3 806
Subscribers
+124 hours
-167 days
-7130 days
Posts Archive
3 805
Si kasta ay gaalada noo dhagraan diinkeenana ola dagaalamaan waxaan ilaahey ooga mahad celinayaa in ay dadkeyga wali dhinacyo badan ka nool yihiin.
Kuwii soomaalida ahaa ee gaalada reer galbeedka soo barbaariyeen ee daraad dhaw universal tv ka doodaayay ninka hooyadii guriga xaaskiisa ma noolaan kartaa mise ?
Soomaalida si' nool ayey ooga fal celiyeen xitaa kuwooda caamada waxay garteen in bulshada muslimka ah ee soomaaliya la baraayo caasi waalidnimo.
Waxaan Allaah kaligiis ka baryeenaa in uu umada soomaaliyeed ee muslimka ah dhibka ka qaado kana dhigo kuwa diinkooda si' dhab ah u haysto aduunyo amni iyo barqwaaqo ku noolaadaan aakhirana jano iyo baraaro. Allow adigaa karo intaas oo dhan ee dadkeena noo hagaaji.
3 805
Xukunka kan jaahilka ka ah towxiidka.
Imaamu cabdi raxmaan binu xasan aala sheekh ilaah ha u naxariistee wuxuu yiri:
"Qofna u ansixi maayo islaam ilaa barashada waxa ay tusisay kalimadaan - kalimada towxiidka - oo ah diidmada shirkiga cibaadada lagu sameeyo iyo in laga bari noqdo (laga fogaado) shirkiga, iyo qofka shirkiga sameeyo, iyo in lala colaytamo (qofka shirkiga sameeyo), iyo cibaadada oo loo barax tiro Allaah kaligiis wax lala wadaajiyo malaha, iyo arinkaas in laysku xiriiriyo"
📗Majmuur-rasaa'ili wal-masaai'l (547/5)
https://t.me/Asalraac/404
3 805
Gaalaysiinta qofka celiyo diido wax qur'aanka ama sunada ka mid ah iyo gaalaysiinta qofka cid ilaah ahayn caabudo
Imaamu barbahaari sharxu sunnah wuxuu ku yiri:
👉 "laga saari maayo islaamka qof ahlu qiblaha ka mid ah ilaa uu celiyo (diido) aayad kitaabka ilaahey ka mid ah ama uu celiyo (diido) wax aathaarta (sunada) rasuulka ka mid ah scw ama uu u dugto cid aan Allaah ahayn ama uu u gowraco cid aan Allaah ahayn hadii uu sameeyo wax arinkaas ka mid ah waxaa #kugu_waajibay in aad islaamka ka saarto hadii uusan samaynin wax ka mid ah arinkaas isaga waa mu'min iyo muslim magac ahaan, xaqiiqo maya".
https://t.me/Asalraac/399
3 805
قال عمر بن عبد العزيز (101هـ) رحمه الله: (لا عذر لأحدٍ بعد السنة في ضلالة ركبها يحسب أنها هدى).
Cudur daar asalka diinta laysugu udur daaro ma jiro.
Cumar binu cabdul-caziiz (100 H) Alle ha u naxariistee wuxuu yiri:
( Qofna loogu cudur daari maayo #baadi_uu_ku_dhacay isaga oo u #malaynaayo in ay tahay #hanuun.)
Yaabayee intee ka keeneen jahli laysugu cudur daaro asalka diinta,
Ilaahow la kala miiranyee mushrik ha i raacinin.
https://t.me/Asalraac
3 805
Ku Saliya Kii Loo Soo Saaray Dadka In Uu Ka Saaro Mugdiyada Shirkiga Uu u Saaro Ilayska Towxiidka.
3 805
Sheeko murti iyo xikmad badan leh,
Nin shimbir uu qabsaday ladooday.
Qofka aan doonayn inuu u dago daawasho aan dagis laheen halkaan 👇 u doono
https://youtu.be/zr9Cc0PjqpQ
3 805
Diinta maxay ka qabtaa #xuska waalidka loo dhigo marka ay dhintaan.
Qofka inuu u dago diidaayo wuxuu ka daawan karaa halkaan👇👍
https://youtu.be/UPAKn_VXl-w
3 805
"لا يُعلم بأي لغة يتكلم الناس يوم القيامة، ولا بأي لغة يسمعون خطاب الرب"
مجموع الفتاوى لشيخ الإسلام ابن تيمية رحمه الله تعالى [٣۰۱/٤].
“Lama oga luqadda ay dadku ku hadli doonaan maalinta qiyaame, iyo luqad ay ku maqli doonaan hadalka Rabbi.”
Majmuucul-Fataawaa ee Sheekhul Islaam Ibnu Taymiyah, Allaha u naxariistee. [301/4].
3 805
#Jadiidiyo waa niman qabiil iyo qoys taageeray weeye ......#Jadiidiyo 90kii ka hor ma jirin.
#Sh_Xassaan
Xog badan ka ogow #jadiidiyada
