ar
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

الذهاب إلى القناة على Telegram

Anigu yaan ahay

إظهار المزيد
4 044
المشتركون
-224 ساعات
-327 أيام
-12830 أيام
أرشيف المشاركات
sticker.webp0.13 KB

"لا يُعلم بأي لغة يتكلم الناس يوم القيامة، ولا بأي لغة يسمعون خطاب الرب" مجموع الفتاوى لشيخ الإسلام ابن تيمية رحمه الله تعالى [٣۰۱/٤]. “Lama oga luqadda ay dadku ku hadli doonaan maalinta qiyaame, iyo luqad ay ku maqli doonaan hadalka Rabbi.” Majmuucul-Fataawaa ee Sheekhul Islaam Ibnu Taymiyah, Allaha u naxariistee.  [301/4].

sticker.webp0.14 KB

#Jadiidiyo waa niman qabiil iyo qoys taageeray weeye ......#Jadiidiyo 90kii ka hor ma jirin. #Sh_Xassaan Xog badan ka ogow #jadiidiyada

sticker.webp0.09 KB

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Birito waa maalin isniin ah waa maalinta Allaah loo bandhigaayo acmaasha adoomaha saas darteed walaalka muslimka ahoow hadaad muslim kale col tihiin la heshii walaalkaa inta aan camalkaada Allaah loo gaynin idinka oo col ah ka dibna Allaah uu dhahaa labadaan camal kooda u celiya ilaa ay ka heshiiyaan. Sidoo kale maalinta isniinta waa maalintii nabiga ﷺ la dhalay wuu soomi jiray nabiga wuxuuna dhihi jiray waa maalinta lay dhalay waa maalin Allaah loo bandhigo acmaasha adoomaha waxaan jeclahay in acmaashayda loo bandhigo Allaah anoo sooman.

Si kasta oo aad dadka ugu kalsoontahay, Sirtaada yeysan dhaafin naftaada..!!!🦋🦋🦋 ▀▄▀▄▀▄ - ▄▀▄▀▄▀ Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh ıllıllı - ıll ıllıllı - ıllıllı 00:1 ●────────── 8:40 ⇆ ◁ ❚❚ ▷ ↻ KOOXDA KULMIS ※⌇ xikmado xul ah. ※⌇Oraahyo ※⌇ Aqoonkaal media ※⌇Arrimaha islaamka ※⌇Maxaa cusub? ※⌇ Buug somali maqal ah ※⌇Dhambaal ※⌇ Dhiirigeliye ※⌇ Buugwalba ood u baahato ※⌇culimada su'aashaada weydii. ※⌇Khayrwade ※⌇Faafinta khayrka ※⌇Dareenka Dunida ※⌇Gaarsiinta diinta ※⌇ Halxiraale ※⌇Faafinta diinta islaamka ※⌇Su'aalo diini ah ※⌇Korodhso academy ※⌇Niyadeena ※⌇Mala socota ※⌇Oraahyo ※⌇Oraahyo sawiro ah ※⌇baraaruji awoodahaaga ※⌇Orahside ※⌇ila qosol ※⌇ Qaado iftiinka ※⌇ Qoraal qaadasho mudan ※⌇ Rajada nolosha ※⌇cilmi iyo aqoon ※⌇Baro luuqada English'ka ※⌇Samawade ※⌇ Iftiinshe ※ ⌇ Sahanka nolosha ※⌇ Siyaasadda iyo wararka ※⌇ Xaqiiqda nolosha ※⌇Sheekhooyinka qosol iyo xikmad ※⌇Siiradii nebiga SCW ※⌇ Su'aalo iyo jawaabo ※⌇Science iyo qur'aanka ※⌇ Noqo mufakkir ※⌇ Taariikhda ※⌇ Weheliso ※⌇ Su'aalo(guud,diini iyo madi) ※⌇love stories ※⌇ xikmad iyo dhiirigelin ※⌇Axaadiista nebiga oo afsomali ah ıllıllı - ıllıllı (✷━━━━✷)❀•°:🎀 - °•❀°(✷━━━━✷) ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ▁ 🔎☞SPONSORED BY 💡@xikmadbadan 📌@oraahyo ▀▄▀▄▀▄ - ▄▀▄▀▄▀ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Gaanimada waa labo: 1- gaalnimo kharsoon oo aan muuqanin Iyo 2- gaalnimo muuqato oo wayn. Qofka sameeyo gaalnimada kharsoon isaga oon garanaynin la gaalaysiimaayo ilaa xujada ay ku ooganto, Qofka sameeyo gaalnimada muuqato ee wayn sugimayno ilaa xujada aan ku oogno bal dhacista uu ku dhacay gaalnimada ayaan ku gaalaysiinaynaa, Waana kan 👇 waxa uu sharaxaayo sheekha wahaabiyada ee ina cabdi wahaab, qiimo sharafna malaha nuur cali jaamac iyo waxa lamidka. Wuxuu leeyahay Sheekh Muxamad binu cabi wahaab: ( Qofka mucayinka ah hadii uu ku hadlo wax waajibinaayo gaalnimo, isaga la xukumi maayo gaalnimadiisa ilaa ay ku qumto xujada, xujada oo ninka ka tagaa uu gaaloobaayo, 👈taas waxay khusaysaa masaailka khafiga ah ee qarsoon taas oo ay dhici karto dadka qaar in ay ka qarsoonto, Amaa waxa ka dhacaayo ee masaaisha daahirka ah e muuqdo ama daruuro loogu ogyahay diinka dhaxdiisa, laga istaagimaayo gaalaysiinta kan warkaas ku hadlay. Addurar-Saniyyah 8/244

sticker.webp0.09 KB

مُحَمَّدُ بنُ سحنون (المالكي). ت:265هـ: (أجمع العُلَماءُ أَنَّ شاتمَ النبيِّ صلَّى اللهُ عليه وسلَّم المتنقِّصَ له: كافِرٌ، والوعيدُ جارٍ عليه بعذابِ اللهِ له، وحُكمُه عند الأمَّة: القَتلُ، ومن شكَّ في كُفْرِه وعذابِه كَفَر)  . Maxamed bin Saxnuunna (Al-Maaliki). T: 265 Hijriyada Wuxuu yidhi: ( Culimadu waxay isku wada raaceen inuu gaal yahay kii nacdalay ee sharafka nabiga (scw) wax u dhimay goodiga cadaabka Alle wuu ku dul dareerayaa, xukunka umada uu ka leeyahayna waa: dil, qofka ka shakiyo gaalnimadiisa iyo in la cadaabaayo wuu gaaloobayaa. Dhaqanka culumadii hore  ay yaqaaneen waa sidaas 👆 Nuur cali jaamac waa qar iska tuur islaam iska tuur. #Arimo_islaam

muuqaalkaan wuxuu ka hadlaayaa boqor muslim ahaa caadil ahaa fiicnaa wanaagsanaa laakin gaaladu ku been abuurteen una muujiyeen in uu ahaa bahal xun oo dadka dhibay ka faaidaysi wacan

Intaan ayaa gaalnimo iyo zandaqo ugu filan jadiidigan lagu magacaabo nuur cali jaamac, maanta laga bilaabana agteyda waa ka gaal. Islaamku waxa uu leeyahay masaail qofka jahli loogu cudur daaro, towxiidkuna kuma jiro ijmaacuna waxa uu ku guntamay in qofka shirkiga sameeya in uu yahay mushirk qofka muslim ku tilmaamana uu yahay gaal qofka aan labadaas gaaleysiinna uu yahay gaal kale. FG: qofkasto ilaahay u shariik yeela waa qof ilaah labaad sameystay. #X

Nuur cali jaamac oo simay qofka aayad quraana ku gafa iyo qofka ilaah labaad sameysta isagoo aan garaneyn in ay banaan tahay
Nuur cali jaamac oo simay qofka aayad quraana ku gafa iyo qofka ilaah labaad sameysta isagoo aan garaneyn in ay banaan tahay in ilaah labaad la sameysto, kuna tilmaamay ninka ilaahay u shariig yeela isagoo jaahil ah muslim. Waxa uu ku yadlayo dhan waa jahli waana qiyaas macal faariq in la simo laba masalo oo aan isku mid isku darajo iyo isku xukun aheyn, ijmaaca uu sheegayna waa waxba kama jiraan iyo been, qof ilaah labaad sameystayna muslim maahan xitta haduu yahay qofka aduunka ugu jaahilsan, maxa yeelay waxa uu ka jaahilka yahay ayaaba ah towxiidka, qof ka aan towxiidka garaneynna muslim maahan islaamnimana sooma galin wali, in towxiidka laga jaahil noqdana waa kufri iskaba daa in ay maanic u noqoto kufriga. Hadii aan raacno Qiyaas ka faasid ka ah ee uu layimid ninkan waxa ka dhalanaya in qofka shirkiga sameeya isagoo jaahil ah uu leeyahay ajar sida qofka quraanka ku gafa isagoo jaahil ah uu u leeyahay ajar, mana filayo in uu jiro qof qaba shirki la sameeyo in ajar laga helayo. Raac Hoos👇

habeen wanaagsan saaxiibbayaal. ▀▄▀▄▀▄ - ▄▀▄▀▄▀ Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh. ┏━━━━━°❀•°:🎀 - 🎀:°•❀°━━━━━┓ KOOXDA KULMIS ıllıllı - ıllıllı ➪ xikmado xul ah. ➪Xikmad iyo dhiirigelinAqoonkaal mediaArrimaha islaamkaMaxaa cusub?Buug somali maqal ahDhambaalDhiirigeliyeBuugwalba ood u baahato culimada su'aashaada weydii. KhayrwadeFaafinta khayrka ➪ Dareenka DunidaGaarsiinta diintaHalxiraaleFaafinta diinta islaamkaSu'aalo diini ahKorodhso academyNiyadeenaMala socotaMurti somaliOraahyoOraahyo sawiro ahbaraaruji awoodahaagaOrahsideila qosolQaado iftiinkaQoraal qaadasho mudanRajada noloshacilmi iyo aqoonBaro luuqada English'kaSamawadeIftiinsheSahanka noloshaSiyaasadda iyo wararkaSamali trade idea Xaqiiqda noloshaSheekhooyinka qosol iyo xikmadSiiradii nebiga SCWSu'aalo iyo jawaabo Science iyo qur'aankaNoqo mufakkirTaariikhdaWehelisoSu'aalo(guud,diini iyo madi)Xikmado badan ➪ love storiesxikmad iyo dhiirigelinAxaadiista nebiga oo afsomali ah ıllıllı - ıllıllı ┗━━━━━°❀•°:🎀 - 🎀:°•❀°━━━━━┛ ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ▁ 🔎☞SPONSORED BY 💡@xikmadbadan 📌@oraahyo ▀▄▀▄▀▄ - ▄▀▄▀▄▀ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Ma jiro qof liita ee waxaa jirar dad aan aqoon waxa ay ku fiican yihiin🦋🦋 ❀______❀ Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh. ❀______❀ ✪ KOOXDA KULMIS ✪ ♫︎ ☘️ xikmado xul ah. ☘️Xikmad iyo dhiirigelin ☘️ Aqoonkaal media ☘️ Arrimaha islaamka ☘️ Maxaa cusub? ☘️ Buug somali maqal ah ☘️ Dhambaal ☘️ Dhiirigeliye ☘️ Buugwalba ood u baahato ☘️culimada su'aashaada weydii. ☘️Khayrwade ☘️Faafinta khayrka ☘️ Dareenka Dunida ☘️Gaarsiinta diinta ☘️Halxiraale ☘️ Su'aalo diini ah ☘️ sawiroqosolleh ☘️ Korodhso academy ☘️Niyadeena ☘️Mala socota ☘️ Murti somali ☘️ Oraahyo ☘️ Oraahyo sawiro ah ☘️baraaruji awoodahaaga ☘️ Orahside ☘️ila qosol ☘️Qaado iftiinka ☘️Qoraal qaadasho mudan ☘️ Rajada nolosha ☘️ cilmi iyo aqoon ☘️ Baro luuqada English'ka ☘️ Samawade ☘️ Iftiinshe ☘️ Sahanka nolosha ☘️Siyaasadda iyo wararka ☘️Samali trade idea ☘️Sheekhooyinka qosol iyo xikmad ☘️Siiradii nebiga SCW ☘️ Su'aalo iyo jawaabo ☘️Science iyo qur'aanka ☘️Noqo mufakkir ☘️Taariikhda ☘️Weheliso ☘️Su'aalo(guud,diini iyo madi) ☘️Axaadiista nebiga oo afsomali ah ☘️Xikmado badan ☘️love stories ☘️ xikmad iyo dhiirigelin ✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ ✪▬▬▬▬❁▬▬▬▬✪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ──────────────────━❥ ━━━━━━━━━━ 🔎☞SPONSORED BY 🚦@xikmadbadan 🚥@oraahyo ━━━━━━ 🇰 🇺 🇱 🇲 🇮 🇸 ❤️

Dumarka oo si #kas ah xaqooda dhaxalka loogu diido waa ka bixid diinta islaamka laga boxo. Su'aal Sheekh Saalix binu fawzaan la waydiiyay jawaabteeda wuxuu ku yiri: Muslimiinta waxaa ku waajibaayo in ay diidaan mad-habkaan baadilka ah, iyo in ay siiyaan dumarka xaqooda dhaxalka ah, sidoo kale qofka dumarka u diidaayo xaqooda dhaxalka waxaa ku waajibaayo in uu u towbad keeno (laabto)  ilaah xagiisa, Maxaa yeelay hadii uu saas u sameeyo #ulakac #kas, taasi waa #riddo taasi waa #riddo (#kalaabasho) diinta islaamka! Qofka saas sameeyay waxaa ku waajibaayo in uu u soo laabto ilaah xagiisa, sidoo kale waa in uu siiyaa dumarka xaqooda dhaxalka ah ee uu Allaah u sharciyeeyay s w muslimiintana ay isku raaceen. [ ميراث النساء #حق ]

sticker.webp0.08 KB