3 800
Subscribers
-824 hours
-197 days
-7530 days
Posts Archive
3 798
Haka tagin kitaabka ilaahay ﷻ hadaad wax kale kari waydo hal warqad akhri salaad walba dabadeed.
◇ Wuxuu yidhi Maalik ibnu diinaar AHUN:
Qofkaan ka weheshan hadalka ilaahay warka dadka waxaa yaraada climigiisa, qalbigiisuna wuu madoobaadaa, cimrigiisuna wuu khasaaraa.
Rawdtul cuqalaa ( 1/85 ) 📚
أللهم اجعل القرآن العظيم ربيع قلوبنا 🤲
3 798
Mufadil ina muhalhil wuxuu yiri:
"Hdii uu bidcoolaha ahaan lahaa mid marka aad la fadhiisataba kaaga sheekeeyo bidcadiisa waad ka digi leheed waadna ka fogaan leheed ha yeeshee ogu horayn lafadhiisigiisa wuxuu kaaga sheekaynayaa axaadiista sunada ka dibna wuxuu kuu dhuuminayaa bidcadiisa waxaana la arkaa bidcadaas in ay qalbigaada laazimto goormee qalbigaada ay ka baxaysaa ?"
📗Al-ibaanatul-kubraa / m1 / boga 198
3 798
Soonka tobanka Muxarram
Bisha Muxarram waa bisha koowaad ee sannadka hijriyada waxay ka mid tahay bilaha xurmadda leh, waxaa fiican in soonka la badsado guud ahaan, wuxuu yiri rasuulka naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee:
(أَفْضَلُ الصَّلاَةِ بَعْدَ الصَّلاَةِ الْمَكْتُوبَةِ الصَّلاَةُ فِي جَوْفِ اللَّيْلِ ، وَأَفْضَلُ الصِّيَامِ بَعْدَ شَهْرِ رَمَضَانَ صِيَامُ شَهْرِ اللَّهِ الْمُحَرَّمِ)
(Salaadda ugu fadli badan salaadda faradka kaddib waa salaadda habeenka gudihiisa, soonkana waxaa ugu fadli badan Ramadaan kaddib in la soomo bisha Alle ee Muxarram)
Maalinta tobnaad ee bishan muxarram, waa maalin dhacdooyin waa weyn oo taariikheed lagu xiriiriyo, Imaam Axmed wuxuu ibnu Cabbaas ka weriyey inay tahay maalintii Allaah doonta ku badbaadiyey Nebi Nuux, sidoo kale waxay Bukhaari iyo Muslim wariyeen inay tahay maalintuu Allaah badbaadiyey Nebi Muuse iyo qawmkiisii, isla markaana halaagay Fircoon iyo ciidankiisii.
Fadliga Soonka Tobanka Muxarram
wuxuu yiri rasuulka scw:
(صِيَامُ يَوْمِ عَاشُورَاءَ، أَحْتَسِبُ عَلَى اللّهِ أَنْ يُكَفِّرَ السَّنةَ الَّتِي قَبْلَهُ)
(Soonka maalinta tobonaad waxaan rajeynayaa in Ilaahay ku dhaafayo sannadka ka horreeyay)
Markuu nabiga yimid Madiina wuxuu arkay yahuudda oo sooman maalinta tobonaad wuxuu yiri: (waa maxay kan?) waxay dhaheen: waa maalin wanaagsan waa maalinta Ilaahay ka badbaadiyay banii israa’iil cadowgooda, nabi Muusena wuu soomay, wuxuu yiri: (anaa idinkaga xaqnimo badan Muuse), wuu soomay wuxuuna amray in la soomo, wuxuu yiri Ibnu cabbaas -Ilaahay raalli haka noqdee -: markuu soomay rasuulka maalinta tobonaad oo uu amray in la soomo waxay dhaheen rasuulkii Allow waa maalin ay weyneeyaan yuhuudda iyo kirishtaanka, wuxuu yiri rasuulka: (sannadka soo socda marka la gaaro – haddii Alle idmo – waxaan soomeynaa maalinta sagaalaad) oo macnaheeda ah sagaalka ayaan la soomeynaa tobanka, waxaa sunnada ah in la soomo tobanka muxarram, waxaa habboon in sagaalka lala soomo.
Tobanka Muxarram waxay ku beegantahay maalinta Arbaco, taariikhda tahay 18.8.2021
Haddaad awoodo maalintaas soon 10 ka Muxarram, hal maalin oo kalena raaci horay ama gadaal.
Walaal sii gaarsii farriintan cid kasta oo ka faa’iidaysan karta, waxaadna ogaataa cidda aad soonkooda sabab u noqoto inaad ajarkooda oo kale helayso.
Allaah hanaga yeelo kuwa maalintaas sooma oo denbigooda la dhaafo.
Xigasho
3 798
Haday Taliban la wareegto Afghanistan 🇦🇫 oy diinta islaamka ku maamulaan shilin lacaga masiin doonno. !
Waziirka Arimaha dibada ee Jarmlka 🇩🇪
Hada kahor mar ay maxaakiimtii islaamiga ee Somalia 🇸🇴 muqdisho la wareegeen ayuu Buush oo maraykanka 🇺🇸 madaxwayne ka ahaa yidhi soomaaliya amniga caalamka ayay khatar ku tahay !
Cajib !!!
Waxay saa ooga cabaadayaan dawladihii waa waynaa ee aduunka anagaa haysnaa lahaa hub iyo dhaqaalaba wa xarakaad yar yar oon tol iyo taag toona haysan. !
Bal kawarn hadii la heli lahaa laba sadex dawladood oo kitaabka Alle ku dhaqanta.
أللهم ردنا إليك ردا جميلا 🤲
Xigasho
3 798
▪️روى عبدُ اللّٰه بن وهبٍ ، عن عمرو بن الحارث ، عن اللّجلاجِ مولىٰ عبد العزيز بن مروانَ ؛ عن جابرِ بن عبد اللّٰه ، عن النَّبيِّ ﷺ أنَّه ذكرَ السَّاعةَ الّتي في الجمعةِ فقال " التمســوها آخر السَّاعات بعدَ العصر ''
Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw:
"Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib "
ذكر ابن عساكر : " أصاب العمى الصلت بن بسطام، فجلس إخوانه يدعون له عصر الجمعة، وقبل الغروب عطس عطسة، فرجع بصره ".
📕(كتاب تاريخ دمشق)
Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay."
📕(Kitaabka taariikhda dimashq)
3 798
Imaamu nawawi ashcari miyuu ahaa mise salafi
Kiliib aad iyo aad u qiimo badan burburinaayana warka beenaalayaasha ashaacirada ah
Ka faaidaysta wax badan buu idin tari doonaa inshaa'Allaah
3 798
والحكم على المشرك الشرك الأكبر بالكفر مشهور عند الأمة لا يكابر فيه إلا جاهل لا يدري ما الناس فيه من أمر دينهم، وما جاءت به الرسل. وقد أفرد هذه المسألة بالتصنيف غير واحد من أهل العلم، وحكى الاجماع عليها، وأنها من ضروريات الإسلام كما ذكره تقي الدين بن تيمية وابن قيم الجوزية وابن عقيل وصاحب الفتوى البزازية وصنع الله الحلبي والمقريزي الشافعي ومحمد بن حسين النعمي الزبيدي ومحمد بن إسماعيل الصنعاني ومحمد ابن علي الشوكاني وغيرهم من أهل العلم.
📗مصباح الظلام في الرد على من كذب على الشيخ الإمام
( ص ٢٢ )
3 798
بدأت السنة الهجرية الجديدة ١٤٤٣/١/١
"اللهم أدخله علينا بالأمن والإيمان والسلامة والإسلام وجوار من الشيطان ورضوان من الرحمن "
رواه البغوي بسند صحيح
3 798
Jadiidiga waydii yaa culimo kuu ah
Hadii uu ku dhaho Ibnu baaz iyo Fowzaan
Dabin ayuu kuugu soo dhacay Waxaad usoo qaadataa aqwaashooda cod iyo qoraal leh ay ku radiyeen kuwa qaba in cudur daar iyo ta'wiil leeyihiin dadka shirkiga ku dhaca.
labadaas sheikh bay ku xisaabsadaan liiska culimada hadana isku manhaj maaha mashriq iyo magrib bay kala jiraan.
Labada sheikh way cadeeyeen in ruuxii shirkul akbar ku dhaca uu mushrik yahay oon loo cudur daareen,lagu daba duganayn gowracooda la cunayn jadiidiyana taas way ku khilaafsan tahay agteeda lagama gaaloobo.
#Xigasho
3 798
Xilagan dadka joogo way halaabeen wayna ka fogaadeen diintooda islaamka dadka diinta in ay ku suntoobaan waxay la noqotay ceeb aan lagu arki karin taasna waxaa sababay asalka diinta oo aktooda ku qurmay wax u hagaajiyana uu yaraaday baahida maanta taagan ee ugu wayn waa in aan helno hagaajiyayaal dadka hagaajiyo oo toosiyo.
Dadka waxay isugu jiraan sadax nuuc
1- qof dadka wanaajiyo kana fakaro sida ay ku hagaagi lahaayeen iyagaana dadka oogu yar.
2- qof naftiisa un hagaajiyo mid kala aan danaynin.
3- qof aan hagaagsaneen una baahan in la wanaajiyo oo la hagaajiyo iyagaana dadka u badan.
Hadaba ma u malaynaysaa in aad ka mid tahay hagaajiyayaasha ?
mise
waxaa taagan tahay ani un tayda aan hagaajiyo ?
mise
Adi ayaaba u baahan in lagu hagaajiyo ?
(بَلِ ٱلۡإِنسَـٰنُ عَلَىٰ نَفۡسِهِۦ بَصِیرَةࣱ)
[سورة القيامة 14]
Wuxuu yiri Imaamu maalik:
"لن يصلح آخر هذه الأمة إلا ما أصلح أولها"
"Umadaan keeda u dambeeyo hagaaji maayo illaa wixii awalkeeda hagaajiyay maahane"
Waxa ugu horeeyay ee umadaan awalkeeda hagaajiyay wuxuu ahaa #Towxiid #Allaah kaligiis oo la caabudo cid kalana aan lala wadaajinin.
Dacwadaada diirada ma saartaa #Tawxiidka ?
(قُلۡ هَذِهِۦ سَبِیلِیۤ أَدۡعُوۤا۟ إِلَى ٱللَّهِۚ عَلَىٰ بَصِیرَةٍ أَنَا۠ وَمَنِ ٱتَّبَعَنِیۖ وَسُبۡحَانَ ٱللهِ وَمَاۤ أَنَا۠ مِنَ ٱلۡمُشۡرِكِینَ)
[سورة يوسف 108]
3 798
*في سنة ٤٧٨ هـ كثرت الأمراض بالحمى والطاعون بالعراق والحجاز والشام، وماتت الوحوش في البراري، ثم تلاها موت البهائم، وهاجت ريح سوداء، وتساقطت الأشجار، ووقعت الصواعق .*
*فأمر الخليفة المقتدي بأمر الله بتجديد الأمر بالمعروف والنهي عن المنكر، وكسر آلات الملاهي، فانجلى ذلك الطاعون وذهبت تلك الأمراض .*
📚 البداية والنهاية لابن كثير (٩٣/١٦).
Sanadka marka uu ahaa 478 Hijriyada waxaa dilaacay cuduro qandho wato iyo daacuun wuxuuna ka dilaacay #ciraaq #xijaaz iyo #shaam duurjoogtana lama dagaanka ayey ku dhimatay ka dibna waxaa raacay dhimashada bahaaimka waxaa kacday dabayl madow geedihii way hoobteen biriqyo ayaa ku dhuftay.
Khaliifkii ahaa al-muqtadii bi amrillaahi wuxuu amray cusboonaysiinta wanaaga la amro iyo xumaha oo la reebo waxaa la jajabiyay aaladihii maadaysiga, daacuunkii wuu kacay cuduradiina way bexeen.
📚Al-bidaaya wan nihaaya #Ibnu_kathiir (16/93)
Musiibaa timid ciladana waa la fahmay sida lagu xaliyay waad aqriseen nin ku waano qaato ma idinku jiraa.
3 798
▪️روى عبدُ اللّٰه بن وهبٍ ، عن عمرو بن الحارث ، عن اللّجلاجِ مولىٰ عبد العزيز بن مروانَ ؛ عن جابرِ بن عبد اللّٰه ، عن النَّبيِّ ﷺ أنَّه ذكرَ السَّاعةَ الّتي في الجمعةِ فقال " التمســوها آخر السَّاعات بعدَ العصر ''
Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw:
"Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib "
ذكر ابن عساكر : " أصاب العمى الصلت بن بسطام، فجلس إخوانه يدعون له عصر الجمعة، وقبل الغروب عطس عطسة، فرجع بصره ".
📕(كتاب تاريخ دمشق)
Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay."
📕(Kitaabka taariikhda dimashq)
3 798
Suufi khuraafi ah maantana waxay bilaabeen daacadaa salaada buriso sidaas uu kitaab umad ogu aqrinaa
Ha qoslina un 😁😁😁 hortiin anaa yaabay
3 798
وَأَذَٰنٞ مِّنَ ٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦٓ إِلَى ٱلنَّاسِ يَوۡمَ ٱلۡحَجِّ ٱلۡأَكۡبَرِ أَنَّ ٱللَّهَ بَرِيٓءٞ مِّنَ ٱلۡمُشۡرِكِينَ وَرَسُولُهُۥۚ فَإِن تُبۡتُمۡ فَهُوَ خَيۡرٞ لَّكُمۡۖ وَإِن تَوَلَّيۡتُمۡ فَٱعۡلَمُوٓاْ أَنَّكُمۡ غَيۡرُ مُعۡجِزِي ٱللَّهِۗ وَبَشِّرِ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ بِعَذَابٍ أَلِيمٍ
waana ogaysiin Eebe ka ahaaday iyo Rasuulkiisa oo Dadka Maalinta Xajka wayn in Eebe ka bari yahay Gaalada iyo Rasuulkiisu, haddaad Toobadkeentaanna saasaa idiin Khayrroon, haddaad jeedsataanna ogaada inaydaan Eebe Daalinayn, uguna Bishaareeya kuwii gaaloobay Cadaab Xanuujiya.
(Mahmud Muhammad Abduh)
-سورة التوبة، آية ٣
{يَوۡمَ ٱلۡحَجِّ ٱلۡأَكۡبَرِ}
Maalinta Xakja wayn: waa maalinta xoolaha la gowracaayo.
Waxaa ku jiro aayadaas: asalnimada gaalaysiinta mushrikiinta iyo in laga baraa'a qaato.
Iyo kuwa shirkiga sameeyo in ay naarta ku waaraaayaan.
