna ooga baxsato. Xariiqda taagan ee isha Waxay ka dhigan tahay in xayawaanka yahay 'ugaadhsade' kuwa hilibka cuna si ay si sax ah u arkaan bartilmaameedka. إِنَّا كُلَّ شَيۡءٍ خَلَقۡنَٰهُ بِقَدَرٖ Wax kasta waxaan ku abuurray qadar. -سورة القمر، آية ٤٩

waqtigaaga ka faa'ideyso. ● ━━━━━━━━━━━━━ ● Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh. ● ━━━━━━━━━━━━━ ● ✪ KOOXDA KULMIS ✪ ● ━━━━━━━━━━━━━ ● ♫︎ ➪ xikmado xul ah. ➪ Aqoonkaal mediaArrimaha islaamkaMaxaa cusub? ✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪ ➪ Buug somali maqal ahDhambaalDhiirigeliyeBuugwalba ood u baahato ✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪ ➪ Furaha noloshaculimada su'aashaada weydii. KhayrwadeFaafinta khayrka ✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪ ➪ Gaarsiinta diintaHalxiraaleSu'aalo diini ahKoofi memes ✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪ ➪ Korodhso academyNiyadeenaMala socotaMurti somali ✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪ ➪ OraahyoOraahyo sawiro ahbaraaruji awoodahaagaOrahside ✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪ ➪ ila qosolQaado iftiinkaQoraal qaadasho mudanRajada nolosha ✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪ ➪ cilmi iyo aqoonBaro luuqada English'kaSamawadeIftiinshe ✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪ ➪ Sahanka noloshaSiyaasadda iyo wararkaSamali trade idea ✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪ ➪Sheekhooyinka qosol iyo xikmadSiiradii nebiga SCWSu'aalo iyo jawaaboScience iyo qur'aanka ✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪ ➪ Noqo mufakkir. ➪TaariikhdaWehelisoSu'aalo(guud,diini iyo madi) ✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪ ➪Axaadiista nebiga oo afsomali ahXikmado badanlove storiesxikmad iyo dhiirigelin ✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ ✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ──────────────────━❥ ━━━━━━━━━━ 🔎☞SPONSORED BY 🚦@xikmadbadan 🚥@oraahyo ━━━━━━ 🇰 🇺 🇱 🇲 🇮 🇸 ❤️

Chanaalada Ahlu khayrka kaad ku biirto In Shaa Allaahu ku khasaari maysid https://t.me/tusiye1

Saxaabiga Camar Binu Caas Wuxuu Yri: Waxaan iri: Rasuulkii Allow, Dad Yaa Oogu Jeceshahay ? Wuxuu Yiri: <#Caa'isha> Wuxuu Yiri: Waxaan Ujeedaa Raga? Wuxuu Yiri: <#Aabaheed> 📗Assunnah Abii Bakar Binu Khilaal Nabiga swc Aadbaa buu jeclaa Hooyadeen Caaisho iyo Aabaheed Abuu Bakar Lacnad Alle Haku Rido Kuwa caayo Hooyadeen Iyo Aabaheed.

عَنْ عَمْرِو بْنِ الْعَاصِ، قَالَ: قُلْتُ: يَا رَسُولَ اللَّهِ، مَنْ أَحَبَّ النَّاسِ إِلَيْكَ؟ قَالَ: «#عَائِشَةُ» قَالَ: إِنَّمَا أَعِنِّي مِنَ الرِّجَالِ؟ قَالَ: «#أَبُوهَا» السنة لأبي بكر بن الخلال 📗

sticker.webp0.28 KB

photo content

photo content

Sheekh Cabdallah iyo Sheekh Ibraahim oo ah Ilmaha Sheekh Cabdullatiif iyo Sheekh Suleymaan bin Sahman waxay yiraahdeen; Kaas
Sheekh Cabdallah iyo Sheekh Ibraahim oo ah Ilmaha Sheekh Cabdullatiif iyo Sheekh Suleymaan bin Sahman waxay yiraahdeen; Kaas waxaa la mid ah Qubuuru Caabudyada Kama Shakiyo Gaalnimadooda Qof Carfiyay Carafta Iimaanka. Durar Al-sunniyah 436/10]

قال الشيخ عبد الله والشيخ إبراهيم أبناء الشيخ عبد اللطيف ، والشيخ سليمان بن سحمان: وكذالك القبوريون لا يشك في كفرهم من شم رائ
قال الشيخ عبد الله والشيخ إبراهيم أبناء الشيخ عبد اللطيف ، والشيخ سليمان بن سحمان: وكذالك القبوريون لا يشك في كفرهم من شم رائحة الإيمان. الدرر السنية  ٤٣٦ /١٠]

“Qubuuro caabudka waxay ka mid tahay firqooyinka ugu khatarta badan Islaamka iyo dadkiisa, waxayna ururiyeen shirkiga firqooy
“Qubuuro caabudka waxay ka mid tahay firqooyinka ugu khatarta badan Islaamka iyo dadkiisa, waxayna ururiyeen shirkiga firqooyinka; Markaasay ku shirki faleen Towxiidka Magacyada iyo Sifooyinka iyo Towxiidka Rabbinimada iyo Ilaahnimada, Iyagaana (Qubuura Caabudka) ka shirki badan Mushrikiinta Carabta, ugana hogaansamaan badan kuwii dhintay Khaaliqii Abuuray khalqiga. .” Ibnu Taymiyah fii Al-rrddi calaa al-Bakri ❪430❫

photo content

#Dadku_Si_Xowli_ah_Beey_iskugu_Shubeen_Halkaan_Waana_Calaamad_Kutusineysa_Sida_Loogu_Heelan_Yahay #Muraajacada_Kutubta_Towxiidka #Maanta_Unbaa_Xariga_laga_jaray_300boqol_oo_Qof_Beey_Kusii_dhowyihiin_Alxamdulillaah_waa_Horumar 👇👇👇👇👇 الإرشاد للعلوم الشرعية(دروس)♦️منهج الهداة بين الجفاة والغلاة♦️ Waxa Halkaan Kabixi-Doonta Duruus Toos ah iyo Taxane Cilmi oo dheef leh! Mustaqbalka dhow insha'Allah👉 قناة جديد للدروس الصوتية باللغة الصومالية👇🏻 Gaar Ahaan Cilmiga Fanniga Caqiidada. 👉https://t.me/irshaad4👈👈fadlan Kuso biir kheyrka

Ma jiro qof liita ee waxaa jirar dad aan aqoon waxa ay ku fiican yihiin🦋🦋 ❀______❀ Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh. ❀______❀ ✪ KOOXDA KULMIS ✪ ☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆ ♫︎ ✨ xikmado xul ah. ✨ Aqoonkaal mediaArrimaha islaamkaMaxaa cusub? ☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆ ✨ Buug somali maqal ahDhambaalDhiirigeliyeBuugwalba ood u baahato ☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆ ✨Furaha noloshaculimada su'aashaada weydii. KhayrwadeFaafinta khayrka ☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆ ✨ Gaarsiinta diintaHalxiraaleSu'aalo diini ahKoofi memes ☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆ ✨ Korodhso academyNiyadeenaMala socotaMurti somali ☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆ ✨ OraahyoOraahyo sawiro ahbaraaruji awoodahaagaOrahside ☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆ ✨ ila qosolQaado iftiinkaQoraal qaadasho mudanRajada nolosha ☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆ ✨ cilmi iyo aqoonBaro luuqada English'kaSamawadeIftiinshe ☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆ ✨ Sahanka noloshaSiyaasadda iyo wararkaSamali trade idea ☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆ ✨Sheekhooyinka qosol iyo xikmadSiiradii nebiga SCWSu'aalo iyo jawaaboScience iyo qur'aanka ☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆ ✨ Noqo mufakkir. ✨TaariikhdaWehelisoSu'aalo(guud,diini iyo madi) ☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆ ✨Axaadiista nebiga oo afsomali ahXikmado badanlove storiesxikmad iyo dhiirigelin ✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ ✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ──────────────────━❥ ━━━━━━━━━━ 🔎☞SPONSORED BY 🚦@xikmadbadan 🚥@oraahyo ━━━━━━ 🇰 🇺 🇱 🇲 🇮 🇸 ❤️

Wuxuu yiri Imaamu Sancaani : Hadaad dhahdo: iyaga waxay moogyihiin in ay mushrikiin ku yihiin waxa ay samaynayaan waxaan leey
Wuxuu yiri Imaamu Sancaani : Hadaad dhahdo: iyaga waxay moogyihiin in ay mushrikiin ku yihiin waxa ay samaynayaan waxaan leeyahay: fuqahada kutubta fiqhiga marka la maraayo baabu riddah waxay kusoo saareen in qofkii ku hadlo eray gaalnima ah uu gaaloobaayo micnaheedaba yuu u qasdin kan wuxuu tusinayaa in iyagu aynan garanaynin xaqiiqada islaamka iyo xaqiiqada towxiidka, goortaas waxay noqdeen gaalo gaalnimo asal ah. Tad-hiiru Al-ictiqaad min adraani Al-ilxaad (1 / 23)

https://t.me/shuwaaciyah Ugu danbeyn waan furnay qanaatkii aan horey idinkugu sheegnay halkaan waxaad ugu imaaneysaan sharaxaada masaailka caqiidada khaasatan towxiidka, waxan ugu tala galnay caamada inaan si sahlan wax u fahamsiino ee ka faaideysta walaalo badan oo culimo ah ayaa nagala shaqeyn doonta arinkaan Barakalahu fiikum, ilahay ha idin cizeeyo muwaxidinta