en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
3 799
Subscribers
-624 hours
-227 days
-7830 days
Posts Archive
𝘼𝙮𝙖𝙜𝙖 𝙈𝙖 𝙞𝙡𝙡𝙤𝙤𝙗𝙖𝙖𝙣 𝙩𝙖𝙖𝙧𝙞𝙞𝙠𝙝𝙙𝙖, 𝙭𝙞𝙩𝙖𝙖 𝙝𝙖𝙙𝙙𝙞𝙞 𝙖𝙖𝙙 𝙞𝙙𝙞𝙣𝙠𝙖 𝙞𝙡𝙤𝙬𝙙𝙖𝙖𝙣 1. Jeneraalkii Faransiiska ahaa Gouraud la dhihi jiray markuu soo galay Suuriya, isla markiiba wuxuu aaday xabaashii Saalaaxudiin Al-Ayuubi oo cagtiisa inta ku laaday ayuu ku yiri: (waa nakanaa, waa soo laabannay Salaaxu diinow). 2. Markuu jeneraalka Faransiiska Lyautey la dhihi jiray soo galay magaalada Maraakish, wuxuu aaday qabriga Yuusuf_Bin Taashifiin oo lugtiisa inta ku laaday qabriga wuxuuna ku yiri isla hadalkii Gouraud: (waa nakanaa, waa soo laabannay Ibnu Tashfinow). 3. Markay Saliibiyiintu u suurtagashay inay qabsadaan dhulka Andalus, hogaamiyihii Alfonso la dhihi jiray wuxuu tagay xabaashii Xaajib Mansuur wuxuuna teendho ka dul dhisay qabrigiisa, sariir dahab ka sameysan oo teendhada ku dhex jirtayna wuxuu kula seexday xaaskiisa wuxuuna ku yiri: (Adiga maanta waxaad aragtaa anigoo hantay wadamadii muslimiinta iyo carabta !! Waxaanan dul fadhiistay qabrigii hoggaamiyahoodii ugu weynaa). 4. Jeneraal Sophocles, ina Venizelos, oo ahaa taliyihii ciidankii Gariiga ee go'doomiyay magaalada Cusmaaniyiinta ee Bursa, wuxuu aaday xabaashii Cuthmaan Qaazi lugtiisa inta ku laaday ayuu ku qeyliyay (Kac kac cimaamad weyne, kac Cuthmaan kii weynaayow! Istaag si aad u aragto xaaladda ilmaha aad abkowga u tahay, waan duminay dowladdii aad aasaastay, waxaana u imid inaan ku dilo!). Ayaga Ma illoobaan taariikhda, xitaa haddii aad idinka ilowdaan. #X Iimaan tv

sticker.webp0.08 KB

Wargeyska Business Insider: Apple wuxuu diiday codsi uga yimid Facebook oo ahaa inuu ka saaro dib u eegista (qiimaynta) xun d
+1
Wargeyska Business Insider: Apple wuxuu diiday codsi uga yimid Facebook oo ahaa inuu ka saaro dib u eegista (qiimaynta) xun dukaankiisa ka dib markii olole caalami ah hoos u dhigay barnaamijka (Facebook) sababo la xiriira cunsuriyada lagula dhaqmayo qoraalada taageera Al-Aqsa. Facebook wuxuu ka walaacsan yahay in qiimeynta caalamiga ay gaarto 2.3, iyo tan maxaliga ee waddamada qaar ay gaarto ilaa 1.3, taas oo saameyn ku yeelan karta macaamiisha shirkadda. #Share #Like #Follow

sticker.webp0.10 KB

Wax ka mid ah oraahyadii reer galbeedku ka yiraahdeen Nebi Muxamedﷺ : - 2- Bernardshaw oo ingiriisiyaan ah, waxuu alifay buug uu ku magacaabay (Muxammad), oo ay gubtay dowlada Ingriiska, wuxuu yidhi: “Adduunku wuxuu u baahan yahay nin ku jira fakarka Muxammad, wadaaddadii qarniyadii dhexe, iyo natiijooyin jaahilnimada ama xamaasadda ka dhalatey darteed, ay sawir xun ka muujiyeen diinta Muxammad. Waxay u arkaayeen inuu yahay cadowga diinta kiristaanka, laakiin waxaan aad u fiiriya arinta ninkaan, waxaan helay in uu yahay mucjiso aan caadi eheen , waxaan gaaray inuusan cadaw u aheyn diinta kiristaanka, iskaba daa in uu cadaw u yahayee waxaa waajibaayo in loogu yeero badbaadiyaha aadanaha, aragtideyda hadii uu maanta muxammad la wareegi lahaa talada aduunka Wallaahiyee waa la waafujin lahaa xalinta mashaakilkeena In la sugo nabadgelyada iyo farxadda aadamuhu u ooman yahay. " Xigasho طريق الإسلام Turjumaaye Macalin saalax macalin

sticker.webp0.09 KB

Muslimiinta bariga dhulka joogo iyo kuwa galbeedka qalbigooda waa hal mid, muslimiinta wa kuwa gacal ka dhigta Allaah iyo Rasuulkiisa iyo adoomahiisa mu'miniinta ah, waa kuwa la colaytamo cadawyada Allaah iyo iyo Rasuulkiisa iyo adoomahiisa mu'miniinta, quluubtooda runlayda ah iyo baryadooda suuban ayaa ah ciidanka aan laga adkaanin iyo ciidanka aan laga garab bixin. Sheikh al-Islam Ibnu Taymiya, Allaha u naxariistee. 👍#Joining👇 #Share

sticker.webp0.09 KB

Dhibta markay badato ayeey yidadiiladayna badataa in nalaga xoog badan yahay micnaheeda ma aha in nala wiiqaayo anaga waxaan
Dhibta markay badato ayeey yidadiiladayna badataa in nalaga xoog badan yahay micnaheeda ma aha in nala wiiqaayo anaga waxaan nahay umad dhibta ku korta. In shaa Allaah masjidka aqsaa kacbada sharafta leh iyo masjidka suubanaha wuu ka xoroobi doonaan gumaynta yahuuda iyo xuduudaynta saaykis biikoo. Markay dhibta badato waxaa dhaw gurmadka Allaah (أَمۡ حَسِبۡتُمۡ أَن تَدۡخُلُوا۟ ٱلۡجَنَّةَ وَلَمَّا یَأۡتِكُم مَّثَلُ ٱلَّذِینَ خَلَوۡا۟ مِن قَبۡلِكُمۖ مَّسَّتۡهُمُ ٱلۡبَأۡسَاۤءُ وَٱلضَّرَّاۤءُ وَزُلۡزِلُوا۟ حَتَّىٰ یَقُولَ ٱلرَّسُولُ وَٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ مَعَهُۥ مَتَىٰ نَصۡرُ ٱللَّهِۗ أَلَاۤ إِنَّ نَصۡرَ ٱللَّهِ قَرِیبࣱ) [سورة البقرة 214] 👍#Joining👇 👉t.me/arimo1islaam👈 #Share

sticker.webp0.08 KB

💎Ramadaan waa tagay ha ahaatee waxaa isu haray muslimka iyo rabigiisa War muslimoo dadaal oo yuu cadawgaada shaydaan 👹 kaa
💎Ramadaan waa tagay ha ahaatee waxaa isu haray muslimka iyo rabigiisa War muslimoo dadaal oo yuu cadawgaada shaydaan 👹 kaa tan badinin Haka caajisin in aad samayso qur'aan aqriskii salaatu laylkii soonkii isku day bil walba in ay kuu noqoto ramadaan oo kale hadana waxaan ku jirnaa bisha shawaal ama soon fur عن أبي أيُّوب الأنصاري رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال: ((مَن صام رمضان ثم أتبَعَه ستًّا من شوَّال، كان كصيام الدهر))؛ رواه مسلم. Nabiga wuxuu yiri: ((Qofka sooma ramadaan ka dibna raaciya lix maalin oo shawaal ka mid ah waxay noqonaysaa sida soon sanadka oo dhan oo kale )) Ilaah naxariistiisa waxaa ka mid in camal yar aan samaynay abaal gud wayn uu naga siiyo 📢Walaalka muslimka ahoo yuu ku dhaafin fadligaas qiimaha badan. #Share

قال الله تعالى :: ﴿ وَلِتُكْمِلُواْ الْعِدَّةَ وَلِتُكَبِّرُوا اللهَ عَلَى مَا هَدَاكُمْ وَلَعَلَّكُمْ تَشْكُرُونَ ﴾ . الله أكبر الله أكبر الله أكبر لا إله إلا الله الله أكبر الله أكبر ولله الحمد. تقبل الله طاعتكم

عيد مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح
عيد مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح

Kalimad gaaban (zakaatul fidri) Sh.xassaan xuseen Qodobada uu sheekha ka hadlaayo Q1-Waajibnimadeeda Q2-Waqtiga ay waajibto Q3-Cida ay ku waajibto Q4-Cida laga bixinaayo Q5-Waxa la bixinaayo Zakaatul fidriga lacag malagu bixin karaa ? Waa su'aal uu sheekha ka jawaabaayo. Ka faaidaysi wacan Faafiya oo dadka #gaarsiiya

Kalimad gaaban (zakaatul fidri) Sh.xassaan xuseen Qodobada uu sheekha ka hadlaayo Q1-Waajibnimadeeda Q2-Waqtiga ay waajibto Q3-Cida ay ku waajibto Q4-Cida laga bixinaayo Q5-Waxa la bixinaayo Zakaatul fidriga lacag malagu bixin karaa ? Waa su'aal uu sheekha ka jawaabaayo. Ka faaidaysi wacan Faafiya oo dadka #gaarsiiya

sticker.webp0.05 KB

Waxay dadka muslimiinta ahu yiraahdeen cid walba ee faataxa aqrisay ee cid aan Alle ahayn bariday ama u calaancashay ama tala
Waxay dadka muslimiinta ahu yiraahdeen cid walba ee faataxa aqrisay ee cid aan Alle ahayn bariday ama u calaancashay ama talada u dhiibatay malaa'ikta alle waxay ku tiraah lacnadu hakugu dhacdee been badanidaa soo adigii hada oranayay ilaahow kaligaa baan kaa kaaalma dalbayaa goormaa cid aan Allaah ahayn u yeeratay. 🔊 M. shirkiga Sh.Maxamad boqolsoon

sticker.webp0.08 KB

Yahuuda runtii xoog malaha awood ay muslimiinta isaga caabiyaanna malaha lkn waxa u suuro galiyay in yahuudu ay muslimiinta gumaado waa madax muslimiin isku sheegayaasha wadamada muslimiinta xukuma Arinta aqsaa iyo gumaadka dhaca muslimiinta lagu haayo muslimiinta reer filistiin waa arin ay horseed ka yihiin madax muslimiin isku sheegayaasha haday runta haayaan iyaga yey waxba qaban haday doonaan ee muslimiinta bis xuduudadaha ha furaan waa la arki doonaa yahuud wixii ka raacee. Muslimiinta waa in ay maanka ku haayaan masjidka al-aqsaa cida la xoogaayo in ay iyaga muslimiinta yihiin oo aynan muslimiinta reer filistiin kaligood ahayn. Waraabaha walaalkaa cunaayo Wadada waxa uu usoo haayo waa wadkii uu kugu wiiqi lahaa

sticker.webp0.08 KB