4 044
订阅者
-224 小时
-327 天
-12830 天
帖子存档
4 043
Diinta in aadan baranin waxay tusinaysaa in rabbi kaa jeestay
Imaamu muxamad binu cabdi wahaab Alle ha naxariistee wuxuu ka yiri Aayadaan :
{وَلَوْ عَلِمَ اللَّهُ فِيهِمْ خَيْراً لأسْمَعَهُمْ}
Haduu ilaahey khayr ku ogaan lahaa wuu maqashii lahaa.
وَلَوْ عَلِمَ اللَّهُ فِيهِمْ خَيْر
Yacni: haduu ilaah ku ogaan lahaa dadaal barashada diinta ,
لأسْمَعَهُمْ
yacni: wuu fahansii lahaa,
Tani waxay tusinaysaa faham la'aanta dadka badankooda maanta waa leexasho ilaah xagiisa ka ahaatay, waxa qalbigooda ilaahey ku ogyahay oo ah dadaal la'aanta barashada diinta,
Waxaa cadaaday sababaha ugu waa wayn ee waajibinayso ahaanshaha insaanka xawaanka kan ugu sharta badan, waa ku dadaal la'aanta barashada diinta.
[Mufiidul-mustafiid fii xukmi taarikit-tawxiid]
4 043
Aduunkaan waxaa u tashaday nin caalim oo diin sheeganaya oo daaqi shaydaan ah
Iyo
Nin madax ahoo shaydaan ahoo ilaahaey aqoonin oo yahuudu adeegsanayso
Sh.Boqolsoon
4 043
Calmaaniyada waa make-up la'aan
In badan oo dadka ka mid ah ayaa culamada iyo cubaada ka yeeshay rabiyaal ilaah sokadiisa xaaraanta ayey xalaalaynayaan xalaashana way xaaraaminyaan.....boqorada iyo salaadiinta ayaa ka xumaaday in wadaadada dawaaghiida ah ay gaar la noqdaan talada sokodooda waxay wadaadada la wadaageen xadgudubkooda ka dibna dadka ayey xukumadooda ku adoonsadeen.
Calmaaniga arinkaas wuu ku diiday dhamaan wuxuu la dagaalamay boqorka iyo wadaadada ka dibna rabinimada wuxuu dhigay hay'ado asaga hoos yimaado ( #Dastuur iyo #Baarlamaan iyo #hay'adaha #caalamiga ee daaghuutka ) wuu la dagaalamaa wuu dilaa wuu gubaa doog iyo qalayl qofka nidaamkaas ka hor yimaado.
خالد فرحات
4 043
Sawir iyo xog.
Xariiqda jiifta ee isha: waxay la macno tahay in "xaywaanku yahay ugaadh" dhirta cuna si uu u arko goobta oo leh muuqaal dhammaystiran.
Waxay siinaysaa dhinac balaadhan si ay u aragto halkaasna ooga baxsato.
Xariiqda taagan ee isha
Waxay ka dhigan tahay in xayawaanka yahay 'ugaadhsade' kuwa hilibka cuna si ay si sax ah u arkaan bartilmaameedka.
إِنَّا كُلَّ شَيۡءٍ خَلَقۡنَٰهُ بِقَدَرٖ
Wax kasta waxaan ku abuurray qadar.
-سورة القمر، آية ٤٩
4 043
waqtigaaga ka faa'ideyso.
● ━━━━━━━━━━━━━ ●
Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh.
● ━━━━━━━━━━━━━ ●
✪ KOOXDA KULMIS ✪
● ━━━━━━━━━━━━━ ●
♫︎
➪ xikmado xul ah.
➪ Aqoonkaal media
➪ Arrimaha islaamka
➪ Maxaa cusub?
✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪
➪ Buug somali maqal ah
➪ Dhambaal
➪ Dhiirigeliye
➪ Buugwalba ood u baahato
✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪
➪ Furaha nolosha
➪culimada su'aashaada weydii.
➪Khayrwade
➪Faafinta khayrka
✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪
➪ Gaarsiinta diinta
➪ Halxiraale
➪ Su'aalo diini ah
➪ Koofi memes
✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪
➪ Korodhso academy
➪Niyadeena
➪ Mala socota
➪ Murti somali
✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪
➪ Oraahyo
➪ Oraahyo sawiro ah
➪ baraaruji awoodahaaga
➪ Orahside
✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪
➪ ila qosol
➪Qaado iftiinka
➪Qoraal qaadasho mudan
➪ Rajada nolosha
✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪
➪ cilmi iyo aqoon
➪ Baro luuqada English'ka
➪ Samawade
➪ Iftiinshe
✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪
➪ Sahanka nolosha
➪Siyaasadda iyo wararka
➪ Samali trade idea
✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪
➪Sheekhooyinka qosol iyo xikmad
➪Siiradii nebiga SCW
➪ Su'aalo iyo jawaabo
➪ Science iyo qur'aanka
✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪
➪ Noqo mufakkir.
➪Taariikhda
➪ Weheliso
➪Su'aalo(guud,diini iyo madi)
✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪
➪Axaadiista nebiga oo afsomali ah
➪Xikmado badan
➪love stories
➪ xikmad iyo dhiirigelin
✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan
──────────────────━❥
━━━━━━━━━━
🔎☞SPONSORED BY
🚦@xikmadbadan
🚥@oraahyo
━━━━━━
🇰 🇺 🇱 🇲 🇮 🇸 ❤️
4 043
Chanaalada Ahlu khayrka kaad ku biirto In Shaa Allaahu ku khasaari maysid
https://t.me/tusiye1
4 043
Saxaabiga Camar Binu Caas Wuxuu Yri:
Waxaan iri: Rasuulkii Allow, Dad Yaa Oogu Jeceshahay ?
Wuxuu Yiri: <#Caa'isha>
Wuxuu Yiri: Waxaan Ujeedaa Raga?
Wuxuu Yiri: <#Aabaheed>
📗Assunnah Abii Bakar Binu Khilaal
Nabiga swc Aadbaa buu jeclaa Hooyadeen Caaisho iyo Aabaheed Abuu Bakar
Lacnad Alle Haku Rido Kuwa caayo Hooyadeen Iyo Aabaheed.
4 043
عَنْ عَمْرِو بْنِ الْعَاصِ، قَالَ:
قُلْتُ: يَا رَسُولَ اللَّهِ، مَنْ أَحَبَّ النَّاسِ إِلَيْكَ؟
قَالَ: «#عَائِشَةُ»
قَالَ: إِنَّمَا أَعِنِّي مِنَ الرِّجَالِ؟
قَالَ: «#أَبُوهَا»
السنة لأبي بكر بن الخلال 📗
4 043
Sheekh Cabdallah iyo Sheekh Ibraahim oo ah Ilmaha Sheekh Cabdullatiif iyo Sheekh Suleymaan bin Sahman waxay yiraahdeen;
Kaas waxaa la mid ah Qubuuru Caabudyada Kama Shakiyo Gaalnimadooda Qof Carfiyay Carafta Iimaanka.
Durar Al-sunniyah 436/10]
4 043
قال الشيخ عبد الله والشيخ إبراهيم أبناء الشيخ عبد اللطيف ، والشيخ سليمان بن سحمان:
وكذالك القبوريون لا يشك في كفرهم من شم رائحة الإيمان.
الدرر السنية ٤٣٦ /١٠]
4 043
“Qubuuro caabudka waxay ka mid tahay firqooyinka ugu khatarta badan Islaamka iyo dadkiisa, waxayna ururiyeen shirkiga firqooyinka; Markaasay ku shirki faleen Towxiidka Magacyada iyo Sifooyinka iyo Towxiidka Rabbinimada iyo Ilaahnimada, Iyagaana (Qubuura Caabudka) ka shirki badan Mushrikiinta Carabta, ugana hogaansamaan badan kuwii dhintay Khaaliqii Abuuray khalqiga. .”
Ibnu Taymiyah fii Al-rrddi calaa al-Bakri ❪430❫
4 043
#Dadku_Si_Xowli_ah_Beey_iskugu_Shubeen_Halkaan_Waana_Calaamad_Kutusineysa_Sida_Loogu_Heelan_Yahay #Muraajacada_Kutubta_Towxiidka
#Maanta_Unbaa_Xariga_laga_jaray_300boqol_oo_Qof_Beey_Kusii_dhowyihiin_Alxamdulillaah_waa_Horumar 👇👇👇👇👇
الإرشاد للعلوم الشرعية(دروس)♦️منهج الهداة بين الجفاة والغلاة♦️
Waxa Halkaan Kabixi-Doonta Duruus Toos ah iyo Taxane Cilmi oo dheef leh! Mustaqbalka dhow insha'Allah👉 قناة جديد للدروس الصوتية باللغة الصومالية👇🏻
Gaar Ahaan Cilmiga Fanniga Caqiidada.
👉https://t.me/irshaad4👈👈fadlan Kuso biir kheyrka
4 043
Ma jiro qof liita ee waxaa jirar dad aan aqoon waxa ay ku fiican yihiin🦋🦋
❀______❀
Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh.
❀______❀
✪ KOOXDA KULMIS ✪
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆ ♫︎
✨ xikmado xul ah.
✨ Aqoonkaal media
✨ Arrimaha islaamka
✨ Maxaa cusub?
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨ Buug somali maqal ah
✨ Dhambaal
✨ Dhiirigeliye
✨ Buugwalba ood u baahato
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨Furaha nolosha
✨culimada su'aashaada weydii.
✨Khayrwade
✨Faafinta khayrka
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨ Gaarsiinta diinta
✨ Halxiraale
✨ Su'aalo diini ah
✨ Koofi memes
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨ Korodhso academy
✨Niyadeena
✨ Mala socota
✨ Murti somali
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨ Oraahyo
✨ Oraahyo sawiro ah
✨ baraaruji awoodahaaga
✨ Orahside
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨ ila qosol
✨Qaado iftiinka
✨Qoraal qaadasho mudan
✨ Rajada nolosha
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨ cilmi iyo aqoon
✨ Baro luuqada English'ka
✨ Samawade
✨ Iftiinshe
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨ Sahanka nolosha
✨Siyaasadda iyo wararka
✨ Samali trade idea
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨Sheekhooyinka qosol iyo xikmad
✨Siiradii nebiga SCW
✨ Su'aalo iyo jawaabo
✨ Science iyo qur'aanka
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨ Noqo mufakkir.
✨Taariikhda
✨ Weheliso
✨Su'aalo(guud,diini iyo madi)
☆━━━━━━ஜ* * * *ஜ━━━━━☆
✨Axaadiista nebiga oo afsomali ah
✨Xikmado badan
✨love stories
✨ xikmad iyo dhiirigelin
✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan
──────────────────━❥
━━━━━━━━━━
🔎☞SPONSORED BY
🚦@xikmadbadan
🚥@oraahyo
━━━━━━
🇰 🇺 🇱 🇲 🇮 🇸 ❤️
4 043
Wuxuu yiri Imaamu Sancaani :
Hadaad dhahdo: iyaga waxay moogyihiin in ay mushrikiin ku yihiin waxa ay samaynayaan waxaan leeyahay: fuqahada kutubta fiqhiga marka la maraayo baabu riddah waxay kusoo saareen in qofkii ku hadlo eray gaalnima ah uu gaaloobaayo micnaheedaba yuu u qasdin kan wuxuu tusinayaa in iyagu aynan garanaynin xaqiiqada islaamka iyo xaqiiqada towxiidka, goortaas waxay noqdeen gaalo gaalnimo asal ah.
Tad-hiiru Al-ictiqaad min adraani Al-ilxaad (1 / 23)
4 043
https://t.me/shuwaaciyah
Ugu danbeyn waan furnay qanaatkii aan horey idinkugu sheegnay halkaan waxaad ugu imaaneysaan sharaxaada masaailka caqiidada khaasatan towxiidka, waxan ugu tala galnay caamada inaan si sahlan wax u fahamsiino ee ka faaideysta walaalo badan oo culimo ah ayaa nagala shaqeyn doonta arinkaan
Barakalahu fiikum, ilahay ha idin cizeeyo muwaxidinta
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
