ar
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

الذهاب إلى القناة على Telegram

Anigu yaan ahay

إظهار المزيد
4 042
المشتركون
-224 ساعات
-327 أيام
-12830 أيام
أرشيف المشاركات
sticker.webp0.09 KB

Xilagan dadka joogo way halaabeen wayna ka fogaadeen diintooda islaamka dadka diinta in ay ku suntoobaan waxay la noqotay ceeb aan lagu arki karin taasna waxaa sababay asalka diinta oo aktooda ku qurmay wax u hagaajiyana uu yaraaday baahida maanta taagan ee ugu wayn waa in aan helno hagaajiyayaal dadka hagaajiyo oo toosiyo. Dadka waxay isugu jiraan sadax nuuc 1- qof dadka wanaajiyo kana fakaro sida ay ku hagaagi lahaayeen iyagaana dadka oogu yar. 2- qof naftiisa un hagaajiyo mid kala aan danaynin. 3- qof aan hagaagsaneen una baahan in la wanaajiyo oo la hagaajiyo iyagaana dadka u badan. Hadaba ma u malaynaysaa in aad ka mid tahay hagaajiyayaasha ? mise waxaa taagan tahay ani un tayda aan hagaajiyo ? mise Adi ayaaba u baahan in lagu hagaajiyo ? (بَلِ ٱلۡإِنسَـٰنُ عَلَىٰ نَفۡسِهِۦ بَصِیرَةࣱ) [سورة القيامة 14] Wuxuu yiri Imaamu maalik: "لن يصلح آخر هذه الأمة إلا ما أصلح أولها" "Umadaan keeda u dambeeyo hagaaji maayo illaa wixii awalkeeda hagaajiyay maahane" Waxa ugu horeeyay ee umadaan awalkeeda hagaajiyay wuxuu ahaa #Towxiid #Allaah kaligiis oo la caabudo cid kalana aan lala wadaajinin. Dacwadaada diirada ma saartaa #Tawxiidka ? (قُلۡ هَذِهِۦ سَبِیلِیۤ أَدۡعُوۤا۟ إِلَى ٱللَّهِۚ عَلَىٰ بَصِیرَةٍ أَنَا۠ وَمَنِ ٱتَّبَعَنِیۖ وَسُبۡحَانَ ٱللهِ وَمَاۤ أَنَا۠ مِنَ ٱلۡمُشۡرِكِینَ) [سورة يوسف 108]

*في سنة ٤٧٨ هـ كثرت الأمراض بالحمى والطاعون بالعراق والحجاز والشام، وماتت الوحوش في البراري، ثم تلاها موت البهائم، وهاجت ريح
*في سنة ٤٧٨ هـ كثرت الأمراض بالحمى والطاعون بالعراق والحجاز والشام، وماتت الوحوش في البراري، ثم تلاها موت البهائم، وهاجت ريح سوداء، وتساقطت الأشجار، ووقعت الصواعق .* *فأمر الخليفة المقتدي بأمر الله بتجديد الأمر بالمعروف والنهي عن المنكر، وكسر آلات الملاهي، فانجلى ذلك الطاعون وذهبت تلك الأمراض .* 📚 ‏البداية والنهاية لابن كثير (٩٣/١٦). Sanadka marka uu ahaa 478 Hijriyada waxaa dilaacay cuduro qandho wato iyo daacuun wuxuuna ka dilaacay #ciraaq #xijaaz iyo #shaam duurjoogtana lama dagaanka ayey ku dhimatay ka dibna waxaa raacay dhimashada bahaaimka waxaa kacday dabayl madow geedihii way hoobteen biriqyo ayaa ku dhuftay. Khaliifkii ahaa al-muqtadii bi amrillaahi wuxuu amray cusboonaysiinta wanaaga la amro iyo xumaha oo la reebo waxaa la jajabiyay aaladihii maadaysiga, daacuunkii wuu kacay cuduradiina way bexeen. 📚Al-bidaaya wan nihaaya #Ibnu_kathiir (16/93) Musiibaa timid ciladana waa la fahmay sida lagu xaliyay waad aqriseen nin ku waano qaato ma idinku jiraa.

▪️روى عبدُ اللّٰه بن وهبٍ ، عن عمرو بن الحارث ، عن اللّجلاجِ مولىٰ عبد العزيز بن مروانَ ؛ عن جابرِ بن عبد اللّٰه ، عن النَّبيِّ ﷺ أنَّه ذكرَ السَّاعةَ الّتي في الجمعةِ فقال " التمســوها آخر السَّاعات بعدَ العصر '' Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw: "Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib " ذكر ابن عساكر : " أصاب العمى الصلت بن بسطام، فجلس إخوانه يدعون له عصر الجمعة، وقبل الغروب عطس عطسة، فرجع بصره ". 📕(كتاب تاريخ دمشق) Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay." 📕(Kitaabka taariikhda dimashq)

Suufi khuraafi ah maantana waxay bilaabeen daacadaa salaada buriso sidaas uu kitaab umad ogu aqrinaa Ha qoslina un 😁😁😁 hortiin anaa yaabay

وَأَذَٰنٞ مِّنَ ٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦٓ إِلَى ٱلنَّاسِ يَوۡمَ ٱلۡحَجِّ ٱلۡأَكۡبَرِ أَنَّ ٱللَّهَ بَرِيٓءٞ مِّنَ ٱلۡمُشۡرِكِينَ وَرَسُولُهُۥۚ فَإِن تُبۡتُمۡ فَهُوَ خَيۡرٞ لَّكُمۡۖ وَإِن تَوَلَّيۡتُمۡ فَٱعۡلَمُوٓاْ أَنَّكُمۡ غَيۡرُ مُعۡجِزِي ٱللَّهِۗ وَبَشِّرِ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ بِعَذَابٍ أَلِيمٍ waana ogaysiin Eebe ka ahaaday iyo Rasuulkiisa oo Dadka Maalinta Xajka wayn in Eebe ka bari yahay Gaalada iyo Rasuulkiisu, haddaad Toobadkeentaanna saasaa idiin Khayrroon, haddaad jeedsataanna ogaada inaydaan Eebe Daalinayn, uguna Bishaareeya kuwii gaaloobay Cadaab Xanuujiya. (Mahmud Muhammad Abduh) -سورة التوبة، آية ٣ {يَوۡمَ ٱلۡحَجِّ ٱلۡأَكۡبَرِ} Maalinta Xakja wayn: waa maalinta xoolaha la gowracaayo. Waxaa ku jiro aayadaas: asalnimada gaalaysiinta mushrikiinta iyo in laga baraa'a qaato. Iyo kuwa shirkiga sameeyo in ay naarta ku waaraaayaan.

💝نبارك لكم بقدوم عيد الأضحى🐏 المبارك أعادها الله علينا وعليكم بالإيمان والأمن ❤❤ 🌺تقبل الله منا ومنكم 🌻 صالح الأعمال وكل
💝نبارك لكم بقدوم عيد الأضحى🐏 المبارك أعادها الله علينا وعليكم بالإيمان والأمن ❤❤ 🌺تقبل الله منا ومنكم 🌻 صالح الأعمال وكل عام وأنتم بألف خير وعافية 🌻 ❤Waxaan idinkugu tahniyadaynaynaa imaatinka ciidul adxaa Allaah waxaan waydiisanaynaa in uu 🐏 nagu soo nabad celiyo anaga oo iimaankeena iyo towxiidkeena nabad qabo amaanna Alle hanoogu soo celiyo 🌺

Ujeedka been abuurkaan ☝️🎞 oo dhan waa dadka in diinka rabi laga hor istaago sheekh muxamad binu cabdi wahaab ma dhihin wax aan ahayn #Allaah_kaligii_hala_caabudo wadaajinta rabi lala wadaajiyana ka hara. mushrikiinta waxaa dhibay ilaahey kaligiis hala caabudo waxayna isku dayayaan in ay dadka ku diraan سبحان ربنا هذا بهتان عظيم Waa been abuurad wayn aan sal iyo raad lahayn قال الله تعالى: ﴿كَبُرَ عَلَى الْمُشْرِكِينَ مَا تَدْعُوهُمْ إِلَيْهِ﴾ Mushrikiinta waxaa ku adkaaday oo ay diideen waxa aad oogu yeerayso oo towxiid ah nabi muxamadow. Tafsiiru ibnu kathiir وقال تعالى: { كبرت كلمة تخرج من أفواههم إن يقولون إلا كذبا }

sticker.webp0.12 KB

🔹 Carafo waa maalin naarta laga xureeyo xujayda iyo intaan xujey eheen🔸 Nabiga scw wuxuu yiri: "Maalin ma jirto ka badan in uu Allaah ka xoreeyo naarta adoon maalinta carafo". 📕Saxiixu Muslim Ibnu rajab wuxuu yiri: Xureenta waxaa leh qofka carafo istaago iyo kaan istaagin oo magaalooyinka dagan saas darteed maalinka carafo ku xigo wuxuu u noqday ciid dhamaan muslimiinta wadaagida ay wadaageen xureenta iyo dambi dhaafka maalinta carafo.

sticker.webp0.03 KB

#Xadiith Jariir binu cabdi-llaahi al-bajali wuxuu yiri: Waxaan iri: rasuulka Allow igu shardi. Wuxuu yiri rasuulka: Allaah ay
#Xadiith Jariir binu cabdi-llaahi al-bajali wuxuu yiri: Waxaan iri: rasuulka Allow igu shardi. Wuxuu yiri rasuulka: Allaah ayaad caabudaysaa waxna la wadaaji maysid , salaadaha waajibka ayaad tukanaysaa, zakada waajibkana waad gudanaysaa (bixinaysaa) muslimka waad la talin, gaalkana waad ka baraa'a qaadanaysaa. 📚{Musnadu imaamu axmad} (19153)

Aabe ayaa wiilkiisa ah wuxuu ki yiri: iska jir wiilkaygow meesha aad labadaada lug dhigayso Wiilkiisii ayaa kusoo war celiyay asaga oo leh : aabow adi iska jir meesha aad lugta dhigayso maxaa yeelay aniga aduunkaan waxaan raacayaa talaabooyinkaada. Haday odayada iyo madaxda hagaagaan⚘ guryaha iyo shacabkaba way hagaagayaan ❤

Wuxuu cadeeyay ghurbada uu ku jiro kaligiis ayaa fadhiya asaga oo diidaayo istaagiisa cid Allaah ahayn in uu ku wayneeyo Dadk
Wuxuu cadeeyay ghurbada uu ku jiro kaligiis ayaa fadhiya asaga oo diidaayo istaagiisa cid Allaah ahayn in uu ku wayneeyo Dadka xumaha wado daraf aad ka istaagto mooyee Daa,in xumaan kugu dooran maayo rabigay ku daryeel Cabdimaalik muuse coldoon

Sheekh mas'alo cade Dadka xumaha wado daraf aad ka istaagto mooyee Daa,in xumaan kugu dooran maayo rabigay ku daryeel

sticker.webp0.10 KB

▪️روى عبدُ اللّٰه بن وهبٍ ، عن عمرو بن الحارث ، عن اللّجلاجِ مولىٰ عبد العزيز بن مروانَ ؛ عن جابرِ بن عبد اللّٰه ، عن النَّبيِّ ﷺ أنَّه ذكرَ السَّاعةَ الّتي في الجمعةِ فقال " التمســوها آخر السَّاعات بعدَ العصر '' Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw: "Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib " ذكر ابن عساكر : " أصاب العمى الصلت بن بسطام، فجلس إخوانه يدعون له عصر الجمعة، وقبل الغروب عطس عطسة، فرجع بصره ". 📕(كتاب تاريخ دمشق) Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay." 📕(Kitaabka taariikhda dimashq)

sticker.webp0.12 KB

👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١) Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri: 1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١)