Salah Muse Hassan
الذهاب إلى القناة على Telegram
4 040
المشتركون
-624 ساعات
-337 أيام
-12530 أيام
أرشيف المشاركات
4 040
Kalimad gaaban (zakaatul fidri)
Sh.xassaan xuseen
Qodobada uu sheekha ka hadlaayo
Q1-Waajibnimadeeda
Q2-Waqtiga ay waajibto
Q3-Cida ay ku waajibto
Q4-Cida laga bixinaayo
Q5-Waxa la bixinaayo
Zakaatul fidriga lacag malagu bixin karaa ?
Waa su'aal uu sheekha ka jawaabaayo.
Ka faaidaysi wacan
Faafiya oo dadka #gaarsiiya
4 040
Waxay dadka muslimiinta ahu yiraahdeen cid walba ee faataxa aqrisay ee cid aan Alle ahayn bariday ama u calaancashay ama talada u dhiibatay malaa'ikta alle waxay ku tiraah lacnadu hakugu dhacdee been badanidaa soo adigii hada oranayay ilaahow kaligaa baan kaa kaaalma dalbayaa goormaa cid aan Allaah ahayn u yeeratay.
🔊 M. shirkiga
Sh.Maxamad boqolsoon
4 040
Yahuuda runtii xoog malaha awood ay muslimiinta isaga caabiyaanna malaha
lkn waxa u suuro galiyay in yahuudu ay muslimiinta gumaado waa madax muslimiin isku sheegayaasha wadamada muslimiinta xukuma
Arinta aqsaa iyo gumaadka dhaca muslimiinta lagu haayo muslimiinta reer filistiin waa arin ay horseed ka yihiin madax muslimiin isku sheegayaasha haday runta haayaan iyaga yey waxba qaban haday doonaan ee muslimiinta bis xuduudadaha ha furaan waa la arki doonaa yahuud wixii ka raacee.
Muslimiinta waa in ay maanka ku haayaan masjidka al-aqsaa cida la xoogaayo in ay iyaga muslimiinta yihiin oo aynan muslimiinta reer filistiin kaligood ahayn.
Waraabaha walaalkaa cunaayo
Wadada waxa uu usoo haayo waa wadkii uu kugu wiiqi lahaa
4 040
Mowqifkaan ila sawiro
Adinkoo gurigiina joogo ayaa albaabka la idin ku soo garaacay kadibna waxaa la idinku yiri guriga baneeya , maanta ayaa idinkugu dambayso gurigaan , kadibna lasoo dajiyo yuhuud laga keenay bariga yurub , arrinkaan ma ahan mid khayaali ah waa waxa ka socdo xaafad kamid ah xaafadaha baytul maqdis xaafada lagu magacaabo ( xaafada shiikh jarraax ) .
maalintii 12 ayaa waxaa kasocdo dagaal aanan isu dheeli tirnayn , ciidan ku hubaysan hub iyo dad gacmahooda adeegsanaayo kaliye laakiin muujinaayo geesinimo tii ugu weynayd waqtigaan .
X. Ogaansho.
4 040
Nin ayaa wuxuu su'aal waydiiyay nin culumada kamid ahaa:
Aniga ma ka mid ahay saalixiinta (dadka wanaagsan) ?
Wuxuu ku jawaabay ninkii culumada ahaa :
Hadii aa tahay mid u doceeyo labadiisa waalid waxaad ka mid tahay saalixiinta (dadka wanaagsan) waxaana tusinaayo xadiiskii nabiga scw
( ama wiil wanaagsan oo u doceeyo labadiisa waalid )
Hadii aad tahay mid docada ka hilmaamo labadaada waalid ka mid ma tihid saalixiinta
Badiya qowlka ah
(Rabbiyow ii dambi dhaaf labadayda waalidna u dambi dhaaf)
Maxaa yeelay docadaan waxay kulminaysaa labo cibaado :
Baarinimada waalidka iyo dambi dhaaf dalab...
Wanaagsanaada ... meel kasta ... aad joogtaan ...
Dambigiina dambiga waalidiintiina iyo dhamaan muslimiinta dambigooda Allaah ha dhaafo.
Lawadaag muslimiinta kale
4 040
Mùlxidiinta (kuwa hawo caabudka ah)
Ma rabaan in ay ku ekaadaan in ay gaala yihiin kaliya ee waxay rabaan dadka oo dhan in ay gaalo ilaah wada inkirsan ka dhigaan.
Haday saas tahay waajibkeena muxuu yahay ?
1-Waa in aan anaga diinkeenà barano si'aan nafteena u jahli iyo gaalnimo ooga badbaadino.
2-Waa in aan dadkeena diinka barno u sheegno kala hadalno xaaraanta iyo xalaasha gaar ahaan in aan ilaah barno dadka si'aan loo kadinin
Waxa dadkeena looga faaidaysanaayo waa jahli.
4 040
Waxaan rabaa mareekanka in aan u sheego wax muhiim ah, ahaanshahayga aan muslim ahaaday, ma aha micnaheeda in aan malak ahay, lakin in aan muslim ahay waxay iga dhigi doontaa qof fiican, maxaa yeelay waxaan naftayda kula dadaalayaa ka fogaanshaha akhlaaqda xun,
Hadii aan macsiyo (dambi) ku dhaco ma aha micnaheeda in diinta islaamka nusqaan tahay, ha yeeshee waa in aan ani daciif ahay, islaamka wuxuu u yimid nusqaanta in uu dhamaystiro,"..
Islaamka waa nolol
Sii #faafii walaal qaali
4 040
#Taysoon" Hadii ay igala hadli lahaayeen islaamka ka hor inta aanan galin xabsiga macquul ma ahaateen in aan ku qanco,
Xaqiiqdii noloshayda waxay ahayd, mid buuq badan oo ay ka buuxdo raaxaysi naago khamri iyo macmacaan,... xabsiga ayaan galay, markaas ayeey jabtay kadsoomidayda, naftaydana ay bilaawday in ay saafi garoowdo, waxaan dareemaayay kalinimo iyo cidlo, igamana badbaadinin cidladaas aan ahayn islaamka....
Waxaan bilaabay in aan tukanaayo waajib walba waqtigiisa, waajib walba oo aan dukto waxaan dareemaayay in ay cidladii iga tagtay, mararka qaar nafsadayda waxaan u lahaa xabsiga waa cadaab iyo ciqaab ha yeeshee waa qiimo raqiis ah marka loo fiiriyo galitaankayga islaamka, ...
Hadii ay ii khiyaar gelin lahaayeen xabsi Islaam wato, ama aan iska baashaalo sidaan ahaan jiray islaam la'aan, waxaan dooran lahaa xabsi diinta islaamka aan ku haysto,
Hoos 👇 ka dhamaystiro
4 040
Ma ka takhalusaysid nabarada boogta ah ee (saaykis biikoo), ilaa goorta Muslim walba uu kuu noqdo walaalkaa, wadan wadan walba oo muslim ahna darajada wadankaada oo kale kuu noqdo, guul walboo dhul muslim ka dhacdana ay ku farxad galiso, guuldaro walba oo dhul muslim ka dhacadana ay ku murugo galiso, qalbigaada iyo caqligaada iyo damiirkaadana lagu xardho kalaamkii ilaaha sareeyay:
(وَإِنَّ هَذِهِۦۤ أُمَّتُكُمۡ أُمَّةࣰ وَ ٰحِدَةࣰ وَأَنَا۠ رَبُّكُمۡ فَٱتَّقُونِ)
[سورة المؤمنون 52]
"Tani waa diintiina oo ah hal diin anigana waxaan ahay rabigiina ee iska kay jira oo waxaan idinka reebay ha ku dhiiranina".
سعيد بن ناصر الغامدي
4 040
Allaah asaga ayaa dagaal ogaysiiyay cida la colaytanto awliyadiisa.
Hindidii shalay muslimiinta gumaadaysay fiiri waxa uu Allaah ku asiibay 👇
Kiisaska cusub ee loo yaqaan 'coronavirus virus' ayaa kor u dhaafaya 300,000 maalintii 9aad ee isku xigta ee Hindiya.
Xaar lo' barakeestihii shalay ku eedeeyay muslimiinta in ay sabab u ahaayeen faafida cudurka koroonaha fiiri maanta asaga oo qasban warka uu leeyahay 👇
Hogaamiyaha xisbiga haya talada Hindiya ee dhibaatada Covid: Mas'uuliyadda annagaa iska leh.
Ha u malaynin in Allaah moogyahay waxa ay samaynayaan dumi falayaasha.
Allaah waxaan waydiisanaynaa in uu cudur ku ĺaayo lo'caabudayaasha muslimiinta dhibay
#Gaarsii saaxibadaa.
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 
